Guul iyo gobonimo somalia i.m very proud somalinimo madaxwayne guulayso wanku farxay intii xabashi iyo oromo i gumaysan lahayd turki ban isku diin nahay mana aha dad intay soo guraan somalia qadanaya
@lulxirsi67878 ай бұрын
Waa hishiis guul ah inshallah Kheyr ❤️❤️❤️
@abdallamohamud39488 ай бұрын
Masha allaah Dowladu haguulahsato.
@CfitaaxCfitaax-i5f8 ай бұрын
Iam proud to be somali man born mugadishu somalia and my parents born beled weyn and my childeren also are somalian where ever they born europe or america
@IbrahinCabsiiye8 ай бұрын
Hadaad sidaa noodifaacdo waxaan kudifaaci doonaa maalin aad noobaahato hadaanahay shacabka soomaaliyeed from awdal
@somsaid21168 ай бұрын
❤❤❤❤ guul iyo soomaaliya hanoolato gobonimo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 walaalaha Türkiye way mahadsanyihiin.
Hassan shiikh waa libaax aan hadalka ka biqin madax badan ma ogola in si furan ay u hadlaaan
@AyaanIsmail-ro6ir8 ай бұрын
HARGESA ayuu Qaxooti u joogay markaasuu ku leeyahay madaxwen ayaan kuu ahay xasan calaacale
@lulxirsi67878 ай бұрын
@@AyaanIsmail-ro6irgoormuu Harseyso Qoxooti ku noqday iska hadal looma baahno, Hargeysa ma dhaqaalo ay Qaxooti ku magan galisay leedahay iyadaaba booyad biyaheeda Cabtee😅😅
@saciid_iid8 ай бұрын
@@lulxirsi6787shalaa dhalatay NGOgisa xaguu ka bilaabay soo wareyso
@Moablmao8 ай бұрын
MashaAllah Tabarakallah wa arin ad iyo ad noga farxisay. Illaahayow Awoodada Turkey ku Xifdi. Somaliana gulubtooda Wada Mideey oo xaqana wada fahamsii.
@Mohaa-0078 ай бұрын
Guuleeyso Madaxweyne Xasan Sheikh Waad ku Mahadsan tahey Shaqada Aad qabatey Guul iyo Gobanimo Ayaan ku Rajeynayaa inshallaah
Somalia cadawgeeda Allaha jebiyo itobiyanka Ah somalileyna allaha soo hanuniyo
@ramizyabac32568 ай бұрын
Allah her iki milletlerde barış ve refah getirsin. Biz Türkler olarak isteğimiz budur.
@YasminAbukar-b9b8 ай бұрын
Ascwrwb bahda Brit som TV mahadsaniin guuleysta daaiman jazaakalah khayr ustaad abdixafid allaah ha idiin xafido dhamaantiina
@salusalu-f9g8 ай бұрын
somalia good pepole peace and love all somal
@fatumaawil66098 ай бұрын
Maanta guul baad noo soo hooysay madax wayne guul iyo gobanimo oromo down
@IstaahilAli-uy1tv8 ай бұрын
Geesi guul ayan leyahay
@shugrimohamed20138 ай бұрын
Guuuuuuuullllll Somalia insha Allah
@FadumoMohamed-x8j8 ай бұрын
Ama libax ahaaw ama libax ku tiirsanaw mashalah madaxweyne alaha ku xafido
@khaalid14458 ай бұрын
Guul. Iyo gobnibo
@roodayuusuf8 ай бұрын
Soomaalialan isa steate of somaliya thancayou beresidaent of waul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤thaet is saccisfull of sbeek❤❤❤❤❤❤
@HappyCheeseBoard-bg6yb8 ай бұрын
Guul madaxwayne
@samsamtesoro57038 ай бұрын
Great decision our president 👏 👍
@abdiiabduosman47468 ай бұрын
❤.
@AbdiXakiin-fr7qr8 ай бұрын
🇹🇷 turkey Guuul☪️🇹🇷💪💪👍🇸🇴🌍
@yusufahmed64938 ай бұрын
Imaaraadka ha eryo xasan hadduu run sheegayo
@newottomanempire58477 ай бұрын
❤🇹🇷🇸🇴❤We have never left Somalia alone and it will be the safest country in Africa. With God's permission, a new star is being born. We are there in Africa until the entire Somali military organization brings NATO standards. Somalia Land ForceSomalia We are with our brothers until the naval force, Somalia air force, full military operation is ready, no one will be able to look askance at Somalia, Somalia's high military organization.Until Türkiye is with you
@nadareynadarey58598 ай бұрын
Guuleyso mudane xsn shkh
@hooyosomaliyed40298 ай бұрын
Madaxwayna maanta xaqbaad ulaadahay en lagutagaaro waayo iqlegee uu kuu soo dagay guul guul ❤❤❤
Mw/wax faah faahint badan iska daa hadalka waa gaabiyaa waana la guud maraa macalin cashar sharxaya ma tihide MW ayaa tahee
@Somali3000-8 ай бұрын
Plan. 1. Turkey to BOBM from SKY/SEA. 2 Somali heroes from Raskamboni-Buuhotle-Borame-Saylac Jilbaha u dhigta Oramka. 10 years if we are not self sufficient then we are fools
@ahmeddaud50758 ай бұрын
Hasan sheekh waa siyaasi bisil Waa yaqaan sida loo dhex mariyo somalida iska qaylinayso ee aan somaliaba shaqo ku lahayn , Somalia waxa israacay laba ,sadexdii kale waa jabouti oo gooniya oo ka gaabsatay in ay ku soo biirto labadii ,DDS,NFD, waxay ku qanacsanyihiin in ay wax la qaybsadaan wadamadoodaa , Somaliland sodon sano ayay gooni u taagantahay samaysatayna maamul ay dunidu ka marag furtay in ay u qalanto in la aqoonsado heshiisyo caalamiyana lala gali karo, midnimo khasab iyo dagaal lagu doono kala noqosho nabad iyo is qadarin lays ixtiraamo ayaa kafiican somalinimona kuma imanayso muqdisho iyo hargeisa oo dagaalamaya waana inta ay fahmi laayihiin kuwa raba inuu hasan sheekh xoog iyo dagaal aanu awood u hayn ku qaado somaliland ,
@AyaanIsmail-ro6ir8 ай бұрын
Hassan waa la Soo Qarxiyay jamacada Muqdisho ayuu dhigi jiray 1988 Waa Tuug HARGESA. Qaxooti buu ku ahaa Caruurtiisu HARGESA ayaay Highshcool Ka kaga wada baxeen ninkii Qaxootiga nagala joogay baa kale Bada Somaliland baan maamulaa kkk xassan ooyaaye Calaalcale ninkii uu Dilayna isagaa u Qoolan mooriyaanku. Haduu Xukumo Somaliland maxuu Iman waayay kkkk
@maryami22998 ай бұрын
Shidaal Kama Turkish ha lagula heshiiyo
@turkiosman96848 ай бұрын
Xasan Sheekh siyaasad xumi ayuu sameeyey markuu Turkiga soo galiyey arinta Somaliland. Waxan hubaa in Ethiopia wabiyada Shabeele iyo Jubba ay ka xidhi doono Somaliya sidii uu hore u sheegay Abi Axmed. Muran kani meel ku danbayn la garan maayo.
@ibraahimmahamud51488 ай бұрын
Waxaas waa Haa huu mesha biyaha kayimadan waa deegaan somali , wabiyadana biyaha rooobka aaba kufilan , ma asagaa sameyn kara abii waa faataale booto badan hadii uu inaga xirto wabiyadan fatahaadaha sameynaya ayaana ka nafisi leheyn😂😂
@turkiosman96848 ай бұрын
@@ibraahimmahamud5148ma jiro wax la yidha huuhaa. Wabiga Niil oo dawladi inaga waaweyni ku nool yihiin ayuu biyo xidh ka sameeyey. Sida oo kale ayay Ethiopia saamayn karta waanu sheegay dhowr bilood ka hor. Anigu kuma raacsani dhibaatada dadka somaliyeed laakiin waxan arkaya in Xasan Sheekh aanu ahayn pragmatic aan waliba burburka aynu ka soo doogayno dib inoogu celinaya. Biixi oo naga sii socda oo aanaan jeclayn ayuu Shacbiyadii u yeelay Xasan. Madaxda Somaliyeed haday cadhoodaan kama fikiraan danta dadka malaayiinka ah ay ka masuulka yihiin. Dawladda Somaliya waxa lagu tilmaamay sannadkii 2023 kii inay aduunka ugu musuq badan tahay dan kama leh badda. Waxay isku haystaan isaga iyo Biixi aniga saxeexaaya oo kaliya. Somaliduna geesiyo ayay u arkaan.
Bada laga hadlayaa waata Somalia, Somaliland iyadaa ku filan baddeeda.
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Tuugta somaliland ka talisa ilahay ayaa iiqaabii doona
@MrAkim878 ай бұрын
Hadda waxaa kuu hadhay inaad Safiirka Ethiopia dalka Somalia ka caydhiso
@maxamedaxmed63748 ай бұрын
Hhhh DiiN Aya waxa Loo sheegey in Loo Tashadey, Mrks Ayu Yidhi Goobtii La iigu Tashanaayey Saw Illaahey Ma JoogiN, Hada waxaaN Leenahey HadaaN Reer somaliond Nahey ilaahey Aya Nalla Jira Mar kastaba somalia wax Bad Ah Oo Aanu ka Sidanaa Ma Jirto, Ama Turki uyeedha Ama wadan kaloo, Badda Dadkii iskalahaa Aya iska Leh Dhul Ninkiisi Baa iska Leh, somalilnd iyana Lagama Xiggo iney wadamada Dunida La Gasho Heshiis Difaacida Baddeeda Adhi La Laayaa, Adhi La Laayo Ayu Leeyahey Waalleysla Daggi uuuN, xasaN sheekhna waxaaN Leenahey, waxaad ka Heshaad Leedahey.
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Ilahay tuugta Maa xoogeeyo
@amiiraali38238 ай бұрын
Qiyaamu wuxu ugu dhacaya iyago dawarsanaya o na cawiya leh karamada alle haydinka qaado turkay haduu faaiido leyahay qasa ayu wax ka qaban laha
@mahadarte88508 ай бұрын
Dhinaca xun wax kafiiriye 😂
@ahmedadanmahamed51058 ай бұрын
War Xiriiraka mada ugoya sida itobiya
@Osob_58 ай бұрын
Adna ma Turkys baad aadey wallee Somalia magaceedii ragbaa dilay
Xasan Sheekh kaliya maahee, KULI kuwii ka horeeyay oo dhan- Maraykan ay moodeen inuu difaacaayo. Ninkii ay ka dhaadhacsan tahay, Itoobiya go'aan ay iska gaartay keligeed in Soomaaliya ay boobto iyadoon Ingiriis iyo Maraykan green light uusan siin, ma garanaayo wax aan kuu sheego. Close down Xalane and give the Turkish government full authority, defensivelly and economically.
@oogdhugee_30728 ай бұрын
Somaliland waxaa loo diidayaa 20km oo ay kireeysey? Somalia waxay 2590km ku wareejisay Turkey oo iska yeelanaya mudo 30sano... macdanta, shidaalka, kaluunka, iyo wax walba? Bender beyle, Eyl iyo Garadag Turkey ayaa bilaash lagu siiyey???
@saciid_iid8 ай бұрын
Waabeen turki imanayaa majiro hadey ugu badato War heshiiyuu oranayaa itoobiya iyo turkiga waa saaxiibo taa ha ufadhiyin
@sahanki_adunka8 ай бұрын
This is the end of ethopian nightmare 🎉
@Mustaf17faysal-dv4um8 ай бұрын
Know that you
@Osob_58 ай бұрын
Meeshaan waxba kama jiraa ee Booweyaal inaga daaya Ciyaarta
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Ciiyaar ma jirto ee xaaqiiqa ee jookta manta
@sahalmohamed34778 ай бұрын
Ethiopia qaybo badan ayaa already ciidamo ah ka jooga Dhulka Soomaalida gaar ahaan weliba gobollada Koonfur, maxaa idiinka qorshaysan, mise waa journalist isagu diyaarsaday...
We saved Etpya. Abu Ahmed knows it well. I advise our Solami brothers to stay away, otherwise it will not be good for Etpya.
@mohamedaouledmouna30498 ай бұрын
Xassan sh caawa unbu rute sheegay sidza handu kufikiro dzlku udhusmi Wuxuu garabwadaa tasturka wzx kabadelkiisa oo u doonayo in u kusiifadhiyo madax. Bila raisa wazare oo awooda kzcanta ku hzysto
@mahadhasancoloow98338 ай бұрын
Wiil waa abtigiisa waxay rabeen god dheer in lugu rido dalka lk wuxuu badbaadiyey dalka dadka diinta wuxuu u huray naftiisa
@AliHassan-uv9uc8 ай бұрын
Shekadaan maxumee mw hassanoow ma dolada turkiga safiir ka cerin masa cidama etobiya gobalada iney kagasartarabtaa hodhowna Somali kufanto 😡 boqolaal cidana lagusotababara mushaar xumiyeena ukala carareen ama shacabokodii ....haye haye runta shacabkada kalahadal fdln inteysan dhibateen
@Raadadka.Taariikhda8 ай бұрын
Marka Turkigu ma xeeba somaliya ayu imanaya mise kuwa somaliland ma kula tahay Xeeba somaliland turki inu iman karo dadka Beenta Ka daa Rurki Xeeba somaliland iman kari maye
@Osob_58 ай бұрын
Dawlad goboleedyaduna dawlado kaley la heshiinayaan ee ogle wallee waa u dhamaatay Somalia Colaad filo
@fabulous-dy7kq8 ай бұрын
We love ethiopia 🇪🇹 ❤️ 💕 somaliland guuuuuuuul
@iidwarfaa99368 ай бұрын
Turkey iyo ethopia gacasi ba ka dhexeya xasanaw dadka ha waalin turkay bada cas ma tegayo ee dadka beenta kada maxa uga shanuyl toban ah maraykan iyo ingiris ba soo gelaya hadu turkey isku dayo
@hassanrobleali64942 ай бұрын
Ethiopia safaaradeeda maxey u joogaan?& ciidanka amisom???
@mohassan4988 ай бұрын
I don’t understand Sababta uu Afkisa Uga ilaalinayo in Ethiopia cadowga umada Somaliyed tahay Mudanna in Lala dagaalamo wtf
@saciid_iid8 ай бұрын
Xasan dhiiqo ma ninka yiri hawadii waa nalooga adkaaday 😂😂😂😂😂 ayaa turki kuu imanayaa
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Waxas langab cilan ka ahow
@alijama34018 ай бұрын
CANBUULOLAND
@deechiirad84438 ай бұрын
Wax heshiiso la soo bandhigay ma jiro waa igu sawir. Caadiya
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Caaruurta lalama hadalayo miidgan yaahow
@mohammedabdul59238 ай бұрын
Xishiska Turki wan aragny kuwa kle awey ki Emaradka ki masar ki Ethiopia ki Africanka garguurte Bakhti usajuude keen kuwase umada way ku faxanty waxad kharineysid CID ku camineyso majidho garguurte Bakhti usajuude
Moryan yaxoow silac iyo sixun udhimo 2dlr kunaxe Hogamiyaha Shabaab Ah ayad umada kujaxwareeri Eebeysno wa Lagu ogady
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Adiga meel xun ku dhiimo qof yoohow axmaqaa ah tuugta ku jirta nijasbatahaye
@mohammedabdul59238 ай бұрын
Koxda Villa Dameer miya kamid thy moryanta muqdisho unukalex
@maxamedxadhigle39758 ай бұрын
ordogaan bisha ramadaan ma dhaafayo iska ilaawa
@dalmaralidhagjar95308 ай бұрын
Madaxwayne idinku ma dawlao kaluun baad waxka Sugtaan ?idinku wax ma qabsataanoo 33yrs ayaad leedihiin hanala caawiyo.
@SaciidSaid338 ай бұрын
Muuse manta wuu ooyayey
@kingkhalidxidigaaddisapapa89858 ай бұрын
Waliba ilahay ninkas meel daaran haa maariyoo
@SaciidSaid338 ай бұрын
Tw 2 barkhdar muuse io itopiya way isarkayan
@cosoble8 ай бұрын
Waxaas haku meereeysan mw maanta meel xun ayaad dalka uwadaan, aniga faaido uma arko in maanta ciidamo ajanabi ah oo hor leh, keliya waxeey sharci u heleen ineey daldashaan macdanta baddeena
@Osob_58 ай бұрын
Wadankaan siduu u eegyahay mar hore ayaa meel walba la saxeexay ee cidina ma oga bal dalkada aad u dhuuxa
@demsashtemesgen44398 ай бұрын
The Somali President should be aware that the Turkish government is unlikely to oppose Ethiopia. Turkey views Ethiopia's port as crucial for protecting its national interests, given Turkish investments totaling over 2.5 billion USD in Ethiopia. Moreover, Turkey is one of Ethiopia's primary trading partners, second perhaps only to China. The President of Somaliland has already conveyed a message to President Hassan emphasizing that nothing will impede the partnership between Ethiopia and Somaliland.
@isra36388 ай бұрын
XaarLand 😂😂😂
@ramizyabac32568 ай бұрын
Yanılıyorsun :) . 2.5 milyar doların hiç bir önemi yok. Bu paradan daha fazlasını hayır kurumlarımız Afrika'da bağış yaptı. Türkiye olarak Somali veya Etiyopya olarak ayrım yapmıyoruz. Sadece İslam'ın emrettiği haklıyı savunuyoruz. Anlaşma denizlerdeki balıkçılık dahil olduğunu düşünürsen ne demek istediğimi anlarsın. İmkanım olsaydı yıllar önce kuraklık zamanında somali.ve Etiyopya ya bireysel yardıma gelmeyi düşünüyordum.
@demsashtemesgen44398 ай бұрын
@@ramizyabac3256 If $2.5 billion may seem insignificant to you, for investors, it represents a significant investment opportunity spanning continents, aiming to boost revenue. Let's not underestimate its value. Secondly, we appreciate the sentiment, but we don't seek donations; we are self-sufficient. Consider directing your aid to the people of Gaza, who are facing challenges due to Israeli actions. Additionally, it's worth noting that even the Turkish government cannot halt the agreement between Ethiopia and Somaliland. We trust that the Turkish government will act in the best interests of its people. We cannot advise President Erdogan on what course of action to take.
@demsashtemesgen44398 ай бұрын
@@ramizyabac3256 2,5 milyar dolar sizin için önemsiz görünse de yatırımcılar için kıtalara yayılan, geliri artırmayı amaçlayan önemli bir yatırım fırsatını temsil ediyor. Değerini küçümsemeyelim. İkinci olarak, duyarlılığı takdir ediyoruz ancak bağış istemiyoruz; biz kendi kendimize yetiyoruz. Yardımınızı İsrail'in eylemleri nedeniyle zorluklarla karşı karşıya kalan Gazze halkına yönlendirmeyi düşünün. Ayrıca Etiyopya ile Somaliland arasındaki anlaşmayı Türk hükümetinin bile durduramayacağını da belirtmekte fayda var. Türk hükümetinin halkının çıkarları doğrultusunda hareket edeceğine inanıyoruz. Cumhurbaşkanı Erdoğan'a nasıl bir adım atılacağı konusunda tavsiyede bulunamayız.
@maametiger51698 ай бұрын
War Ma Caruur Buu Usheekaynayaa Kani Safiirkii Ethiopia Baaba Jooga Oon Weli La Eryin Diyaaradii Qaadkuna Way Soodegeysaa?
@shamisali45998 ай бұрын
Asago jooga lagu marqa tiyena 😂
@AyaanIsmail-ro6ir8 ай бұрын
Moriyaan daashay HARGESA sowdigii Qaxooti ku joogay adiga iyo caruurtaadu ee ay high schoo uga soo wada baxeen Tuug markaas baad rabtaa meeshii aad shalay Qaxootiga ku aheed in aad u booteeso meesha ma Cadele baad mooday HARGESA Dameero ma joogaan geel baa jooga
@hassanrobleali64942 ай бұрын
Uduuda Somali aaway ciidankii ilaalilahaa??
@AyaanIsmail-ro6ir8 ай бұрын
Kan Calaacal badanaa
@maametiger51698 ай бұрын
Xasanow Xilku Wax Laboobo Ma Aha Adna Boob Bad Kuheshay Iyo Laluush Ilahy Haku Soo Hdeeyo Nin Qalbi Fiican Bathy Lkin Xoogaa Wasakhaa Kugu Jirta Ilahy Intaa Hkaa Xalo
@onkotgondeey31818 ай бұрын
Ha casanin murande mxw
@khadramahdi41168 ай бұрын
Dawarsi Miyaan ku faanaynaa marka?
@khadarciidle17068 ай бұрын
Turkigu wuu Kala yiqaanaa somaliya iyo Somaliland taako bada somalilandna masoo gali Karo turkigu wuu Ku ilka beeli doonaa