No video

Qaybtii labaad ee taariikhda qaybta qadiimiga ah ee magaalada Harar

  Рет қаралды 32,125

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@abdifaysal7292
@abdifaysal7292 Ай бұрын
Taariikhdu waa shay aad u cajiiba Ma waraaqdii suubanuhu scw u Soo qoray boqorkii xabashida ayaa laaya wlhi waa taarikh aad iyo aad u wanagsan ❤❤
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 Ай бұрын
MashaAllah Abdi salaam Herire Great Journalist in my Mohter Land we'll Done From REER protectorate Somalilander in HYDERABAD
@maryansalehali6000
@maryansalehali6000 Ай бұрын
Protectorate? ma ingliish ba weli gumeysinaya somaliland?
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 Ай бұрын
Wllhi wanka helay siday u xafiden taariikhda ilaa warqadii nabi maxamed صلى الله عليه وسلم soo dirayba taala masha Allah ❤
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 Ай бұрын
Xaqiiqdii harar taariikh ayaa ku Duugan masha Allah waa dad ilbaxnimo leh in kabadan 1400 warqadihii la qoray aya weli yaallo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
Maasha ALLAH qowmiyada Soomaalida ee harar dhaqankooga way xifideen❤❤
@SacadaSacad
@SacadaSacad Ай бұрын
Haha qowmiyada somaalida aa??
@galeyrahmed8839
@galeyrahmed8839 Ай бұрын
@@SacadaSacad haa harar waa magaalo somaliyeed, waqtigii axmed gurey ka dib ayaa la dejiyey dadkaan oromada ah iyo Xabashida
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Ай бұрын
Waa Axnad Gazali waa nin Karanle Hawiye ah, sida aan taariikhda ku maqlay...
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Hawiye buuga Futuuhat Habesha hal meel baa lagu sheegay kaliya! Qabiilada meesha ka dagaalamayay reeraha hada Daaroodka loo yaqaano ayaa ugu badnaa, laakiin qabiilkiisa buugu ma sheegayo, kaliya inuu Somalida ka tirsanaa mooyee!
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 Ай бұрын
Inash allah itoobiyanka cadowga ah weenu ka huran doona dhulkeenii Soomaali galbeed 🙏🇸🇴
@nasirabdalla8811
@nasirabdalla8811 Ай бұрын
Mashallah it's clean City. I congratulate the governor and the people who kept this City clean.
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
Waad mahsantahay Harar waxa badan aan ogen faaidestey☝️🇸🇴
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Ай бұрын
Sheekh Abaadir waa soomaali taas yee kaa hoos bixin
@knowyourhistory6242
@knowyourhistory6242 Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣 been badana nin Arab ayaa Somali ku tilmamaysa
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i Ай бұрын
Wariye Hereri aad baad ugu mhdsantahay barnaamijka taariikhiga ah ee aad noosoo gudbisay. waa wax aad loogu baahanyahay in taariikhda wax laga ogaado.
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 Ай бұрын
MashaAllah very Great And Historical Palace in Ehtopia capital HarHar Best jouralist Thank for Abdi salaam Herire From REER protectorate Somalilander in HYDERABAD
@user-nj1vt1qi3n
@user-nj1vt1qi3n Ай бұрын
Hereri iyo Harar ❤❤❤❤
@Really2025
@Really2025 Ай бұрын
I kind of like the Harar!!
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Tolw xasan sheekh marku arko barnamjikan muxu odhan Dona
@hamooganinjanada2458
@hamooganinjanada2458 Ай бұрын
Harar waxeey aheyd xarunta islaamka geeska afrika. Waxa kalo eheyd xaruntii somalida harar iyo seylac laba xaruumood oo somali ayey ahaan jireen,
@galeyrahmed8839
@galeyrahmed8839 Ай бұрын
harar waa magaalo somaliyeed, waxaana cadeyn u ah Amiirada iyo salaadiinti oo badankood somali ahaa qaarna ay ahaayeen Hareri oo ayagana somali ah sida Taariiqda lagu haayo.
@ismailali3501
@ismailali3501 Ай бұрын
Abdisalaan hereri taariikhda somalida maadaama aad u ifisay waad mahadsantahay
@muhanadfficial
@muhanadfficial Ай бұрын
Masha allah tariqdii somalida guduugan waba dad wanagsan oo tariiqda ilaaliyay
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Ай бұрын
ماشآءالله تبارك الرحمن Waa taariikh sifiican loo habeeyay
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 Ай бұрын
Masha Allah super clean city..
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Wow! Waa muqaal Qurux iyo Soojiidasho leh❤❤
@user-pg3lj5cj7s
@user-pg3lj5cj7s Ай бұрын
Diredawa nugaa so waran abdi Salam herari
@ismailjama1913
@ismailjama1913 Ай бұрын
Great place. Greeting Gov Hereri
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 Ай бұрын
Axmad guray ma somaalibuu ahaa markaa abdisalaamoow waayo waa lawada sheegtaa qumiyad waliba inay geesi nimadisii iska dhex aragto ayay doontaa bal noo cade adoo mahadsan
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤❤
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu Ай бұрын
Abdisalan Harar ma aha waa Herer.
@Visithararaethiopia
@Visithararaethiopia Ай бұрын
If you have any guests come to harar please contact me brother
@kalidbulale7984
@kalidbulale7984 26 күн бұрын
Right your number
@kalidbulale7984
@kalidbulale7984 26 күн бұрын
Write
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ Thanks 🙏🙏🙏
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Ай бұрын
Somali bandan ayaa Amiiro ka soo noqday Harar. Tusaale Amiirka 2aad waa Sheekhaal amiirkii ugu danbeyayna waa Dhulbahante. Waa inta eysan amxaaradu qabsan boqortooyada.
@xamzeali9949
@xamzeali9949 Ай бұрын
Inaadeerow nimanak somalida ee soo xukumay harer xage ka akhrisankara tariikhdoda
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Ай бұрын
@@xamzeali9949 Waan soo arkay aniga oo magacyada ku qoran madxafka walaahi waxaa ugu badan soomali. Ahmed gurey waxaa ka horeyay ilaa 7 nin oo Amiir ah. Waxaa ugu danbeyay Amiir Garaad oo Dhulbahante ah. Walaahi Amiiradaas igu qabiil ma aha ee Soomalinimo ayaan u hadlayaa.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Ай бұрын
Masha sllsh amazing story
@Maxdheg
@Maxdheg Ай бұрын
Cabdisalaan herewith allaah ha ku sharfo si fiican baad taariikhda aad u soo gudbisa
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 Ай бұрын
❤❤❤❤
@sudinsky779
@sudinsky779 Ай бұрын
Haaye haaye waxfiicanbaadsameysaa hereriyow thanks
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Amiirkii ugu dambeeyay Garaad buu ahaa!
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab Ай бұрын
Habar Xaboosheed Hereriyad ayay ahayd.
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Ай бұрын
Mansha Allah
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
Amazing programme ❤
@muhanadfficial
@muhanadfficial Ай бұрын
Waan inaa malin soboqdaa tariiqda quruxda badan risaladii nabiga so arka scw
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 Ай бұрын
Xalkayse kaga jiraan kabiiradi soomalidu taarikhda herer
@agchannel9807
@agchannel9807 Ай бұрын
Dee ma magacaa tuuladan waynaatay ku geeyey ustaad? Somalia waa wada qadiimiye naga kaxee ardul xabash.
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ callayhi afdallu sallatu wasalam wacala alihi wasaxbihil kiram cadada khalqihi warida nafsihi tacdiman lahu
@mhmedzhd
@mhmedzhd Ай бұрын
Cajiib magaaladi aan daganaaa sidookale waxka baran jirey qiyaastii 2003 illaa 2005 Sidee ku dhacday in anan baran waxan oo taariikh AH Waliba WARQADA la shegey inuu NABIGEENU SCW QOREY waxaan isleeyahay dadkeenu taariikhda maba tixgalinjirin
@iidiid8493
@iidiid8493 Ай бұрын
Aac ha
@user-ej9wl1hy5o
@user-ej9wl1hy5o Ай бұрын
Waxaad moodaa in nabarradeena qadiimiga ah la marinayo milix iyada oo ay inoo Dheer tahay in la masaxay taariikhda Boqor keeni Liij Iyaasu. Maalin un waan sixi doonaa Khaladaad ka taariikheed ee ay ardul Xabasha leedahay insha Allah.
@saabkeysaabkey5494
@saabkeysaabkey5494 18 күн бұрын
C/Salaam, maggacyada AMIIRADA inaad no akhrisaan ayey ficneed " waxaan isku dayey inaan ZUUM garreyo lakiin kuma guuley sannin". Addiga iyo Farxaanba M/sanidiin.
@darishore814
@darishore814 Ай бұрын
Cabdisalaanoow amiir cumar al Rida aw Abaadir soo ma ogid inuu Somali ahaa sheekhaal na ahaa isaga iyo Amir Cumar Diin waa tan abwaan maxamed cali kaariye awoowgii abaadir kacsanayo abaadiroow soo uruuri caashaqa ooha oooha
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 Ай бұрын
Sxb qaali guleyso ❤❤❤ xamar iyo kismaayo rak
@khadaareofficial7992
@khadaareofficial7992 Ай бұрын
8 ka mida Amiirada Harar soo marbay Somali ayay ahayeen. Waxayna kale yihiin. 1Axmed Gurey, 2 Aw Barkhadle, 3 Sacad ad-Den, iyo 3 diisi wiil 4Sabara diin Sacad ad-den 6 Jamaalu diin Sacad ad-diin 7 Badaley (badal) sacad ad-diin 8 Xaq ad-diin oo ahaa kii ugu muhiimsana uguna saamaynta badna, dadku badana axmed guray ayay yaqaanan lkn amiirkas ayaa ugu taariikh wayn. In Tariikhda xayle silaase Harar lagaga dhax sheekeeyo waa khalad waana taarikhu saqiir. Harar waa meel muslimka africa muhiim u ah siiba dadyawga Kushite iyo Semite ka ah.
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Mashaa Allah nin kii ugu xumaa samalia soomaro waa.muse biixi wlh
@AsuumHossain
@AsuumHossain Ай бұрын
Somalia aa aabhaa iyo somaliyaba was ninkani anaguu halyeey iyo muj ba noo yahay waanu ognahay in uu yahay sunta idinka ilmaysiisa xaaramiyow muuse waa qayrkaa qaar kaama wayna🤬🤬🤬🔪🔪🔪🔪
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 Ай бұрын
Why don't he ask him if Imam Ahmed Gurey was somali?
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Ma murran baa ka taagan!
@saabkeysaabkey5494
@saabkeysaabkey5494 18 күн бұрын
M/Allah, masxafkaani waamid qadiim ah oo ku keydsan tariikhdi ISLAAMKA " sidda warqadu qorrey Nabiyuna Muxamed CSW iyo kuttubka Qurcaanka Kariimka ah. FG: Annigu haddaan nasiib uyeesho inaan gallo dhexdiisa waxaan in laiogolaado INAAN DHONKODO WARQADI UQORREY NABIYUNA MUXAMED CSW. SUAAL: maxaad Farxaan dibidda ugaga tegttey?. Asc. Meggin Allih.
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤❤ hereri heer caalami
@Miicaadyare
@Miicaadyare Ай бұрын
Axmed Guray ileen Hereri Ayuu ahaa Soomalidu maxay usheegtaa.
@am.b5688
@am.b5688 Ай бұрын
Harar iyo Zeilac isagaa wada xjukumay! Ma Ethiopia ayaad mooday inay jirtay waqtigaa! Isaga xitaa Ereteria ayaa lagu dilay! Amiirka ugu dambeeya xitaa magaciisu waa Garaad!
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Ай бұрын
Sawir qaadahu siwacan ulama socdo warbixinta miyuu daalantahay
@yahya-wadani
@yahya-wadani Ай бұрын
C\salam ma herer bad ku dhalatay oo hereri lagugu bixiyay
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Ай бұрын
Aaabihii ayaa reer herer ahaaaa
@kadardahir301
@kadardahir301 Ай бұрын
Part 3 plse
@Abucabdiraxman2
@Abucabdiraxman2 Ай бұрын
Cabdisalaan waxaad noo soo raacisaa adigana maxaa harari laguugu bixiyey ?
@amirahoussein8827
@amirahoussein8827 Ай бұрын
Wllo qaybtii hore daawo wuu sheegay sababta
@garaadwiilwaal695
@garaadwiilwaal695 Ай бұрын
Hello abdisalam qeybta xaysiiska maxad somalia iyo Somaliland ukala jarty
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Ай бұрын
Xaarood xun baad tahay oo Somalinimada u isticmaala isaaq nacayb iyo markaad xukun rabtid
@garaadwiilwaal695
@garaadwiilwaal695 Ай бұрын
@@nuurnuuraan8624 somalia is one leave about tribalism we use one code that is 252 okey
@PATIENT_KING
@PATIENT_KING Ай бұрын
💪🏾
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Ай бұрын
Somali haday maamuli lahayd sida may ahatiin
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy Ай бұрын
Lkn sxb taariikhda aa taas lagahaaya inay qaar soomali ahaayeen boqorodaas , niyada ha iskadilin hada waxaan noqonay dad qabyaalad eey laabta kagashay
@Abdulkga
@Abdulkga Ай бұрын
Cabdi salaan, fadlan noo sheeg magaca Hereri halka uu kaaso raacay? Ma Aabaha mise Awawgaa ayaa reer Harar ahaa?
@SacadaSacad
@SacadaSacad Ай бұрын
Qaybta hore si wcn u daawo
@Visithararaethiopia
@Visithararaethiopia Ай бұрын
We did a good job bro I’m really happy to meet you Abdiselam we keep in touch bro
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy Ай бұрын
How come you don't speak somali , isn't it your father's tongue?
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Waxa adari marsy Ka dhigey muranku WA ceebe WA muruq waynow ratiga madax wayn leh
@a.h.h4482
@a.h.h4482 Ай бұрын
Please like u saara Cabdisalaan mahadsanidin
@xamsecali1727
@xamsecali1727 Ай бұрын
Mnshalah lkn tarikh magaloyinka degan somalida soo dub markad hlkaan imato
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Ай бұрын
Waxa la yaab ah in dumarka suuqa ka baxay ee soomaalidu ee la guursaday ay weli kala badalayaan intaasoo badladood oo duruuc ah kuwii hereriyiintuna sidan yihiin.
@abdulog8461
@abdulog8461 Ай бұрын
Heeraar waa meesha ayno diinta ka soo qaadan jirney ka hor wahaabiyada inta aanay inu iman
@agchannel9807
@agchannel9807 Ай бұрын
Dee ma magacaa tuuladan waynaatay ku geeyey ustaad? Somalia waa wada qadiimiye naga kaxee ardul xabash.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 18 МЛН
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 14 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 9 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Ali Harare "Dhaqanka hablaha Soomaalida ee guurka iyo Social Media"
24:29
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Hereri Media
Рет қаралды 269 М.
TAARIIKHDA MAGAALADA HARAR
22:33
Dire TV
Рет қаралды 12 М.
Dhulka Barafka iyo Dahabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
16:57
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 145 М.
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 18 МЛН