C/salaam iyo Qadro waxaan ka soo salaamayaa Dh/mareeb. Shaqadan oo kale ayaan hayaa. guul baan kuu rajaynayaa
@haliimadaud37083 жыл бұрын
Shaqadaan o kle ayaan ku fikiriya igz caawi
@hodanshirechannel34182 жыл бұрын
Waa ku fikirayaa sidan Inshaallaah inkastoo aan xoogaa duqoobay. 60 jir lkn niyad haysa
@shabeel74672 жыл бұрын
Abdiqadirow waxaad tidhaa Khadra, reer Somalia khaasatan min gobolada dhexe ilaa jubooyinka makaraa xarafka Q halka reer Somaliland ay karaan Kh, bal eega Khadka telefoonka, idinku waxaydun tidhaahdaan Qadka telefonka, Khadiija waxaydun tidhaahdaan Qadiijo, ta kale ma ogtahay in aanu jirin xaraf Somali ah oo ka bilowda Kh, ee dhamaan ay wada Carabi yihiin sida Khadka, Khayraadka, Khayre, Khayaali, Khiyaamo.
@@abdulqadiradamali9123 .Walaweynta Somalia waa runtay ma karto Kh, Somaliland ilaa wadankiina Garowe Bosaso waa ok laakiin Xamar Laa, Khadka telefonka ma odhan kartid Qadka ayaad qoraysaa
@mussehassan9582 жыл бұрын
Mashallah! This is one most useful program or episode that I’ve watched on Somali TV. Ilaahay ha barakeeyo Gabadha Khadra & Herrari by sharing this with us.
@maxamedmaxx3 жыл бұрын
Maa sha Allah very informative, hard working lady I wish all the success for her.. we need more people like her ..👋👋
@geeljiredaljire91883 жыл бұрын
halkaasi waan gartey waa beerahayagii aan ka faani jirey, aniguna dhowr iyo sodon sano ayaan ka maqanahaye ma imikaan beertii aan xamaraha ka celin jirey ku laabtaa, halkani waa Botor oo waxan ku ciyaari jirey marka la ciyaar gudayo Botorka, dhinaca kale waa ijiwaaji oo magacu ahaa islaan iyo odeygeedii ( Ijo iyo Waaji), dhinaca kale waa Deridii Geele Qayaad, xaga kale waxa ka xiga Caro baraar, Kalabaydhkii baa halkaa ka muuqda iyo Buurtii Jifo uurey iyo mici dheer, aad baan ugu farxaa barnaamijyada cabdisalaan hereri, gabadhaana waxay leeyahay hambalyo. hadalka ay tidhi waa run beeraley iyo kaluumeysiguba samir ayuu u baahan yahay, qodaalku wuxu ku maahmaahaa beertaa intey ku siiso bahdaa kuma siiso, mahadsanid hereri
@saidomarnur88153 жыл бұрын
Greetings Khadra from a classmate back in secondary school. To solve the problem of the market, a suggestion is to open a farmer's shop in a good location whereby you sell your own produce and produce of the other farms in your area. you can use a cooling system such as simple fridges to preserve any remaining stock for the following day. with this, you capture another part of the value chain. Good luck.
@haliimadaud37083 жыл бұрын
Wall khadra halke kla xiriira
@faay89122 жыл бұрын
How can we get in touch with her?
@abdulraven99943 жыл бұрын
Thanks sister your posative mindset bringing posative approach for small scale farming to the community.🚜.
@shafiqasalah56423 жыл бұрын
33
@shafiqasalah56423 жыл бұрын
Waa kaa naumbarkii
@sidiiqmaxamuud45322 жыл бұрын
Inantani waa fariid maalin baan ugu tagay xafiiskeeda ku yaala calaamada si wacan bay isoo dhawaysay
@dallahahmed61013 жыл бұрын
Even the Legend Hareri learned today how Digir grows🤣that’s awesome and the Sister is absolutely very gentle and friendly 🤗dadkayga haguulaysto
@abdulkarimcumar87613 жыл бұрын
Alhamdulilah rabbi alameen
@markcaa29422 жыл бұрын
I have been in Britain for the last 32 years, never associated in the farming industry but I love to go back home and buy a farm number one in live is to grow food Somali leaders must act and encourage our poeple to help themselves
@abdullahiguled2 жыл бұрын
Maasha Allah
@huseinhashicawaale15572 жыл бұрын
@@markcaa2942⅝
@abdishakurabdi18442 жыл бұрын
Masha Allah hooyadaa somaliyed arin wanagsan oo lagu deydo ayey samaysay wana ku dhiira galinayaa alena haubarakeyo beeraheda insha Allah, aniguna rajo aad u wayn ayaan kan leeyahay beraha oo inan beeralay wax soo saar leh noqdo ayaan jeclahy runtii ale haiirumeyo riyadaayda...
@muhiyadiinmohammed98113 жыл бұрын
Masha allah wan ku salamy cabdi salan hareeri wax soo Saarka dalka aad soo gudbiso wad ku mahdsantahy
@najmamohamed26763 жыл бұрын
Manshallah waa gabadh aad u fican oo karti leh ilahay beerteeda ha u barakeeyo dadka noocan ah ayaa u bahan in la garab istaago oo la caawiyo dowlada gabadhan wax ha la qabato inshallah shaqo walcan walal 👏🏻👏🏻👏🏻
@feysalmuhumed13922 жыл бұрын
Maasha Allaah Qadra Allaha barakeeyo waa gabadh dadaal dheeri ah samasay kudayshana mudan Allaha ubarakeeyo camalkeeda Abdisalaan Hereri waad ku mahadsantahay soo gudbintaada.
@axmedcumar56303 жыл бұрын
Baracolin hargaysoo dhan baan ka raadiyay oo waan ka quustay ee halkeed ku iibsaan
@differentabdi56993 жыл бұрын
MashaAllah, this episode blew my mind away. I love everything about this farm and the beautiful lady alahuma barik. My only thing is lets plant more wind breakers around the farms.
@xisaabiyehakiye66533 жыл бұрын
Gabdhani waa Karti miidhan. Hablaha noocin( Hablaha Geeska) dhankayaga mooye meel kale ma joogaan.
@museadan21093 жыл бұрын
Warye abdisalaamow soo badi warka beeraha waayo hadanu qurba joog nahay wadanka waanu kuso dhiranayna inaan wadanka wax ka qabano inshallah anigu aad baan u xiiseeya beeraha ! We need to grow our food why not we have the best land for cultivation
Masha Allah waa gabadh dalka iyo dadkaba wax ku soo kordhisay oo Hal abuur leh waxa ay abuurtay shaqo wax soo saar cusub dowladda waa in ay garab siisaa dadka halabuurka ah. Baraka Allah sister halkaa ka sii wad
@maryamkafiya60553 жыл бұрын
Manshallah Alhamdulillah Hambaliyo walaashay Kadra wa reer Ottawa Canada 🇨🇦 wa kuwa qurba joogtii ka faiidaysten beerihii ee bal wax ka barta 👏👏👏👏👏👏
Agaasimaha wasarada beerehu waa nin kartid badan, aqoon leh, alle hasha haku fududeyyo
@shabeel74672 жыл бұрын
Maasha allah waa inan fariid ah oo wadaniyad ah, xataa khudrada ay beertay waa wada kuhudaar muhiim ah, Shumburada ay beertay markaanu yarayn Hargeisa gambo gambo ayaa iyadoo la saloolay aanu iibsan jiray oo milix lagu lamaanay markaan Carabta u dhoofay waxaan u tegay Shumburadii oo loo yaqaan XUMUS oo sida Shaamiyiintu u sameeyaan macaanka aad yaabayso waxay ii noqotay cuntooyinka ilaa iminka aan ugu jeclahay markaa waa in sidaas oo kale loo sameeyaa wadanka dhexdiisa oo aanay noqon Shumburo keliya waa cunto aad u macaan marka saliid Saytuun lagu daro ama simsimta.
@shugri.farahh3 жыл бұрын
Masha Allah very creative. May Allah bless her farms and their produce.
@abdihassan8943 жыл бұрын
Amiin she's looks bless lady
@SR-zj3cs2 жыл бұрын
Amiin
@sangemohammed20573 жыл бұрын
Geedka costada maalin walba waan cunaa isaga iyo Soor iyo suugo , walaahi waxtarkeeda waa lagama sheekeeyaan . Xoog baa kuu kordhayaa , jidhkaaga oo dhan baa dhismaya caafimaadkaaguna 100% weeye. Weliba dhibaatadan xaga sariirta ee raga soomaaliyeed badankoodu la dhiban yihiin aad bay wax uga taraysaa anaa huba oo arkay.
@abdiwarsame42903 жыл бұрын
Maansha allaah, Kadra alle ha kuu barakeeyo beeraha. Ana waxaan ku tala jiraa inaan beer samaysto mustaqbalka hadii alle yidhaa. Wax badan baan hada kaa faaiiday, talana inaan kuu soo doontaan rajaynayaa. Cabdisalaanow waad mahadsantahay. Hore u soco waa barnaamij xiiso badan.
@farhiyosharif82083 жыл бұрын
Manshaa Allah gabadha maskaxda ayay tuujisay. LKN dadkenu maraban in ay is hawlaan Waxa kalo yaab leeh in somalidu iska wayneyaan shaqalaha. Aduunka qofka madax mel ka ah ama milkile ka ah qashinku qaada. Wax iska dhaaf eeh
@zeinabbarud55793 жыл бұрын
Acw Hareeri, Khadro iyo inta soo diyaarisay barnaamijkaan waad mahadsantihiin. Walaal Khadro dhulka inta banaan ku beer calafka xoolaha si ay xoolaleydu u bartaan inay caws u beeraan xoolahooda si ay u siiyaan xiliga abaarta.
@nanaabdul31043 жыл бұрын
Masha Allah waa fikrat fiican👍
@mawliidxasan25963 жыл бұрын
masha allaah wa dhiirigelin wacan cabdisalan iyo khadra wa mahdsantihn allaah ha idin ilaliyo dad ku dayasho mudan ayadtihiin wax dadka an faca ayad keenteen
@degandesigns9593 жыл бұрын
Maasha Allah aad baan uga helay kartida iyo wax soo saarka khadra waxanse jeclaan lahaa inaan hal fikrad ku biiriyo oo xaga suuq gaynta qudrada ah hadaan heli karo meelaan kala xidhiidho
@cismangurey57333 жыл бұрын
Walaal qudhaydu waan u baahnaan lahaa taladaada beeraley ayaan ahay
@baadwayneinstituteofmodern93752 жыл бұрын
Wallaa ceel ka qodo meesha sidaas aad ugu FAA iido
@bushraaxmedcismaan27793 жыл бұрын
Sida Beeralayda Aduunka waa inaad magaalooyinka ka furataan dukaan lagu iibiyo beeraha midhahooda iyo Khudaartaba.Haddii kale waxba ka faaiidi maysid
@safamarwa35973 жыл бұрын
Maansha Allah illahayow soomaali dhulkooda u macaanee oo nabad uga dhig
@jamalskp72803 жыл бұрын
Aamiin
@bashirmahamud58743 жыл бұрын
MASHA ALLAH Allah swt ha ubarakeyo khadra iyo dhamaan inta rabta in ay dalkooda kana faidaystan una faideeyan, Amiin
@abdulraven99943 жыл бұрын
Good program thanks hereri.
@Qaramimedia12 жыл бұрын
Walee tani dumar wey dhaaftey waa ragey baan odhanayaa Alle ha barakeeyo e
@kaareburburiye3 жыл бұрын
waar gabadhani waa rageedii walaahi,,,,,KHADRA waana codkar maansha alaah ,,,,Waxaabay i jecleesiisay sida wax loo beerto beer ween ayaan ku leeyay sland oo rabta in labeero..
@aahmed12592 жыл бұрын
MAD IBINAYSA HADAY TAHAY HAA IGALASO XIDHIDH MY TELGRAM @AHMEDYAIN99
@deero12313 жыл бұрын
waxan jeclaanlahaa inaan helo telka gabadhaas si aan wax uga koradhsado telefankeeda mahadsanidiin universal tv
@hodanshirechannel34182 жыл бұрын
Ma heshay gabadhaan Waa rabee
@mohamedabdi25653 жыл бұрын
Aheey ah, Laba jeer oo aan video gan daawo is idhi anoo la dhacsan walaasheenaa Beeralaydaa ayuun buu Agaasimuhu naga dhabqiyaa oo hadal aan jiho iyo macno toona lahayn iska wadaa, waaban ka niyad jabaa daawashada. Madaxda dalka waxaan kula wasiiradda yeelkoode , bilaa calaykum naga soo hagaajiya Agaasimayaasha oo dad wixii garanaya keena meesha. wah.
@maxamuudxuseen84362 жыл бұрын
Maasha alaah wagabadh qaaliya alle hakullaqabto
@shafiehussein95462 жыл бұрын
Masha allah Allow gabdho wax bartay oo khibrad iyo karti leh ha noo waayin. barnaamijkan part 3 iyo gabadhan walashen ah ayuu macno ku yeeshay waxna aan ka faa'iidnay. mahadsanid hareri.
@CmonNowTellme3 жыл бұрын
Walaahey waa gabar cawaandi ah. Alle haiku barakeeyo beertaada.
@abdimuhumed20903 жыл бұрын
Mansha Allah gabadh fariid ah karti badan ka muuqatoo ilaahay ha kuu barakeeyo tacabka iyo dadaalka great job
@abgalwarsan89273 жыл бұрын
Waa gabar shaqo diyaar u ah shaqadan uma sameyn lacag waa dareemeyda farxada ka muuqata malin ayan beerteyda somali la wadaagi doona
@sahraa84993 жыл бұрын
Mansha Allah walaalo ilaah ha ku barakeyo aad baan ugu farxay in aan arko hoyo wadanka horumar ka sameysay
@khadraahmed62272 жыл бұрын
Masha Allah Beerahu waa mu hiim. Aduunka waxa Ugu mu hiibsaan beraaha iyo Dhakhtarka
@libaaxalee3 жыл бұрын
Shini in eey papaya eey bacrimiso waa mid ii dhineed. Hool wanaagsan beey wadaa wonderful job sister.
@liibanmumin65823 жыл бұрын
Maasha allah waa gabadh karti leh oo waxsoo saar layaab leh samaysay aduunku wuxuu isku dhaafay waa beero. Ceelasha biyaha hala badiyo si beeraha looga faaidaysto biyahaana bundhig uah beeraha
Asc abaayo go ahead you are great lady, but I wonder why Abdisalan Hereri does not know salbuko, however brother you must eat that kind of beans it's very natural food and tastes good too. Love your farmers videos Hereri.
@aliMohamed-ev3wr3 жыл бұрын
Somaliland needs knowledge in farming..Agri-business is a great platform for African success.
@shaahyahangeneral10963 жыл бұрын
Asalamu calaykum Khadra ma samayn karnaa oo daraasadeeda ma diyaarinaa warshadda Tamaandhada si waqtiga ay soo go,do tamaandhadu aanay inooga qiimo jabin Waa idin salaamay Khadra iyo Cabdulsalam
@yusufahmed-re9vh3 жыл бұрын
Masha Allah gabartan waa Xariifad(smart) Allaha ubarakeeyo maskaxdeeda iyo xoogeedaba
@AA-ze7zk2 жыл бұрын
ManshaAllah waa Gabar aqli badan Hore u soco wll. Beeraha waa nolasha Bini'adenka
@mnoor272 жыл бұрын
MASHA ALLAH congratulation to Khadra I admired her efforts,guuleyso abay
@maryami22993 жыл бұрын
War soomaali badan leed waa mashaqaystayaale reer caruurle gabadha iyo ilmaha ha la siiyo yay caruuruhu naga baabiine
The difference of the interview between the guy from the government and the lady from West; Is that the lady has 4 years hands on experience of the farm. she knows what she is talking about because the experience make the difference. The guy is lost on the space!!
@abdis703 жыл бұрын
Not at all I disagree with you 100%, That guys debate make sence. Don't tell us she is a diaspora so she has more experience.No!. This guy sounds smart. This young gentleman knows deeply what he is talking about - $60 food assistance can't divert farmers from doing farming but It helps. They both agree that Farming is crucial to our economy and food independence. What I like about this girl is her ambition.
@museadan21093 жыл бұрын
@@abdis70 ok I welcome your opinion because you put forward your argument in a respect way that's what makes someone a knowledgeable! We can have different opinions but respect is everything! Thanks
@abdis703 жыл бұрын
@@museadan2109 Thank you very much for your civilised and respectful discussion in your humble opinion. We either agree or disagree but how we address matters and that will benefit to our society. That is why Somaliland is a shinning star.
@osamayousuf48463 жыл бұрын
i agree with you wlhi
@hawakarshe79042 жыл бұрын
Agree
@shaficijamac26903 жыл бұрын
Msha allh gabdhaan wa qof karti badan waana dadka farakutiriska ah e bulshada wax ugu yaala wll garabkaaga allha galo HOROYNA usoco
@yuusufqaasim56552 жыл бұрын
Mnsha allah ilahy hakuubarakeeyo hooyo
@ilhamdahir99153 жыл бұрын
manshaa Allah khadra well done she done it a good job ❤
@Mohamed-kv8to2 жыл бұрын
mansh allah herari muqaalo sidan oo kale kaa suganay waxan kaa codsan lahayn inaad soo kordhisad tano kale waayo dheeri galin ayay noo tahay haadanu dhalin yarnahay mahad sanid
الحاجت الامل اقتراع qofka baa hi baa dirta 60 ku waa cuur yaamin
@seadhuad24452 жыл бұрын
Maasha allah waa qof hadaf leh hore usoco
@fadmaahmed23153 жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh sister Allah ha ku xifdiyo amiin amiin gabdhi Somali idhaha u furtay. I will do farms. in sha Allah .Allah ha ku khayro berta ma sha Allah tabaarakallh isha Allah ha ka qabto amiin amiin keep going 👍👍👍👍👍🇺🇸👍😀😀😀😀😀🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️😀❤️❤️❤️🥕🥬🥦🍎🍋🍏🍉🥑🧅🥝🥦🥥🍠🧄🌶🍆🌽.
@ahmedshmuse24112 жыл бұрын
Waa shaqadii wasaaradu ka seexatay
@ah1114 Жыл бұрын
Ha bartaan side tamandhada qasaac looga dhigo
@awilmoallin90052 жыл бұрын
S Lander is wareysanaya maaha uma hadlayaan Soomaali
@allowikaalmeyofficialchane44883 жыл бұрын
Asc. Beer waa wax fiican. Anaga beer weyn ayaan laheyn ayaan ku soo dhex korney.
@baadwayneinstituteofmodern93752 жыл бұрын
Maasha Allaha waa aan kaa FAA iidaystau abaayo
@sadaamxuseen52733 жыл бұрын
fadlan Gabadhaa Qaliga ah Lanbarkeeda noo soo dir ku dheh waxyaabo badan baa looga baahanyahay