No video

Hodan & Abdi Farah

  Рет қаралды 62,471

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Hodan Xaaji Maxamuud & Cabdi Faarax -
Naasihii Gamuura
Djibouti, somalia, somali, official video, donate

Пікірлер: 30
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 7 жыл бұрын
Hodan xaaji: Waxaan labaa gar daaqoon Gayaakayga diidoon Hadba gaadhi raacoon Guri kale u hoydaba Wuu igabay wakhtiguu Gaf inaan ku taliyay x2 Galabta Waan ogsoonee God anoo kasoo baxay Adna goof labaad iyo Gudcur haygu dhaafinee Gablanimada iga saar Cabdi faarax : Geelubaa marku dhalo Godolkiisa laga dharag Gamashada kaliishana Gaajooni ninkii waday Gorfa looma soo culo Gacalooy haweenkunaa x2 Waa midho gahayr ee Naasihii gamuurnaa Markay giigsanaayeen Gooli baad uloogtee Bal maxaan anigu kaa goyn Hodan xaaji : Sida gorooyo-cawshii Waxaan gooni daaqoon Gargaarta doontaba Guumoobayo dhacay Ragna way iga giigeen Gara oo hablaha uguub x2 Geenyada fardaha iyoo Geel baa la siistaa Waxa geesi kuu dhalaa Gaarida haweenkee Iga giiji shaqaladaa Cabdi faarax: Shalay eedo geediga Maantana galgaladkaa Gartayo ujeedadu Way iga guracantaho Gacmahaan ka taagee Sida goodir jiilaal x2 Geedo wa abaaree Macalool la golangolay Waadigan gaboobee Dhabanada ka godatee Bal maxaan anigu kaa goyn
@kadijasaid9307
@kadijasaid9307 7 жыл бұрын
nice song Abdi Farah iyo Hodan qormo, Allah ha u naxaristo Abdi Farah
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Waxaa sameyay abwaanki wayna ibrahim gadhle lixin kana awbaanki wayna qarshiile waxaa qaday cabdi farah iyo hodan xji maxamuud inta dhimatay allha unaxaristo amiin
@mustafeige6028
@mustafeige6028 6 жыл бұрын
Masha allah waa somalidii afka somaliga hodan ku ahayd waan fahamay naagta ayaa labo nin isku waday ka midna cidlay ku dhacaday by mustafe cabdillaahi cige
@mohamedneima3174
@mohamedneima3174 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Gaf inaan ku talyay galabta waan ogsonahay hodan haji maxuud iyo cabdi f
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Ibrahim gadhle
@abdobarreh1347
@abdobarreh1347 5 жыл бұрын
allaha u naxariisto le chanteur djiboutien abdi farah et l 'autre fille djiboutienne Hodan Hadji mohamoud qui vit a l'exterieur du pays mais vraiment les mots sont originales [MURTI] en terme somalie
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 жыл бұрын
Www calaa hees gacalooy hawenkuna waa mire gaheere micna heda waa mira gaheer waxa ladhaha miraha an pislaan nagaha waa saas cml
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 8 жыл бұрын
Masha allah nice song thank you.
@shukrimohamedwaarunwaarun6285
@shukrimohamedwaarunwaarun6285 7 жыл бұрын
Maskaxdii Dunid maaha allaaah
@shukrimohamedwaarunwaarun6285
@shukrimohamedwaarunwaarun6285 7 жыл бұрын
Maskaxdii Dunid maaha allaaha
@shukrimohamedwaarunwaarun6285
@shukrimohamedwaarunwaarun6285 7 жыл бұрын
Maskaxdii Dunid cafiimadkaga ahan
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 8 жыл бұрын
allah ha u naxaristo abdi farah,illahay ha u barakeryo janada
@xyman
@xyman 8 жыл бұрын
Gormu dhintey ?
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 8 жыл бұрын
@xyman,qof sii fican u huba aad u garanaya ayaa ii soo sheegay saddex sano karo in uu marxum Abdi Farah uu dhintay. laakin garan maayo taarikhda uu dhintay. "Inna liilahi wa inna ilayhi rajun"
@xyman
@xyman 8 жыл бұрын
Cusleye Ciltire Allah haa naxaristo
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Gacalooy haween kuna waa midho gahaayree
@ksdablh1964
@ksdablh1964 Жыл бұрын
Hestan waxaa samayay ibraahim qadhle abwaanki wayna lixinkana qarshiile abwaan weyna
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Life
@moumfod2880
@moumfod2880 7 жыл бұрын
AMIN DHAMATOD FANANTITAS
@yahane33
@yahane33 8 жыл бұрын
the Queen of sorrow and the lady killer Abdi Nuur, thank you for sharing this amazing song.
@shukrimohamedwaarunwaarun6285
@shukrimohamedwaarunwaarun6285 7 жыл бұрын
Yahane Mandel masshallaahmashallaah
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Abdi nour ma aha sxb wa Abdi farah kani. Wa fanaan kale oo heso badan oo Radio jibuti ka baxa laha. Fanaanadan heeso badan ayay isla leeyihin : - nasihi gamuurna - orod iga tag ha i odhan - Rarka iga fur waykane - mudanahaygi rumaad ..............iya qaar kalo badan. Waxay ahayeen lamane isla fahmay. Hodan xaji & Abdi Farah nice couple
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Likes
@daherrobleh3247
@daherrobleh3247 2 жыл бұрын
OK
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As, tantani waa shamsocaday yareeyqiimobadan dumaroo khayrto khatreeeeeyqarancadayyareey tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha yartayarta.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebooS
Hodan Maxamuud - waa suaal jawaab leh
8:47
Jabuuti TV
Рет қаралды 28 М.
Xaawa Suge & Cumar Raage
8:39
Jabuuti TV
Рет қаралды 27 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
LABADEENA JACAYLKA | ABDI FARAH & ZAMZAM (AUN)
11:28
DjibMedia
Рет қаралды 14 М.
Siciid & Halima Abdi - Tawaawac
9:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 75 М.
habiba iyo abdinour-CONCERT DJIBOUTI 1991
8:28
mousta volcan
Рет қаралды 12 М.
Cabdi Faarax Cabdi aun iyo Samsam Maxamed Qalinle aun
10:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 234 М.
Cabdi Nuur alale iyo Hodan  xull
7:28
Arag Channel
Рет қаралды 4,8 М.
Heestii Culumadi Jaceylka Xasuustii Hodan
13:42
NIMCO JAAMAC - Topic
Рет қаралды 239
The legendary Fanaan Saciid Xamargod Vs Nimco
9:23
7Selel
Рет қаралды 206 М.
Hodan & Aadan Geesale - Culimada jacaylka
12:09
Jabuuti TV
Рет қаралды 56 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН