HODAN ABDIRAHMAN IYO MUKHTAR ADEERO 2013 DACWO OFFICIAL SONG (BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 1,541,174

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

CODKII: HODAN ABDIRAHMAN IYO MUKHTAR ADEERO
MUSIC BY: MUKHTAR ADEERO
DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
www.studioliiba...

Пікірлер: 691
@luulabdullahimahamud2783
@luulabdullahimahamud2783 6 ай бұрын
Kuley aniga mukhtar horaan kugu dalee ma maanto kusoodagyy 😢😢😢😢 inta iga dambeyse ee daawan doonta salaan sare 2024 2/17 😢💔😭
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 Ай бұрын
Waanka qaadnay luul😮
@ShiraadKa
@ShiraadKa Ай бұрын
Qaadan walashey lul qaali❤
@ShiraadKa
@ShiraadKa Ай бұрын
@@luulabdullahimahamud2783 heestan still waa kaga shidan tahy miyaa
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 8 ай бұрын
Inta dib usoo bookhatay🙌🏻 sanadkii cusbaa ee 2024 3cisho ayaa ka dhiman inta iga danbysa like👍 28/12/2023 khamiis 13:00 duhurnimo
@libaanbarre6564
@libaanbarre6564 7 ай бұрын
Waan kosalamay 13:50 duhur nibo 14/1/24 maalin axad ah wali manoshahay mise from UK Birmingham 😂😂
@Arawellllllo
@Arawellllllo 7 ай бұрын
@@libaanbarre6564Mxa u dilaysa😂
@AhmettPro
@AhmettPro 4 ай бұрын
Xage kala so xiriiriyaa hodan😢
@ahmedxamaada1725
@ahmedxamaada1725 4 жыл бұрын
Ax gabadhan dunida ugu jeclahay baan u diray 2014 way oyday runtii heestan wxy badbaadisay farxadayda wxy iiso celisay wehelkaygii alxm😭❤️💯
@mariaabdirisekegal8311
@mariaabdirisekegal8311 11 ай бұрын
Talow hada xage lagu suganyahay😢jiika 2023 jcylku ku danbeyan nahaye😂
@fatmafayrus02
@fatmafayrus02 20 күн бұрын
​@@mariaabdirisekegal8311waa laga guursaday tiktoka kaa arkay kaani😂😂
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 15 күн бұрын
Ma adan gursana laga yaba 😅
@cabdikhaaliqcismancumar3623
@cabdikhaaliqcismancumar3623 11 күн бұрын
Heestan wxa aan dhagaysnaya 18-8-2024 aniga o ku jira marxlad jecl ah 😢 dib wan u so booqan 2027 insha Allh from hargesa
@FaraxMaxamud-m9r
@FaraxMaxamud-m9r 10 күн бұрын
Inshlah wllo
@Amina_624
@Amina_624 7 күн бұрын
Heestaan waxaan dhageesan jire 2013/ maantana Waan dhageesanayaa oo taariiqda tahay 22/8/2024 jaceeloow maxa na dhibte😢 raga kii damiirlaa ka carara nabsiga daran 💯💯👍
@ahmedabdirahmanbare8813
@ahmedabdirahmanbare8813 5 жыл бұрын
Dacwad kamaqaba iyo muran danta aniga taydaa in lay gula dagaalo, hogaan diidi maaye sida diyada xoolaha cidaa doontaba iraaci, Maahmaah duug ah baa tiri, Doqonta iyo haweenkuba qofka ay diloodaan cagta kama dul qaadaan, Kolleey aniga ..... iga raratay duudkee aan kuusii duceeyo, Wayyyy dacayda iyo keynada mid uun labada iga daa
@mariaabdirisekegal8311
@mariaabdirisekegal8311 11 ай бұрын
Maaah maah duuga tiri ragga kii damiir laa ka carara nabsiga😢11:52/29/sep/2023😊
@Malapo22__
@Malapo22__ 12 күн бұрын
Sidaa digada xoolaha cida doonto raac
@suganta.dahson
@suganta.dahson 8 ай бұрын
30 december 2023 10sano ka dib cawan dib u dhegsanaya ano si dhab u fahmaya micnaha heesta jacelow xumidaa 💔
@najmamursalmohamuud9974
@najmamursalmohamuud9974 7 ай бұрын
11/1/2024 Ana dhagaysanayaa wll allah cimriga iyo cafimaadka hano siyaadsho❤🤲
@BurhanChannel777
@BurhanChannel777 Жыл бұрын
Markii iigu horeysay Heestaan waxaan dhageystay 2013-kii 10 Sano ayaa laga joogaa "Waxaan joogay Guriga Wiil aan saxiibo nahay daris Qadiimiya Camira man ayuu ahaa Guriga Studio qol ah ayaa ugu yaalay Yasiin ayaa la dhaa Xaafado waa Buulo Xubeey" Alla maxay Xasuus igu lee dahay Heestaan Now Malaysia ayaan joogaa 4/27/2023 - Old is Gold Guys Thanks my bother Liibaan sida aad nosoo madadaalisay Great Job and Great Work
@istarlaki
@istarlaki 11 жыл бұрын
DoqonBaa Midida dili Daafaha U Qaatoo Misa Dooratee Garo ♥ ♥ ♥ Ragna Waa Duniyo Doqon Labaa Waxa udaran Ninkaan Garan Dantiise....... Maah-Maah Duuga Tidhi Raga Kii Damiirleh Kacarara Nabsiga Darin Haduu Soo Huro Ci Kolay Aniga Mukhtaar Horaan Kuugu Daale Ma Maantu Ku Soo Dagay ♥ ♥ ♥ Weeeeeeeeeeeeeeeey Dadnimada iyo Garashada Labadaas miduun Daar ♥ ♥ ♥
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Жыл бұрын
Tollwa hada hade noo shahay gabadhaan waa hooyo umalena
@najmabashiir710
@najmabashiir710 6 ай бұрын
@@cawilyare6432laga yaba 🥺
@hamzeilkacazeproduction2842
@hamzeilkacazeproduction2842 Жыл бұрын
This Song Get me Be Memorable Sad Days That Come From Live Who Can Still Listening 2023 😶😓
@AbdiqadirSolomon
@AbdiqadirSolomon Жыл бұрын
We are still here listening 2023😢
@8Teenplus8
@8Teenplus8 Жыл бұрын
Wxn isleeyahay xaalad ahaan waaka simanahay
@user-qb4gv2qm8h
@user-qb4gv2qm8h 7 ай бұрын
😢waan joogna
@iqramohamed1607
@iqramohamed1607 7 ай бұрын
⁠​⁠​⁠@@8Teenplus82024 soo raadiyay 😢
@Cawofaarax
@Cawofaarax 5 ай бұрын
Am listening 2024😢
@ustaaddiishbihi7852
@ustaaddiishbihi7852 7 ай бұрын
Yaa ila hada dhagaysanaya (08/01/2024) it’s my favoriete song still Alle ha u naxariisto intii dhimatay ee commentiyada qurxoon kaso baxshay halkaan anagana hanoga daba naxariisto nabad ahada walaalayaal
@muniiraalih2498
@muniiraalih2498 3 жыл бұрын
Hestan kama xiso 2021💔😢
@captainsanto5572
@captainsanto5572 3 жыл бұрын
Kula mid wlahi huno qurxy
@abdinasirba4134
@abdinasirba4134 6 ай бұрын
Who is there 2024 for this golden song Daqonta iyo haweenka qofka ay diloodaan cagta kama dul qaadaan
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 Жыл бұрын
Heestan waxaa ii baray zxbky waa hees waxbadan sheegaysa😭❤❤ 2023
@nasridiinmaxamedcabdi6863
@nasridiinmaxamedcabdi6863 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 3/Dec/2020 Heeskan mukhtar adeero iyo hodan Waxaan ku xasuusta nin wakhtigu nakala kaxeeyay oo saxiibkay ah ayaa aad ujeclaa heeskan liiban ibraahim sheikh shp wn ku xiiso wanku salamaya❤💯🙏
@cabdisamadjamac6771
@cabdisamadjamac6771 7 ай бұрын
JacayLow Xumidaa 26 January 2024 Yaa Ila Dhageysanaya Hestaan😢
@hassenabdizalamtayip7910
@hassenabdizalamtayip7910 2 ай бұрын
Inta Dib uzo Buqatay 2024
@hamidaali372
@hamidaali372 2 жыл бұрын
waxa laga jooga mudo 8 sano ah hadana 9 noqonaysa markasta oon dhagaysto heestan waxan soo xasuusta jacaylkaygi uhoreeyay qoraal bu iguso qoray heestan waagas maanta waa aabe caruur leh iyo reer aniguna wali ma guursan walina waan jecelahay habeen aanan xasuusan majirto sidan ujeclaaday isma lihi qof kalaan ujeclaan bilo kadib waan tagi doona london si aan ulaso kulmo after 9 years i just want to see him 💔
@momaameshchannel8450
@momaameshchannel8450 2 жыл бұрын
maa iska daysidba haduu ka fogaaday uu shalay cidlo kaga tagay
@BurhanChannel777
@BurhanChannel777 Жыл бұрын
Abaayo wlh i am Feeling sad its Dunyaa
@engabyad1
@engabyad1 4 ай бұрын
Jaanis qof kale sii. waxaa dhici karta jaceylka meesha fog ka raadinaysid in uu hoostada yaalo, balse aadan arkayn. Waxaa laga yaabaa wax inaad u ciishootid balse Ilaahay wax ka fiican kuugu talagalay balse adiga aadan dareemi karin. Markasta waxaa la raacaa meesha badweyntu kuu wado, lagama horyimaado badanaa waad jabin hadaad sidaas samaysid.
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 Ай бұрын
Miyaad Is hasheen
@AnaAmiira
@AnaAmiira 7 күн бұрын
Na walaal ileen adaa noo waramee warka soo dhamaystir 2year laga joogaa hada xaalkaaga ka waran london ma tagtay ninkii ma nacday mise waadba ia calfateen bal soo jawaab hadaad nooshahay ciwaankuna ku shaqeeyo🥺🙈
@amanabu5363
@amanabu5363 4 жыл бұрын
Ayaa iladhageysanaya 2020 hestan pls like me
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
Ana kula dawanaya 13.11.2020✌✌✌✌
@Samiakahmed
@Samiakahmed 10 жыл бұрын
Mukhtar adeero, you killed it. Viva Oromo + Somali collaboration:) I love Hodan
@amiiryassin3485
@amiiryassin3485 3 жыл бұрын
2014 malta 🇲🇹 xasuus Aduun Halba Meel buu jooga Alhmdlh Caawa heesta soo xasuustay 04/10/2021 Ramadan Soo galayo allah Hanaga aqbalo
@ikraancabdi2884
@ikraancabdi2884 7 ай бұрын
Anna maanta iigu horeeso heestan saaid ayaana ugu helay🥺
@hodoaragsan1470
@hodoaragsan1470 3 күн бұрын
August 26/8/2024 Doqonba midida dili Daafaha u qaado misna Doorte garo😢😢😢😢
@luulhusseinlatiish5520
@luulhusseinlatiish5520 4 жыл бұрын
Heestan wan jclhy ila hada kama daalo dhageysigeeda 2019 December ❤😢
@abdifatahawil612
@abdifatahawil612 4 жыл бұрын
Luul Ma isku Siba la inoo hay🌹🌹
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 9 ай бұрын
Kolay aniga mukhtaar Hore kugu daale Ma maantu kuso dagay Waaaaay dadnimdiyo garshad labadas miduun daar 😢❤ xanuun weeye heestan kama daalo dhagaysigeeda 9 November 2023 burco-khamiis❤
@yacqubmohamedhussain7586
@yacqubmohamedhussain7586 Жыл бұрын
Heestan waxan ka dhageysanaya cawa tariikhdu tahay 30july 2023 maskaxdeyda waxa ka guuxeya Ereyadan Heestan old is gold 2013 ban dib u Xasuustay cawa wakhtigu wa soconaya
@amounabdirezak
@amounabdirezak 7 ай бұрын
Doqon baa midida dili Daafaha u qaatoo Misna doorayee garo Ragna waa duniyo doqon Labaa waxa u daran Ninkaan garanndantiis🥺❤️‍🩹💯
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 4 жыл бұрын
2020 heestan noloshayda saamayn bay ku leedahay🥺💔
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 4 ай бұрын
2024 hadana waan kuso laabtay anigoo waliba ku jira xaalad midii hore ka duwan💔 I’m in Kampala now😒
@adnoaadanali318
@adnoaadanali318 7 ай бұрын
2018 anoon wax jacayla kasayn aaa wiil isodirey mana fahansaneen😢😂lkn hada waa fahmey 2024❤
@mustafeabdi485
@mustafeabdi485 Жыл бұрын
Let see how many Legends will see this song in 2024 🎉😊
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Doqontiyo haweenkuba Qofka ey dilodan cagta Kama dulqadaan😿😢😢
@asmafarah6633
@asmafarah6633 5 жыл бұрын
Melkasta mayga horaysa
@Rana_barbi
@Rana_barbi 2 жыл бұрын
War wll manoshay tlow
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 2 жыл бұрын
@@Rana_barbi Haa alxmduliah 😂🥰
@guledmahamud868
@guledmahamud868 6 жыл бұрын
mukhtaar adeero nin culus walee waan kuwataa afaan oromo iyo somaliba nin ku heesi kara saxiib horay usoco baan kuleyhy
@aminonur3787
@aminonur3787 7 күн бұрын
Heeestan waxan dhagaysanaya anigo jacayl la il daran 22/8/2024 saxada marka ay tahay 21:30😢 😢 i love you nolosheyda
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Heestaan caawa waan soo raadshay waan jeclahay wlhi 14/11/2020 waa heesaha aan jeclahay ahaa inaaan wakhtigayga ugu badan ku qaato
@hafsaahmed-et4dx
@hafsaahmed-et4dx 4 ай бұрын
2024 still He listens
@mumtazkhadar1239
@mumtazkhadar1239 2 жыл бұрын
Anigo yar on wali waxba jeclan ban dhagysan jiray hestan intan habr yartay ka qato mobilka manta se waxn dhagysanaya iyado qosadu hestu anigana igu dhacday💔🥺8/2/2022
@AmalOmarJamac
@AmalOmarJamac 21 күн бұрын
😢
@jamalismail7530
@jamalismail7530 10 жыл бұрын
one of my top songs...................:) never got tired of it................:)
@khalidabdirhaman807
@khalidabdirhaman807 7 жыл бұрын
Jamal Ismail thanks
@abdulfitahjrabdulfitah6081
@abdulfitahjrabdulfitah6081 4 жыл бұрын
I played this song over 100 times today and I'm not still tired of it
@mahirzein7044
@mahirzein7044 4 жыл бұрын
hestan wgi so baxdy ilaa hda jagan ku ahy 2020 inta firsanosa like dhac🥰
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj 5 жыл бұрын
Who is listens 2019 farta taag like ku qabo jaaleyaal
@CabdisamedLampard
@CabdisamedLampard 6 күн бұрын
Heestan waxan dhagaysanayaa 23_8_2024 hees way dhaaftaY from burco saacadu wa 3:19 galabnimo❤😢
@AnfacD
@AnfacD 9 ай бұрын
Masha Allah qof walba wuxuu xaq u leeyahay hala marsiiyo. Dhib badan aa dhacay oo anaga ugu badanahay haween naxariis ayaga Allah ku beeray. Allah ayaa mahad walba leh oo xaqa soo IFTIIMIYAY.
@abdifatahyusuftahir6880
@abdifatahyusuftahir6880 2 жыл бұрын
Heestan Xasuus Bay Igu Ledahay Wxaaa aad U Dhagaysan JiraY Wiil Aan Zhpo Ahayn Oo Gabadhu Jeclaaa Laga Gursaday🥺 2022 January 19✋🏻🎧
@bintiabdille1210
@bintiabdille1210 7 күн бұрын
Hestan waxan dhageysanaya anigo xalad xun oo jecel kujiro 😢😢nin an jeclaa aya naag kale gursaday , 11/july2024 black day to me 😭😭meshan waxan dib ugu so noqoni donaa 2027✌️
@ckhalaqjames6621
@ckhalaqjames6621 7 ай бұрын
Heestan waxan u hibeyay ama aan iska siyaya walshy ayaan oo aan walhti badan is naqaanay kolay aniga ayaan iga raratay duudke waan kuu sii ducayneee😢❤
@ayuushaibraahim9380
@ayuushaibraahim9380 7 ай бұрын
😩🙏🏻
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 2 жыл бұрын
Heestan wiil xidhiidh naga dhaxeyay baa i baray😭😭😓😓jacayl wayan baa hayay lkn ani ciyaar bay iga ahayad Wax kastana waa i qaban jiray magaladaa aan jogay igu soo dhaweyay Lkn aniga dad xasada u maqalay😭😭😭wan ka qomanaya wax dhacay sanada ka hor😪kolay aniga hodan hodan iga rartay duudkee aan ku sii duceyeee😭😭😭🥺kuman fahmay nabad baan ku rayan barwaaqo
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh 13 күн бұрын
Abyo badal qerybabto ❤
@AbdiAbdalle-su3xr
@AbdiAbdalle-su3xr 5 ай бұрын
❤dadyow waxa iga khaldan ma ogiye kolay aniga heestani qalbigayga kama baxdo mogi wayna igu dhex daarmaysa xiliyada aan kaligay ahay 10 years iyada xasustayda ka baxaysa 😢😢😢
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 7 ай бұрын
Heestan TikTok ban kaso raacay wanka helay magaceyga oo hodan ahna waku jiraa hestan🫶 sanadku waa 2024/1/19 haben sabti soogalayso sacadu waa abaare 9:05 fiidnimo ama sadexsac habenimo jawiga aanku dawanayo waa mid aad u macan gurigena daarada/ deerka baan fadhiya kaligey oo dadkii oo dhan wey seexden waa xili dayaxa neecaw macan baa dhaceysa jawiga shinbiro bes baa ciyaya bini adan shanqartii ma maqlo Alxmdulilah jawi qurux badan Baku jiraa.❤
@Rakio618
@Rakio618 7 ай бұрын
Allaha ku siyaadsho jawigaaga quruxda badan wll
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 6 ай бұрын
@@Rakio618Amen Thnks bro❤
@omarionmaslahok6052
@omarionmaslahok6052 9 жыл бұрын
Hodan Abdirahmaan Dheer and Mukhtaar Adeero. Nice Song Xumanta iyo Qofka laga Niyad Jabo Dhibkee lee dahay ayeey hesa kahadlee. I Love This Song iyo Inta Jecelba
@mohamedkhadar2654
@mohamedkhadar2654 Жыл бұрын
Heestan waxaa I barty gabar aan jaar ahyn muddu aad u badan Hothan mustafa abdilhi Yoniz 🤚👋❤
@hodanmustafe9409
@hodanmustafe9409 Жыл бұрын
Mohamed Muuse muhumed wllkie🥰
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 жыл бұрын
Maahmaah duugabaa tidhi doqonta iyo haweenkuba qofka ay dilloodaan cagta kama dulqaadan.
@bureeqojano4109
@bureeqojano4109 Жыл бұрын
Heestan 16\6\2023 ban daawanayaa ano xanuun qlpi ahaan dareemyo😭😫
@Cristianoxef
@Cristianoxef Ай бұрын
Mahmah dugan baa tiri doqontu iyo haweenkuba qofka ay diloodaan cagta kama dulqaadan >> Kolay aniga Hodan [ Fartun ] iga raratay Duudkee aan kuu sii duceeyee ♥️😞 2:11 2:34 2:37 2:40
@leylalaki535
@leylalaki535 7 ай бұрын
Xasus wlh hestan wxa bartay 2021 mgca exkegi Ka xusan jiry asigo aad iyo aad I xumeye saas ey thy qalbikega kama bixin💔💔💔🥲🥲🥲
@abdullevra
@abdullevra 7 жыл бұрын
Dacwo kama qabo iyo muran Dadka aniga tayda ilayn kula dagaalo Hawkan diidi maaye Sida digada xoolaad Cidaad donto raaco Maahmaah duga baa tidhi Doqonta iyo haweenkuba Qofka ay dilloodaan Cagta kama dulqaadan Kolay aniga hodan igara raratay duudkee aan kusii duceeyee Dacayga iyo keenada mid uun labada iga daa .... Doqon midida dili Daafaha u qaado Misna dooratee garro Ragna waa dun iyo doqon Labadaas waxa u daran midka garan dantiisee Maahmaah duga baa tiri Raga kii damiir lahaa Ka carara nabsiga daran Haduu dookhu raacee Kolay aniga mukhtaar Horaan kuugu daalee Ma maantu kusoo dagay Dadnimada iyo garashada Labadaas miduun daar. ... Somali dictionary is needed 😁😁 By abdillahi evra
@idhouronhappy5899
@idhouronhappy5899 7 жыл бұрын
Abdillahi Evra mahadsanid
@abdullevra
@abdullevra 7 жыл бұрын
idho uron happy adaa mudan ukhtii
@munaosman6799
@munaosman6799 7 ай бұрын
Wll 6yrs kadib manooshahy😢
@simbaali4289
@simbaali4289 7 ай бұрын
​@@munaosman6799Muna Nabad Ahow❤️👸🍂
@nuredinahmed9349
@nuredinahmed9349 6 жыл бұрын
Who listens in 2018 thumps up man
@idirisali572
@idirisali572 5 жыл бұрын
Nuredin Ahmed am going 2019 last
@saahilyare2921
@saahilyare2921 3 ай бұрын
2024 we still here
@jimcaleabdirashidabdule6088
@jimcaleabdirashidabdule6088 11 күн бұрын
Sunday, 18, August 2024 Time is gold. Xasuusaha qaar wax cellin karaa ma jirraan!
@khalidgreenfor1
@khalidgreenfor1 10 жыл бұрын
nice song legends hodan abdirahmaaan and mukhtaaar _______________________heestaaan dad badan saameyneysaa waaanaa la dhacney music iyo codbaaa mirahaaa caadi ma ahaan my good freind hodan my dearest and mukhtaaaar maashalaaaah
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 7 ай бұрын
13 January 2024 yaa ila dawanaya😢😢😢heestan😊
@fatumamohamud8849
@fatumamohamud8849 6 ай бұрын
February/12/2024 sacada 1:30😢 waaxaan ka soo arkay TikTok l❤
@moewal1
@moewal1 11 жыл бұрын
It's always good to see Minneapolis finest artists come together and do some great music thanks to hodan and mukhtar for their work
@ezrajaxson7627
@ezrajaxson7627 3 жыл бұрын
i guess Im asking randomly but does any of you know a method to log back into an Instagram account? I stupidly forgot the password. I love any assistance you can offer me
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 2 жыл бұрын
@@ezrajaxson7627 ask uncle google, pretty sure he'll give you idea :-)
@hodanmahamed4500
@hodanmahamed4500 8 ай бұрын
After 10 years I saw your comment after a long time I hope time is good for you😍
@nafisofiska6174
@nafisofiska6174 7 жыл бұрын
Wwwww Masha. Alllh mah maah duda tiri doqontiyo haweenkuwa cagtad kama dulqadaan wwwwww😘😘😘😘😘💘💘💘💘💘💘💘💘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💜💜💜💖💖💖💖💓💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓
@badrimaxamed4074
@badrimaxamed4074 7 жыл бұрын
nafisa xagee laga helaya adiga aqli lay ayaad tahaye
@youngmoha5759
@youngmoha5759 3 жыл бұрын
Badri Maxamed hhhh
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 ай бұрын
Dadnimada iyo garashada Labadaa mid uun daar💔😭 15 march 2024 Friday ramadan day 5 5: 00 am Booli mechael, Addis ababa 🇪🇹
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 жыл бұрын
Wlshy Hodan muztafe Ayaan Heesta Ku xazuuzta 2017
@hodanmustafe9409
@hodanmustafe9409 Жыл бұрын
Mohamed khadar🥰
@alib2725
@alib2725 11 жыл бұрын
Gabadhani aad beey u cod macaantahay mansha Allaahu!!!
@MohaaAhmet
@MohaaAhmet 11 ай бұрын
10sano kdip ma nooshey wll
@ifrahmahamed3148
@ifrahmahamed3148 8 ай бұрын
@@MohaaAhmet😂
@MohaaAhmet
@MohaaAhmet 8 ай бұрын
@@ifrahmahamed3148 😅ifraheey Anaa hubiye inuu noolyahee iga dhacdee heygu qosline 😭😅😁
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 2 ай бұрын
Alle huku naxariisto hodan clraxmaan 😢
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 2 ай бұрын
Amiin 😢
@zamzamhusen6588
@zamzamhusen6588 7 жыл бұрын
allaa yaa cizak mukhatar iyo hodan qaali inaba caadi maaha I love it hodan walaashay farxad iigu noolow iyo mukhtarba
@hamdamoha37
@hamdamoha37 3 жыл бұрын
Kama daalo heesta 2021 😥😥😥
@sweetupah4737
@sweetupah4737 4 жыл бұрын
Hesaba wa kuwii hore inta ila wadanaysa 2019 like iska sara is mujiya🤔
@iqroaden1774
@iqroaden1774 7 ай бұрын
Xasus inta so boqotey 2024 nice song🔥💯
@jajiagbar5315
@jajiagbar5315 11 жыл бұрын
Wooooooooooooow Hodan abdirahmaan Eray aan ku soo koobi kara ama Tilmami kara fankada iyo tageraha aan kuu haayo majirta Runtii Waxa kaliya aan ku dhihi kara waa Masha allah Maah- Maah Duuga Baatiri Ragga kii Damiir leh Ka Carar Nabsiga haduu Dookho Racee ............yaasalaaaaaaaaaaaaaam I
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Yaa salaam muhashada codka hodan abdirhaman iyo mukhtar adeero oo nin aad u cod macaan heesaha uu hodan la qadayna tan iyo ta oramda ah aan ugu jeclay dookhayga
@husseinozil3614
@husseinozil3614 8 ай бұрын
Markii igu horeysay aan maqlo ayaan dareemay si toos ah dareen gooni aha ayaan dareemayaa Nairobi Kenya ayaan jooga wana ku nabad qaba alx 1_2_24 14:48 duhurnimo wye ugu yaraan 20 mar waan dhageestay kamana xiiso dhacayo waxan alle ka baryaa inan kuso labaan mar kle anigo wali Africa jooga insh allha ☝️❣️🔥✨
@salmaabdilaahi2271
@salmaabdilaahi2271 2 ай бұрын
gulyso wlal ❤21/6/2024
@husseinozil3614
@husseinozil3614 12 күн бұрын
Sdokle wlalkie 🤝 ​@@salmaabdilaahi2271
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 3 жыл бұрын
May 25. 2021 still yaa dhagaysanaya 💔😥
@AmalOmarJamac
@AmalOmarJamac 21 күн бұрын
Are u there 2024
@kawiso
@kawiso 5 жыл бұрын
2019 I am still here 😉
@sahrocalimajaisi9582
@sahrocalimajaisi9582 4 жыл бұрын
hoshirararaa cod mcn
@mohayare4881
@mohayare4881 9 ай бұрын
Waw hees cajiiba wana marki igu horeysay ee aan dhageysto aadna waan ula dhacay cajiib. 2:44 duhurnimo 9/11/2023
@axmeddaniel3148
@axmeddaniel3148 4 жыл бұрын
2020 yaa dhageyzanya kma daalo dhageyzigeeda Maahmaah duuga ba tidhi Doqontiyo haweenkuba Qofka diloodan Cagta kma dulqaadan
@zakaabdiwaxid7985
@zakaabdiwaxid7985 11 жыл бұрын
صوماليه والنعم فيكى نفس الفن السودانى بس الغه محبوب الصومال محمد عبدالرحيم حميده السودانى رقم جوال
@malmo4235
@malmo4235 6 жыл бұрын
Yaa xasuustan heesta manta oo tariikhdu tahay 18/09/2018 Xasuus Yaan Galay allow na CAFI AKHAARIYO ADUUN
@firomsaahmed7503
@firomsaahmed7503 3 жыл бұрын
Hodan is the great singer for me , i love her music for ever, mukter too
@Ahmetzaki-xo6zj
@Ahmetzaki-xo6zj 8 күн бұрын
Hodan apdirahman waa fankii oo qof ah
@ashrafomarbadal9807
@ashrafomarbadal9807 3 жыл бұрын
sidaydoo kalle heestan yaa maqley 2020 like😰😳
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Wa an dhagesanjiray wax maogen
@siyaadshire5154
@siyaadshire5154 2 жыл бұрын
In Soomaaliye Mogadishu Love 💘. This Always Alxamdulillah. the best thing Knowledge.
@hodanhananwanaagcadey8492
@hodanhananwanaagcadey8492 4 жыл бұрын
heestan aday ii tabataa markasta qof ayaa i dhagasiin jiray lkn iminkan caadi u fahmay in laygu dirayay heesta😭😭😢
@caluula2
@caluula2 11 жыл бұрын
WaaaaaaaaaaaaaaW Qoftii Hodan ahayd ee Codka Macaaneed Waxaa Loo Helay Ninkasii Cod Macaan Ayada Mukhtaar Axsan Cod
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 6 жыл бұрын
Caluula Nuur Caluula haa labadod ba way cod macanyhiin
@AnfacD
@AnfacD 11 жыл бұрын
Masha Allah waa hees macaan hodan iyo mukhtar mahadsanidiin mualifka iyo musikiistaha Tks Liibaan mahadsanid walalkiis
@Arawellllllo
@Arawellllllo 7 ай бұрын
Wali ma noshahay🥲😂
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh 12 күн бұрын
@@Arawellllllo😅
@yahyagalow3645
@yahyagalow3645 Жыл бұрын
Eshcala Hees Nin Aad igu Qaliya khalid Abdi Ayaan Ku xasusta 2020 Kampala Wakhti walba Xasusti Leh 💯🙌
@yuusufhabane3196
@yuusufhabane3196 8 ай бұрын
Cajiib 2 january 2024 heestan inan dhagaysto iigu horesay
@abdirahmanzayga7364
@abdirahmanzayga7364 19 күн бұрын
Heestan mnta igu horaysta anoo dhagyzta wxkle wye 😂❤😊
@faysalfaarax-c8v
@faysalfaarax-c8v 7 күн бұрын
heestan waxa igu horeesa 21/8 /2024 micneheedana ma fahimin ani nin xun maa ehe sxpyal😂
@saidaabdi2738
@saidaabdi2738 7 жыл бұрын
Mukhtar adeero ..mashallah tabarakallah..you have a good voice and seem to be multilingual!
@aliafilsan6358
@aliafilsan6358 5 жыл бұрын
2019 aya iladhagesanoyo
@ninasistar1887
@ninasistar1887 11 жыл бұрын
waaaaw nice song .
@Nuzair_7
@Nuzair_7 16 күн бұрын
This is my favorite until 2018
@abdikarimmahamed8132
@abdikarimmahamed8132 4 жыл бұрын
Heestan raadi jiray Lkn caawa helay 24/3/2020 2:10 saqdhexe
@tta9132
@tta9132 4 жыл бұрын
hestan anigo so radiyey le is arkaa ale mxy hesthy 😘😢
@samirasamiracdeysamirasami1523
@samirasamiracdeysamirasami1523 5 жыл бұрын
who listen in 2019 daaamn Hodan
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 12 күн бұрын
17/8/2024 sabti 5:16 galab malin xasus leh ❤
@misrahassan6094
@misrahassan6094 8 жыл бұрын
so beautiful Oromo and Somalia song
@jamalhussien9757
@jamalhussien9757 2 жыл бұрын
Caawo ayan lasoo dagay 2022 Waxan aad udhagaysan jiray 2013-2017
@nagiibhazard7371
@nagiibhazard7371 4 жыл бұрын
Fanaanadi Hodan Abdirahman haka ahaado Codkedu hadal ma karaayo top👌❤
@puntlander10
@puntlander10 9 жыл бұрын
Now we are in the track to bring back the Cushtic Empire that once ruled the entire East Africa...
@Samiakahmed
@Samiakahmed 9 жыл бұрын
Indeed!
@bishaarhashi
@bishaarhashi 9 жыл бұрын
puntlander10 and you are?
@gedhi3128
@gedhi3128 8 жыл бұрын
what yu mean that words ??? i need more explain
@puntlander10
@puntlander10 8 жыл бұрын
Cushtics are largest Tribe in this part of the world and it used to be the dominant ruler, hence if they are united once again no one can stand before them! I mean Oromos, Somalis and Afar and so on. "In my words" Music is a powerful tool (Weapon) if we unite our music the rest will come""
@meskeremable
@meskeremable 5 жыл бұрын
What eva
@riimhas2432
@riimhas2432 3 жыл бұрын
Dhamaadka 2020/11/29 heesta waan ku heystaa kama daalo
Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video
10:39
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,9 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 5 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 57 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 57 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
7:09
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
ABDIFATAAX YARE HEES "JACELKII MIYUU KU HELAY" 2012
5:38
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
Hodan Cabraxdiraxmaan iyo Mursal Muuse (DHAXDIN)
6:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,6 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Mohamed  Ciro (Qalbi kuu Hilooboo Haween kaga Sogo'ay) 2013
6:05
Taajir Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Sevinch Ismoilova - Xayollarim (Konsert version)
3:38
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kalifarniya - Aiyp etpe
3:32
Kalifarniya
Рет қаралды 126 М.
Бақытыңды табасың
2:58
Kazybek Kuraiysh - Topic
Рет қаралды 167 М.
Sadraddin - Aq koilek | Official Music Video
3:00
SADRADDIN
Рет қаралды 555 М.
Tayna - Si Ai (Marshmello & UKAY Remix)
3:05
Marshmello
Рет қаралды 6 МЛН