heso cusub hodan cali cilmi 2

  Рет қаралды 90,068

Gacaltoyo Show

14 жыл бұрын

Пікірлер: 34
@TheHiliso
@TheHiliso 7 жыл бұрын
dooxadii nugaaled dhoodimeer dirkeediyo daarihii taleex ee Darawiish ku caan baxay ... woooow viva khatumo state
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 13 жыл бұрын
wooooooow wlhy way isku dhacaysa qurux iyo ciyaarba mansha allah sida carabta ayay u ciyaarta qalanjadani xalka kasiii wad
@vaysal59
@vaysal59 13 жыл бұрын
waaah waaaah wot anice miuzik waaaw ceynba ceeyn i wish future inuu ii garaaaco hot music hodan afkaaga caano gabadhaan markaa arkaa iqabataa fanka ma gashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa!!
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 13 жыл бұрын
macanto waan kusalamay waana ku hanbalyaynayaa cadeeyey xalka kasii wad aad iyo aad ayaa codkaagu ii deqay madaxa ixanuunayay wlhy codkaga markaan maqlay ayaa madixii iqabobay walalo maan uhaysan waligay inaad saaid u cod macantahy balse waan dhagaystay heesahago dhan mansha allh inaad hodan dhagaysato mar hore maxaa kudiday ayaan isku ciil kan biyay hada hesahagoo dhan waan wada dhagaystaa you are so hot lady of the year hanbalyo mar 2aad
@Kharbud09
@Kharbud09 13 жыл бұрын
wow hodan cali waa runte doxaadi nuugald darwishi uu caaanbaxy waa hees qaaliya afka caano laagu qaabaey
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 6 жыл бұрын
Waaw hees nuucaan ama miraha iyo naaxiyadda saan isku raacsan oo suugaan lagu tilmaami karo kol horaa nuugu danbeeysay Well done Hodan iyo hal abuurada heestaan
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 5 жыл бұрын
She is from Khaatmu State Laadcaanood 💜💜💜
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 13 жыл бұрын
woooooooooooooooooooooooooooow war ianantu cod macaana mansha allah ilahow yay jareertan ilkaha dhadheer ku cawryin dadkay ileeyaane allah macak xubi saado cali boqorada ay awalka daba oyi jireene hadana ma inantan ayya cawryayan qurux deeda rabow uda ilahow sidaa xasidnimada haibarin some like den styge dame lagama neefiya seexo dhilooy kkkkkk haoyin daalo ma aadi sxb iyo talex aad xasidnimadu hakasoo ba,ee
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 13 жыл бұрын
ana wasa wixii caya walashay hodan qaali oo loogu hesay adaa quruxdii hantiyay intii kasoo hadhaa habluhu kalaqaybsadeene hidi hoobeey hobeey hii woooooooooooooooooooooooooooooow sida maloogugu shegay lagamaneefiyay dianada nagaha isaaq ayaa cuna iska daa marsashe anaga maxaan iska marina ilahy ayaa saa noekaysiyaye qurux haku lumin dawar camalak yaa sariqa
@shabeelbuqul6183
@shabeelbuqul6183 4 жыл бұрын
Alayaa cisag fom dAalo
@Bamoja
@Bamoja 13 жыл бұрын
I really like this lady! 4 ur all love songs
@charlottegrayyxo
@charlottegrayyxo 7 жыл бұрын
love this post more
@Afdurdur2
@Afdurdur2 13 жыл бұрын
Runtii fanaaanadan aad baan uga helay ayaase ii sheega DUNIDa halkay kaga nooshahay
@mufc4ever143
@mufc4ever143 13 жыл бұрын
@Afdurdur2 Nairobi Kenya ayey ku nooshahay walaal ee soo qabo qofta hadii aad damacday yeesan ku dhaafin hehehehehehhe
@osmaan000
@osmaan000 12 жыл бұрын
laakiin gabadhaan oo qawan ma arkin sida kuwa kale oo heesa
@quenjigjiga7968
@quenjigjiga7968 10 жыл бұрын
Waaw
@MrA36500
@MrA36500 13 жыл бұрын
kawada heelnaay
@raahoosman1351
@raahoosman1351 9 жыл бұрын
dhoodimeer wwwwww darahii taleex
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 13 жыл бұрын
dadku yay iswaydiin quruxbadana way garanayaan ciday tahy dhulbahante saaid ayya uqurux badantahy waxa caaya wadad ka masayray quruxdeeda war inantu quruxbada kamanefiso ciil udhimo miyaad ooyi nagtan way kaa qurux badan tahy car issoo sawiro youtube isasoogali wlhy ilmaha yar xitaa wuu kabiqi lahaa haduu doona waayo dadka wax caaya waxca layiri wadadka foosha xun meeshana sxb qabiil mayaalo fanaanad da,yar ayaa joogto dhilo miyaad ku ooyi qalanjada
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Bilaa me kub walh wagan qurx dabici ah u danbeysay
@caaishocabdulle7429
@caaishocabdulle7429 8 жыл бұрын
cadimaha
@SuperBarwaaqo
@SuperBarwaaqo 13 жыл бұрын
kkkkkk kamanefiso ayaan ku qoslaya adiga cidi kama neefinayso alla yaa eega say utaalo bahsha ilkaha dheer kamanefiso way uraysaa nin dhulbahante ayaa nacay markaa youtubey kabadhaysaa sxb nagaha gunter waso ma wasan ragayagu dee orod gunter aad qabiil miayy inantan kusoo qaday hadana dhilo
@Xammaada
@Xammaada 13 жыл бұрын
anigu ma aqaani heesaha somalida laakiin gabadhani aad bay u cod macaantahay. Siwacana way isku ruxaysaa ahahahhaha.........hibo nuura ayaad moodaa inay usoo cod yara egtahay.
@TheDucaysane
@TheDucaysane 12 жыл бұрын
gabadhaan darood miyaa mise waa hawiye mise waa gabooye waa garan wayay lahjadeeda cabditahliil iyadoo laheesayso waa arkay sina waa gaban tahay ceebmalahan waa gabar fican muuqaal ahaan qabiilkana ceeb mahan waa firkeeda hadii la ogaado dhibmalahan
@sacdiasaid5328
@sacdiasaid5328 3 жыл бұрын
Dhulbahante waye
@libanmahamed375
@libanmahamed375 Жыл бұрын
​@@sacdiasaid5328 okay wllshy
@SoldierGirlSsc
@SoldierGirlSsc 12 жыл бұрын
@ilwaad2004 ilwaad quruuuuuuuuuux adba idha deeralay baad tahay reerkeenu idhaha hido ayayba u leeyihiin may tidhi kkkkkkkk
@caaishocabdulle7429
@caaishocabdulle7429 8 жыл бұрын
www
@raahoosman1351
@raahoosman1351 9 жыл бұрын
ismail nuur qawanan maxad utaqan ma iyadaa asturan waakan qoor qaawane
@MrKingsomalia
@MrKingsomalia 13 жыл бұрын
wow yarta waad ciyaaraysaa laakin meesha hees ma jirto sheeko baad kuhaysaa loool
@raahoosman1351
@raahoosman1351 9 жыл бұрын
qalbi somali anaa fananad cadilan wax soosaaro la ah ii dhiib hees kkkkkkkkk waba donayey wax isameyaa tana ka cod fiicni amaanba ha ahatee kkkkk
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 9 жыл бұрын
Lolz anaa kuu dhibaya raho are u ready
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 жыл бұрын
haday isi Qaawi laheed waa caawi lahay sidhay ila tahay anigay waayo Somalia way xumaantay Gabar Qaawan ee asn lahay cod ayay jecelyihin mit cod fiican ee asturan lama rabo