Masha-allah Allah hamigeena haka yeelo mid aad u sareysa . Waxana sido kale Allah aan uga baryayaa in ajar iyo xasanad badan haka siiyo shiikh ibraahim maxamed
@me.zaahid62502 жыл бұрын
M.a wlh 10 sano kahor anoo yar ayaan ayaan dvd uu aabahay leeyahay ka dhageysan jiray sheekha magaciisa maan aqoon lkn muxaadarada magaceeda ayaan wali xasuutay aad ayaan u jeclaa maanta ayaan soo raadiyay aad ayaan ugu farxay wlh sheekh ibraahim alle haka ajarsiiyo
@abdullahiabdidahirnur91155 жыл бұрын
Masha alaah allaha dhamaanten kuwii leh Hami sare iyo Go"aan adayg. Hamigeena ilahay haka dhigo mid diintiisa ugu gargaarno
@bashiirhaji50462 жыл бұрын
Thank you for uploading this video
@tavvi46198 жыл бұрын
Masha Allah sheikh alle haku xafido
@monalis10008 жыл бұрын
mostapha faisal
@cusmaanfaarax13086 жыл бұрын
Mashallàh sheekh
@adanissa1466 жыл бұрын
Masha Allah
@ubaxabdi26236 жыл бұрын
Maasha Allah
@sulekhaarab6515 жыл бұрын
alaah hakuxafido sh ibrahi
@ibraahimcabdi94585 жыл бұрын
Maantana waa maalin ramadan ah 28/9/1440 2/6/2019
@abdulazizyousuf7161 Жыл бұрын
Anoguna wllky comment kaaga waxan akhrinaya 9.dec.2022 Ma anabad qabta Farxad ku noolaw
Ana waxaan daawanayaa maanta oo Ay taariikhdu tahay 27--7--2024
@BEERYAHAN6 ай бұрын
HIMADA SARE ee Sh Ibraahim dheer3 ka rabnay waxay ahayd inuu u dagaalamo siduu HARAR ilaa JIGJIGA ILAA.MOOYAALE ILAA QABRIDAHAR UGA TALIN LAHAA isagoo MUSLIM madax banaan ah ee inuu Itoobiyo isku dhiibo maahayn