No video

HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 16,416,748

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2019
ERAYADII: ABWAAN ZAKARIYE KOBCIYE
LAXANKII: ZAKARIYE KOBCIYE
CODKII: HODAN ABDIRAHMAN
MUSIC BY: USTAAD AHMED WALI FURINLE
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 6 500
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 5 жыл бұрын
dareenka heestan leedahy waxa dareemi kara ruux intu jaceyl dhaba somaray misana ayka badiyobeen waliba masaafo aad udheer kala jooga, kàaga siidarane midba midka kle qalbigiisa kuwenyhy,😭😭😭😭 inta aaminsan inu jaceylka marnaba dugoobin 10 sano allah kadhige like isaara walalyaal ❤❤😭😭😭😭😭
@nasriinabdi7634
@nasriinabdi7634 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@mahameddeeq6579
@mahameddeeq6579 5 жыл бұрын
Wllhy waa xaqiiqo jirta anigu qoftan aduunka ugu jeclahay wankala fognahay Plz u duceeya intii kla fog in uu ilaahay idku keeno 😅😘😗
@shiikhowmowliid1836
@shiikhowmowliid1836 5 жыл бұрын
Wlhi waxad umaleysaa hodan ineyba aniga iga hadleyso qof tan dunida ugu jeclahay oo inbadan waqti isla qadanay misene aan is ku dhawen xumaa waqiga
@ahlaamsieed9646
@ahlaamsieed9646 5 жыл бұрын
Waa run qofkaaba dareini kara sidayda oo kle ilhy ha ika keeno
@ilwadabdikarim5484
@ilwadabdikarim5484 5 жыл бұрын
👏👏👏
@sudiabdirahman4219
@sudiabdirahman4219 5 жыл бұрын
Heesta waa macan tahay lkn hadad ka jeceshahy quraanka like ❤️
@ifraaxmaxamed8632
@ifraaxmaxamed8632 5 жыл бұрын
Hye
@kamaalkm1638
@kamaalkm1638 5 жыл бұрын
Mncha AllaH
@sacdiyoabdi572
@sacdiyoabdi572 5 жыл бұрын
Mursalkumarabo.urto
@ayaankare3293
@ayaankare3293 5 жыл бұрын
Sudi Abdirahman quraan Maxaa meesha kenay hees baa socotee uuf
@azharcadde7912
@azharcadde7912 5 жыл бұрын
nadiironeeruus
@abdull9314
@abdull9314 4 жыл бұрын
Qofka kaliya iga maqan waa walid key aan markasta uxiiso ilaahey mar kle ha ina wada kulan siiyo hooyo iyo aabe 😭
@naimahassan133
@naimahassan133 3 жыл бұрын
Aamin Illhay inaga nabad qabno hana mideyo walidken
@drskarancceymoy4476
@drskarancceymoy4476 3 жыл бұрын
@@naimahassan133 wew2
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
Aamin
@AbdisalanGavi
@AbdisalanGavi 2 ай бұрын
Amiin wllkay
@MohamoudLoolow
@MohamoudLoolow 2 ай бұрын
4yrs kaso wareegatay ma kulanteen.
@samiiraduceysan5961
@samiiraduceysan5961 5 жыл бұрын
Qalbiga Jagadaad ku ledahay majiro ruux heli karaayo . Inta jclka Aaminsan👍 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👫🌹
@ioe6468
@ioe6468 5 жыл бұрын
lkmse ma akhrisa
@priteshofficial7609
@priteshofficial7609 5 жыл бұрын
quraanka garo meesha lgu qoro hana ka raadsan like magaca quraaan qiimuu ku fadhiyaaye
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 жыл бұрын
@@priteshofficial7609 wll sax waye subscribe igu caawi plz
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 5 жыл бұрын
Quranka qofka aan jaleyn ...Shaydaamo ku jira Alle Swt hanaga qabto kuligeen...🤔
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
@hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 5 жыл бұрын
Haaye waxani quraan maahee ka liketa aad quraanka ku raadineyso
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya maalin khamisa 11:23 19 may 2022 waxan diyarinaya exam kii F4 msababta aan udhagaysanayo waa gabadhan jeclaa oo masaafo fog ii jirta .waxan rabaa inaan insha allah heestan dhagaysiyo oon xasuusiyo.😔 Wakhtina idinkala horjooga😔💔 Halkan waxan ka salamaya mid kastooo iga danbeya .gabadhan mustaqbalka la wadagayo👋🥰
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Walal guul ayaan kuu rajeynaaya jaceylkaaga ood la kulanto iyo examkaba 🤍
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 жыл бұрын
@@niyaalshilall5914 insha allah huno
@sakariyeyuusuf1238
@sakariyeyuusuf1238 Жыл бұрын
🥲💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Alle Haku garab galo Ma is heshen What about the exam
@farduusaidid8143
@farduusaidid8143 Жыл бұрын
Waxan dhegyaanaya khamiis 11:23 10 ka may 2023 🙋‍♀️👍
@fatoumaahmed8752
@fatoumaahmed8752 4 жыл бұрын
Saygaygi aan adka u jeclahay iga foog xili walba hestan aan dhagaysta blhi ❣💜🥰😘💝🥀 miss u my husband like isara inta u xistay qofkisa la foog😢
@ayaaleayaale1535
@ayaaleayaale1535 4 жыл бұрын
Omg
@maxamadlibanmaxamadliban9259
@maxamadlibanmaxamadliban9259 4 жыл бұрын
@@ayaaleayaale1535 ñi
@baliilstylchannel924
@baliilstylchannel924 4 жыл бұрын
Xajideyda ayan So xasuute markan Hesran Dhageeste plhi Qali Frxdada Jacelhy
@khalidbaashe6123
@khalidbaashe6123 3 жыл бұрын
Maansha allaah
@asmodaahir3550
@asmodaahir3550 2 жыл бұрын
😰😰😰
@fartuunali7107
@fartuunali7107 5 жыл бұрын
Ileen jabo waa qofkago Markuu kaa jiro dhul dheere Waqatina idin kala hur joogo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Intuu jid inuu fur maayo Jawiga adag laga baxaayo Jimley samirka iyo dulqaadka Janisku wuu i maanayaaye 💖💖💖💖💖💖💖💖💖 Qalbiga jagadaad ku leedahay Majiro ruux hele karaaye Xasuusta ku jooji laabta Niyada aan kawada joogno ....... ❣️❣️❣️👫❣️❣️❣️ ❣️Xabiibi aan kawada joogno❣️ Macanow aan kawada joogno❣️ I leen jirka ruux tabaaya Dareenkuna jiidanaayo Majiifsado aawadii Halkuu jiro yaa igeeya 💖💖💖💖💖💖 Naftii hilow joogi waydee hamuuntuna jeer madeeyso Jaceelkuna uma turaaye Jiliil ha isku kaan yakeeno 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾💖👫❣️ Qalbiga jagadad ku leedahay ❣️ Majiro ruux hele karaayo👫💖💯 Xasuusta kujooji laabta💖👫💑 Niyada aan kawada jogno 👫💞💯 Xabiibi aan kawada joogno💞💑 💞💞💞😘😘😘😘❣️❣️❣️💖💖 ( EID MUBARAK) 🎁🎁🎉🎉🎇🎆 ALL MUSLIMIINTA💙🇸🇴🙏✋✍️ ❣️FARTUUN ❣️✍️
@fartuunali7107
@fartuunali7107 5 жыл бұрын
@Saaka Miri heesta way igu socotaa sidaas ayaa u soo wada qoray💞✍️
@xaawoabdihakiin9475
@xaawoabdihakiin9475 5 жыл бұрын
@@fartuunali7107 masha Allha ❤💝💝❤👸👸👸👸
@fartuunali7107
@fartuunali7107 5 жыл бұрын
@@xaawoabdihakiin9475 mahadsanid quruxay 🙏❣️❣️
@Mrc648
@Mrc648 5 жыл бұрын
😝
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 5 жыл бұрын
Fartuun Ali Tnks
@Junwa12
@Junwa12 5 жыл бұрын
Inta jecel inay qora'ank dhagaystan like isaar♥️👍
@xamsebile4833
@xamsebile4833 5 жыл бұрын
Xayawanow hadaad qur,aan jeceshahay mxaa halkan ku keenay wxd thy dadka alle iyo nabiga scw iyo quraanka likw ku raadzada animalow
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 5 жыл бұрын
caduun media production diinta haku qaraaban inkaari kugu dhacday maku dhahaa?
@kadraomardahiir1134
@kadraomardahiir1134 5 жыл бұрын
سبحان الله العظيم رب العرش العظيم
@hamdadiamond1371
@hamdadiamond1371 5 жыл бұрын
caduun media production
@barkhadduqay789
@barkhadduqay789 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk runtaa
@ummumaahirsaid8699
@ummumaahirsaid8699 3 жыл бұрын
2019 markey heestaan soo baxeysay zowjkeyga waan kala maqneen marwalbana waan dhageysan jiray hada alxmdulilah ani iyo adeygeyga hal meelba ku noolnahay allow wax nakala fogeeya naga haay🤲❤❤❤❤❤❤
@omarosman9146
@omarosman9146 2 жыл бұрын
Mnshlh amiin wll allah ha isku kiin dhowro
@deeqocumas7034
@deeqocumas7034 Жыл бұрын
M.a❤❤
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 10 ай бұрын
Allaha ini barakeeyo wll
@maulidzultanhiis955
@maulidzultanhiis955 5 жыл бұрын
inta Heesihii ka raysatay Bishii Ramadaan Soo Like gareeya Jaalayaal Ciid Mubaarik Dhamaan Umada Soomaliyeed❤
@safarkanoloshamedia2951
@safarkanoloshamedia2951 5 жыл бұрын
Hhhhh maul id saxp sare
@hassankhalif3651
@hassankhalif3651 5 жыл бұрын
Wlhi dakaha i xanunay laba malin basa ilhy naka madobe
@maulidzultanhiis955
@maulidzultanhiis955 5 жыл бұрын
@@hassankhalif3651 Amiin Amiin wllo ❤
@khadracusman7679
@khadracusman7679 5 жыл бұрын
waaa runtaa
@queenofdragonrider143
@queenofdragonrider143 5 жыл бұрын
Hada hata iskadaf ma ramadanka bas illahi kacabsenese 😂😂😂
@bogsiiya7068
@bogsiiya7068 5 жыл бұрын
Waa maalin ciide waana leyga fogyehee like iigu qabeeeya nooh🤣
@khaalidsaciid8414
@khaalidsaciid8414 5 жыл бұрын
Hhhhh: wa sidaaa
@buundexaajibuunde1635
@buundexaajibuunde1635 5 жыл бұрын
Mss igruuja love
@blessed2023_
@blessed2023_ 5 жыл бұрын
Mss Iqruuja... the makugu soo dhawada sxboh 😂😂😂
@feysalmadoobe7905
@feysalmadoobe7905 5 жыл бұрын
Mss iqruuja
@ikraanmohamed7715
@ikraanmohamed7715 5 жыл бұрын
Alad
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 5 жыл бұрын
Jacayl kaagi haduu ka maqan yahay 😢 Like ha ila dhaafin (qalbiga jagadad ku ledahay ma jiro Ruux helikaraya xbb)
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 5 жыл бұрын
Alle hasoo dhaweeeyo salmaanow
@maamamacaanchannel8043
@maamamacaanchannel8043 5 жыл бұрын
isoo booqo subscribe like ii saar
@umfatimahbashe7086
@umfatimahbashe7086 5 жыл бұрын
Meeahaqabyalbaykasocota
@fardowsohussein9951
@fardowsohussein9951 5 жыл бұрын
Ilahya ha I keno aso nabda qabo amin
@khadrabare7798
@khadrabare7798 5 жыл бұрын
😥😥😥
@Shukriina_143
@Shukriina_143 9 ай бұрын
Heestan Hodan waa loo aqbalay mursalna America weey geeysay ilaaheyow Anna ii geey qofka jeclhy ama ii keen waan usoo laawan doona heestan waliba anako wadajir ah insha Allah😢❤ilaaheyow na kulansii calaf neh isku keendar Yaarabbiii😢❤
@msssafa
@msssafa 9 ай бұрын
amiin wll haduu khayr kugu jiro
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 9 ай бұрын
amiin wllo❤
@user-kf4sr6lw2d
@user-kf4sr6lw2d 4 ай бұрын
Amein yaarabi😢❤
@qadiijamaxamed712
@qadiijamaxamed712 2 ай бұрын
Hye apyo maheshay😂😂
@UmaSumaya
@UmaSumaya 2 ай бұрын
Gormey hele 7 biil le kaso waregatay😂😂​@@qadiijamaxamed712
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 5 жыл бұрын
Dadka Wasaqda ah ee saliga iyo qur'aanka like ta ku raadinaya oo ku qaraabanaya Inta neceb dadkaas like 👍
@umuwaladeyn7817
@umuwaladeyn7817 5 жыл бұрын
yes sii fican ayad u hadashey...wale wa wasaq
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 5 жыл бұрын
Waa xayawaano qur'aan iyo naag qaawan oo is ruxeysa maxaa isa dan ah yàab aragnay ina adeer
@amaalali8829
@amaalali8829 5 жыл бұрын
Adigba kama ficnid like radis aathy😒
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 жыл бұрын
Amaal Ali 😁😁
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 5 жыл бұрын
@@amaalali8829 walle like wada saxan baa loosoomaraa
@cmanhajji3705
@cmanhajji3705 5 жыл бұрын
Jecelkaga haduu ka maqanyahy❤❤👉 like ii saar wll😭👈 wa dareen cid kle an dareemi krin 😭😭😭🤔
@ruumanahmed510
@ruumanahmed510 5 жыл бұрын
😭😭😭😭💝
@ishwaaqqaali3648
@ishwaaqqaali3648 5 жыл бұрын
Soo kaxaysodee
@cmanhajji3705
@cmanhajji3705 5 жыл бұрын
@@ishwaaqqaali3648 wll mcn ayada naga jcl inay so kaxeesato lkn nasiibka iyo qadarta dhiman Allaha u sahlo hodantena mursalkeda😭😭😭❤❤🙏
@ashuubbe3914
@ashuubbe3914 5 жыл бұрын
😭😭😭😭
@munam.a5179
@munam.a5179 5 жыл бұрын
Saadaq Hassan 😭😭😭😭😭😭😭😭
@kautharbishar7014
@kautharbishar7014 4 ай бұрын
Heestan hada dareemaya waayo xaajigeyga kala fognahay habeen iyo maalin iska ooyaa 🥺 anago nabad qabno ilaahow nakulansii zawjgeyga 😭😭❤️‍🩹❤️‍🩹
@user-ts8wc5fg5d
@user-ts8wc5fg5d 4 ай бұрын
Sido kle qli ilahy nabad hanoogu keeno❤
@user-ts8wc5fg5d
@user-ts8wc5fg5d 2 ай бұрын
Dhamaanteen inta lagamaqanyahy ilhy hynoo keeno si nabada wlhi waa xanuun😢
@abdiasiismuuse9844
@abdiasiismuuse9844 4 жыл бұрын
Heetan yaa ila daawanaya 2020 kama daalo dhagaysigeeda wllhi waayo qoftaydii ayaa iga maqan 😥😭😣 haddii lagaa maqanyahay like isaar wlaaal ❤️🙏
@user-ye7ko9ov1o
@user-ye7ko9ov1o 4 жыл бұрын
Aniga
@abdisamedalimuse8358
@abdisamedalimuse8358 4 жыл бұрын
ilahy ha isku kin keeno qof kasda o laga maqanyahey amiin
@faysanuuralayla3534
@faysanuuralayla3534 4 жыл бұрын
B
@nimohassan7647
@nimohassan7647 4 жыл бұрын
🙃🙃🙃🙃🙃🙃
@haadiyahaldha8212
@haadiyahaldha8212 4 жыл бұрын
Me👆😥
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Heesta adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrineysid LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
@hawasanneyne8015
@hawasanneyne8015 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk i did bro
@user-wr1uo5hp8l
@user-wr1uo5hp8l 5 жыл бұрын
😂😂
@mubaarigyareofficial5343
@mubaarigyareofficial5343 5 жыл бұрын
Mohamed ilka case ina maxamuud
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Abwaan bulzhaawi
@ahlaamsieed9646
@ahlaamsieed9646 5 жыл бұрын
Hhhhh
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Jacaylkaygii Waan kuu xiisey walahi ismana lihi waxbaad haysataa intaad iga maqan tahay😭😭 Ha waaro Jacaylku From Hargeisa
@salmansiciid5478
@salmansiciid5478 5 жыл бұрын
😭
@safasaafa5401
@safasaafa5401 5 жыл бұрын
😢😢😢
@salmanura836
@salmanura836 5 жыл бұрын
Hawadaro jecelka ❤💋
@ayangalaal1424
@ayangalaal1424 5 жыл бұрын
Waa runtaa wlhi
@hiboahmedyazin9660
@hiboahmedyazin9660 5 жыл бұрын
Very emotional
@adnaanjama
@adnaanjama 10 ай бұрын
Heestan riyadeedi way rumowday laakiin Inta aan wali riyadoodiii rumoowin ee wali heestan daawo ahaan u qaadanaysa hadeer oo ay taariikh du tahay 2023 /11/8 dhagaysanaysa baan salaamayaa 😢😮
@perk_______najma
@perk_______najma 9 ай бұрын
I.a qofwalba riyadisa wee uromeewesaa 🥺😇
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Inchlah Wai rumoobi😢😢😢
@Languages-learning3
@Languages-learning3 2 ай бұрын
I.a wee rumoowe😭
@abdullahimahamudhassan9779
@abdullahimahamudhassan9779 4 жыл бұрын
Intuu jid noo furmayo Gabar shidan laga helayo Janisku wuu imanayaye Iska samir ila 2021 insha allah Like hayla dhafin dadkaygii iskaapulo
@khadriinamaxamedibrahiim9501
@khadriinamaxamedibrahiim9501 4 жыл бұрын
😁😁🙏
@cabdulahicarabmakaniktigni677
@cabdulahicarabmakaniktigni677 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@mobileaffiarschannel4770
@mobileaffiarschannel4770 3 жыл бұрын
Aar xagaad u figeysay
@yacquubahmedabdi8579
@yacquubahmedabdi8579 3 жыл бұрын
😂😂😂🙏
@khadrohussein9257
@khadrohussein9257 3 жыл бұрын
😂😂
@almisdalalchannel211
@almisdalalchannel211 5 жыл бұрын
Some like me 4 years ayan jacaylkayga dhidibada u tagay wana uu xidadaystay wana ka soo dheraday marna kalinimo ma tusin anigo ardaya waliba ayan sidii qururada u ilaaliya inta uu loveku hayo ilahay ha ini barakeeyo all⚘⚘⚘⚘😘😘ilahay ha ini sharfo .
@gabadhafarxadajecel1530
@gabadhafarxadajecel1530 5 жыл бұрын
Amin adna sido kle walal
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Jcylkina rumoobey reer noqday Miya alle hysukin daayo inta jcylkodu khasaaray bnku jira
@lelecadey7385
@lelecadey7385 5 жыл бұрын
ani mey iquseysaa heestan wuu IGA dheeryahy Allah ii keeno my Mohammed😫😫😭😭❤💓😥
@shiningstar6145
@shiningstar6145 5 жыл бұрын
Nin iyo waayihi (/ω\)
@somliajamama8184
@somliajamama8184 5 жыл бұрын
sanuna cadey Amiina walaasha
@updyazizmohamet3788
@updyazizmohamet3788 5 жыл бұрын
ANA KUWASAYA DHILOOY
@lelecadey7385
@lelecadey7385 5 жыл бұрын
@@updyazizmohamet3788 noocasaaa 😂😂 isma yaseysid foolxumadii ku dhashay wasee
@ilyaasck1953
@ilyaasck1953 5 жыл бұрын
Laga yaabah sis
@iBnuhaji12
@iBnuhaji12 8 ай бұрын
Hada 2024 dawaneysid inta kasalamey
@DaamoDalka
@DaamoDalka Ай бұрын
Waa kaaday❤❤❤
@ayanleyare4686
@ayanleyare4686 5 жыл бұрын
Hadaad akhrinaysid this comment May Allah grant you the highest Jannah💯❤️🙏
@warsanchannel7031
@warsanchannel7031 5 жыл бұрын
Ayanle Yare aminnn walalo qali gabigeenba😘😘😘
@munohahmed2889
@munohahmed2889 5 жыл бұрын
Ayanle Yare amiin 🤲🏻
@munohahmed2889
@munohahmed2889 5 жыл бұрын
Ayanle Yare amiin 🤲🏻
@hamdaaxmed2077
@hamdaaxmed2077 5 жыл бұрын
Inta jacaylkooda kala dheer yiihiin like me😭😭😭😭🧡💜alah hawsoo dhaweeyo🤲 aamiin
@ahlaamsieed9646
@ahlaamsieed9646 5 жыл бұрын
Kula mid bn nahay ilhy ha ino so dhaweeyo
@njeepdeja8778
@njeepdeja8778 5 жыл бұрын
Amin
@hamdaaxmed2077
@hamdaaxmed2077 5 жыл бұрын
@@ahlaamsieed9646 aamiin wllo🤲
@ahlaamsieed9646
@ahlaamsieed9646 5 жыл бұрын
@@hamdaaxmed2077 amiin wll
@masargarweyne9270
@masargarweyne9270 5 жыл бұрын
Aaamiiin wlshey qaali
@mohamedibrahim4087
@mohamedibrahim4087 5 жыл бұрын
Fanku xoog maha Waa loo dhashaa Hodan abdirahman Umu sowd romantic Family guulaysta ❤️ Niyada ka wada jooga Inta aad ka midoowaysaan
@nastehaomaar3022
@nastehaomaar3022 5 жыл бұрын
MASLAX GOOX Ninka #kobciye Hees kuu qaraxda ii same Dheh indr
@Sihaaam22
@Sihaaam22 10 ай бұрын
Manta wee midooben ducada alle wuu u aqbalay 😭🥺
@muniirjozeph
@muniirjozeph 7 ай бұрын
Who still listening 2024 😢
@user-yr5dp6ue3r
@user-yr5dp6ue3r 7 ай бұрын
😂😂mxad so xasusty
@NashaadHussein-ks6qf
@NashaadHussein-ks6qf 7 ай бұрын
Me❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Me 😢😢😢😢
@Munita_boss_Lady
@Munita_boss_Lady 7 ай бұрын
Me🥺
@ZakariaOmarMohammedShiiqnuuree
@ZakariaOmarMohammedShiiqnuuree 7 ай бұрын
Me😢
@user-ii6ux6qo9z
@user-ii6ux6qo9z 6 ай бұрын
Waxan ba umaleyna inusan jirin qof hantay ama helay jacaylkisi ugu horeyay ❤❤ Allaah waxan kabaryaya inusan xasustada iga qaadin ileen wa wahelkayga 😢😢
@BishaaroAbdi-bt1dh
@BishaaroAbdi-bt1dh Жыл бұрын
wxaa iga maqan qof aan 6 year aan aad iyo aad u jeclaa se waayuhu ina kala dheereyey wxaan rajaynayaa maalin in an heestan dib u soo boqdo anoo lajooga my dear jaliil haysku kaaya keeno ❤❤❤fitax 😢qalbiga jagadaad kuleeday majiro ruux heli karaaye❤❤❤
@sahrashinni4895
@sahrashinni4895 2 күн бұрын
Ma isku tagteeen abayo qofkaagii
@Bahdoonmedianews
@Bahdoonmedianews 5 жыл бұрын
Ninkan cidna jeclyn balse heesta ku haysta ..... voice. Music. words. style. 100%
@nimcaancumer7586
@nimcaancumer7586 5 жыл бұрын
James hus😜😜😜😜
@habiboali5140
@habiboali5140 5 жыл бұрын
Aniga ahan waxba ma jcli cidna ima jclo hadan waxan qaba dareen jcla markan heestan dhageysto Allow sahl amuraha iyo Dareenka Cidla ah
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 5 жыл бұрын
Sida aniga oo kale🤪🤪🤪
@axmedsoomaali5909
@axmedsoomaali5909 5 жыл бұрын
Habibo Ali labadeena mays jeclaanaaa walaaal
@habiboali5140
@habiboali5140 5 жыл бұрын
@@axmedsoomaali5909 yaa kumaa fahmin e jcylku ma mid gacanta lagu hayaa hortaa wa su aal mise wa ka helitan iyo aragti dheerad ah
@user-su8gn4gn2t
@user-su8gn4gn2t 4 ай бұрын
Halku jiro yaa i geeyo😢🇨🇦still listening 🎶 2024😮
@ciisemahad8520
@ciisemahad8520 5 жыл бұрын
Nolosheyda ❤❤❤❤❤ Qalbiga jagada Ku ledahy 💯🌍 Majiro ruux Heli karaye🌷🌹 Xasuusta Ku jooji laapta💝💔 Niyada an kawada joogno❤💘 My Queen 💔❤🔥👏
@afroditikaraiskou8691
@afroditikaraiskou8691 5 жыл бұрын
Hye habiibi niyada kawada joogeeynaa allaha isku keyna keen xasuusta ku iooji laabta
@quruxsan4701
@quruxsan4701 5 жыл бұрын
Hestaan inta instagram kala socotay 😂 farta taag ❤️
@nimoahead7812
@nimoahead7812 5 жыл бұрын
Quruxsan 4 I like it I like it
@queenphamer6908
@queenphamer6908 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤👌👌👌
@kaltuunahmed1072
@kaltuunahmed1072 4 жыл бұрын
@@queenphamer6908 kkkkkkkk
@muhannedabdalla5005
@muhannedabdalla5005 5 жыл бұрын
Jaceylkaaga oo meel dheer kaajira Hadaad uxiistey 😢😍❤ Like saar👍
@quruxsancanyi7637
@quruxsancanyi7637 5 жыл бұрын
Wn u xisay my husband
@sawjatumohamedhabad5877
@sawjatumohamedhabad5877 5 жыл бұрын
wallhi waan u xiisay aad iyo aad
@aishacuud4910
@aishacuud4910 5 жыл бұрын
Wan uxiisay allow anagoo nabad ah aan isku imaano aamiin🤲🤲
@ilwaadabdirashiidileys7611
@ilwaadabdirashiidileys7611 5 жыл бұрын
Waaan uxiisay aadna waaan ujeclahay alle haykeenu aaamin aamiin
@fitahyare3536
@fitahyare3536 5 жыл бұрын
Wan uxiisy kuma wayo noloshyd💋💋💋❤❤
@Ashakaaba
@Ashakaaba Ай бұрын
Who’s in Augusta 2024 💕
@zuhouredriz4913
@zuhouredriz4913 8 күн бұрын
Me😢
@samirahussein4535
@samirahussein4535 5 күн бұрын
Me here😂🎉
@iamsulvakia
@iamsulvakia 5 жыл бұрын
Cidii mursal iyo hodan isku tageersan like ta yanay nala wayin😘😍😍👏 viva hodan abdirahman
@rayankunkaroon4209
@rayankunkaroon4209 5 жыл бұрын
Hodan quruxsan qalbiga ka jeclahay runtii cadiwga ma libaano habo😍😍
@somliajamama8184
@somliajamama8184 5 жыл бұрын
Rayana Bint Aßdi Taasa xaqiiqida ah Waa runta
@Adnanahmed-ld3gu
@Adnanahmed-ld3gu 10 ай бұрын
Mursal inTa uu America 🇺🇸 yimid inTa Daawanaysa like saara
@Dhiiqadasomalida
@Dhiiqadasomalida 5 ай бұрын
Heestan aniga oo dhibta jacaylku uu leeyahay aqoon bay soo baxday markaa waxan joogay hargeysa iminka waxan ku jiraa booskii hodan cabdiraxmaan xiligaa ku jirtay sababta oo ah waxan jecelahay inan ilaa yartii aan isku classic ahayn iminka ani waxan ku noolahay yurub gaar ahan Germany 🇩🇪 iyana waxay ku nooshahay cerigaabo waan u xisay heesta waxay ii noqotay duco 😢😢😢 ilahay in uu ii fududeeyo igu duceeyaa 🤲🤲🤲🤲
@Maryan_idil
@Maryan_idil 4 ай бұрын
Nolosha ku midooba abid wllo 🎉❤
@mustafaabdirahman3227
@mustafaabdirahman3227 5 жыл бұрын
Abwaan fanaan mulaxamiste Zakariye Kobciye Alle haku sharfo Abwaan qaaliya ❤️
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
Hodan abdirahman waa ku taageera waligeyna waa ku taageeri doonaa fanaan aan kula simaa ma jiro mana jiri doono ❤❤😍😍❤🎸😍❤ cimriga caafimaadka iyo farxadaba allaha kuu siyaadiyo aaqirana har janno ❤❤😍❤😍
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@Shaakir Noor 😙😙❤😍
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Wax dhiba alle ma Tuso hodan wlhi Wn jeclhy 😊😍😘
@marwayusuf830
@marwayusuf830 3 ай бұрын
Jaliil haysku kaayo keeno 😢❤❤❤Boqorka nolosha 🇬🇧🤴❤️💍🫀🆎🇬🇧🫂🫂🌽🌽🩷
@malyuun1122
@malyuun1122 9 ай бұрын
2024 inta dhagaysanayso waanii salamay ✌️🥺
@user-do9im5ti8v
@user-do9im5ti8v 5 жыл бұрын
illaahay cadawgaa kumajabiyo ilaahay codkaa mcn hagugu badlo inu xaqa kufahansiiyo o aad quraan ku aqriso inzha Allah
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 Жыл бұрын
Qofka 2023 dawanayo waxan ka codsanayaa inuu like saro💔😭
@amaalcumar491
@amaalcumar491 8 ай бұрын
Hyh wllo🥺♥️😊
@AbouAboubaker-bd3ro
@AbouAboubaker-bd3ro 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@AbouAboubaker-bd3ro
@AbouAboubaker-bd3ro 8 ай бұрын
❤❤❤
@ethilmahmed6658
@ethilmahmed6658 8 ай бұрын
2024😂
@safaabdi1950
@safaabdi1950 8 ай бұрын
2024😢
@majidhoofficial2019
@majidhoofficial2019 4 жыл бұрын
Walaasheen Hodan abdirahman ilaahay hasoo hanuuniyo 😭🙏🏼
@LoveYou-wx2oc
@LoveYou-wx2oc 4 жыл бұрын
Amiin
@faaraxfaraska311
@faaraxfaraska311 4 жыл бұрын
Amiin amiino
@haboonmaxamed8796
@haboonmaxamed8796 4 жыл бұрын
Majidho official
@anushkaabbe519
@anushkaabbe519 4 жыл бұрын
Aamin
@ahmeddoogi3651
@ahmeddoogi3651 3 жыл бұрын
Masha Allah alle haysukiin dayo
@ismacilahmedosman3420
@ismacilahmedosman3420 Жыл бұрын
Intuu jid noo furmaayo jawiga adag laga baxayo illeen samirkiyo dulqaadku jaanisku wuu imanaya waa habeen jimce soo galayo wana ramadaan dhamaad ku dhaw waxan is jeclanahay gabar aan kala fognahay oo labo wadan kala joogno heestana waxa usoo booqday waa ayada darteeed xppti maalin un waa kulmi doonna😓😓
@hibohapi1662
@hibohapi1662 Жыл бұрын
Allah idin kulansiyo wll idinko cafimad dhawa dhawan insha allah😢❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Allha ha idin kulmiyo😢
@kornelqays4806
@kornelqays4806 5 жыл бұрын
One love hodon cabdirahman asxbtteda like isara team hodon abdirahman
@mohamedgaabane645
@mohamedgaabane645 5 жыл бұрын
waxaa jira kara, qof kuu dhow, haddana u dhigma sidii qof kaa dheer. ilaahow qalbiyeda is-raba rabbow isu keen. ❤D4U❤. jaceyl xanuunka kuma macaana.
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Jaliil haysu kaya keeno😥❤wali jacayladii dhabta ahaa way jiraan inta janiska u heshay unba yar. Intii laga maqan yahy xaas iyo jacylba like isra
@simanqalanjo8646
@simanqalanjo8646 3 жыл бұрын
2021 23/3/ yaa dhageysanyo xiligan heestan uu qofkiisa ka fogyahay sideyda oo kale like hayla dhaafin plz😍😍🥰
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 3 жыл бұрын
Xadir anaa dhagaysanaya wll Lkn cidba ma jcli e heestan jcLahy 1:43 habeenimo saacada geeska afrikada bari 3:43 habeenimo
@aaminoxaaji8328
@aaminoxaaji8328 2 жыл бұрын
😝🤪😜😛😋😍🤩🥰😇
@balqizayarey
@balqizayarey 5 жыл бұрын
halkuuu jira yaaaa igeeeya ❤❤ inta sidayda kale laga maqanyhy like dhac igu siiiya 👍👍👍👍
@HassanAhmed-no2hm
@HassanAhmed-no2hm 5 жыл бұрын
Allah ku sahloo
@aidenyx7568
@aidenyx7568 5 жыл бұрын
Soomalay hodon godob baad ka gasheen daaya inanta wlhi hodon waan jeclahay 😍❤💕💚😘😘😘😘
@zamzamziman6443
@zamzamziman6443 5 жыл бұрын
iyakay dhib waxii hodon godob ka galay hodon war uma hayso dadkan iska dalay I love you hodon cabdiraxmaan I am from borama
@xafsaismail7983
@xafsaismail7983 5 жыл бұрын
loye yare Abuurta illahey waxba haka sheegin wllo adba madhameystirnide
@abdifitahkalif7462
@abdifitahkalif7462 5 жыл бұрын
@@zamzamziman6443 zaz wYe wlal i am frm mgdisHo.
@hawoahmed8650
@hawoahmed8650 5 жыл бұрын
Naa xishoo ilaahayna ka baq
@xafsaismail7983
@xafsaismail7983 5 жыл бұрын
hawo ahmed Yaad lahadleysa ma aniga mise hodan😱
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
I am from Eritrean🇪🇷 🤣 Ajaanibka like waad kula ordi maxaa ku diiday wllkaa somaliga ah inad hadyad ahaan uga dhigtid 😍Amazing song 8.1M Ayay si marysa
@najkavlado5698
@najkavlado5698 3 жыл бұрын
Waryaa beenta iska dhaaf somali ayad tahay 😂😂😂😂
@ashaabdulkadir6346
@ashaabdulkadir6346 Ай бұрын
Heestaan riyadeeda wee rumoowday Mursal iyo Hodan Waa isku yimaadeen anagana teena alle hanoo rumeeyo 😢❤
@saidjamaali3619
@saidjamaali3619 4 жыл бұрын
Ileyn jabba waa qofkaagu Markuu kaa jiro dhul dheeroo Waqtina idin kala horjoogo Intuu jid inoo furmaayo Jawiga adag laga baxaayo Jidee Samirka iyo dulqaadka Jaanisku wuu imanayaaye Qalbiga jagadaad ku leedahay Ma jiro ruux heli karaayo Xusuusta ku jooji laabta Niyada aan ka wada joogno xabiibi Inleyn jirka ruux tabaaya Dareenkuna jiidanaaayo Ma jiifsado aawadiiye Halkuu jiro yaa igeeya. Naftii hilow joogi weyday Hamuuntuna jeer ma deyso Jaceylkuna uma turaaayo Jaliil ha isku kaaya keeno. Qalbiga jagadaad ku leedahay Ma jiro ruux heli karaayo Xasuusta ku jooji laabta Niyada aan ka wada joogno.
@fatimaabdi3579
@fatimaabdi3579 4 жыл бұрын
😍😍😍
@khadijaabdi2407
@khadijaabdi2407 4 жыл бұрын
Said Jama Ali waaw
@saidjamaali3619
@saidjamaali3619 4 жыл бұрын
@@fatimaabdi3579 😇
@saidjamaali3619
@saidjamaali3619 4 жыл бұрын
@@khadijaabdi2407 😇
@jeeskaaxmad1142
@jeeskaaxmad1142 4 жыл бұрын
@@saidjamaali3619 thnks eboow
@naasirkayse5045
@naasirkayse5045 5 жыл бұрын
Ilyeen jaba waa qofkgo marku kaa jiro 😭😭😢😢😱🤗 Dhuldheero wakhtina idin kla hor joogo 🔥🔥🥰🥰😋😢😢😢😭😭😭. Viva inta xalada ku jirta sidayda 😪🤧🤧🤧
@daganabdullaahi1668
@daganabdullaahi1668 5 жыл бұрын
😥 halaysu soo duceeyo Waa dhibe
@yuusufmohmedomer9124
@yuusufmohmedomer9124 5 жыл бұрын
wan sugi kari lahaaba heestan inta ka heshay muuqaalka hodan like iisaara💕💕
@huddayousuf368
@huddayousuf368 5 жыл бұрын
😂😂
@maxamedmuxiyadin5421
@maxamedmuxiyadin5421 Жыл бұрын
Qofka daawanayo 2022 waxaan ka cudsanaya like 👍 plz 🙏
@mohamedhusenajiila9909
@mohamedhusenajiila9909 Жыл бұрын
Lllmkkl
@mohamedhusenajiila9909
@mohamedhusenajiila9909 Жыл бұрын
9I'll
@aaminahaajimohamoud-zu1ru
@aaminahaajimohamoud-zu1ru Жыл бұрын
2023🤣
@AyaanAhmed-iv3zl
@AyaanAhmed-iv3zl Жыл бұрын
2023😂❤
@msssafa
@msssafa 9 ай бұрын
2024 ba lagu jira sorry😂😂😂😂
@user-qe1rw7ve3u
@user-qe1rw7ve3u 5 жыл бұрын
i am from Ethiopia love this song very much ...... i like all Somali sound.... don't speak Somali very will ....but i hear it
@safiyaxirsi1249
@safiyaxirsi1249 5 жыл бұрын
Daddy Zsid
@hodancabdulle4864
@hodancabdulle4864 5 жыл бұрын
Waaaw go ahead bro u will
@siciidbashiir797
@siciidbashiir797 4 жыл бұрын
Habartaa itobiyana😂😂
@abdinuur219
@abdinuur219 4 жыл бұрын
@@siciidbashiir797 shekadii dalkan nagag qadeen you tube ma timi love itobiya
@abdichakourhoussein6378
@abdichakourhoussein6378 4 жыл бұрын
Africa people all brothers
@firstboss3759
@firstboss3759 5 жыл бұрын
*5M hdii ad ku dawanayso like Liban jmac and Hodan* 🔥❤
@cawalejeocole1315
@cawalejeocole1315 5 жыл бұрын
*Jawaabta mursal baynu sugaynaa oo leh haa mcn kala fogaanshuhu maroone mar uun africa iga kexe*e😁😂✋ *like iisar wllyaal*
@teamdanab3624
@teamdanab3624 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@sihamdalad5474
@sihamdalad5474 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@cabdisalaanmaxamedcabdisal8883
@cabdisalaanmaxamedcabdisal8883 5 жыл бұрын
😂😂😂
@yaya1up60
@yaya1up60 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkķkk
@abdihamidahmed3866
@abdihamidahmed3866 5 жыл бұрын
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@dhancadeyarechannel9734
@dhancadeyarechannel9734 3 жыл бұрын
Heestan ilaa iyo malinkay soo baxday way ii darnayd, waxa dareemi kara uun qof uu ka dheeryahay qofkii uu jeclaa uun 😭
@bashirbashiirhawaarojaceylku
@bashirbashiirhawaarojaceylku 3 жыл бұрын
Waa runta wllhi 😭💔
@mohamethciise6694
@mohamethciise6694 Жыл бұрын
😢😢😢
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 5 жыл бұрын
Wlhi heestan dareen gooniya ayay ii leedahay 3years ban kala fognahay janogalahayga In Alle isu kaaya soo dhoweeyo noogu duceeya😢
@alimohamed-mu4hd
@alimohamed-mu4hd 5 жыл бұрын
wlh jaceyl adag baa heley inatu jcyl waa cudur xun allaha naga qabto
@israaismail6783
@israaismail6783 5 жыл бұрын
Asiya Xasan ilaahay idinkoo nabada ha isku kiiin keeno abaayo
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 4 жыл бұрын
I dedicate this cute song to my wife she is living in borama now i love her so much. Honey
@haych1919
@haych1919 4 жыл бұрын
In sha Allah you two are reunited
@hoothoayaanhothoapdalle2003
@hoothoayaanhothoapdalle2003 4 жыл бұрын
@@hanaismail7854 qrtu
@ahmedsheikh3723
@ahmedsheikh3723 4 жыл бұрын
If u love your wife bring country u live
@istahililwadsan2691
@istahililwadsan2691 3 жыл бұрын
@@haych1919 0
@murtichannel5172
@murtichannel5172 3 жыл бұрын
اه
@starry5275
@starry5275 5 жыл бұрын
Ya Allah marksta an dhagaysto hestan walidkey iga maqan baan taba while others ay bf or gf taban hooyo macan and baba jalil haisu kaaya keno 😭😭😤 plz si niyada igu duceya inan walidkey utago ayago nabada iyo anago nabada Qalbiga jagada ku ledihin majiro ruux heli karaya 😰😭😭 Im tired this life without u 😍😍
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Alle idinko nabada ha is kiin tuso wll
@idilasalad2584
@idilasalad2584 4 жыл бұрын
alle haku dhaafo
@nimcorabiile4909
@nimcorabiile4909 4 жыл бұрын
SAReDORABiiLe❤
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Enzhallah wll wD u taGi
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
Amiin walal alle haysku kiin keeno, mise wadba is heshen hada.
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 3 жыл бұрын
QOF walbo ayee heestaan taabanee .Xiligaan covid kana dadaa fahmi kara (saxiiix)
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 5 жыл бұрын
Ax yàa Song My Bea niyad aan ka wad jogno My Hupi❤❤❤❤❤❤ Mhd Gaar Hodan abdirahman zxp Taager number 1🙏
@sherom6597
@sherom6597 5 жыл бұрын
Lamaana walba oo si dhaba isku jecel kala fog illahow isku keen 😭😭😭❤🤲🤲
@subeydasaed6359
@subeydasaed6359 5 жыл бұрын
Amin yarbi
@HassaM_Yare
@HassaM_Yare 5 жыл бұрын
Qof ay heestu ku socoto love ii saar eeesh calaaa
@hoodocabdi4916
@hoodocabdi4916 5 жыл бұрын
Somalida TikTok waarmaxau
@nimahaider1921
@nimahaider1921 5 жыл бұрын
Aniga walal big time
@rahmamuhant6450
@rahmamuhant6450 5 жыл бұрын
❤❤❤
@mobilcusub413
@mobilcusub413 5 жыл бұрын
❤❤❤
@sunalitab7871
@sunalitab7871 5 жыл бұрын
Somalida TikTok 😭❤️❤️❤️❤️
@aliessa553
@aliessa553 10 ай бұрын
MAnta riyadas Waa kuu rumowday soma ah hodaney inay inay isku imaden jntii aragta like isaara
@sojanasaalah2778
@sojanasaalah2778 5 жыл бұрын
zakariye kobciye abwaan&muxalamiisTe weyn wllhie abwaankani qalbiyaduu ka hadlaaa 😭😭😭
@ifraaxmaxamed8632
@ifraaxmaxamed8632 5 жыл бұрын
safia mahamuud wlahy waa runta sxp
@hamdi7738
@hamdi7738 5 жыл бұрын
Qofkii aan cidi ka maqnayn heestana ka helay ila socda😉
@muusearab3107
@muusearab3107 5 жыл бұрын
😉👌💪🏾
@muusearab3107
@muusearab3107 5 жыл бұрын
Anaa ka kowa kusaas wlshy 😁😁😁
@abdulaahiabdi9318
@abdulaahiabdi9318 5 жыл бұрын
Cidi igama maqna Kamana helin Maxay la calaacalaysaa Sawtii iyadoo rag nuuc kasta Meel la joogta So cararaysay ee naag Ninkeeda ku so duushay Ha xamisho cidlada Iyo sariirta madhan
@asmaahmed7208
@asmaahmed7208 5 жыл бұрын
aniga cidna igma maqna hadan waan jeclhy
@hibocabdiismaan318
@hibocabdiismaan318 5 жыл бұрын
Same to you
@sahrahassansahra7416
@sahrahassansahra7416 5 жыл бұрын
Zakariye kobciye Ax qalbiguu ka qoray heestan ❤😢
@Waxku-ool
@Waxku-ool 5 жыл бұрын
Ax
@mudnaanchanel9707
@mudnaanchanel9707 5 жыл бұрын
Ma isagaa sameeyay
@sahrahassansahra7416
@sahrahassansahra7416 5 жыл бұрын
@@mudnaanchanel9707 haaa wll
@samriinahmohammed8181
@samriinahmohammed8181 4 ай бұрын
still listening song 2024😭💔
@user-gd8jd2jv4b
@user-gd8jd2jv4b 5 жыл бұрын
Heestan waxaa mooda inay aniga si gaara iitaabanayso wlhi shukran abaayo mcn hodan
@saarajeylaani8004
@saarajeylaani8004 5 жыл бұрын
Wlhi hodan jclka walaga daremaya inta ila amin San jclka like
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏
@caddaaniismail8962
@caddaaniismail8962 5 жыл бұрын
Qof jaceylkiisu ka maqan yahay ayaa dareemi kara 😢😢😢😢 one like one love😭😢
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
Heestii ugu daawashada Badneen Heesaha Hodan inta Igu raacsan Like ha ila dhaafin. 2Year ago 10M ayay Gaartay.
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Boqorada fanka somaliyed Boqorada Samaroon Axya hees dhashi Sandalada One love ❤️😘❤️
@a.hakimmahamed7831
@a.hakimmahamed7831 5 жыл бұрын
Poqor nimadu xaGeY usoo maratY waa samaroon Bilaa Asalee
@Ayeh_A
@Ayeh_A 5 жыл бұрын
A.hakim mahamed Ina dhilo hoyadaa baa dhilo kugu dhashay garacyahoow samaroon somali oo boqortinimo lahayn bay boqortooyadii Adel lahayeen ee saylac ka jirtay waana tariikh runa ee adu yaad tahay dadka is bar Hadanad langaab ahayn Hodana Abdirahman waa naagta Fanka xoog ku haysta naagaha dhana ka fanaansan oo ka khatarsan naag gaartana ma jirto Hodan waa boqorad
@maxmedcade2003
@maxmedcade2003 5 жыл бұрын
A hakiim ada bila asale dad kani wa sandalada geeska Viva samaroon
@a.hakimmahamed7831
@a.hakimmahamed7831 5 жыл бұрын
@@Ayeh_A Anaa idin wasa samaroon ilka DheeraY xaGey boqortoYadu idiin soo martaY idinkoo Adoomaa waatii Hargeisa isaaqu idinku iibin Jiree Bilaa Taariikh Yey
@a.hakimmahamed7831
@a.hakimmahamed7831 5 жыл бұрын
@@maxmedcade2003 uraysaD tihiin Qotiyey Afsomaliga BarataY Jibriil Abor Oo kaliYa idin buuFinaYa NaaGayaw wlhi inaaD sidiinii Jabouti ku Yaaci Doontan Faqashyay
@ridwanfarhan9636
@ridwanfarhan9636 5 жыл бұрын
Waaaaaw🎆🎇Boqoradii fanka soomaaliyeed Hodan bilan siweynbaa bulshadu kuuGu xiistay allaHa somaliland kuGusoo nabad celiyo adoo nabadqaba❤
@mometa3109
@mometa3109 5 жыл бұрын
Radwan farhan king rv wku salamay hn
@ridwanfarhan9636
@ridwanfarhan9636 5 жыл бұрын
Waan kaa qaaday wllo
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 жыл бұрын
Aamiin
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 жыл бұрын
Heees la isku wada arkay 1M ino ballan ah Ruuux lga maqanyahy baa dareemi.kara Allow intii kala fog isku so dhaweey Ameeen ya rabbbi
@aliabdii6826
@aliabdii6826 3 жыл бұрын
I dedicate to you this song my one and beloved wife you are indeed are bleesing and happiness in my life. I really miss you and my princess Rumeysa. I love you so much❤❤❤❤
@aliabdii6826
@aliabdii6826 8 ай бұрын
06/01/2024 Still listening
@nemcoahmed3163
@nemcoahmed3163 5 жыл бұрын
Dareenkeeda ayay ka hadashay💋 my haparyartay Adoo alle tawbad uceliya oo izkaga baxa fanka ayn kugula talin lahaa Waayo ma oga qofna xiliguu dhimanaayo😔
@ahmedhuruse2732
@ahmedhuruse2732 5 жыл бұрын
Wlshy dhalinta laga maqan yahay wax ay ubaahnaayeen bay soo siisay anaguna wan umahad celinaynaaa💋💋💋
@ahmedhuruse2732
@ahmedhuruse2732 5 жыл бұрын
One kove
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 5 жыл бұрын
Hees dareen leh wye heestan mursal muse iska dul qaaado bro kala foganshaha wa laga bixi doona 😂
@FAAD21
@FAAD21 5 жыл бұрын
Isha ka ride😂
@faisocadey1439
@faisocadey1439 5 жыл бұрын
Hodan c/raxman mash Allah hees shidan&muqaal qurux bdn inaba cadi maha❤❤❤
@fihiimozquen3721
@fihiimozquen3721 5 жыл бұрын
Malmihi wy sosocdaaan
@lamaragedi4659
@lamaragedi4659 5 жыл бұрын
Janis wu imanaya🤣
@kramovic6771
@kramovic6771 5 жыл бұрын
Hye azxpta subscribe halay dhaho anna youtuber ahay ila soo yara booqda idinka ka heli doone reactions kayga iyo challenges kaygaba
@basheybsb7919
@basheybsb7919 5 жыл бұрын
This is a perfect song for those in Long Distance Relationship But Long Distance Relationship works if you are faithful to each other. Don't cheat and you will meet your LOVE one day.
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 10 ай бұрын
inta daawanayaa kadb markay is heleen😂❤🥹
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 4 жыл бұрын
Boqorada fanka soomaaaliyeed hodan abdirahman ❤❤❤❤🇸🇴
@sumeyohassan6902
@sumeyohassan6902 4 жыл бұрын
💋💓💓💓👍👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamudnadiifshire627
@mohamudnadiifshire627 5 жыл бұрын
Hees iyo Badh. 💖💖💖💑💑💑💑💖💖 Ileen jaba waa qofkaagoo Markuu kaa jiro dhul dheeroo Waqtina idin kala horjoogoo Waqtina idin kala horjoogoo. 💞💞💞💗💗💞💞💞💞💞💞 Intuu jid inoo furmaayoo Jawiga adag laga baxayoo Jimlee samarkiyo dulqaadka Jaanisku wuu imanayaaye. 💞💞💞💞💞💗💗💞💞💞💞 Qalbiga jagadaad ku leedahay Ma jiro ruux heli karaayee Ma jiro ruux heli karaaye Xusuusta ku dooji laabta Niyada aan, Niyada aan Aan ka wada joogno Niyada aan Mursalow aan ka wada joogno. 💞💞💞💞💞💞💗💗💞💞💞 Ileen jirka ruux tabaaya Dareenkuna jiidanayoo Ma jiifsado awaadiiyee Halkuu jiro yaa i geeya. 💞💞💞💞💗💗💗💞💞💞💞 Naftii hilaw joogi wayday Hamuuntana jeer ma daayso Jacaylkuna Uma turaayo Jaliil haysu kaaya keeno Jaliil haysu kaaya keeno. 💞💞💞💗💗💗💞💞💞💞 Qalbiga jagaad ku leedahay Ma jiro ruux heli karaaaye Ma jiro ruux heli karaaye Xusuusta ku jooji laabta Niyada aan, aan, aa Xabiibi aan ka wada joogno Niyada aan ka wada joogno. 💞💞💞💗💗💗💞💞💞💞💞 Haday kaa hadlayso heeskaan love ku qabo.😁😁 Hees labo qof ka hadlaysa. 💞💞💞💗💗💗💗💞💞💞💞 1: Hodan Abdirahman & Mursal Muuse. 2: Sakariye Kobciye & Idil Barkhad😁😁
@saarah4543
@saarah4543 5 жыл бұрын
Anigana ha iga reebin
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 5 жыл бұрын
Waa Sax Sxp Runtii Ha jiro Jaceylada Siiba lamanaha aad isku jacel ❤😢😢 Hodan VS Mursal Ugbaad VS Qamar Idil VS Kobciye Asma VS Furinle Dayax VS Farxiyo Qaali ladan VS Raage abdi ❤❤❤💘💋💞💞💞👈👈
@kingaj3099
@kingaj3099 5 жыл бұрын
frist song oo somali Ah aan arko 2days taalo youtube ka 225k gaarto🤘💖 Somali hormar wacan idin rajeynaa😎😎
@Shiikhmeetaagan
@Shiikhmeetaagan 5 жыл бұрын
4 days 1M heestii barbar wax badan baaritaan samee bro
@Shiikhmeetaagan
@Shiikhmeetaagan 5 жыл бұрын
2 days taas 500k ayay gaartay
@burhansicid9650
@burhansicid9650 5 жыл бұрын
Wdanka lama socdo shinbirtu
@mssfarxan
@mssfarxan Жыл бұрын
Farxaan noloshaydiiii mxn u xiisay qosalkaagii iyo wngaagii qalbiga jagadaa ku lee dahay majiro ruux helikaro 😭❤ALLLAHA kuu naxariisto 😭🤲
@mohamethciise6694
@mohamethciise6694 Жыл бұрын
😢😢😢😢Alle ha u naxariisto
@SudaysiMohamed
@SudaysiMohamed 2 ай бұрын
Alle Ha unaxariistoH 😢
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 5 жыл бұрын
Hodan waligayba waan tageeri jirey Waa captainka dumarka ee fanka
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
7M🎶🔥❤ 2020 ya dawanaya 🙋‍♀️
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 4 жыл бұрын
7M Ayaan Caawa Dawanaya Wllo Hahahaha ,19/07/2020😄😄
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
@@Alxmdullilah0219 😄 ❤🥰
@baliilstylchannel924
@baliilstylchannel924 4 жыл бұрын
Aniga Daa WenaaYO #####
@___014
@___014 4 жыл бұрын
Aniga🥺❤️
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 4 жыл бұрын
@@___014 ankula dawade wll😂😂😂
@bellaomar3634
@bellaomar3634 5 жыл бұрын
Ciid mubarak all muslim Heestan wa sugi la'an Wale mursal iyo hodan jacaylki adunka 😍😍😍😍
@mustafyousuf3802
@mustafyousuf3802 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman waa boqorada fanka danbe fanaanad faceed ku dhaaftey cod macaan kalsooni iyo qaab masraxiyadeed aaney fanaaninta kale laheyn hodan markey hees qaadeyso waxaad codkeeda ka dareemeysa qalbiga❤❤❤🙏
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Hestani waxay soo baxday eida manta eidedi 24/5/2020 after 11 months dawanay hees xasus igu leeh 2019 walle wakhti tagay sallom hadana 2020 la socda aduunyo wayab😭😭
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
5 biil baa dib ban kuso buqday
@hanadvlogs8771
@hanadvlogs8771 5 жыл бұрын
Qalbiga jagaday ku leedahay ma jiro ruux helo karaaaye niyada like iga siiya❤
@mohammedsadiq3717
@mohammedsadiq3717 5 жыл бұрын
Jaanisku wuu imanayaaye
@mumtaazsuldan383
@mumtaazsuldan383 5 жыл бұрын
Qalbiga like kaa siyey😅
@mumtaazsuldan383
@mumtaazsuldan383 5 жыл бұрын
Qalbiga like ka siyey 😅
@roodamahamedhaashi3894
@roodamahamedhaashi3894 5 жыл бұрын
Hanad Adoowe wll wanku jeclahay
@suldanomarbebresabdi8864
@suldanomarbebresabdi8864 5 жыл бұрын
Gh
@kingmarwaan2154
@kingmarwaan2154 5 жыл бұрын
Haduu Jacyl Ku Haayo Like Isiiiii😢😭😭
@sadiaabdiwaxid7011
@sadiaabdiwaxid7011 5 жыл бұрын
Hhhh dadka dhana jcyl haya
@anasabdi612
@anasabdi612 5 жыл бұрын
kinG marwaan wuu ihaya lkn ma aqaano qofka aan jeclahay😂😂😂😂
@gobsanyare6470
@gobsanyare6470 5 жыл бұрын
Namber one 😭
@kingmarwaan2154
@kingmarwaan2154 5 жыл бұрын
@@gobsanyare6470 😭😭Caloosha Ha iga Hurin😢😢
@kingmarwaan2154
@kingmarwaan2154 5 жыл бұрын
@@anasabdi612 Kas Jacyl Mahee Sheeko Waaye😂😂😂
@mariaaahassan2523
@mariaaahassan2523 8 ай бұрын
2024💔😢 wixii iga danbeeyo wan idin salamey🙏😌
HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 5 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН