Sudan markii Soomalinimadii laygu garan waayey waxa laygu gartay fananadii Magool

  Рет қаралды 48,505

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 72
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Wlh odaygaas Muse waan garanayaa shaah baan ku wada cabnay khartoum, inuu Sacad Muse ahaabaan filayaa waa Odayaal ka yimi Saudi Arabia iyakoo badan oo gawaadhida iska rogooyinka lahaa, 2007 mar aan Tahriib qiiraysan ku maraayay Sudan waa xasuus cajiib ah hadeer waxaan daganay Germany famil iyo caruur iyo nolol ku haystaa Alxm ilaahay baa mahad leh Saxarihii iyo Bad weyntii iga soo badbaadiyay, wadamadii aan soo maray waxaa xasuus aad u wacan igu reebay shacabka Eritrea iyo Sudan, aad baad u mahadsantay Hereri Media Barnaamijyadaaa wacan
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Cumar al Bashir marku joogay ayay sudan wadan dhaqan ahayd
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
Mahadsanid C/Salaan Hereri iyo Adeero Muuse
@abdilahidahir5609
@abdilahidahir5609 Жыл бұрын
Kuwan ay ugu qorantey XOGMAAL media 👈 Ee barnaamij yadaada lacagta ka sameeya Mala socotaa mise wey ku xadaan Dib u eeg arinkaa walaal barnaamij tacab badani kaa galay bay qunyar iskaga qadhaabtaane 🙏
@hussienc.raxman35003
@hussienc.raxman35003 Жыл бұрын
Muuse xuseen cige adeer qaali waan ku salaamay
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Hereri inta lasocota barnamij yadisa like isaara👍
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Show Suudaanta waxba xaraan kama ah waa maxay Doofaarka bisada waraabaha iyo biyaha kulul intaba waa lays marinyaa
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Runtii waa cajiib,magool allaha u naxariisto.
@abdilahidahir5609
@abdilahidahir5609 Жыл бұрын
Arinkaas macuusta wax baa igala kulmay Khartoum markaan ku cusbaa Casarkii baan is idhi iska shaah tag macuus iyo shaadh ban iska baxay Meel isgowsyo badan oo shaaric hawaa la yiraah markaan marayo ayey dadkiba film iga dhigteen qosol sacab iyo mushxarad Miyaan qalali gaadhin wan soo cararay xitaa albaabkii waan gaadhi waayay laydhkii i haystay gidaarkan kasoo dhacay oo wlhi ah 🙈
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Waa cajiib somalida waa in looga digaa markey tagaayan sudan wa markii Nabad Allah ka dhigo
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 Жыл бұрын
Waa oday hadli og ilaahay habarakeeyo
@cumarxasan8358
@cumarxasan8358 Жыл бұрын
Oday Muuse Ordaaye
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
Naas xaliima waa dadki Xaliima, waxay dhihi jireen xaliima al suudaniya al somaliya.
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Hereri &Muse Cige.
@Deeqaabdinur
@Deeqaabdinur 3 ай бұрын
Suudanto aderkan shegayo ma kofurta talow junubka ma balayadas ka jirta koley sudanta shimaalka dofar iyo bisad lagama cune😂
@suleimanissackabdi3238
@suleimanissackabdi3238 Жыл бұрын
Soomaalidu waa suudaaniis wakhtigu kudheeraaday waa faracii kush ama hayaankii wxii kabadbaadey doontii nabi nuux csw
@bashif8592
@bashif8592 Жыл бұрын
Waa maqlay suudaanta waa deeqsiyiin xaga cuntada ma ogola ineey kaligood cunto cunaan.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Ma odayga cimrigan jooga ayaa 1985 kii isagoo wiil dhalin yar ah Sudan soo galay😂. Midda kale Saxniga ama xeedhada wax lagu waddaago waxaa dhaqan u lahaa oo wax wadda cuni jiray reerka Ciise weyne somalida kale dhaqankaa malaha
@salmanjama6663
@salmanjama6663 3 ай бұрын
Odaygu waa dadki hore, kuwa manta jooga hhadaad waydiso meeshu mudo kunoola waxba kaaga sheegikarimayo, waayo qofku marku yaqaan dhaqankisa ayu wax arki karaa lakin sida xoolihi magaalo ku dhalo maxa cuna maxa xirta kuhay, war dhaqanka hala barto ubadkana miyiga halo diro
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Mahadsanid c/salaam aad baan u xiiseeyaa sheekooyinkan
@xamudjama8998
@xamudjama8998 Жыл бұрын
CABDISALAANO CAAAWA HILIB DOOFAAR IYO BISAD AYUU INOO QALEY
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 Жыл бұрын
WAA YAHAY WAA YAHAY WAA YAHAY
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Жыл бұрын
Haaye haaye haaye 😂
@nuuradiinaamir9925
@nuuradiinaamir9925 Жыл бұрын
SOMALIDU WAA INAY SUUDAANTA KA BARTAAN "DULQAADKA". . . . . . Nuurka Nederland. Senior Political Analyst.
@gedi80
@gedi80 Жыл бұрын
masha alah
@thomasmukhebi7607
@thomasmukhebi7607 Жыл бұрын
Dagaalka kahor maxad uga jeedaa
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Жыл бұрын
Masha Allah wa fanaan wadani ah magool Allaha u naxariisto
@team_mbb
@team_mbb Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Dadka Sudanian somalida wey yaqaanan
@mohamudali6853
@mohamudali6853 Жыл бұрын
Somali cid aanan garaneeynin ma jiro specially sudan marka warka beenta jooji oday
@ahmeddirie1923
@ahmeddirie1923 Жыл бұрын
Anna ku noolaa , dad Badan Ayaan aqoon , maantadan nin Thailand kasoo jeedaa Somalia iyo 🇲🇦 ba ma Aqaan buu yidhi. Ha danbaabin sxp.
@akhashi5169
@akhashi5169 Жыл бұрын
Waqti hore waaye odayga marka uusheegayo wll hada mahan
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Жыл бұрын
Masha AALLAH Caawa Tuug baad warkiisa keentay. Barnaamijkii ugu fiicnaa. C/salanow ku celi ninkan cajiibka ah
@cabduqaadiraxmed4546
@cabduqaadiraxmed4546 Жыл бұрын
Cabdisalaanow barnaamij yadaada waan kahelaa❤
@mosalahsalah7133
@mosalahsalah7133 Жыл бұрын
Xataa siduu sheegey safiir hore AADAN KONGO,, SAFAARADDA SOOMAALIDA WAXA LOO YIQIIN waa dadkii xaliima magool. ALLAH HA U NAXARIISTO XALIIMO KHALIIF MAGOOL.
@zahranuur8631
@zahranuur8631 Жыл бұрын
Odeyga wax baa ka qaldan. Markuu leeyahay Suudaanta ma garaneynin wadanka Soomaalida 1985 waa wax kama jiraang. Laakiin haddii uu oran lahaa dadka qaarkii ma garaneynin Soomaali waa wax la aadan karo. Waayo wakhtigaasi iyo wakhtiyo ka horeyseyba waxaa Soomaaliya loo soo diri jirey Deeq Waxbarasho. Tan kale labada wadan Safiiro ayaa u kala joogey.
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Жыл бұрын
Ragoodu way xinaystaan markay arooska yihiin ma hubo in ay Suudaan oo idil tahay iyo in ay qab kamida xinaysato laakiin waxaan arkay Suudaanida qurbaha oo markay masaajidka ku tukanayaan cagaha inta cad, gacmaha iyo cidiyuhu casyihiin waxaana lay yidhi waa Caruusiinta dadka noocaasi.
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 Жыл бұрын
😅😅😅😅 i
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Haa waa runta
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Sudaan gaalo iyo muslim way leeyihiin intayna kala bixin South Sudan waa gaalo bay u badan yihiin dee kuwaas baa cuna dokfaarka
@joharahadi392
@joharahadi392 Жыл бұрын
Somalia hilib jacayl siday u raadinayan hilib ayay cuni bahal mardhow. Lol
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 Жыл бұрын
Kkkkkkk kkkkk kkkk waa naas xaliima = waa ehelkii xaliima / dadkii xaliima. Dhacdadaan waxeey muujineeysaa in suudaanta aay yihiin dad suugaanta ku sidkan
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Muuse Xuseen ma Ka nabad baxay dagaalka talow. Allaha xafido wax badan buu noo faa iideyay
@SPharaoh
@SPharaoh Жыл бұрын
Fadlan iska daa haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye haaye.
@caynshemedia
@caynshemedia Жыл бұрын
Walaaca ugu badan dhalinyarada waa timaha madaxa tima beeridda mala magacaabay
@Me-yh3bk
@Me-yh3bk Жыл бұрын
❤❤❤
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Жыл бұрын
Waa Sheekadii iigu qosol iyo yaab badnayd ee aad noo keento Hareeri aad baad u mahadsan tihiin adiga iyo Muuseba
@DefNotFarhiyaw
@DefNotFarhiyaw Жыл бұрын
Adaba hadeey sidaasyihiin sudaantu sidee maqaayada hooda looga unteeykaraa subxaanalaah.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
CABDISALAAM HERERI CAAWA QOSOL AYAA KASOO HADHAY
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 Жыл бұрын
Odey Muuse aad baan u salaamayaa, barnaamijkuna nolol hore lo Sudan aan ku soo qaatey ayuu i xasuusiyey.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
They used to call somalia the land of haleemo bilaadul haleemo
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Жыл бұрын
Waa runtii macawiista way necebyhiin
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Codku ma fiicna
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Codku waa clear waa xaggaaga uun
@ahha7079
@ahha7079 Жыл бұрын
Ninkaasi waa funny warkiisu kkk
@shafiabdi215
@shafiabdi215 Жыл бұрын
Mashaallah walee ninkan odaga waa arkay Sudanese ka .
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Жыл бұрын
Barnaamij aad u xiiso badan. Mahadsanid, Cabdisalaan.
@askar6060
@askar6060 Жыл бұрын
Sheeko fiican c salaan mansha allah
@Bile24335
@Bile24335 Жыл бұрын
Cajiib
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
Asc, Taa macawista way innagga saxanyihiin, Maxaa yeellay toddobba boqol oo kun oo sanno ka hor adduunyaddan waxaa ka jirtay ilbaxnimmo soo taxnayd 22 kun oo milyan oo sannaddood, Kanna sarraysay ilbaxnimmadda maanta, Waxaanna laggu roggay macawista oo ay addeegsan jirreen ragga xunxun oo kalli ahi. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Maxaad daliil u haysaa arintaas iney macaws xidhan jireen
@ismailbarrie7667
@ismailbarrie7667 Жыл бұрын
Asc cadisalaan miyay ku hakar gareeyen xogmaal midia mise wad isku qadhabatan o way ku kobiyeyan hadanad ogayn iska hubso
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Жыл бұрын
Yaab
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Best program kultur😂😂
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@nuuradiinaamir9925
@nuuradiinaamir9925 Жыл бұрын
FADAL YAA ZOOL. SUUDAANTU WAA DAD FIICAN 100%. . . . . Nuurka Nederland. Senior Political Analyst..
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 Жыл бұрын
Waaykas 1985 Hadaan sobixi lahaa Eorupe iyo amirica dalaq dhihi lahaa Sudan wadan miyaa 😂😂
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Wadan muslim ayuu joogaa oo gaalo maxaa ugu direysaa
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
Adeer Sudan kuwa khansiirka cunayey waa kuwa Masiixiga ah.Masiixiga waa caadi hilibka doofaarku. Yuhuudda ayaan cunin doofaarka , Muslimkuna ma cunaan oo waxay raaceen dhinaca Yuhuudda
@alidadwanaaje5749
@alidadwanaaje5749 Жыл бұрын
ILLaahay ayaa ina amray oo xaaraam ka dhigay cunida doofaarka ee maynu raacin kuwaad sheegayso.
@abdigah5364
@abdigah5364 Жыл бұрын
@@alidadwanaaje5749 xaggeed joogtey markuu ilaahay adiga amarka kuu dhiibey. Waar nebiyo reer bani-Israel ah wixii laga bartay ayay Carabtu dhegedhegeyeen kolkaasay yidhaahdeen samada nalagala hadlay
Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.
37:54
Hereri Media
Рет қаралды 11 М.
Ali Harare "Xildhibaan Abiib muxuu xabsiga kala kulmay" Faah faahin
30:11
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 13 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 5 МЛН
Abdisalan Hereri iyo Majaajiliiste Diidan "Wareysi aad u qosol badan"
21:52
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 498
Soomaalida Minnesota sidee ku yihiin iibsashada guryaha?
11:49
Hereri Media
Рет қаралды 43 М.
Khartoum Iyo webiyo isku ooman.
11:01
Hereri Media
Рет қаралды 61 М.
Dagaalka Khartoum iyo sidii aanu u noolayn.
21:15
Hereri Media
Рет қаралды 119 М.
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН