Plz sis can you go inside the house we hear anything because of the Air
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
Gormey aadi wixi la sooba galiye
@nurailyas05 Жыл бұрын
@@fatimadagan8541 😂😂😂
@fatimadagan8541 Жыл бұрын
@@nurailyas05 🤣🤣🤣 muusaa yaabay
@amal-4c3 Жыл бұрын
@@fatimadagan8541 😅😭😭
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
@@fatimadagan8541kkkkkk😂😂
@ilyasahmedfarah2936 Жыл бұрын
Marka hore hanpalyo walaashay gurkaaga Allaha kuu barakeeyo marka labaad hal codsi ayaan wataa dadka kugu xiran ayaan ahay waligayna wax kaama codsan qisadii boqor Fahad ayan Raba waxan maqlay qisooyin cajiba ayuu leeyahay
Weligay aroos kama nixin lkn kan hodon waa kanaxh hodonay guurka xaq baa ulahayd lkn aroos bashal ah oo noocaan ah waan kanaxay waayo sowjkagi hore waad jeclayd saa noo sheegtay marka waxaa fiicnayd in aad guursato oo aadan aroos nocana dhigan waxay natusaysaa ficilkaga in aad film noo jilaysay oo waxaa shegaysay been ahyd 😢
@nastehoismail2944 Жыл бұрын
Waxba kama galin gabadha ka dhaca Hodan ku qafiften hush 😒
@sumayomaxamed1161 Жыл бұрын
Ninka gursaday gabadha isgu sow xaq uma laha inu aroos iyo farxad helo maxa ku xiray marxumka dhintay ilahy how naxaristee
@Hanmor3412 Жыл бұрын
Oo maxaa kaa galay adiga
@shakirahhassan2525 Жыл бұрын
Hodan wlhi depression aan UGA baqa umadan Mee iska Dagan gabadhan ma dad la aan bee modan mise maseer ee ka mare
@faay-khalifa Жыл бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير Hamplyo xbbt
@kifahmoha9785 Жыл бұрын
Sowdka ilmahaa naloo qaatay hodaneey banaankaaba ka sharqan badan codkaaga qaar dhan baa naga go'aya
@asmacadey5757 Жыл бұрын
0:29 somalidu wa dadka kaliyo aygo qaldan qofkale qaladkis tilmamo wad gursaty allhma barik but qofkaga gabar bad kaso dhacday ka qurxan ka da yar maybe marka hadu qabay why ad uga ohinaysa gabar walsha oo kala oo minyaro u ahaneysa sad uga dhacdo 😒😳
@h.a3086 Жыл бұрын
Hodan Hanbalyo Saamidayda بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما بالخير
@mahamedalikaftanshax9535 Жыл бұрын
امين يارب العالمين
@fardowsaabdirishid2053 Жыл бұрын
Abaayo m.a
@deeqadeeqa8721 Жыл бұрын
Quruxey HAMBALYO mcnto alle adiga iyo sawjkaagaba ha,isku kiin barakeeyo
@abdi1985 Жыл бұрын
Naagtaan dil lee maxey ugu sheekeesaa Aniga waa shakiyay😢😢
@zahraazahraacusman7866 Жыл бұрын
Hanbliyo xbibty ilhy haku barkeeyo gurkaaga farxd an dhamanin baa ku rajeenaaa
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
I don’t hear anything
@samiaaidarous1163 Жыл бұрын
Hanbalyo walal guurkga Alle hku bareekeyo reerki lagu nasto Alle haidinka yeelo
@ummumahir7551 Жыл бұрын
asc hodon cadey abyo dawaqa ka dhuminya codka abyo plz qelada ilmaha no ron eee guriga kuso dhex dub midede kale qisoyin 4 ama 5 part cml so day sidi kuwi kuwa carabta plz abyo
@adnadheeman7036 Жыл бұрын
Hppti banaanka haiku so dubiin markle ciylka qalaadod no ficn😂
Yaa ila mid ah umada qurbaha ku nool ani mindi waan qariyaa 😂 cabsi aanba qabaa dar ilaahay ah hal xabo o yar aa I taalo taasna waan qariyaa sidaan filimaan mindiyo guryaha yaalo leysugu dilaayay u daawanyaay
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Iskumid nahay
@lovelymamiina5723 Жыл бұрын
Hodon abayo bananka hakudibin video wax lagama maqlo plz
Hodaney codka markaa banaanka ku duubasid waadix maahan dabayl ba yeerasa si fiican laguuma maqlayo😢
@nasrahassan5777 Жыл бұрын
خع
@xaawocabduqadir9054 Жыл бұрын
video hore kana Ka ficn ani sificn Ayan u maqloya abayo cadi u dhagenso dhagaha iska dhaf madax xanun waye xabibti🤗
@dhamaystiran8342 Жыл бұрын
@@xaawocabduqadir9054 haa xbbti kii hore eber buu ahaa kan waa ok lkn neelaha qaaar waa hooseya dhagana xbbti maba isticmalo
@ilkacas Жыл бұрын
M.a keep going hbo
@asiyabella2462 Жыл бұрын
Sister qisoyinkago udanbeeyay codkodu maficna midkana hawa kufuran
@falcadoxaliimo8904 Жыл бұрын
Masha allah wala sodhaqsaday thanks abayo
@nafisaibrahim4531 Жыл бұрын
Congratulations hodaney adi iyo seygada teda kale abyo wlhi bananka waxbo lagama maqlo
@yurubsaalax6253 Жыл бұрын
Waxb lgma maqlo haa
@liilovekadharkenlylyrics5010 Жыл бұрын
Hodon walaal sama cada laga heysta
@nastexomuse2813 Жыл бұрын
congratulations both of you happy married life 🎉 ❤ 💖 💕
@faisamusse8522 Жыл бұрын
Are u for real this chick broke another sis heart
@ruweydmoha772 Жыл бұрын
Hamllpyo abyo marka kowdaa ilahy ha idinka dhigo kuei isku waar ubad khayr qaba kal hela tan kale abyo marka bananka ku duubto qisoyinka codkag si fiicn uma maqlo
@@shamisali4599. Naagtan xumaan ma leh ee maxaa u guursatay ayadoo ninkagii ka dhintay mar dhow bay ku haystaan waa laandheere ilahay la taxadaray ciise❤ girl ❤️
@sadiadahir3030 Жыл бұрын
Hamalyo
@qali5586 Жыл бұрын
War heedhe hodaney huuno mac igaso dhis codkaga nusle maqly intikle mee😂😅😊
@yakubrabeh3259 Жыл бұрын
Waan been wllo qofkuu haduu guri ku dhinto maba lagaala sheekeysanayo in la baadho
@Xurmobadan143 Жыл бұрын
Keep going wlshy qli ❤️🙏
@sacdiyaali3641 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣hodaney cabsi cabsi lakin waxan aad uga xumahay afar rag ah oo u hishiiyay inay qof dumar ah nafta dhaafiyan balaayo idin qaaday oo hadana so baxayo how ciil badana inay xabsiga ku uran so ma ahayn
@AliAli-kp1ry Жыл бұрын
Hodaneey armey nin keedii hore Armey dishey??? Wax walbo filo waa Aduun. Mama hodan ninka cusub sey. Afka uku dhuuqdey hhh
@nacimaosman2865 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@1000ZXCVBN Жыл бұрын
Gabadga , wax Fairdale keen. Saan qotol Yoon laku ma raadsado.
@AXMATO_ Жыл бұрын
Amiin Amiin yaarabi
@ubax7758 Жыл бұрын
San u jeclahy inan c I d noqdo😢😢😢😢😢
@Marinette6971 Жыл бұрын
مرحبا 😅😅
@MmMm-jp8yu Жыл бұрын
ألف ألف مبروووك يا عريس
@falcadoxaliimo8904 Жыл бұрын
Hacabsan insha allah wax dhib ma arkesid
@luulabdullahi8498 Жыл бұрын
Asl Hodaney Hada waa 100 dollar 90 pound
@Sundus1086 Жыл бұрын
haye
@maryamabdikadir-yl2vq Жыл бұрын
😂hodan marti koobkeda shaxa wadato majirtaaa hadda marti sadkeda wadato aan rabaaa mana leedahay 🤣🫡
@msdiamondsomalilanders Жыл бұрын
Hodaney beryahan say ka noqotay hore ayan kugu shegay codkagaga waxba lagama maqlayo bananka ad fadhisatay ma adiga aya lagu dhagaysan mise guuxa ka ag baxaya Wayo codkagi wa shuucac waxbana ka ag qaylinaya dhagaha ku xanunaya qofka sidani naga daa gurigaga dhexdiisa ku duub wll 🤨
@kheirahajir60 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaali5724 Жыл бұрын
Quruxey laguma maqlo
@fahmadhagane6340 Жыл бұрын
Jail ebed oo😂hadane sobaxayo xaaq maahan 20 year qof qof dilay lakuxukuminayo xaaq maahan😊