hiddaha & dhaqanka battle

  Рет қаралды 695,535

Bartamaha

18 жыл бұрын

Visit www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.
this is from Riwaayaddii Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah.
sngers: cadar kaahin, Fadumo Haldhaa, Kinsi X. Aadan, & ? tell us who.

Пікірлер: 177
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 2 жыл бұрын
Heestaan markaan ayey sharaf leheed hada hadii sidaan camal afar hablood uqadan waxaa la leeyahay dhaqanka ayey fasahaadinayaan😭😭 2022 yaa ila daawanaya Aun intii dhimatay
@naslid4742
@naslid4742 2 жыл бұрын
Me
@abdillahimoodhikaar7523
@abdillahimoodhikaar7523 11 ай бұрын
Alla dhaqankeenu qiimo waynaa Allow noo hagaaji Somalidii dad nool bay ahaayeen oo wax xikmada ku heesa❤
@nasraali3053
@nasraali3053 8 жыл бұрын
Inti ilahay so hanuniyay ahandulilah inta kalenah allaha so hadeyo
@BaladweynCableChannel
@BaladweynCableChannel 3 жыл бұрын
Khadija Hiiraan, Faaduma Haldhaa, Cadar Axmed iyo AUN Kinsi Xaaji Aadan 💙
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Somalidu waligoodba way lahayeen dad xadariyiin Oo latalabadsada Dunida Calamka Hadana sidoo kale waxaynu Lahayn dad qima badan Oo dhaqanka Iyo sharfteena Dhawri Jiray Tasna waxa Ku cadaynaysa Ruwaydan qimaha badan Ee Uu Sameyay Abwan xasan Abdilahi Haaji Hasan GaneY allaw cimriga Ku barake adeero
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Waa mid ka mid ah dhaxalkii aanu nasiibka u helay lkn waxa nasiib daro ah jiilka naga dambeeya waxay dhaxal qaraami u noqon doona u heli doonaan hees ku sheegyada SHARMA BOY & SOCDAAL we are so sorry😥
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
Dharaarba ninkaan ka helo Habeenkii uma dhaxee Hantidu way ii dhantahay Cajaaib💯ilahow intaa na fahansi
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Gabdhaha asturan waa 1. faadumo hadha iyo 2.Cadar Axmed kaahin. Labadakalena waa 1. Kinsi iyo 2. Khadiijo hiraaan
@Barkhadd
@Barkhadd 13 жыл бұрын
riwayadii & erayadii Xasan xaaji Cabdilahi Ganay "Masiibada Aduunyadu Ayadaa Macalin u ah" 1984 (meaning catastrophe teaches the world)
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
masibadu aduunyada iyada u macalina
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Xasan.ganey.maansha..allaaH.....Rabow.cimrigaaga.dheeree.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Hhhhh 😂😂😂gabadha surwelka qabt ma Khadijo Hiiran baa wllhi nin ban umalaynayey m.aKinsi xaji 😍😍illhy ha uwada naxaristo
@Wonderer224
@Wonderer224 3 жыл бұрын
Dhammaantood waxay ahaayeen gabdho xishood iyo asluub wanaagsan ee arrinku waa matalaad. Kinsi Allaha u naxariisto, gabdhaha kalena Alle haw siyaadiyo caafimaad iyo cimrigoodaba.
@shucaybnuur8114
@shucaybnuur8114 2 жыл бұрын
0
@fadumohanad5507
@fadumohanad5507 11 жыл бұрын
kinsi haji aden caqarta ilaahay ha u naxaariisto qurux alle uu dhameeyey
@idalahow
@idalahow 3 жыл бұрын
Xishoodka Mashallah. Hadii Somalia sidaan kusocon lahayd....waaba laqawnaan lahaa hada
@yaxyecigal2345
@yaxyecigal2345 3 жыл бұрын
Tariikhdu waxbay hagtaa dadkuna wuu heebsadaa aduunkuna waa hayaan hirdooglaa lagu socdaa hogaankuna waa casriga maskax la tuujiyay ayaa laga keenay xasan ganay cafimaad qab iyo camal san Allah ha siiyo intii dhimatay Allah ha u naxariisto Aamiin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
Adun habeenkas wan dawanaya Riwayad waxa Alfiya xasan x.cabdilla xasan ganey waa haldhaa iyo cadar iyo khadija hiiran iyo AHN kiinsi x aadan
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
Xillima ayay ahayd sxb taarikhdaasi
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
waxey Aheyd 1986 kii waxan lagu dhigay tiyetaarka hargeysa
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 Haa ok adeer berigaa hooyaday lama qabin wllhy😅
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
@@maxamedaarshe4958 waxa la dhigay 86ki
@xaliye3240
@xaliye3240 2 жыл бұрын
Rabi janadiisii ha idinka waraabiyo cadabul qabriga allah idinma tusiyo amin 🙏
@ayanabdiqadir9040
@ayanabdiqadir9040 2 жыл бұрын
Walal kinsi uun ba dhimatay illahy how naxanistee
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
waa eryadii xasan ganey laxankii axmed cali cigaal codadka cadar axmed kaahin faaduma haldhaa kisi xaaji aadan khadiijo waasuge khadiijo hiiran
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Axmed dadku heesaannimo bes bay ku yaqaaniin inta badan lkn waa mid ka ah dhawrka laxameyste ee guud ahaan aan oran karo waa ugu culus yihiin.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariistee markuu siidhi ku yidhaa KHADIIJA hiiraan "musbaaryow qotomaa" kuraasidaa laga daatay qosol theatre-kii hargeysa
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 5 ай бұрын
Siidhi maaha Waa sayid sh cumar
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 2 ай бұрын
Ahun Shaadh iyo surwaalka suuqa kumari jirtay
@maxamedcalibulaybulay4397
@maxamedcalibulaybulay4397 3 жыл бұрын
Bruce ayaan ku daawaday markay soomaliya naftalahayd
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
eryada xasan Ganey laxanka axmed cali cigaal
@haawoali3733
@haawoali3733 2 жыл бұрын
HEESTAAN MARKEY MISS XIIS QAADEY INTA SOO RAADISEY IS MUUJIYA
@alaahidahir4388
@alaahidahir4388 4 жыл бұрын
hhhh hashaan maqasha iska celin markey hiigtaan nirguhu jilaalkii way hadhaa sarbeetu waa funny
@yaxyecigal2345
@yaxyecigal2345 3 жыл бұрын
Naagtii tumasho u ban baxda intuu dhabankeedu jooga uunbaa la wici kadibna black ayaa xigi kkkk
@maxamedcalibulaybulay5849
@maxamedcalibulaybulay5849 5 жыл бұрын
Heesuhu qolo malaha waa waxa maanta yaala maantu hogaanka gaaladu casri yahay gaalo waxay tdhin waan bee nalaba waan xigmad heestani dhaqankii soomaali kuwan gaalay kudaynayan soomaalidii danbe la socda
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 2 жыл бұрын
yaa maanta usheega kuwa jooga 2022 ayay ka hadlayeen
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
FADUMO HALDHAA & CADAR KAHIN.
@Bajuuni
@Bajuuni 17 жыл бұрын
this is from Riwaayaddii Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah. sngers: cadar kaahin, Fadumo Haldhaa, Kinsi X. Aadan, & ? tell us who... It's Khadiijo Hiiraan
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
hal maka kasaye heeda wacan ku maqli jiray haldhaa bis
@monagalool7467
@monagalool7467 Жыл бұрын
Cadar axmed kaahin
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha x.ganey laxanka a.c.cigaal codka kinsi iyo qadiijo hiiran iyo cadar a.kaahin iyo faadumo haldhaa
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Laxanka rag badan baa kala sameeyay oo gacayte aun ka mid ahaa sidaa filayo
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Xikmadi waa tan hadaba
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Haldhaa way ka xishood siisay Khadiijo Hiiraan, tilmaan bay ugu sheegtay inay surwaalka ku fool xuntahay, khadijana dhoola caddayn bay ku aqbashay!
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
Afahay uu haadlay gargarihi kobaad ee Aadamiga الخبير معلم انسا ن الغرا ب
@Cabdirisaaq.Maxamed..cadooshdi
@Cabdirisaaq.Maxamed..cadooshdi 11 ай бұрын
Sax.waxay.ahayd.dawladii.soomaaliya.markii.xishoodkii.iyo.dhaqankii.laga.tuuray
@museali-i9n
@museali-i9n 27 күн бұрын
waa khadiijo Hiiraan gabadha afaraad
@xasanmaxamed7230
@xasanmaxamed7230 7 ай бұрын
Wa ruwaayadi XASAN xaji cabdi laahi
@fadxiciwal5286
@fadxiciwal5286 2 жыл бұрын
dhaqanka wakaa wllhi heestan barteeda ayaa la dhigay jilin iyo murtipa haday habla soomaliyed wax ku qadan la haayen cidna isma qawiseen
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Fanaantii hanoodeen
@MudugboyMB
@MudugboyMB 17 жыл бұрын
kuwii heeran jiren caab malahay oo guur xalaala bay doonan jireen ee qofka tumasha doonkaa baa ugu xun
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 4 жыл бұрын
Horta mudug boy ma noolyahay
@mohamedabdi9823
@mohamedabdi9823 4 жыл бұрын
g
@yaxyecigal2345
@yaxyecigal2345 3 жыл бұрын
Ragii hagaagsanaa ee wax xeerin jiray ayaa heerin loo geli jiray . Rag loo galaa ma jiro hada
@zaaked7930
@zaaked7930 3 жыл бұрын
Mudugoow wali ma nooshahay zxp
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
@@zaaked7930 haa sxb mudug boy channel la dhaho ayuu leeyahay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 4 жыл бұрын
Allah gabadhahaanu qurxoonaa
@assowemoussa357
@assowemoussa357 3 ай бұрын
Real battle
@abdimohamed1908
@abdimohamed1908 4 жыл бұрын
True
@QaloocanHj
@QaloocanHj 15 жыл бұрын
thank you bro for your informtion.
@caanoboodheguulwadeguulwad9077
@caanoboodheguulwadeguulwad9077 2 жыл бұрын
Waan qory Kelmadaaa asaaga kahadh waa habaar
@maxamedcalibulaybulay9088
@maxamedcalibulaybulay9088 3 жыл бұрын
Axyaa kalam
@ahmedadanmahamedmahamed5642
@ahmedadanmahamedmahamed5642 2 жыл бұрын
Waa Here's murati badan
@hoodomohmed3512
@hoodomohmed3512 3 жыл бұрын
Cid daawaneysa 2020/12/16 hhhhhh wagaa 9 jir bn ahaaa jimcayasha sugi jirny hhhh
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Abwaan xasan ganey noloow adeero
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
Warsamow hadi ayno marka hore ayno qaawanayn jogitangeno halkebu aha
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 Жыл бұрын
Dhalinyaro waa dhaxalkii fanka somaliyeed kor u qaada dhuuxa ku dhaqma
@kudaare
@kudaare 13 жыл бұрын
@HolacX thams walal
@maxamedaarshe4958
@maxamedaarshe4958 3 жыл бұрын
habeenooy hebed ka geel hashaan maqasha iska celin haraatin intaanay dhalin markay hiigaan nirguhu jiilaalkii bay hadhaaa
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
Mala igto ma qawanyihin mise dharbay xiran yihin
@balayoos
@balayoos 3 жыл бұрын
Hadal haduu wax tarayo. Waa kaas ee hablow ku waano qaata
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Cadar axmed kaahin .faadumo cali cilmi haldhaa kinsi xaaji aadan xuseen khadiija axmed waasuge khadiija hiiraan .waaberi xul qaran murti iyo madadaalo
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
Kawarhaynto dunida Inaa markana LO fiiL ardi
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 жыл бұрын
Maxaad ka sheegi kartaa hadaadan live u daawan,Kismaayo ayaan ku daawaday shineemo ayaan sideetameeyadii.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
خليفة فى الارض عالم ارواح
@mustafemuhumed2426
@mustafemuhumed2426 4 жыл бұрын
Always proud with culture of your ancesrty
@Bigman-dv1iz
@Bigman-dv1iz Жыл бұрын
Yaa. Ka nool mise kuli waa dhinteen
@theAar9
@theAar9 13 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk aan kaftamee weligoo ugadeniya dhaqanka ku adayg iyo diin kama sina dirta woqooyi iyo tan koonfereedba marka labada gabdhood ee ogadeniya masha allah
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
MEEL aad joogtaba in 8daa sano caqli kuu kordhaan rajaynayaa Cawaan fooqal Cawaan habluhu ruwaayada ma iyagaa alifay taa dhaqanka ku adag iyo taa kaleba labadooda bayd nin baa wada sameeyay badawyow
@maganguuleed5876
@maganguuleed5876 4 жыл бұрын
@@somalilandtayda3765 Waa Cagdheer caqligu inu kasii dhimo mooye inu usoo kordho haka yaabin 😂😂
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
Daliil
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
HABEN. MAALIIN
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Runtii xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay abwaan murti badan waayo markii la qiimeeyey mualifiintii waaberi wuxuu noqday abwaanka xaga dhaqanka koobka qaaday intii igu raacsan viva soo qor
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Runtaa weye
@calixasancalixasan898
@calixasancalixasan898 2 жыл бұрын
Xasandiiriue. Heestii. Hidahiyo dhqankii
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
SACII
@gaashaamotv
@gaashaamotv Жыл бұрын
Saado ali iyo kinsi x adan ,fadumo haldhaa Ayaan garanayaa
@adamabdi743
@adamabdi743 Жыл бұрын
Saado kuma jirto ee waa Cadar Kaahir, Qadiija hiiraan, Fadumo haldhaa iyo Kinsi X Adan
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
gorgiyow waxan donaya ayada macnaheda انا جعلنا ك خليفنة في الارض تفسير شعراوىء
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
ilahay afcarbedka iyo afka cimrediga kebu ko horhadlay ama عربي عمريد midke horeyay
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 4 жыл бұрын
Waa yaabka yaabkiise muddo QARNI & BADH AH dadka somalidu waxay DUL-JOOGAAN HEERYADA mise HAYLAHA kumaan xidhaa?... AFKA ma DUUBANNAA mise MUUSIK baan ugu ducaynnaa SHIIKH QAASIM BARAAWI... SHIIKH NUUR .. BIYOOLE Qubuurtooda Etc? ... DADKA Ma XANSUUQNAA KELIGEEN JANNADA GALLLEE inta KALENA CADAABTA...?..DAWLAD MA DHISANNAA QABIILNA MA U QAYBSANNAA....? DHAQANKA ma ILAALINNAA LAAKIIN dhaqankeennu muxuu ahaa HORTA 🤔.. ? ...dunidan waxaa kunool in kabadan 1.30 bilyan oo muslim AH laakiin ma jiro HAL waddan oo DUL-TAAGAN SOMALIDU waxay dul-yuururaan QARNI INKABDAN taasina waxay caddayn utahay DADKANI WELI MABA GARAYAAN WAXAY DUNIDAN KA RABAAN.... aakhirkii waxay noqotay....2-mitir hore innoo wada...2-mitir dib innoo celiya.. Maya... Maya 4 mitir hore aan usoconno...haddana dib innoo celiya 4-MITIR oo kale....dadka noocan caqliyaddoodu meertada ugu jirto Korkana laga dabanayo sidii ugaartii RAJO KA DHEER WALLEE...I see an IDIOT stuck in merry -go-round rollercoaster seat...A ZERO SUM ENDLESS GAME...?
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
kinzi xaaji Aad
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 5 жыл бұрын
Sidiqabax qadiija warsame qalamjalam aadan faarax kkkkkkkm
@libanosawled9178
@libanosawled9178 4 жыл бұрын
Fatouma haldha amba fatouma lpai
@kabeebey
@kabeebey 18 жыл бұрын
Thanks fopr sharing this great vidoe, I hope people understand this.
@mohanedabdirahman7989
@mohanedabdirahman7989 Жыл бұрын
Ater 16years wea you?
@hannahmohamoud4126
@hannahmohamoud4126 2 жыл бұрын
Kuwani waxay ahaayeen hordhaca qoomka imika jira😃
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Kuwa allatuubbo la odhan jirey baa ka horeeyey oo madaxa koob gashan jirey oo aad moodid dudumooyin
@abadir20
@abadir20 17 жыл бұрын
yaaa salaam FC habalaha asturan 4 - O FC habalaha casriga
@zaaked7930
@zaaked7930 3 жыл бұрын
Still ma nooshahay ahmadow 😳
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@zaaked7930 haa wall way nooshahay
@SHAREEROPHONE
@SHAREEROPHONE 12 жыл бұрын
Cadar axmed kaahin, faadumo Haldhaa, kinsi xaaji aadan, khadiija c/dulle waasuge (Hiiraan ) Riwaayadaan waxaa alifay Abwaanka ku caan bahay Curinta Riwaayadaha iyo Sameynta Suugaanta waa Hassan Xaaji c/laahi Hassan Ganey, heestaan waxay ka mid ahayd riwaayadii ahayd MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALIN AH ... fadlan dadka oranaya XASAN GANEY waa abwaanka iidoor fadlan joojiya waa ceeb in nin dhan oo weyn oo ABWAAN ah la dhaho waa reer hebel, abwaanku waa ABWAAN SOOMAALIYEED
@jamuriyadabarakaysan2863
@jamuriyadabarakaysan2863 5 жыл бұрын
Dtuukkn Zxc n Xddghkhg M
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Sharma Haji ma cag dheer baad tahay waadigan Iidoor na yidhiye hhh. Kaftan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Laxanka iyo muusigga waxaa leh Axmed Cali Cigaal
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
haldhayey de waxa u dow gaalka baaradale isaguba waxa aburay ilahay isgaudhow
@caanoboodheguulwadeguulwad9077
@caanoboodheguulwadeguulwad9077 2 жыл бұрын
Waana qory waaberi
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 3 жыл бұрын
Kinsi xaaji barigaa subag bay ahayd
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
ISLAYAAB ISLADIID
@maxamedcalibulaybulay8228
@maxamedcalibulaybulay8228 4 жыл бұрын
suubxana laah
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
axmad yaay sidig ko yihin ee dhaqan celin ha he
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 ай бұрын
king ( Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
5 shanta daal ee sheegtay in ay haystan isko halaynta gaarka ah
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
يا داود انا جعلنا ك خليفة فى الار ض
@caanoboodheguulwadeguulwad9077
@caanoboodheguulwadeguulwad9077 2 жыл бұрын
Waan qorya
@cilmimuuse3709
@cilmimuuse3709 3 ай бұрын
3/42024❤❤❤
@caanoboodheguulwadeguulwad9077
@caanoboodheguulwadeguulwad9077 2 жыл бұрын
Waan qoraya
@duuudeeey
@duuudeeey 14 жыл бұрын
qofka afaraad waa khadiijo hiiraan qofta meesha u shidantahay waaye
@masuulsare8099
@masuulsare8099 Жыл бұрын
Sanado badan kadib Waxan rajaynaya ficnthy legend
@cumarcismaan6292
@cumarcismaan6292 4 жыл бұрын
Eesh calaaa
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
WAA WARWARAABYADDA FADALJEER
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/maq6Zoirj6mpo6s
@cm.7447
@cm.7447 2 жыл бұрын
Hhhhh 1980 ba laqaaday lkn 2022 hablaha joga kahadlaysaa
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
Hhh aaad
@YASMINPHS
@YASMINPHS 13 жыл бұрын
waar dadkan moodaya is qaawinta il baxa ilaahow na badbaadi waa waxa haysta dadkeenii
@masuulsare8099
@masuulsare8099 Жыл бұрын
Aamiin dhmanteen
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
waxydonaysa in Aad noqoto dameralay
@hudaabdirahman3144
@hudaabdirahman3144 Жыл бұрын
Yaa 🤔?
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
فا ن اءنسم منهم رشدا
@naasirxuseen1548
@naasirxuseen1548 4 жыл бұрын
ax yaa riwayad habeenoy hebedka geel hashan maqasha iska celin markay hiigan nirguhu jiilaalkiibay hadhaa kkkkkk
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 3 жыл бұрын
Riwaayaddii “Beeneey waa run”
@mahamudomer8163
@mahamudomer8163 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk waa masiibadu addunyadu iyada u macalina maaha beeney waa run
@hodan19
@hodan19 15 жыл бұрын
woooooooooooooooooooow tolow hablahaas oo kale mala helayaa hidaha wata wakhtigan xaadirka ah.
@suldanabdulahi4132
@suldanabdulahi4132 4 жыл бұрын
11 yrs ka hor ba inantasi su ashas ina waydiinaysay marka wa la dhawa lkn manta may
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 11 ай бұрын
In 0o kajiro 5 gudahodo
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
afsomali miidiisa waataa hasha la iska nuugu jilalkii bey hartaa hanbana waa la isku nacay ee hingada igu afgaro
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 12 МЛН
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,1 МЛН
She got an idea 😂😂 #shorts #viralshorts #funny #comedy
0:46
HRA CHALLENGE
Рет қаралды 8 МЛН
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2 МЛН
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 5 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
0:25
Zach King
Рет қаралды 26 МЛН
Mafia Boy Gets Revenge 🖤
0:38
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 24 МЛН