ninyahow ku cibro qaado heesaha iska dhaaf xaaraan waaye wallaahi
@MaclinCise2 ай бұрын
Wll eykulsagu in wakujeclahy sida wllky uugale❤❤❤❤
@RasnaAbdi2 ай бұрын
Adiga is isalaali wll mcn 🥹🩸
@Alimxd-rl1ef2 ай бұрын
Kusaliyo rasuulka scw100 jeer ugu yaraan
@NimcoXusen-gz9vz2 ай бұрын
Scw
@Israa-fj5xj2 ай бұрын
Malesia rag iyo dumar ajanib baa is daba socda oo dalxiiska ku badan wana wadan muslim ah ee ilaahey haloo laabta inta halmar wada go,in wadanka
@IntisaarMaxamed-nj4zo2 ай бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@KOKOBULLE-it5e2 ай бұрын
Waxa kaliya ee aan u baahanahay waa nolol dabacsan, waxeynu ku helnaa xuska raxmaanka iyo raali" ahaanshahiisa📿🌎❤
@OsamaJr-t2m2 ай бұрын
Aniga ayaa diir kuex miss koko
@NasteexoCabdulaahi-fg9jp2 ай бұрын
Cumeeroow meeshaan ka tag wll adkaarta afka ku hayso😢😢
@FardosoBalil-fn3ih2 ай бұрын
Tlyow cumeeroow the big legend
@CabdikariinMaxamad-j1i2 ай бұрын
Legend shaxdii views ka ayuu fahmay wixii ayuuba part part yo kadhigay 😂😂😂😅
@fartuunmowliid81462 ай бұрын
Maxa views ah waaba run waa u jeedaye
@samiaaxamed-l1p2 ай бұрын
Qofkii ugu horeyayy❤❤
@awilhersiosman5322 ай бұрын
big fan hoyadan talo ma noshahay 6 maalmod ilahey ha badbadiyo insha Allah ❤
@Mssniiooo2 ай бұрын
Cumeer oow ❤❤❤
@ladiifoahmed56122 ай бұрын
Wcs SupxnallaH illhow dhulka hnla goynin war cumerow bal iska ilali melhz illhy hna ilaliyee mamadna illhy hso sahlo 😭🤲🏻
@SucdiOfficial2 ай бұрын
Isilaalaali cumeerko 😢😢
@MuseCali-c8p2 ай бұрын
Tiim cumeer waa idin salaamay ❤❤
@RaxmaFaarax-dy5ok2 ай бұрын
cumero waa la helaye wena dhimatey titok an ku soo arkey pro
@Maryam_Nuur_Geesey2 ай бұрын
Wlhii🥺
@RaxmaFaarax-dy5ok2 ай бұрын
@@Maryam_Nuur_Geesey haa abyo
@bishaaroCali-pz9pr2 ай бұрын
Cumeero mesha iska daa ha aasan mesha halis waaye walaal
@Exhogaamizo-v1y2 ай бұрын
First comonty ❤❤❤❤❤❤❤
@Qalbidaacad9252 ай бұрын
Subaxaana allah maxaa waye comeer qasaaradan shegosid 😢beriyahan 😢😢
@cumeerbigfan-c2y2 ай бұрын
haye cumerbigfan
@munoabdulahi63772 ай бұрын
Warye kaliye team 27😂
@Officialmalio2 ай бұрын
Cumwrow dhulkan dadkan lagu iqaboya adi haku dgicine maka jogtid😢
@UbaxCawil-rb3eh2 ай бұрын
cumeer teamka inta kleba mai maanayaane iskaga tag meesha abwr😢
@maxamuudleo-c2h2 ай бұрын
Hooyada meesha ku dhex dhacday family good aaway cumeerooow😢😢
Habar gaalnimo kugaartay81 musiibo rabani weye waxa kudhacay
@WayahaNolosha2 ай бұрын
Dhul gariir Ma ka. Dhacy meshn mallin walbo dhinac Ma go’aayo is alaali cumer mesha halis aye noqoty🔥💔🥹😊
@Shamsocayni16672 ай бұрын
Injeerkii dhisay waa in la soo qabta Subxaanallah Malaysia waa cabsi cabsi
@NajmaAli7192 ай бұрын
Team cumer one like 👍 ❤
@Uxhodman2 ай бұрын
Cumeerow adoo melaha waregaysid yuu kula gu in dhulka ka sootag❤😂
@MaymuunMohamett2 ай бұрын
Hooyo mcn😢
@CanabCabdi-gk1nwАй бұрын
Allah ha sahlo
@IkraanIlyaas-l5g2 ай бұрын
Walalkay.cumeer.bifaan
@XamdiMohamutt-en8kl2 ай бұрын
Cumeer bigfan kafogow meeshaas❤
@IstahilCali-g5o2 ай бұрын
Ilaahay hanoo na xriisto
@Abshir_Ahmed_hasan12 ай бұрын
Meesha mar dambe ha aaadin Cumeer bigfan
@faiza95532 ай бұрын
Keep going
@Samaanbadan-d7c2 ай бұрын
Waxan maqli jirey dhulka alle hakula gooyo😮
@STarzevinho2 ай бұрын
atttay
@Hibomohamed-nm4sgАй бұрын
Subxanallah waa arin mucjiso
@faiza95532 ай бұрын
Nice video
@MarwaYaxyelibaan2 ай бұрын
Cumeer plz intuuna malisia dhulka kula guin ka kaalay😊
@SahroJimcaale-i9x2 ай бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number 252616784780
@MaxamudYare-x9j2 ай бұрын
Adi isilaali meel yeekula goin bro
@SapnaAbukar2 ай бұрын
Waa yaab cumeer kal adiga saan xal ma ahanii lkn kaftan markii laga soo tako ilahay maamada ha sahlo
@Akwadani2 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@aaminarooble69092 ай бұрын
See camal dhulka hostisa bulacado miya marto sewax ujiran
@YaxyeAdam-ls1fy2 ай бұрын
Zxpow waxaan ka baqaaa adoo wax noo soo jeedi naayo hoh inee kula dhahdo ilahey nama tuso
@KeifNour2 ай бұрын
Muslimad miyey ahayd cumeerow
@RuneeyQalbiwanag2 ай бұрын
Mya abaayo kuwa sanamyada caabuda ayey aheed
@Fatmachannel-kf8Ай бұрын
Team cumeer big fan one like 👍 ❤
@WeQw-pr2nw2 ай бұрын
Malaysia diyarad hore lagu wayey ,hadan islaan lalayahy dajal &juj majuj kaso bix dono wa akhiro Saman ku jirna qofki adunyo wax kasugyoww wa bes adunyo adkart badino asxpy.😊 👋 jumc mubarik
@RuthwanBeerjacayl777-wv8rf2 ай бұрын
Cumeer oo wariye ah 😂😂
@RahmoxasanRahmoxasan2 ай бұрын
Aboowe is ilaali yay gulagoen dhulka😢
@Elijah-452 ай бұрын
Sxb youtubka ishare garee waa iga codsi micneheda maaha hada fun ku ahay ina xog kuleyahay wa iskadhafi karta cadi waa sxb
@HiboMaxamed-ru9zl2 ай бұрын
Team big faan🎉🎉 like😊😊
@Deksanismail2 ай бұрын
ya rabi
@arraweellohasan3996Ай бұрын
Subxaanallah 😢
@MaxamedSacuudi2 ай бұрын
Cumeer heesaha iska dhaaf adi oo kula duminAbaawe
@cqaadirmacaw7809Ай бұрын
cumeer msxaa sababay inuu dhulka laba meel ka goa 🤔🤔