ilahay ha u naxariisto dumarkii ragbaa walay qaarna waku waa akhiro u diray subxaan allah
@SagalMohaned6 ай бұрын
QOFKA ALE ISKU XIDHA ADKEYSTA KITAABKISA KU DHAQMA QOF XUN ALE LAMA KULMIYO HADUU LAKULMIYANA ALBAAB QAYR UFURAA ALE AHU AAMIIIN JERMALKA WAALAGU BAABAY DAROOGO IYO TUMASHO IYO CIBAADO LA AAN LAGA SOO SHEGAYAA😢😢😢😢 ALOOW UNAXARIISO MAAMADAAN AAMIIIIN
@Honey_iyo_chocolate6 ай бұрын
Inalilaah wa ina ileyhi rajicuun 😢 ilaahey ha unaxariisto gabadha, Iyo intii dhimatay
Waa waali wll qabiilada aad sheegayso sidii kalan uga daalnay imikana wararka hadii lagu soo daro waxb ma hadhin iska jooji wll plz mida kale ogow somalidu khasab way ogaanayan qabiilkeda oo uma baahnid inaad warka ku darto aaskana ma aqaan mesha siday tahay lakin intaan ogahay waxa kaliyee ay qaban ogyihiin waa aaska taa uma kala hadhno
@Twa9176 ай бұрын
Sax walahay wllo. Inaa qabayo ma ficna istu waxaa uu sheegayao
@SacdiyoMahamed-r6u6 ай бұрын
In la isku aqooonsadi Qabiiilka Ceyb Ma Ahannn in la isku Dilo ayaa Fiicneeen
@cabdigujipages93586 ай бұрын
Ilhaay ha u naxariisto
@Shaamil-Basayev6 ай бұрын
Allah u naxariisto
@SagalMohaned6 ай бұрын
SAMIR AYAA ADUUNKAN LAGU JOOGAA IYO DULQAAD QOF LIXAAD LA.NA LAMA TAABTO WAAYO XOG U ISKAGA KAA CELIYO MALEH 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lulmohamed1816 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@sser46226 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto walashen somaliyed awladedanah alah u xafido
🥹😭😭Axxx Sorry Waleee Hoyinkiii Somaliyeeed Dhib qabaaane Alle ha ugargaaaro wayooo Rageniii ayaaa Xumadayyy. Alaw no gargaaar oo Awlaaada No Xifdi Bari No gadhiggg. Niman Ma heyneeee😢
@nyg11626 ай бұрын
😔
@mohamedmohamoud90286 ай бұрын
ilmihi calosha malabad badiyey mise wu kudhintay isna
@sahraabdirahmanisse23146 ай бұрын
Maya
@SaadHassan-o8e6 ай бұрын
Barnaamijyo wacan ayaad soo tabisaa Allena ha U naxariisto laakiin warka Kan oo kaleeto ah hasoo Tabin waayo waa dhiirigalin.wararka kale ee faaiidada Leh ayaa kugu Filan
@isiri.28356 ай бұрын
Ninka.dilimayaan bal Gabar dadeed bay dilin
@samiroahmedimanomer37866 ай бұрын
Curyaanta habaar kugu dhac bal dhibkay geysatey eega caawinta waa meesheeda lakin maxa la fariisiyey
@hanaharyen95226 ай бұрын
Maxad noshegatay waxaba kkkkkkkkkkkkklmmmfyjyjbf y jh
@JamaMohamud6 ай бұрын
Naagaha soomaalidu masayr ku dhib badan ayuu ku hayaa malaha waa diin yari allaah ha u naxariisto.
@nimofarah81936 ай бұрын
Waar aamus nin soomaaliyeed aakhira war baa u yaale dhibkasta oo gabadhaha soomaaliyeed kudhaca idinkaa ka masuul ah aamus edeb malihide 🤐🤐