HOOBIYO XAMAR WEYNE KUSO DHACAY IYO AJAKIS IYO ABWAANIIN OO DHULKA KURAFTAY.......QOSOLKA ADUUNKA..

  Рет қаралды 46,635

Ajakis Official

Ajakis Official

Күн бұрын

Channel-kaan waa midka gaarka ah ee majaajiliistaha caanka ah Abdi Muridi Dheere Ajakis.

Пікірлер: 241
@ERAMUSICCOMPANY
@ERAMUSICCOMPANY 2 жыл бұрын
😢😢😢😢 Allah hakuu naxriisto 😢 Abe ajakis aan uwada duceyno 😢😢😢😢
@nadanalka4177
@nadanalka4177 2 жыл бұрын
Geeri aad u xanuun badan wlhi😪😪alle hakuu naxariisto ajakis🤲🤲
@feisalmo6663
@feisalmo6663 2 жыл бұрын
Aamiin 😭🤲🤲
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@ODEYAAZIIZEY
@ODEYAAZIIZEY 2 жыл бұрын
@@mohamedadan1518 Aamiin
@mahadtooyo8480
@mahadtooyo8480 2 жыл бұрын
Inalilahi wa ina ileyhi rajucun rabi ha u naxariisto ajakis 😭😭
@hodanf2829
@hodanf2829 2 жыл бұрын
Ajakis waa kuu xiisi doonaa Allaah waxaan kaaga baryaa inuu meel wanaagsan kugeeyo. Naf kastaa geerida way dhadhamin😭😭😭
@fadumoquruxofficial3111
@fadumoquruxofficial3111 2 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto janadul fardowsa alle haka warabiyo Aamiin yaa rabi 🤲
@amiirabintuboqorbinuboqor7210
@amiirabintuboqorbinuboqor7210 2 жыл бұрын
إن العين لتدمع وإن القلب ليحزن وإنا على فراغك لمحزونون🥺
@horifadhimedia5964
@horifadhimedia5964 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto😭😭
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 2 жыл бұрын
Inaalilahi Wa Ina Ileyhi Rajucun Alle Ha U naxaristo😭😭😭
@naima5387
@naima5387 2 жыл бұрын
😭😭 marnaba qalbiyadena kama baxeysid Ajaakis Allha u maxariosto qabriga allha kuu wasico samir iyo iiman allha naga siiyo dhamaan u.ada somiyed😭😭😭🤲🤲
@somkaplan1563
@somkaplan1563 2 жыл бұрын
2:42 illaahow kuu naxariiso geerida ka cabso ama haka cabsan waa dhimaneynaa dhamaanteen alloow noo naxariiso 🤲.
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 жыл бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo qalbiyadeena Kama bixi doontid 😭😭
@fakeboy7830
@fakeboy7830 2 жыл бұрын
Aamiin
@Gashanle02
@Gashanle02 2 жыл бұрын
Allah ha u Naxaristo Ajakis Mar walba oo aan Dawado Video wan u duceya madama uu inaga hoseyo
@anisadheman8098
@anisadheman8098 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto wallkeen ajakis waa geeri xanuun badan maahan qof la la iloobi doono 💔💔💔😭😭😭
@mopro9783
@mopro9783 2 жыл бұрын
words cannot describe what am feeling: our prayers are with you papa ajakis😪
@sagalcabdi735
@sagalcabdi735 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto ajakis🤲🤲😭😭😭
@saraw539
@saraw539 2 жыл бұрын
Allah swt narista janna ha siyo . Suala qabriga ha u fududeyo.kitabkisa gacanta midig haka siyo.amiin ya rabbi.
@nur_afrax
@nur_afrax 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto janatul fardoso alle ha geyo kitabkisa gacantaa midig alle ha kasiyo 😭😭😭😭💔 ameen ameen yaa rabi
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 2 жыл бұрын
ilahay haduu naxariisto ajakis in badan baad inaga qoslisay
@cabdiqanicalicibaar7483
@cabdiqanicalicibaar7483 Жыл бұрын
Aamiin naxariista fardowsa allaha siiyo
@mohafishaal4190
@mohafishaal4190 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto aabe ajakis hadal murti leh wuu katahay suaasha uu widiiyey cumar Shaam
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto adeer ajakis aamiin yarabi yaraxmaan yaraxiim😥😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Nuurulislam
@Nuurulislam 2 жыл бұрын
Illahay Ha unaxariisto Abdi dheere muriid Ajakis Ina illahi wa ina illeyhir rajicuuun Rabow Qabriga ku wasici
@badboyforever8894
@badboyforever8894 2 жыл бұрын
Baaba ajakis allow ku naxariiso qalbiyadeena ayaad ku nooshahay wllkeena adiga iyo inta muslim ah 😭🤲
@xasankaafi360
@xasankaafi360 2 жыл бұрын
انالله ؤانا اليه راجعون انالله وانا اليه راجعون انالله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭😭😭 Dadka wanaagsan dunidan xunta ah kuma waaran, intuu noola wuu naga farxin jiran Illahay SWT haka farxiyo Cabdi Muriidi waa qof ku weyn quluubta shacbiga soomaliyeed. Illahay SWT hoygiisa Jannatul-Firdows haka dhigo انالله ؤانا اليه راجعون انالله وانا اليه راجعون 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@brawdwachick
@brawdwachick 2 жыл бұрын
Allow martida la jecelyahay ka dhig Dambigiisana dhaaf yaa Rabbi 😭😭ALhAMDULILAAH
@fardowsobashiir1969
@fardowsobashiir1969 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto wllkeen 😭😭😭😭
@siciidaxmed5711
@siciidaxmed5711 2 жыл бұрын
Ajakis waan ku xirnaa hadeer yaan sugaa allah ha u naxariisto 😭😭😭
@leylabare1926
@leylabare1926 2 жыл бұрын
Wiligiis ma arg youtubekiis mrkii igu horeysaan arko wye ilaahow Naxariis jno ki sii baaba😭😭🤲
@queenaamina744
@queenaamina744 2 жыл бұрын
Alaha kuunaxariisto ajakis qof qali thy ngatagay😢😥😢😥😥🥲
@zaybaqaali2134
@zaybaqaali2134 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto adeer ajakis
@abdullahim.agarasow6992
@abdullahim.agarasow6992 2 жыл бұрын
2:40 ninkaan sadax bil ka hor ayuu saadaaliyey geeridii ajakis.. Allah ha u naxariisto.
@msssuuro9771
@msssuuro9771 2 жыл бұрын
Aabe ajakis alle haku naxriisto🤲🥺😭😭😭😭
@fartuun_osman
@fartuun_osman 2 жыл бұрын
Nolosha qiimo malaha hadey dhimasho ka dambeyso allow inta dhimatay oo muslim ah u naxariiso anagana malinteena allow noo naxariso yaa Raxiim💔😪
@farhiyaadammahamud2907
@farhiyaadammahamud2907 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto adun aaba lagu waareynine Allow qabriga kuu nuuri
@manker6445
@manker6445 2 жыл бұрын
Allaha ku naxaristo aabe ajakis aan uduceyno wllhi tiira naga baxay😭😭
@moyare2784
@moyare2784 2 жыл бұрын
Allah Ha U Naxariisto Ajakis 😭😭😥
@munascooking9850
@munascooking9850 2 жыл бұрын
Alle haku naxaristo qalubteena aya baaqi ku sii ahandonta😢😢😢😢😢
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 2 жыл бұрын
Alaha u naxariista Ajakis wuu dhintay dhimashada qof walba wuu dhadhaminayaa qof haraayo malahan aduunkaan walahi waan ka naxay alaha ii danbi dhaafa asagana alaha u naxariista 😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maxamedcarab5657
@maxamedcarab5657 2 жыл бұрын
Illaahay haku naxariisto
@Anne66898
@Anne66898 2 жыл бұрын
Allaha ku naxariisto baba ajaakis 😭
@zakariyemohamedbashiir8696
@zakariyemohamedbashiir8696 2 жыл бұрын
Allh uxriizto ajakis hdda ayuu dhintay 😰😰😰
@artismagraphics
@artismagraphics 2 жыл бұрын
Illaahow Naxariistaada jano geey. Wax badan waa naga farxiyay.🤲🏼
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 2 жыл бұрын
Alle Ha U Naxaristo Siduu Nooga Farxin Jiray alle Ha uga Farxiyo Ajakis
@abdirashidmohamed166
@abdirashidmohamed166 2 жыл бұрын
Wlhi Ilintan Ceshan wayey Rabi Aduunka Waalaga jeclaye xagagana laga jeclaada Aamiin Yaarabi
@hafsoshidane8104
@hafsoshidane8104 2 жыл бұрын
Allha u naxaristo amen ya w
@somalia499
@somalia499 2 жыл бұрын
Allaah u naxariisto
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 2 жыл бұрын
Yaa Allah Ku Naxariiso Aabe AJakis Dawashadada Kama Daalo Meeqo Dartaa u Qosleyso Ilahow Qabriga Ku Waasici 😭😭😭
@ahmedkaffi6066
@ahmedkaffi6066 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@walaalekwalaalek2999
@walaalekwalaalek2999 3 жыл бұрын
ajakis masha allah cimri dheer iyo caafimaad allah haku siiyo
@roodamaxamud5727
@roodamaxamud5727 2 жыл бұрын
😥 abowe wuu dhintay alla yarxamuh
@Yacquub21
@Yacquub21 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@mohamedosmaan386
@mohamedosmaan386 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto janatul fidooso ka waraabiyo ajakis
@abdi85237
@abdi85237 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo 😭😭😭😭😭
@Minbarka_Culimadda
@Minbarka_Culimadda 2 жыл бұрын
Hal saac iyo rubi BAC aa na bursaneeni kkkk Ilaahay hakuu naxariisto baba ajakis
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum sxb, Aaja waad iga qoslisay baashaal ka hakuu wacnaado nabadgalyo 👌
@falisabdi2866
@falisabdi2866 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxariisto aamiin Yaa rabbi 🤲 😭😭😭
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
AAMIIN wll aniga iyo adiba waanu dhimanaynaa ee maxaynu shaqay sanay?
@soojirefilms2163
@soojirefilms2163 2 жыл бұрын
allah ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@GaajoDiid
@GaajoDiid 2 жыл бұрын
Legend ba Somaliaya ka baxay Allahu naxariisto
@alimonteno3233
@alimonteno3233 2 жыл бұрын
Ina lilllah wa inailehi rajacun waxan weynay qof Qiimabadan waxaan ku xasusanaaa wllken qalbiwanaag dadjacyl daljacyl sido kle allaha kacabsi badn wxaan alle uga baryaya kitabkiisa midig inuu alle kasiiyo 😭
@walalahmed6400
@walalahmed6400 2 жыл бұрын
Allaha ku naxaristo ajakis wanku xasuusan doona😰🤲
@momohsin9073
@momohsin9073 2 жыл бұрын
ilaahey hakuu naxariisto
@samarabeautyaction9286
@samarabeautyaction9286 2 жыл бұрын
Rabbi janadii firdowso aclaa haka warabiyo amiiin thuma amiin
@faisakasim2138
@faisakasim2138 2 жыл бұрын
Ilaah haku naxariista o qabriga hakuu nuuriya Aamiin yaa Allah🤲🤲
@fatuumaxasanminaal6388
@fatuumaxasanminaal6388 2 жыл бұрын
Allah un unaxariisto yaa rabi 🤲 😭 😭
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 жыл бұрын
😭😭Allah ya raxmo
@farxiyoyuusuf5422
@farxiyoyuusuf5422 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto 😭
@RT_production12
@RT_production12 2 жыл бұрын
ALLAH UNAXRIISTO😪🙏😪😪😪😪
@sacadahmed5810
@sacadahmed5810 2 жыл бұрын
Alle ku naxariisto
@nutrafaden8115
@nutrafaden8115 2 жыл бұрын
Alla ya raxma inalilahi wainailahi rajacun ilahay janada fardosa ka warabi Ajakis amiin
@ahmedmahamudjamac
@ahmedmahamudjamac 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto aabo ajakis
@abdullahiomar1736
@abdullahiomar1736 2 жыл бұрын
Alle kuu naxriisto 😥😥🤲wlalkaga muslimka uducey
@mustaqimmuxudiin7772
@mustaqimmuxudiin7772 2 жыл бұрын
Inaa lilahi wa inailhey rajicuun ilahey ha unaxaristo
@ibrahimmohamed3433
@ibrahimmohamed3433 2 жыл бұрын
Allah hacaafiyo ajakis
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto walaalkeen
@usama8785
@usama8785 2 жыл бұрын
ALLAHA unaxaristo abahanen
@Cumarkunciil
@Cumarkunciil 2 жыл бұрын
allah ha unaxariisto aajakis
@sharcigaaanbaraaa8579
@sharcigaaanbaraaa8579 2 жыл бұрын
Vidiogi ugu dambeye ee ajax o soo dhigay you tubeka xasuux wlhi ALLAHA ha unaxariisto
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 2 жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto ajakis aduunka SAS Lee waa 😭😭
@abdullahiomar1736
@abdullahiomar1736 2 жыл бұрын
"Dadka ala shekeysan jirtay adi markad kahartay maxa ku galayo" 😳😿😥 sadex bilod kadib gurigi abwanintisa uu lahoyday isna Alle yaraxma
@ayannna5473
@ayannna5473 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@canabahmed8082
@canabahmed8082 2 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto walaalkeey
@yacinabdillahi5913
@yacinabdillahi5913 2 жыл бұрын
Inalilah wa ina ileyhi rajicun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@keeyowmodel6739
@keeyowmodel6739 2 жыл бұрын
allaha unaxariisto qabrigiisa allaha uwasiciyo
@ilisaalii7823
@ilisaalii7823 2 жыл бұрын
Alle haku naxaristo ajakis😢
@hamdihasanmohamed5328
@hamdihasanmohamed5328 2 жыл бұрын
Allah kuunaxariiisto baaba ajakis waa nagu weyned waa kanaxnay
@saadaqabdirahmansalaad2640
@saadaqabdirahmansalaad2640 2 жыл бұрын
allaha kuuu naxariisto ajakis 😭
@fosshassan7742
@fosshassan7742 2 жыл бұрын
Alle haku naxaristo😪😪😪
@qamarabdirahman3621
@qamarabdirahman3621 2 жыл бұрын
Ilaahey adina hakuu raxmado
@maryamacqaadir9136
@maryamacqaadir9136 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto 😭😭Qabrigana Allaha uqabojiyo yaa allaha🤲🤲
@ugaascarab4276
@ugaascarab4276 2 жыл бұрын
Alle hakuu naxariiisto
@zabahbashiirupdyllahi8084
@zabahbashiirupdyllahi8084 2 жыл бұрын
Alle haku nxrsto
@hazoosaasofficial914
@hazoosaasofficial914 2 жыл бұрын
Alla hakaa dhigo marti lajecelyihay
@mihiimibraahim4930
@mihiimibraahim4930 2 жыл бұрын
Ilhy haw naxariisto ajakis 😭
@abdihakimsalow5055
@abdihakimsalow5055 2 жыл бұрын
Rabbi haku naxriisto 🤲🤲🤲
@zakiyaabdisalam7180
@zakiyaabdisalam7180 2 жыл бұрын
Rabi haku naxariisto
@axmedaxmed3063
@axmedaxmed3063 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@sulaimandaahir2867
@sulaimandaahir2867 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto aamiin
@amiiracadey711
@amiiracadey711 2 жыл бұрын
Alle hku naxriiste yaa rabii😭🤲
@umu-Akram
@umu-Akram 2 жыл бұрын
Ilahey ha ku naxaariisto walahi geeridada waa ka naxaay sida aduunka lagaga jecla aqiirana ha lagaga jeclado
@faisaabdullahi8522
@faisaabdullahi8522 2 жыл бұрын
His last video on his youtube channel 🥲
@asmacabdi1145
@asmacabdi1145 2 жыл бұрын
Ab e mcn janada Allha geeyo
@xamdaidiris8644
@xamdaidiris8644 2 жыл бұрын
Allah ha ku naxaristo baba😥😥😰😰
@qadrosiciid2951
@qadrosiciid2951 2 жыл бұрын
Allha unaxariisto 😭😭
Suuqa Geeska Aaboodoo Xamar Weyne🇸🇴
8:55
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 21 М.
Sheeko Gaaban Kala daran
22:51
hamareymedia
Рет қаралды 621 М.
#Diimow# oo Sab gaad ah Hadaad qosli weydo Dr. utag
6:20
Qoshow Yare
Рет қаралды 9 М.
Ajakis iyo Cumar Shaam maxaa kala qabsaday
15:42
Cali Aadan Muumin
Рет қаралды 20 М.
Daily Vlog - Bashalkii Xamar Weeyne🇸🇴
13:39
Aslah Aba Safi
Рет қаралды 18 М.
RASHA OO SALDHIGA GEESAY AJAKIS IYO MACAANI.......QOSOLKA ADUUNKA...
14:50
Jeekey oo jeylaani amiita jidka dhexdiisa ku ceebeystay #jeekey
10:34
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 6 М.
ILA QOSOL AJAKIS OO DAD BADAN KA YAA BIYAY MASRAXA FURAN 2017 HD
23:33
AJAKIS IYO ABWAN SALAD SHEEKO AF MAY QOSOLKA KAA DHAMEYNAYSO
12:33
Curubo Films HD
Рет қаралды 128 М.
AJAKIS IYO SHAX SHAXLOW QOSOLKA ADUUNKA....RAMADAN KARIIM..
10:29
Ajakis Official
Рет қаралды 21 М.