hodan online ninkeda lacaga badan kahadey arimo sir qali qoordheer kashiftey xaqiqada

  Рет қаралды 26,328

CAJIIB TV

CAJIIB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 Жыл бұрын
Subhana Allah. Sideed ugu qarabata Hodan online? Miyaad kuheshiseen inaad magaceda isticmashid huno.
@MakoAhmed-b9x
@MakoAhmed-b9x Жыл бұрын
Sheekadan waxaan filaya inaynan Hoden on line kusoconin Hoden laba caruur bay haysata lix caruura ma haysato naag kalay ka sheekaynaysa subxaanallah may sheegto qoftay ka sheekaynayso mageceeda subxaanallah naagihii waxay ku waa sheen maskiintan Hoden on line iyo waxaa hadana Nirobi kamaqla gabadha qaaliladan inay naagihii ku waasheen war tani wa suura gadoon naagihii maba xishoonayaan war view haku raadsanina waa xaaraan اتقو الله ىا اخواتى الاعزاء Allah ka baqa walaalahay qabri baa idika danbeeya hasbunaallahu wanicmal wakiil 🤲🤲🤲
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Wixii runa Allah ayaa og laakiin haday jirtay Allah hauga cawil cesho haduu been sheegaayo dhawaa iyo dheeraaba wuu eedi waayo qayaanoole qasaaraa udanbayso Tan labaad hooyooyinoow wixiina caruurtiina iyo naftiina uheysta wixii kuqabanaayana kun sanay kaaweyn yihiin Alle sharaha haynaga cesho towfiiqdana hanawaafajiyo Aamiin Yaarabi
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Aniga labadiinaba waxaan idin dhihi lahaa hatagina doono buuxdaa bad looga tag haduu 30ka usoo dirana kheyr hadii kale Alle hakaaga cawil cesho habixina Allahii ku siiyay waa joogaa dhexda xero walaal
@zeynebali6957
@zeynebali6957 Жыл бұрын
Waa. Kaaqaadnay. Salanta. Xawadle ❤❤❤
@Maria28832
@Maria28832 Жыл бұрын
HABRAHAAN QOOQAN MAXAY KU FASHAY HADEY 6 CARUUR HEYSATO MEEY ILMAHEEDA KORSATO LACAGTII ILMEHEEDA KA AF QABATEY BEEY NIN CADAW SIISAY OO AAY SHALAY ARAGTEY WALEE NAGAHA QAAR BAA CAQLI LAHEYN NAA ILMIHIINA HANTIDOODA U XAFIDA NINKII LACAG RABO HA SHAQEYSTO UUF
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Жыл бұрын
Ma aragtey iyada ayaa lacag u baahan Naag qurbo ilmo ku haysa
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 Жыл бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa gabadha qabiilkeeda dad ah ha raadsato meeshana ha oogu tagto
@IlwadAli-f2g
@IlwadAli-f2g Жыл бұрын
Asc Qali iyo Hodan lacag waa la helaa laakin naf lama helo gabdha heeygoow ha isku bixina lacagtaas Somali iyo qabiilada ay ka kala dhasheen ha loo diro taladayda waa taas aniga
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 Жыл бұрын
Sheeq dabcaser wuxu dhahay camerada walagu waasha mamada iyo dagan ay qadka ao gashay lkn ayanran qeylo
@munamahmed1572
@munamahmed1572 Жыл бұрын
Beenaale gabadhaa iska dhig waa kaa horeysaa hodan. Lacagta intey ka Keene isagaaba track driver. Xishood qof weynaa Tahee malaa'ik garbahaaga saarane kaa qoreyse. Subxaanalaah
@AbshiroXanaane
@AbshiroXanaane Жыл бұрын
War xishooda nolasha hodan kadhaca maladhimanyo miyaa ma adunkasanlojogaa yaa alah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Жыл бұрын
Ilaa iyo hada Naag deg degasey oo lacagta intaas leg nin gacnta ugu shubtay baad kahadlayaa maga yaabaa qoskeeda iyo caruurteeda iney kaqatanaayeen??
@sahraciid7468
@sahraciid7468 Жыл бұрын
Sheekan maba fahmin xagee ka qasantahy wlalayalow qof ifahansiiya ishega hodan online Miya mise wa midkale plz ifahnsiya😂
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 Жыл бұрын
Yaaku shegaayo hee cadeey
@zabrinmohamed4056
@zabrinmohamed4056 Жыл бұрын
ayadan umaynayaa hodan😅
@farhiaibrahim1128
@farhiaibrahim1128 Жыл бұрын
Lalabada naga daa hodan jacayil ayaa lagu guursaday waa la ogyahay
@naimabarre7088
@naimabarre7088 Жыл бұрын
DUQDAAN IYADAABA WAALAN HADALKEDA DHAN LAMA FAHMAYO WEY ISDHAAFSAN TAHAY BEENLEY WAAYE
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Жыл бұрын
Qofka soo dhigay shekadan ilahy ka baq beenta iyo xasidnimada iska daa, qoftan qofta ay ka shekeynso waa qof 6ciyal leh hodan 2ciyal ayey ledahy,maskinta hodan ninka ha ka habarina
@FarhiyaadanElmoge
@FarhiyaadanElmoge Жыл бұрын
Mansha allah walashey
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 Жыл бұрын
Waan kaa qaadnay salaanta abayo
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Жыл бұрын
Sumxanalah gabadh siday uga sheekayn lahayd ayey u soo fadhiisatay shaqo la aan iga dheh
@fadumaabdulle9728
@fadumaabdulle9728 Жыл бұрын
Asc ma basiiyen marka hor
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 Жыл бұрын
Marba haduu talefonka kaqaban waayey oo uu midka kalena dansaday malaha naag kale buu ku guursaday oo aroos buuba ahaa soomaalida maanta lama aamino kuwii caruurta loodhalay baaba dadka dhacayo macadalaahi waa ku aad hada guursatay gabadha waxbaa ka qaldamay
@Maria28832
@Maria28832 Жыл бұрын
RAGA MAANTEY JIRA WAA NAHABIYIIN EE SOMALIYEED MAXAY KU FASHAY NIN AFRIK JOOGA KII ILMAHA KA DHALAY HADEY KALE TAGEEN MID KALE HADE ARAGTEY LACAG DIINEH TAASI WAA DOQON OO NINKII SIIL IYO XOOLO ISKU DARDEY DOQON DABKAA BA TAASI CAQLI -IQ;:40 CAQLILAAY
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel Жыл бұрын
Sax waaye somalidu ayagaa isqaarijiyo😢
@warismohamud8888
@warismohamud8888 Жыл бұрын
Yahow dhamaan badnidaa mugoo
@fadma638
@fadma638 Жыл бұрын
Walaashey naso Quraan isasaar😢
@Hani_MAX
@Hani_MAX Жыл бұрын
Maalinkasto .niqaab kaladuban ugishta
@خيرالييسرهلييارب
@خيرالييسرهلييارب Жыл бұрын
Islaantan waa necbahay tiktoka ayey kaqeylisaa KZbin na manokenteen yahuye malin walba show kadhigtaa isiiya hal daqiiqo aan ku ooyo nagu waashay
@Kheyr.Wada.Channel
@Kheyr.Wada.Channel Жыл бұрын
Bar iney tiraa maahan Waa iney heshaa ugu yaraan $55.
@habibahussien6055
@habibahussien6055 Жыл бұрын
Please khalii raac sunada cl satuwasalaam ku cab oo isticmaal midigta waa Sunday ma ab ah
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 Жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🙏🏾✅
@saedasmith6558
@saedasmith6558 Жыл бұрын
Maba siin lahayn maxaa
@foziyaadan6091
@foziyaadan6091 Жыл бұрын
Ha isku tagan been maahan maalinkasta somalida la dilaa oo lagu dhacaa😢
@امنوردين-ط3ج
@امنوردين-ط3ج Жыл бұрын
Amiin yarabi walashen qaali qaraxo❤
@sarahamohammed
@sarahamohammed Жыл бұрын
Haadin wa Lugudilin
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b Жыл бұрын
Gabadha qaladka leh e maxaad la qaylin😂
@SahroSiidcali-c5y
@SahroSiidcali-c5y Жыл бұрын
My kuli wan rabi lahaa
@UmalkhayrAhmed-v5s
@UmalkhayrAhmed-v5s Жыл бұрын
Na.wadwalantay.umada.kadheex.baxa.iyaga.wax.isuu.dhibtay.
@FarhiyaadanElmoge
@FarhiyaadanElmoge Жыл бұрын
Kib ton
@farahrobertooo4734
@farahrobertooo4734 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk subxaaaan nayaaaa xiiiiichooood
@buthainabdulkadirhassan2510
@buthainabdulkadirhassan2510 Жыл бұрын
Abaayo gabadha dad meesha kuma lahan miyaa hadeey dad meesha kuleeyahay dadkeeda hala xiriirto soomaalida meeshan qabiil ayeey isugu gurmadaan ooy wax isugu qabtaane qabiilkeeda gabadha haraadsato yeeysan ooga harin nahaab weeynaaday inuu yahay ayaa dhici karto oo uu gabadha dhacay
@mariamusse6061
@mariamusse6061 Жыл бұрын
259 -3.00000
@sarahamohammed
@sarahamohammed Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AhmedIbrahim-dz9fb
@AhmedIbrahim-dz9fb Жыл бұрын
Hodan.naaga.hoodhan.ayaakuwaashay.wanaagaa.looquudhulayahay.ilaahaw.ishakaduw
@mrssahra3435
@mrssahra3435 Жыл бұрын
Ilmahaga hacidlayn wlh hawada lagugu cunaa sxb
@Zalmougaas
@Zalmougaas Жыл бұрын
Wll gabadhan yay ka hadlaysa waxba waan ka fahmiwaaye 😂😂
@ilhan6838
@ilhan6838 Жыл бұрын
@@Zalmougaaswanba kuwareray ani xata😂
@sacdiyobilan1387
@sacdiyobilan1387 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@fadumowarsame5092
@fadumowarsame5092 Жыл бұрын
Waa sax walaahi
@CawoIbrahim-w5i
@CawoIbrahim-w5i Жыл бұрын
😡😡😡🥶🥶
@Ruqiyo865
@Ruqiyo865 Жыл бұрын
gaali Hodan niniked miyaa
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 Жыл бұрын
Adigu maxaad tahay ICj maxkamada aduunka tahay hhh
@farhiaibrahim1128
@farhiaibrahim1128 Жыл бұрын
Ilaahay ka bAq oo orod cibadaysO
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 Жыл бұрын
Sheekadan waa ku wareeeray yaa lacagta Laga dhacay
@fadumowarsame5092
@fadumowarsame5092 Жыл бұрын
Hasku bixin wa igatalo
@farahrobertooo4734
@farahrobertooo4734 Жыл бұрын
Cooidkiiiiii meee
@sahrasunshine8038
@sahrasunshine8038 Жыл бұрын
Yaahuu cajuuso mina naar
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x Жыл бұрын
Subxanallh Subxanallh walashaay waxad ogaata carabkasii inuu qalai maliin markaa ilhaay kacabsoo cebahaa muslinkaa ha racraciin
@AhmedIbrahim-dz9fb
@AhmedIbrahim-dz9fb Жыл бұрын
Naarta.ayaadkutagi.beenta.kkkk
@Abdi537
@Abdi537 Жыл бұрын
Bari bad nar maqashe markasa ti nin wax ka shegtaba nartey galeysa miya adiga sed ku ogate iney ben shegeyso
@CawoIbrahim-w5i
@CawoIbrahim-w5i Жыл бұрын
😂😂😂😂
@CawoIbrahim-w5i
@CawoIbrahim-w5i Жыл бұрын
😂😂😂😂
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 6 М.
MARKAADA SOO TIJAABI WAA HUBAA WAA II MAHADCELIN DOONTAA .
17:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 52 М.
GABDHAHA TEAM27 OO DOOQOODA SOO BANDHIGA QOFBAA CID RAACIN
17:18
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 554 М.
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 55 М.
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН