HOOS HALA WADA FIIRIYO GAME KII UGU QOSOL BADNAA AAN CIYAARNO🤩

  Рет қаралды 204,630

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

Күн бұрын

Пікірлер: 408
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 6 ай бұрын
Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙❤
@AminoSahro-tp1gh
@AminoSahro-tp1gh 6 ай бұрын
Kkkkkķķkkkkk
@NADERMOH14
@NADERMOH14 6 ай бұрын
Aneera horta aci bati horta kuugu danbaysay in aad ka soo muuqato team 27 ee ku aaway
@NADERMOH14
@NADERMOH14 6 ай бұрын
Scw
@baarliincali4486
@baarliincali4486 6 ай бұрын
Salalahu calayhi wassalam 🥰
@FardawsaAhmedMahamed
@FardawsaAhmedMahamed 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤the
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🕋❤
@MustafaAinanshe
@MustafaAinanshe 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@Faaris-v3g
@Faaris-v3g 6 ай бұрын
Koko cayda hostu ka neceb yahay wlhi iskaga hadh abayo 😢❤
@AyaanAxmed-gt3df
@AyaanAxmed-gt3df 6 ай бұрын
scw
@AbdiKafar-kx8zj
@AbdiKafar-kx8zj 6 ай бұрын
🎉
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 6 ай бұрын
Sundus adiga waa ku tagersanahay lkn hal mid ayaa ku dhahayaa gemka markee lawa ciyarayo xanaq xanaqa iska dhaaf cadi iska dhig qofka walalka markuu guleyso ula farax qof walba inuu guleyso waa jecelhay lkn adiga sundus cadi iska dhig waxaan waa gem ama waad gulesanee ama waa lagaa gulesanaa but adiga cadi iska dhig quruxeey Keep going sister🥰🥰✌🏾
@ZalmaAbdulaahi
@ZalmaAbdulaahi 6 ай бұрын
Runtii wee qee qelidaa mooye xanaaq inowzan ka aheyn waa LA arkaa
@ita-y7e
@ita-y7e 6 ай бұрын
Wa runta ana soo qor is dhaahayay arinkaas wlhi waa runta Sundus waxa mooda qof xanaaq dhow sundusey shiciba ku daawanya yaan laga dareemin xanqaaga abaayo talada naga qaado 😊
@raxmataali8598
@raxmataali8598 6 ай бұрын
Sax waanadaada😊
@HaliimaGuure-yk9wh
@HaliimaGuure-yk9wh 6 ай бұрын
Haa waa saxantahat
@Abdihamidabdi-l7x
@Abdihamidabdi-l7x 6 ай бұрын
Wlh taas been ma ahn in laga gul darestoma jeclo gabadhan ayadha lee gulesato ayey jeceshy qof kas nh ilahi majeclo mrka wlshey iska daaf waxas😊😢❤
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 6 ай бұрын
Team qap qap mel ay jogan laguma cajisi karo😂
@FahmoYarey-xs7yd
@FahmoYarey-xs7yd 6 ай бұрын
Qab qab
@ShugriJamac-gk3og
@ShugriJamac-gk3og 6 ай бұрын
Runta waye
@Faadumoqaliif-c1n
@Faadumoqaliif-c1n 6 ай бұрын
Waaqaraaxadi oo loobadalay qab qab
@SubeedaQurux
@SubeedaQurux 6 ай бұрын
Raunwaye tem qab qab
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 6 ай бұрын
Meel Ay Amiira ku jirto mala iga waayo😂❤
@DhFh-yw9hm
@DhFh-yw9hm 6 ай бұрын
Waa heesaa walahi😂
@SareeyoMohamed
@SareeyoMohamed 6 ай бұрын
Ani xitaa qossol miiran
@HawaApdi
@HawaApdi 6 ай бұрын
Team sundus one like ❤😅
@samiircabiir
@samiircabiir 6 ай бұрын
😂😂
@CabdulahiMohamed-i1r
@CabdulahiMohamed-i1r 6 ай бұрын
😂❤
@AishaMohamedAbuker-mf3jc
@AishaMohamedAbuker-mf3jc 6 ай бұрын
Koko meele jogta waa so sweet❤
@raxmataali8598
@raxmataali8598 6 ай бұрын
ماشاء الله koko❤❤❤
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 6 ай бұрын
Jah Ayantan Dhan Sugaye Kuweyga Inee Isla So faristan Team 27 Love U More ❤
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 6 ай бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
Qosol iguma harin caawa alla zunduz asad kuso dar part2 gabdhaha ceyda ma fiirin karan wey ka xishonayan😂😂😂😂
@SabiriinMaxamed-oe4lz
@SabiriinMaxamed-oe4lz 6 ай бұрын
Team amiiro iyo Sunday ayaanle❤
@xanaanmustaf15
@xanaanmustaf15 6 ай бұрын
Sunduseey caadi ma aha gime 😂😂😂 Ceyda iyo Amiira Fanny ❤
@Amii395
@Amii395 6 ай бұрын
Cumeer kulhaa amiira iyo cayda ma is fiiriseen 😂 inta og in tiktok kagenayo 😂👍😁
@RuweydoMalabey
@RuweydoMalabey 6 ай бұрын
Hada waa la soo dhigay😂😂
@BarwaaqoMohamed-k2e
@BarwaaqoMohamed-k2e 6 ай бұрын
Wllhi ma lasobdhigaa aar reer tiktok cadi mahan wllhi 😂😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 cumayr caadi maaha
@Özge_BalaM
@Özge_BalaM 6 ай бұрын
Slow motion mxa ugalineena mrkeey isfirinayaan cayda iyo Amiira😂😂❤
@BarwaaqoMohamed-k2e
@BarwaaqoMohamed-k2e 6 ай бұрын
Soma araga wllhi cawa reer tiktok waxay helayan video macana cawada😂😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
Zunduz reer tiktok so dirsadey😂😂😂
@JamilaIbrahim-cs7ds
@JamilaIbrahim-cs7ds 6 ай бұрын
Waaaw ...Amira hijabka kuqur badantaxay
@Sakiyeyy
@Sakiyeyy 6 ай бұрын
Waxay rapta in hadhow tiktokta lakeno o hadhow rer titok dhahan jah sas isku firinoyin 😂❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 6 ай бұрын
Ceyda iyo amiira meqo jh see isku firinoyaan❤❤😂
@ShukriMaxamed-v2k
@ShukriMaxamed-v2k 6 ай бұрын
Ayyy caeada kookoodeena is keentay❤
@QUEEN_27.
@QUEEN_27. 6 ай бұрын
Caawa qosolka iga dhamaday Team Amiira io ceyda 😂😂😢❤
@dheemanmahamet2145
@dheemanmahamet2145 6 ай бұрын
Team koko one love❤
@Suldamada1
@Suldamada1 6 ай бұрын
Kusali nabigena muxamed scw❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 ай бұрын
Koko meesha eey ku jirto ani maba ka maqnadho❤
@SaalaxMaxamed-m9t
@SaalaxMaxamed-m9t 6 ай бұрын
Same
@FaakiyojaamacFlower
@FaakiyojaamacFlower 6 ай бұрын
Same
@MuniiroooyMaxamad
@MuniiroooyMaxamad 6 ай бұрын
Meel ey koko joogto qusul iyo shartiro lagamawaayo😂😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
😂😂😂ar cumeraa kulaha sudus sida ujogte cawa Hales fiririyo makentee
@MariaMohammed-tz3sr
@MariaMohammed-tz3sr 6 ай бұрын
Wllh san u qoslaayey dhunta i xanuun tay marku inta dhahay😂
@ita-y7e
@ita-y7e 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@AnishaAhmed-gk7uu
@AnishaAhmed-gk7uu 6 ай бұрын
Amira qurux Mel ay kujirto cajis majiroo❤ queen 👑 always queen 👑
@SareeyoMohamed
@SareeyoMohamed 6 ай бұрын
Jahh team amiira
@deeqaibraahim
@deeqaibraahim 6 ай бұрын
Amiira meesha ku arko maba ka maqnaankaro😂😂
@SareeyoMohamed
@SareeyoMohamed 6 ай бұрын
Sax waa haysaa
@LuulGabowosman
@LuulGabowosman 6 ай бұрын
Team qab qab meley ku jiran ligama wayo
@xaliimosiciid5080
@xaliimosiciid5080 6 ай бұрын
Walhi cumeer funny wax badan buu noo cadeeya team qabqab waa idin jeclhy
@CabdiqaniCabdulaahi-vy2rn
@CabdiqaniCabdulaahi-vy2rn 6 ай бұрын
Caykoo❤❤❤❤
@nimcokaise3065
@nimcokaise3065 6 ай бұрын
caymir
@MissNiila-i2s
@MissNiila-i2s 6 ай бұрын
Ceysun😂😂😂😂😂
@Muniita-79
@Muniita-79 6 ай бұрын
Koko markaan array soobcaraaru❤
@Aslii786
@Aslii786 6 ай бұрын
😅team ceyko qosol midhan ❤
@shugriali1439
@shugriali1439 6 ай бұрын
Big fan waa xaraaabo miiran haye is fuirfiiriyahee kuyeh qosolka iga dhamaaday wlh cwa 😂😂😂
@fahmomohammed2262
@fahmomohammed2262 6 ай бұрын
Alla cumeera umadena maahan amiira iyo ceyda kudhaga hadloya😂😂😂😂😂😅
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
Muxu kaga dhaga hadla maseer isn't easy 😂😂😂
@fahmomohammed2262
@fahmomohammed2262 6 ай бұрын
@@Uqtimuslimah Haa amiiro siiba amirana ciil kahaya😅
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
@@fahmomohammed2262 qaali wad qalad fahantey amira ciilka haya muxu yahay
@Samiira...4
@Samiira...4 6 ай бұрын
Alla berka ixanunay sundusay saa uqoslayay fani batihin😂❤
@FatimaMukhtaar-cz3cl
@FatimaMukhtaar-cz3cl 4 ай бұрын
Challenge Kan kusoo celi nh apyo funny waaye wllhi please..❤
@SahroAabi-r1f
@SahroAabi-r1f 5 ай бұрын
M.a qab qab melee amiro iyo cayda joogaa sher kama maqanado ee waxkale shek❤❤❤
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 6 ай бұрын
Amiiro qurux meel ay jogta laguma caajisayo ❤
@nasronasab918
@nasronasab918 6 ай бұрын
Sunduseey wllhi koko saaid bay kuu jeceshay zaaxiib wanaagsan weeye ee ilaasho❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 6 ай бұрын
Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤
@cabdinaasirxuseen6620
@cabdinaasirxuseen6620 6 ай бұрын
From koko
@MascuudMaxamed-uz5kl
@MascuudMaxamed-uz5kl 6 ай бұрын
Sundus plz ubadal gemkan magaca kala badasha o qofki magaca oo qabsaday lashego hadu amus haka baxo sas so same plz 🙏
@InaMohamett-y1c
@InaMohamett-y1c 6 ай бұрын
Ceyko mele kujiraan leygama wayo wale😊💋
@MuqtarFarax
@MuqtarFarax 6 ай бұрын
Tama koko
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 6 ай бұрын
Sundus part2 sosamey amiira iyo cumar iyo arimaheena iyo adi kasodik
@CanabAbdirisaaq-k1f
@CanabAbdirisaaq-k1f 6 ай бұрын
Nyaa sundus mxa ka khaldan dadka mxa uxasada na xasadka baas iskada dadka caadi ula dhaqan wlhi sidii muna star kugu dhacaysa amiira iyo samiyo dadkiba xasadba ku noqote san wax ka badal niyow ❤😂😢😮
@Amiira527
@Amiira527 6 ай бұрын
Ma ila aragti
@Aluu0202
@Aluu0202 6 ай бұрын
sunus saasa kaaa rabnaaa nala shaqeeey qabqab slowmotion koooda 🤣🤣😭
@FardowsaGutale
@FardowsaGutale 6 ай бұрын
00:44 amira iyo.koko😂
@Zakari2
@Zakari2 6 ай бұрын
Legend atahe wlh 18+ 😢😢😢😢😢😢
@ZohoorjimcaleJimcale
@ZohoorjimcaleJimcale 6 ай бұрын
Hhhhhh
@basrocaliaxmed9336
@basrocaliaxmed9336 6 ай бұрын
Meel ay qab qab ku jiraan luguma cajiso❤😮
@queensagal3400
@queensagal3400 6 ай бұрын
Amiiro yaa fiirisay ayaa ladhahy ceyda ayey dhahdy ceyda yaa fiirisey kokoo big faaaan qosolkiisa falaaaraha raaaca😂😂😂
@Qalbideeq872
@Qalbideeq872 6 ай бұрын
Team sundus one like
@Ziraad
@Ziraad 6 ай бұрын
Koko iyo sundus labo walaalo ah ba la moda😂❤ dagaalka cute wayee🥰😂
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 6 ай бұрын
Team ceyko❤❤
@Zamzam-Ahme
@Zamzam-Ahme 6 ай бұрын
Amiiro qurux meelkujirto maliiga waayo amiiro qurux waan jacelahay❤❤❤❤
@raxma-up2xm
@raxma-up2xm 6 ай бұрын
Meel amiira iyo koko ku jiraan ma laga maqnaankaro❤😂
@MariaMohammed-tz3sr
@MariaMohammed-tz3sr 6 ай бұрын
Ar cumera wllh qosol igu duley isfiir fiiriya kulaha😂
@asmamahamedasma2690
@asmamahamedasma2690 6 ай бұрын
😂😂😂wxu ogyahy
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 6 ай бұрын
so funny waaye 😂😂😂Abayo sundus part 2 so sameeya ❤
@shataAhmed-uq9uc
@shataAhmed-uq9uc 6 ай бұрын
Frome koko😮
@asmaaxmed377
@asmaaxmed377 6 ай бұрын
Team Amiiro Qurux One like plz🎉❤
@ZulaikaMohsin
@ZulaikaMohsin 6 ай бұрын
Amiira caawa wx ka qaldan umleynaaa game kiii cayda xittaa caadima ilama ahyn😮😮😮🤔
@faadumomacalim4073
@faadumomacalim4073 6 ай бұрын
Maila argtey 😮
@QushiMohaz-u3t
@QushiMohaz-u3t 6 ай бұрын
Ose ah nabal xa ku aragtay igadaba gey😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
Haa amira sidi hore may ehen amira nuurka teamka wye wlh
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Sundus game ka ayada kentay mana sharxi karto kooko usharxday game ka ayada kentay xitaa mataqano
@zoyamohasaajal3839
@zoyamohasaajal3839 6 ай бұрын
Wey taqana lkn sharaxada kuma ficno !
@shataAhmed-uq9uc
@shataAhmed-uq9uc 6 ай бұрын
𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐤𝐨𝐤𝐨 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐦𝐚 𝐥𝐚𝐢𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐨😅
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 6 ай бұрын
Team kooko buule ❤😊
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
Amiira qurux Maxa kudhacy cawa mafaraxsane 😢😢
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 6 ай бұрын
Ceyda io amira meley ku jiran kam maqnado😂❤
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 6 ай бұрын
Haa wllhi
@ZakariyeCabdicasiis-fi7dj
@ZakariyeCabdicasiis-fi7dj 6 ай бұрын
Sundus I love you ❤
@sihaamiita183
@sihaamiita183 6 ай бұрын
Goos gooska tiktok kusugaa😂😂
@KoyalQueen-l1u
@KoyalQueen-l1u 6 ай бұрын
Ceyko one love
@nasricali7870
@nasricali7870 6 ай бұрын
Sundus askari iyo tuug noosoo sameee😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
Waxarabo wlhi manta hala is fiir firiyo kadhacday 😂😂
@raaxojanaale8325
@raaxojanaale8325 6 ай бұрын
Dad badan inta ka soo dhigtan qofki labo jeer is fiiriya is fiiriya ciyaarta ha laga saarno asadna kuso dara intinana inkle un kuso dar kuraasto yartahe fadhiga gee dad badan aboyy😅😅😅prt2
@raaxojanaale8325
@raaxojanaale8325 6 ай бұрын
Albiitar inikala saarana samaysta si lo ogado qofkasta inta umarayo iyo kuwa laga saarayo😅
@Ifraxsazoipd
@Ifraxsazoipd 6 ай бұрын
Kkkk my dhiiga keep going mcnt waxatahay Gawar karti leh cadawgaga hos❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤jh Bari rootin nosooduub I,a wa fikradeda ❤❤❤❤❤
@NicimaDayib-u3x
@NicimaDayib-u3x 6 ай бұрын
Ku saliya nagideena muxamed SCW❤
@Fataxo7
@Fataxo7 6 ай бұрын
7:53 Qac aa mesha ka dhacday😅😅
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
hay abaa Amiira iyo ceyda maxa usoo calaamadisay ma kuwii Reer tiktok ee awalba qiiro jabaanta la noolaabad kasii waalaysaa 😅😅
@Aluu0202
@Aluu0202 6 ай бұрын
waxbeeeey ogthy sundus ,reeer tiktok wey isla jeclaaden moye ,xog ogaaalka wa tan slomo ku furrty 😂
@XuseenCali-cq2kf
@XuseenCali-cq2kf 6 ай бұрын
Sundus iyo goatkegayga cumar big fan walaalo miya
@nastehaahmed1579
@nastehaahmed1579 6 ай бұрын
Horay usoco marwalba guul mcnto garabkaaga ayaa nahay Umaaaaaaac💋👄
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 6 ай бұрын
Cumer dhib badanaa Amira yaad fiirisy😂😂
@Hongizhwa
@Hongizhwa 6 ай бұрын
Team Qabqab one love❤❤❤❤
@MoonsSun-cz5hv
@MoonsSun-cz5hv 6 ай бұрын
Sundus koko wlley mxaa maxaa ifireen ani maiguqafiifty
@nasiib3330
@nasiib3330 6 ай бұрын
Nafteydu nafbey rabtaa🤣from tiktok 😂❤
@FarxiyoLiibaan-v2y
@FarxiyoLiibaan-v2y 6 ай бұрын
Amiro cayda firiyay caydana koko firayay 😢😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 6 ай бұрын
Ceyda ma nabee ima jeer bu amira fiiriyey 😂😂😂😂
@Therealzakiya13
@Therealzakiya13 6 ай бұрын
Marka ee amiira iyo ceyda is fiirinayeen caawa tiktok ayuu yaalaa😂
@JealousyPro-bo8jt
@JealousyPro-bo8jt 6 ай бұрын
Aniga game ku haya Sundus o funny ah 😂😂😂
@Anzal4386-gk5vp
@Anzal4386-gk5vp 6 ай бұрын
Yac ala big fan qosal dadka kudili walahi
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 ай бұрын
Sundusey cawada haleys fir firiyo makeynty😂funny thy walhi😂😂😂
@Rrrrrrr-vq4xn
@Rrrrrrr-vq4xn 6 ай бұрын
Team ceYko mele jogaan ma ka maqna akaroHh ❤😂
@JamilaIbrahim-cs7ds
@JamilaIbrahim-cs7ds 6 ай бұрын
Amira hijabka qurux kutaxay
@SalmoMahad-x6m
@SalmoMahad-x6m 6 ай бұрын
Cumeer cawa funny 😁 waaye Sundus adi miyaa lagukha Fifay kulahaa Amiiro sey uqos leyso kulahaa 😂😂
@SumayaAbdi-p6j
@SumayaAbdi-p6j 6 ай бұрын
Team cumeerke meel ay joogan laygamaba waayo😂
@Amirafan1
@Amirafan1 6 ай бұрын
Dhib badnaa amira io cumeer 😂😂
@Miira09-u7b
@Miira09-u7b 5 ай бұрын
Sunduseyy eeyad waayo😭😂😂😭Ala sundusaa
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 2 ай бұрын
Maxa dhacay ❤😂😂😂😂😂😂
@Anizacusman
@Anizacusman 6 ай бұрын
ilahay dartesa aya ku jeclahay ❤️☺️💕
@cuud_
@cuud_ 6 ай бұрын
Cumerko balayo dhibbdan cayda adina yaa firisey koko istaqfurallh 😂😂😂😂😂😂
@FarhiaSaid-u3z
@FarhiaSaid-u3z 6 ай бұрын
Naa sundus warka isii cayda iyo amiira kaliya markay is firiyan maxa slow motion usaartay😂😂
@Saaaboh
@Saaaboh 6 ай бұрын
Saanaa lqgarabaa sundus weenala shaqeenoosaa
@CabdiqaniXaashio
@CabdiqaniXaashio 6 ай бұрын
War sundus hadalka halabaro saan kuma ďaawan karnee😂😂😂😂😊
@MuqtarFarax
@MuqtarFarax 6 ай бұрын
Koko ❤❤❤
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 6 ай бұрын
Koko baan ka fahmeey wllh maxa dahe Sundus xita barnaamij kaaga dhadh ma fahansiini kartid miyaa
@sidra2004
@sidra2004 6 ай бұрын
Abayo ana ugu horeyo plz reply plz and plz ramadan wye
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 6 ай бұрын
Amiiro Iyo Ceyda Waa Isku Jaakirayaan Reer Comment Cabsi Cabsi wye 😂😂
@fadumoadan-c1x
@fadumoadan-c1x 6 ай бұрын
War sundus cumeer iga aamusi xaafadii igu kavdaye hooyo guriga iga sari gartay😂
@NASRAMAHAMMAD567
@NASRAMAHAMMAD567 6 ай бұрын
Hhhhhhh cumer wlhi qosolkuu iga dhameeyey
@Faaris-v3g
@Faaris-v3g 6 ай бұрын
Sundus koko brank nogu same abayo 😂❤
SUNDUS OO QOSOLKA NAGA DHAMEESE IYO GAME KII WHO AM I. KU MAAN AHE
16:33
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
Он улетел, но обещал вернуться...
00:30
ПРЕМИЯ ДАРВИНА
Рет қаралды 4,9 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,6 МЛН
KOKO AYAA ISKU EKAYSIIYAY SIDA AN KUSOO BAXAY QOSOL ADUNKA 😃
16:37
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 158 М.
AMIIRA IYO CEYDA WAXBA ISKU REEBAN  GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂
13:39
Cimraan Channel
Рет қаралды 100 М.
SAFARKEENNII BAYDHABO & KOKO BULLE
10:47
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 44 М.
MARWAAN YAR FT HABOON NUURA XULASHO FT KING CK REACTION @haboonnuura77
10:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 22 М.
MALINTEYDA IYO TEAM27 " LOOSEY IYO AF FRANCIS QOSOL IGU DILAY"
12:17
CEYDA IYO SUNDUS WAXBA ISKU REEBAN GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂
13:32
Cimraan Channel
Рет қаралды 178 М.
KOKO OO KA YAABSANAY HORTEEDA ISKU DAGAALNAY / QOSOLKA ADUUNKA 😂
12:30