HOBALADA WAABARI - HEES CUSUB - BARO WAA GALMUDUG - OFFICIAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 30,972

AAUU PRO

AAUU PRO

Күн бұрын

STAY TUNE AAUU PRO
THIS MUSIC PRODUCED ©️AAUU PRO Fankaab Studio
24Hour Update Channal⏰

Пікірлер: 68
@abdikarimmaalinguur5318
@abdikarimmaalinguur5318 3 жыл бұрын
Baro waa Galmudug ❤🥰 Aaway reer Galmudug is muujiya😍
@mascadeofficial4920
@mascadeofficial4920 3 жыл бұрын
Galmudugian people allah Barakeeyo Boqortoyada #HG
@kunciilcade1250
@kunciilcade1250 3 жыл бұрын
Wwwwww Faninta Galmudug hadaa ka heshay like ii saar Galmudug kasoo jeedid
@iqroaliomer461
@iqroaliomer461 3 жыл бұрын
Amiiin ilah balayada haga cijabo like dhac igu siyaa inta galmudug taagerto
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 7 ай бұрын
The best song ever woow 🎉mashallah Galmudug Guul forever ❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Waa sax taas galmudug jir oojoog waligaa in sha allah
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 3 жыл бұрын
Abwaan umal ninka ay ugu qoran tahay! Wasaq qurmuun baa tahay, ma abahaa baa riyo kugu siiyay heesta. Wiil kaa yar baa maskaxdiisa tuujiyay oo mirahaa macaan soo saaray markaad adigu doorshaanoow xaaarkaaga dil dilineysay. Abahaa ku wase ee afkaaga kala bax heesta iyo galmudug ba.
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 3 жыл бұрын
Faninnta habar gadir 🇸🇴🤪
@maslaharts
@maslaharts 3 жыл бұрын
Wow masha Allah fanaaniinteyda
@maxamedwaxkale5859
@maxamedwaxkale5859 3 жыл бұрын
waaaaw allacyacisg heees iga dhe galmudug waxay thy gogoshii dalka daremaa darensnadaa
@cbrofficial9435
@cbrofficial9435 3 жыл бұрын
Waaad mahadsantihin bulsho dhamaantiin wa anigo ah cumar bashiir waxaan raba abwaan umul o so qoray heeskaan inuu horay u jiray o horay loo qaaday waxaan ka rabna inu nala wadaago u so dhigo halkaan heeskaan baro waa galmudug la yiraa aniga aya erayada sameyey waxa wanaagsan inaan qofka qalad laga gelin adigo mala awaal hadalkaagu yahay marka walal abwaan umul waxaan kaa codsanaya inaad halkaan so dhigto heeskaan hadii horay loo qaaday bulshada la wadaag
@aishakiin4071
@aishakiin4071 3 жыл бұрын
Woow hees iyo bar dariska from putland wa idinku faaana💓💓👏👍
@rayaancabdullaahimaxamuud628
@rayaancabdullaahimaxamuud628 3 жыл бұрын
Baro waa galmudug my dhiiga🤩😍😍😍💞💓❣
@nawaldaahir5552
@nawaldaahir5552 3 жыл бұрын
My bloods hg ❤❤❤❤
@Aamaliaaaaa
@Aamaliaaaaa 3 жыл бұрын
Waaw dhal boqortooyo galmudug Rabbina bala kaa xijaab aaamin
@mohasaykal5450
@mohasaykal5450 3 жыл бұрын
Hala yaabi nina hadderaa koob ugu horraysaa waliba Maysan qaadin final baa uhadhay isdajiy putland koob waykadharagtaye🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@diijakhaliif6156
@diijakhaliif6156 3 жыл бұрын
Moha saykal wllo ma qafiifow bad qabta mxy tahy wxa ka hdlysaba mesha mayalan marka mxa ka qaldn.Mise markd galmudug maqasha meel ku xanunty ader wad jirn thye alah ku cafiyo.putland wa wlalhyn ado kle ma matalo .cayarna waliged ba la iska badin jiry hdi galmudug badiso iyo hdii putlnd badiso wa iskumid .ciyarta lakala badiyy na walalnimda kawyn .wxa dadka isku dira waa nocago kle
@tigerdexhaka6620
@tigerdexhaka6620 3 жыл бұрын
Hhhhh kuwii aan kabadinay somatihin hadii xitaa banadir naga qaday idinka dhulka inku rifnay banadir soo hawiye malahan qumayl dhib maqabno lkn idinka eber tihiin🤣🤣🤣🤣🤣😅🤣🤣🤣🤣
@tigerdexhaka6620
@tigerdexhaka6620 3 жыл бұрын
@@diijakhaliif6156 hhh sota karaynay cayartii isdhexgalka bulshada xmr saas uqararsanyihin
@cbrofficial9435
@cbrofficial9435 3 жыл бұрын
Hadaan qaldanahy bulshada somaliyedey hala iqabto hadii kalana bal walaalkey abwaan umul warka uu fagaaraha so dhigay cadeyn ha u keeno
@habiboabdi183
@habiboabdi183 3 жыл бұрын
Msha allah baro waa Galmudug my dhiga
@ahmedmataan
@ahmedmataan 3 жыл бұрын
Masha Allah Hobalada Galmudug Guleysta Dhamaantiin ❤💯
@farhanyareofficial9817
@farhanyareofficial9817 3 жыл бұрын
M.a dadkeygow nabad ku waara reer galmudug idiin xiisay really 💝💝💝💞💝👍🙏
@cazmi_bella1835
@cazmi_bella1835 3 жыл бұрын
Dhulkeyga allow dhowr galmudug ❣️💞💪☑️💞💪😜💓
@nahwiinaolaadnahwiina6756
@nahwiinaolaadnahwiina6756 3 жыл бұрын
Go forward galmudug
@safiyotahliilchannel6885
@safiyotahliilchannel6885 3 жыл бұрын
Barowaa galmudug 💉😍😍😍🥀🥀🥀👌
@shaaficic.qaadir8609
@shaaficic.qaadir8609 3 жыл бұрын
Viva galmudug dhul keyga
@cqanimaxameddiriye3951
@cqanimaxameddiriye3951 3 жыл бұрын
waa bari galmudug guulesta tiiimgeyga
@cadekacade7280
@cadekacade7280 3 жыл бұрын
Gobanimo 🙏♥️💪💪💪🥰🥰🥰
@zucaadinappeh6980
@zucaadinappeh6980 3 жыл бұрын
Galmudug nabad iyo qurux iyo geesi midna ma jogo heer badiye un joga xabad waxan ahayn an aqoon ee beenta daya farxan xidig iyo fananiinta kalaba galmudug waji maleh Ana dhex joga xabad lagu shaqeysta😁
@siciidobashiir3057
@siciidobashiir3057 3 жыл бұрын
Zxb wad caytamysa hadalada Iska sax laxyahy 😡😡😤
@zucaadinappeh6980
@zucaadinappeh6980 3 жыл бұрын
Abayo runta miyaa diidaysa galmudug wax jira mahan
@iqramohamed1707
@iqramohamed1707 3 жыл бұрын
Galmudug guuuul nacas aya tahay waayo aqli malihid
@fartunhussein2276
@fartunhussein2276 3 жыл бұрын
Masha Allah heergalmudug💗💙👏👌👌🌹💐
@fadimaayglan6284
@fadimaayglan6284 8 ай бұрын
Baro waa galmudug❤
@abdikariimcawil9904
@abdikariimcawil9904 3 жыл бұрын
Woow ishcalaa hees
@sa9161
@sa9161 3 жыл бұрын
Eesh calaa somalia
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 3 жыл бұрын
Galmudug 🥰🥰
@shiinofarax6630
@shiinofarax6630 3 жыл бұрын
Galmudug guul iyo gobanimo
@qadroahmadcilmi4415
@qadroahmadcilmi4415 3 жыл бұрын
Pra waaaa glmudug 💋💋💋💋🥀🥀
@BadriHeegan
@BadriHeegan 3 жыл бұрын
Waxan hay midkamid ah dadki kuwaxyeloway qaraxi exgotaral afgoye dhawac igasogaray ayn kuwayy lugteyda midiga Alex xanunkasta oo isomaray wankusamaray qadarka ale waxkudhacay ayy ahen kaliya waxu yahay codsigeyga in ada igacawisan subscribe mhdsanid
@saadaqcagmadhigeofficial2388
@saadaqcagmadhigeofficial2388 3 жыл бұрын
Waa kuu saaray wll allaha ku caafiyo
@BadriHeegan
@BadriHeegan 3 жыл бұрын
@@saadaqcagmadhigeofficial2388 ihy hakudarajeyo abyo
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo yaarabi 😭😭😭😭 waan ku saaray
@BadriHeegan
@BadriHeegan 3 жыл бұрын
@@sadiowarsame mhadsanid walashey
@Maxamedeeq-iq5iv
@Maxamedeeq-iq5iv 3 жыл бұрын
walla allh ku cafiyo wana ku saray
@mahdiabdielmi1635
@mahdiabdielmi1635 3 жыл бұрын
Caadi maha heestu
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Masha Allah hobokada gayigeena Amin amin
@MOHAAZOfficial
@MOHAAZOfficial 3 жыл бұрын
Keep going wlky
@hodanelmi5891
@hodanelmi5891 3 жыл бұрын
Geesi laga baqo loo bareeri karin Galmudug hoyga gobtu 🇸🇴🤍💙💚
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Magaca .butrus .ee ku jira. Heesta.dad,badani.ma fahmin. Butrus Qali. Waa Xoghayihii . Qaramada Midoobey UN ka.waqtigii Ganaral caydiid Asal Ahaan wa masaari Masiixi Ah Dhawr sano kohor Ayuu dhintay Guuleysta Reer Galmudug
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 7 ай бұрын
Aamin yaRabi❤❤
@qaaliladanahmed9329
@qaaliladanahmed9329 3 жыл бұрын
Waagob reer galmudug
@shukriali7783
@shukriali7783 3 жыл бұрын
Aameen yaa RabbiICalaaMiina!
@ikranmohammed4501
@ikranmohammed4501 3 жыл бұрын
galmudug my home 🥰😍💪
@jokersmokpubg748
@jokersmokpubg748 3 жыл бұрын
Baro wa galmudug 😍
@nawaldaahir5552
@nawaldaahir5552 3 жыл бұрын
💙❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪
@saadaqcagmadhigeofficial2388
@saadaqcagmadhigeofficial2388 3 жыл бұрын
1 1 1 1
@abwaanumal2506
@abwaanumal2506 3 жыл бұрын
Heesta laba qofun baa Qaadayee inta kale Maxay noo khaldayaan Mida akle heesta hore ayay u jirtay Oo fanaanki aiynaa ee somaliyeed allelhaw naxariste ayaa laxankeda lahaa lkn wxaan si toosa u xasuusan magalada uu uqaadya iyo micnihii ay lahayd wakhtigaaee dadka unr ha loo sheego sugaantu waa dhaxal la wada lee yahay
@cbrofficial9435
@cbrofficial9435 3 жыл бұрын
Abwaan umul adiga mahadsan heeskaan haduu horay u jiray o horay loo qaaday walal adigo raali ah nala wadaag hadii kale walal waxa wanaagsan inaad sheegto wax aad hubto
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 3 жыл бұрын
Wasaq qurmuun baa tahay, ma abahaa baa riyo kugu siiyay heesta. Wiil kaa yar baa maskaxdiisa tuujiyay oo mirahaa macaan soo saaray markaad adigu toorshaanoow xaaarkaaga dil dilineysay. Abahaa ku wase ee afkaaga kala bax heesta iyo galmudug ba.
@mahparis2519
@mahparis2519 3 жыл бұрын
Adigu ma abwanbaa tahay walalow
@abdullahijama9267
@abdullahijama9267 3 жыл бұрын
Gobonimo
@sadegalayax4254
@sadegalayax4254 3 жыл бұрын
Gal-mudug Gobolka Goblada
@najmaa634
@najmaa634 3 жыл бұрын
❤️🙏🏽❤️💫
@tigerdexhaka6620
@tigerdexhaka6620 3 жыл бұрын
Glmdugnimo
@shiinofarax6630
@shiinofarax6630 3 жыл бұрын
Galmudug guul iyo gobanimo
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,9 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Soomaalaan Ahay - Kooxda Horseed   - Hees Wadani 2021
9:51
AAUU PRO
Рет қаралды 207 М.
galmudug  hees yaableh murtiile
8:16
Faarax Murtiile
Рет қаралды 19 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН