HOOYO ARIN FARXAD | LAYAAB LEH SOO BANDHIGTAY. ADHD | AUTISM

  Рет қаралды 87,172

BRIT SOMALI TV

Жыл бұрын

#subscribe
Attention: Has you or someone you know’s child been diagnosed with Autism and/or ADHD? This video is for you.
Blinken meeting Indian counterpart amid fallout over Sikh leader’s killing
Canada PM says he received assurances that US will raise Hardeep Singh Nijjar’s killing with Indian foreign minister. US Secretary of State Antony Blinken is meeting with his Indian counterpart in Washington, DC, as the United States has urged India to cooperate with Canada’s investigation into the killing of a prominent Sikh Canadian leader.
At the start of talks with Blinken on Thursday afternoon, Subrahmanyam Jaishankar said it was “good to be back” in the US capital and thanked Washington for its support at the recent G20 summit in New Delhi.
www.aljazeera.com/news/2023/9/28/blinken-meeting-indian-counterpart-amid-fallout-over-sikh-leaders-killing
Is the Armenia-Azerbaijan fight for Nagorno-Karabakh finally over?
After two major wars and a recent lightning Azerbaijani offensive, the self-styled republic will be dissolved.
“Welcome to Karabakh Telecom. The number you have dialled doesn’t exist,” says an emotionless female voice.
The number belongs to an ethnic Armenian woman stuck in Stepanakert, the now-former de facto capital of Nagorno-Karabakh, a separatist statelet deep in the mountains of Azerbaijan that has not been recognised even by its main backer, Armenia. www.aljazeera.com/news/2023/9/28/is-the-armenia-azerbaijan-fight-for-nagorno-karabakh-finally-over
UK officially proscribes Russia's Wagner as terrorist organisation
Britain on Friday officially proscribed the Russian mercenary Wagner Group as a terrorist organisation, after announcing the move last week, which will make it illegal to be a member or to support it. (Reuters)
British nurse Lucy Letby to appeal conviction for seven murders
British nurse Lucy Letby has applied to appeal against her conviction for murdering seven babies and trying to kill six more, a court spokesperson said on Friday.
Letby was last month found guilty of killing five baby boys and two baby girls at the neonatal unit of Countess of Chester hospital in northern England over 13 months from 2015, injecting the infants with insulin or air or force feeding them milk.
The 33-year-old was sentenced at Manchester Crown Court to a whole-life order last month, meaning she will never be released from prison.

Пікірлер: 259
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAN LIKE | SHARE AND SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘
@DeqaGedo
@DeqaGedo Жыл бұрын
Asc wall waxing ubaahnaa gabadh subag iibineysa mabkeeda mashaqanayo fallen walla waan ubaahanay iga caawi sanku helo
@DeqaGedo
@DeqaGedo Жыл бұрын
Namberka shaasha qoren mashaqeenayo Reigate
@asmaali6212
@asmaali6212 Жыл бұрын
I have started giving my son the camel fat i got it from somalia he is 11yrs no talking in sha Allah with Allahs power he starts talking may Allah help all parents
@ManalMustafa-dy2vy
@ManalMustafa-dy2vy Жыл бұрын
When did you start ?
@asmaali6212
@asmaali6212 Жыл бұрын
@@ManalMustafa-dy2vy like 3 weeks now
@Ms_brown597
@Ms_brown597 Жыл бұрын
It worked for you?
@liinmango3656
@liinmango3656 7 ай бұрын
How do u give it? What do you mix it with?
@Queen-2018p
@Queen-2018p 4 ай бұрын
Aniga wiilkaya caano geel ban soo siyay wadankeni walahi galadi way yaben maxad ku samaysay bay leeyahin
@HamdiLuul
@HamdiLuul Жыл бұрын
Aaad iyo aad ayad u mahadsan tahay walalkey Cabdi xafiid . Sidaad bulshada ugu taagan tahay ❤ Allahuma baarik❤ rajo ayaad i galisaa ka hooyo xaaladaas heysato ahaan. Mahadsanid
@kawserabdi3704
@kawserabdi3704 Жыл бұрын
Mashaallah British somali I have be searching any cure for autism I have 4 yr kid who diagnosed autism inshaallah I will start camel bone marrow. May Allah give him a cure and to all child who have autism finally I will say to u jazak Allah khair British somali for the woman also.
@HooyowanaagsanJanodoon
@HooyowanaagsanJanodoon Жыл бұрын
Alle ha cafiyo
@Amir_Ibrahim
@Amir_Ibrahim Жыл бұрын
May Allah bless him , plz update us with the results 😊
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 9 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo walaalo
@Dhegayste
@Dhegayste 4 ай бұрын
Where in Norway 🇳🇴 was this lady living 🤔, nowadays people tell fake stories only to get more views and become famous, I have a boy 11 years old who has been diagnosed with autism problems, not very severe but he doesn't talk. So many people have told me some theories which is thought to be a cure , however the only cure that I have some positive results is Quran. So Quran is a cure . I repeat this program seems to be staged , and Ilyas himself may not be real.😊😊😊😊
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Masha Allah hooyadas kheyr Allah siiyo Mahadsanid Abdihafid Mohamoud Jamac Denbigaga iyo denbiga waalidkaga Allah dhaafo bro
@manoqaali
@manoqaali Жыл бұрын
Ma ogtahy sura albaqra inee daawo utahy xanun walba dhibato walba carurta la'an mustaqbal la'an shaqo la'an plz aqrista sura albaqra si yaqiin ah
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 Жыл бұрын
masha allah geelu waa daawo wiilka yar inta yar ee caafimaadkiisa ka dhiman alle ha udhameeystiro aamiin yaa rabbi
@AaminaAbdurahman
@AaminaAbdurahman Жыл бұрын
Aad baan ugu farxay arinkaa ilma yaroo hadalka dhibaayaa ii joiga, mahadsanid cabdi xafid Allaha ku barakeeyo.
@istaraadan8123
@istaraadan8123 Жыл бұрын
Kulamid ahay
@haninora533
@haninora533 Жыл бұрын
Masha Allaah Marwo sahra Aaad Ayaad u mahadsantahay BSTV Allaha barakeeyo Mahadsanid ☀️🌻✨
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Aniga horaan umaqley wiil aan dhaley baan ku tijabiney alxamdulilah wuu fiicanyahey mashalah ilaahey kheyr badan haku siiyo sister
@farhiyaaabdullahi5404
@farhiyaaabdullahi5404 Жыл бұрын
abyo cunug madax is tajiin karin masiin kara ooo 1 sano ah ona fadisaan jirin abyo
@Sacdiya_hussein
@Sacdiya_hussein 9 ай бұрын
Abaayo qaabke losinaa ilmaha cuntada ugu daray waana iga diidey urtu darema cundata waa tufaa
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 Жыл бұрын
Mshaaa allaah ilahoow caruurta muslimka cafimad taam ah sii
@hawofarah2001
@hawofarah2001 8 ай бұрын
Maasha'Allaah Tabaraaka'Allah ♥️ Alle SWT ha nuu caafiyo awaada inta xanuunsan..Dhuuxa geel aad buu u fiicanahay. ❤
@AbdullahiAli-t2u
@AbdullahiAli-t2u Жыл бұрын
This is amazing Maashaa Allah. If this is verified, this is groundbreaking and please share this information with international doctors.
@asadka23
@asadka23 Жыл бұрын
Masha Allah and Jazakallah, amazing information wlhi thank you. This is what we need it.
@ubaxali2985
@ubaxali2985 Жыл бұрын
Mashallah allow ku barakeey wax tarka aad nala wadaagtay sister kuuna barakeey business kaaga yaa rabb🙏🙏
@queenruby8792
@queenruby8792 Жыл бұрын
Jazaka'Allah khair for this programme British Somali TV.....wilkayga oo ah ASD ayaan ada age of 3 ku bilaabay inaan siiyo caano geel markaas ma uu lahayn wax eye contact ah markuu noqday age 5 his eye contact wuxuu ku soo laabtay completely normal kadib waan ka joojiyey reason ka oo ah anigoo ku bilaabay inaan diray products ka joojiyo siaan u ogaado inuu intolerance ku leeyahay...waliba UK oo ay adag tahay inaad Caano geel hesho Allah wuu noo fududeeyey... Hada waa age 7 alhamdulilah waxaan u bilaabay dhuuxa geela... Insha Allah khair Walalo Masha Allah Tabarka'Rahman Allah Ilysa yare ha ugu wado cafimaadka caruurta kalen oo dhan ha usoo dhaweeya daawo ya'rab
@HusseinYassin-w5e
@HusseinYassin-w5e Жыл бұрын
Masha Allah Walal Jazak llah qayr
@Nimcoaadan-jg6nu
@Nimcoaadan-jg6nu Жыл бұрын
Maansha aalah abayo wad mahadsan tahay aniga xita waxan ii jogo wiil otisam ah wana semsem sida ay shegtay walashay dhuxana wan haystaa oo wui iga diiday lakin hada ayan seriously u qadanayaa jazakalahu qayr adiga iyo cabdi xafid Allah hadin xifdiyo asc
@hotmaegal6110
@hotmaegal6110 Жыл бұрын
Masha Allah, I used this sister facial product made of camel bone marrow. I have seen a lot of glow and nourishment in my skin. Her brand name is madhafaan. Keep the good work sis❤️❤️❤️❤️❤️
@saadiamohamed6651
@saadiamohamed6651 Жыл бұрын
Siz please share her Number that is Active. The one given is not working
@fardoussaosman9262
@fardoussaosman9262 Жыл бұрын
Assalamualaikum sister can you share us her contact number? Please 🙏 🙏
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 Жыл бұрын
Wllo contacts Madhafaan Brand halkee laga heli karaa pls nala wadaag
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Жыл бұрын
Gabadhu ma waxbay iibinaa?
@fatimaosman339
@fatimaosman339 Жыл бұрын
Guryaha aan suuratul Baqara❤ ku shidano somaaliyeey wadamadan gaalada shayaadiinta ku Badan ❤ Allaaha naxafidi
@NimcoAbdigrane
@NimcoAbdigrane 2 ай бұрын
Mshaa allh kheeyr allh ha idin siiyo wll wiil buu iga hayaa autisimka waxaan ogaaday 3 sano asago jiraan ogaday insha allh waan dadaali
@caaisha719
@caaisha719 2 ай бұрын
@@NimcoAbdigrane Ila soo xariir abaayo aniga talo kuu haaayo
@hassanatteyeh3784
@hassanatteyeh3784 Жыл бұрын
Jazaakalaahu kheyran. Maamada waan salaamayaa. Waa inventor u baahan in la garab galo. AbdiXaafid waad ku mahadsantahay barnaamijyada faaiidada leh ee aad bulshada u soo bandhigto. Sahra waxa aan ku dhiirigalin lahaa in ay ka fikirto sidii dhuuxa geela loo warshadeyn lahaa oo looga dhigi lahaa si fudud.
@Madhaafaan
@Madhaafaan Жыл бұрын
Aad baad u Mahdaantahy, INShaAlaah waan ku GUda jira Howshaas.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 ай бұрын
Waxaa Jira in dadka masaakiinta ah ee caruurtooda autistic ga tahay in laga wada faaiidaysto oo laga iibiyo wax kasta. Inventionka ma yaqaana macnahiisa?
@fatumaosman7736
@fatumaosman7736 Жыл бұрын
Cabdixafid waan helay shukran wiilkada ayuu ahaa qoka saas igu yiri wey i soo wacday
@relaxationdreamscinema3987
@relaxationdreamscinema3987 Жыл бұрын
Wow Masha alah abayo. Am going order for my son. May alah give him health and his speaking insha Allah amen. Thank you
@queenafrica8219
@queenafrica8219 Жыл бұрын
Ma Shaa Allah all parents must go home for treatment that's their best way Also Camel 🐫 liver the meat 🍖 the kidney and the feet under the feet is especially 👌
@fardus_
@fardus_ Жыл бұрын
Masha Allah wl sahra ilaahy haku barakeeyo mahadsanid wl Abdi xafid
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Mahadsanid brother 🙏
@fadumoahmed3647
@fadumoahmed3647 Жыл бұрын
Maasha Allah waa war bixin aad loogu farxo jazzakallah khayr Cabdixaafid
@AmalAbdullahicirbad
@AmalAbdullahicirbad Жыл бұрын
M,a waa farxad inta hooyo sidas ah oo ubad hadlin u jogo arintaas waa farxad said ah dhaqterka cunuga la kaasho in sha allah guul indiin rajeynaa
@bintuzahraa
@bintuzahraa Жыл бұрын
Masha allaah ❤ allaha caafiyo owlaada xanuunsan 😢
@shukriali4487
@shukriali4487 Жыл бұрын
Masha allaah jazaaka llaahu khayr
@كلالعالمعاءلةيوتيوبي
@كلالعالمعاءلةيوتيوبي Жыл бұрын
Jazaakumu allaahu qeyr
@najmaabdi6439
@najmaabdi6439 11 ай бұрын
Manshallaah thank you so much ☺️🙏🏼
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad Жыл бұрын
Hooyadan khey alle hasiiyo ❤❤❤wiilkeedana alle caafimaad buuxa ha siiyo aamiin ( dhuuxa geela ) allhuakbar dadbadan oo caruur xanuunsan haystana wey u sheegtay manshllh ❤❤❤abdihafid jzkh soogudbintaada wax kasta oo waxtar uleh bulshada kheyr iyo ajriweyn alle hakaasiiyo aamiin
@IfrahAbdulahiHussein
@IfrahAbdulahiHussein Жыл бұрын
Allah nogu furo hadal kahyr qabo aniga far jir aan hadlin I joogo
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Masha Allah
@niema5404
@niema5404 Жыл бұрын
Manshallah tabarakallah Allah hakubarakeeyo A xafiid waxad bulshada usoogudbisaa barnaamijyo waxtar leh
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf Жыл бұрын
Cambari Nuux waxay ku heestay Nin Ragoo la gawracay baan gashigiisu kuu imane Geelu Xoola kuma jiro Canada ayaan joogaa 30 Sano anoo aan weynayna waan imi hadana markaan wadankii Hooyo tago Geelaan ugu horeeyaa waana gatay waxaana ku tala jiraa hadii Allaah idmo inaan dhaqdo 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
@maxadtidhiyaa2696
@maxadtidhiyaa2696 Жыл бұрын
Masha Allah ilahay ilmaha xanusan oo dhan ha caafiyo gabadhana ilahay hala qabto. Waxan ka yaabay cabdixafid waligay dhuux geel ma maqal 😮waxan somali ahaan caan ku nahayba wa geel dhuux geel waxan ahayn gurigayaga lagama cuni jirin waxana la yidhaahda HEEN cidi garanaysa gacanta taag
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Walaal anigu dhuuxa geela iyo heenka waan ku caqlistay waagii hore ma jeclayn laakiin intii dhow Sanaa waan jecelahay
@Samiiramohamoud123
@Samiiramohamoud123 5 ай бұрын
ManshAllah ilaahay khayr ha ku siiyo walal
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah ❤Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Rabbiyoow adigaa qani ah adigaa horay wax walba nogushegay Allahu malakal xamdu walakashugri yaa Rabbi.
@ruunhussein9335
@ruunhussein9335 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤ tack så mycket
@mayweseethelightoftruth7833
@mayweseethelightoftruth7833 Жыл бұрын
SubhanaAllah.
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Жыл бұрын
Wow ‘sister you are our soomalian nationall hero we will always remember you, because you have saved a lot of young kids brothers sisters, I can may be the whole world I’m sure so many people thiier look confidence and thier healthy life kids happiness bk , the whole lot thanh you abdixafid, 5* documentary
@Madhaafaan
@Madhaafaan Жыл бұрын
Thank you so much brother.
@lalakids907
@lalakids907 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️
@sadyamahmud4036
@sadyamahmud4036 Жыл бұрын
Maashaa Allaah sahra cadeey guruubka an Autizmka iskula jiraa weyga daa w eey noo sheegty dhowrjeeroon wallaahi Allaha noo caafiyo ubadka meeleey joogaanba
@tasnimmohamed2833
@tasnimmohamed2833 Жыл бұрын
Walal isoo sheego group ka si aan ugu Soo biiro waxan raba inan ka iibsado dhuuxa
@FartunAhmed-x4z
@FartunAhmed-x4z Жыл бұрын
Masha allah ilahey ha nixifdiyo dhamaan walaahi hooyo ayaa xanuunkaas daraamikarto wiil aandhalay ayaa xanuun kaas i kahaa insha allah waa siinaa walaahi waa kurafaaday ilahey ha icafiyo
@HooyowanaagsanJanodoon
@HooyowanaagsanJanodoon Жыл бұрын
Ameen
@SamiraAwad-e5u
@SamiraAwad-e5u Жыл бұрын
Merci Brit Somali Tv❤
@SamiraAwad-e5u
@SamiraAwad-e5u Жыл бұрын
Masha Allah 👏 😊🎉
@maryamaxmed7820
@maryamaxmed7820 Жыл бұрын
Maasha allah ❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer illahey hanii barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa
@ayanahmed3665
@ayanahmed3665 Жыл бұрын
Mashallha walalo thanks 🎉🎉❤
@umusiidali3051
@umusiidali3051 Жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@abdallaabdalla9645
@abdallaabdalla9645 Жыл бұрын
Thank you so BTV my son same .
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Buug waa inlaga qoraa arintan farxadaleh si aan cid aan soomaali ahayin noga xadin. ❤❤🇸🇴🤲☪️🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚
@ubahhussain7367
@ubahhussain7367 Ай бұрын
Ilahow ucaafi maskiinta yaa rabi waxaaa maqlay dhuuxa geela iyo ufiican quraaan na ku aqri albaqra markasto iyo quraan ka oo dhan bi idnillah way kuu cafimaaadayaaan
@wardaaden9764
@wardaaden9764 8 ай бұрын
mashallah alxmdullah
@fartunq1128
@fartunq1128 Жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah Allah kuu caafiyo adiga iyo inta kula mid ahba Aamiin❤❤❤
@AaminaAbdurahman
@AaminaAbdurahman Жыл бұрын
Masha Allah, brit somali tv dhuuxa geela waa nutrients lkn ma fahamsaning, insha Allah waanu siineynaa caryurta .
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 Жыл бұрын
Masha alah Ilahay ha u siyadiyo
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 Жыл бұрын
Maashaa allah, waa in laguu bixiyaa Sahra dhuux geel. Ilyaasna alaha soo barbaariyo mid dadkiisa dalkiiisa iyo diintiisa anfaca alaha ka dhigo
@fatumaosman7736
@fatumaosman7736 Жыл бұрын
Asc Cabdixafid wan ku salamaya gabadha telkeeda qof kalaan qabanaya oo wuxuu I leeyahay Sahra ma garanayo sidee kale oo aan ku heli karaan insha Allah
@filsanabdi218
@filsanabdi218 Жыл бұрын
Mansha Allah tabarakalah
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Asc Abdi Xafid iyo Sahro Wan Idiin Salamay Allah Idiin Xafido Dhamaantiin 🙏🌹🙏 Allah Caafiyo Inta Xanuusan
@wiiloahmed7559
@wiiloahmed7559 Жыл бұрын
Masha Allah hooyo dadaashaa waaye ❤❤❤❤
@umuharun3282
@umuharun3282 Жыл бұрын
masha allaha ilahay ajar ka siyo adiga iyo abayo waa ino faidesay
@fartaisse2839
@fartaisse2839 7 ай бұрын
Maansha alaah
@suhailamkamaldeen5617
@suhailamkamaldeen5617 Жыл бұрын
Salaam Dear Sir/Madam Please advice how to Cook in English
@munaali2215
@munaali2215 Жыл бұрын
ADHD jiiro mahan lakiin waa ilmah dhabka badan so Autism ka waa jiiro Allah cafiyo Caruurah dhaan
@farhiyawarsame4850
@farhiyawarsame4850 Жыл бұрын
Autism jiro mahan
@adrahilowle1083
@adrahilowle1083 Жыл бұрын
MASHAALLAH TNXS TO BRIT
@bintuzahraa
@bintuzahraa Жыл бұрын
Anaga hadaan reer konfur nahay dhuuxa waan naqaanaa waana la isticmaalaa aniga hooyadey waagaa yaraa isiin jirtay lkn waan necbanaa urtiisa 😅 insha’allaah hadaan bilaawaa
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah bro 👍👍👍
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Maashaa allah guulayso Abdixafiid
@IfrahAbdulahiHussein
@IfrahAbdulahiHussein Жыл бұрын
Mash allah
@hassanxariif9831
@hassanxariif9831 Жыл бұрын
Maasha Allah,,Mhadsanid wllo Sahro 🎉
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 Жыл бұрын
Maasha Alaah alxamdulilaah
@foossamatar7855
@foossamatar7855 Жыл бұрын
Asc wwb maasha Allah tabaarakalah jazaakallah kheyr
@khadiijosheikh117
@khadiijosheikh117 Жыл бұрын
Maasha alaah tabaaraka lahaa walaalkeey cabdi xafiidoow subaga geela intee ka helaa dhuuxa ii weydii gabadha Tlf
@dagancadey2185
@dagancadey2185 Жыл бұрын
Lambarka wa kan shashada saran
@mariamhassan7275
@mariamhassan7275 Жыл бұрын
Maansha allah waan tijaabiyay 6 bilood sitoosa ayan usiiyay waxaanan ka dareemay daganaan badan. Dhuxa geela suuqa hargeisa ayaa lagu iibiyaa isagoo saafiya oo uma baahnaba inaad adigu isku hawsho cidii u baahaneey. Allah ha caafiyo caruurta dhamaan xaaladaha kujirta🤲
@zahraali1451
@zahraali1451 Жыл бұрын
Asc wll aniga u bahan e i tilmam Balkan hargeisa ka hili karo
@mariamhassan7275
@mariamhassan7275 Жыл бұрын
Wall suqa hoose hiliblayaasha ayaa iibiya waxad udhanasaa dhuux geel oo saafiya iga iibiya.
@Sacdiya_hussein
@Sacdiya_hussein 9 ай бұрын
​@@mariamhassan7275 abaayo see losinaa ilmaha urta daremaa
@misshamdi1801
@misshamdi1801 Жыл бұрын
Aad Ayad umahad santahy walalkay iyo walashe arinkan anoo ihaystaa ilaa 7yers ayee jirtaa gabadhayda ilaa hada hadalada waaweyn mataqaano kuwa yaryar way taqaanaa lkn hadalada iskumaxiri karto ilahey ha ii caafiyo insha allah wan raadinaa
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Dhuuxaa geelaa waxa kalo looyaqaan xuuuki wana isticmalaaah wanaa aqaanaaa Alxdulilaah
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Masha Allaah alxamdulilaah
@deqogurey3372
@deqogurey3372 Жыл бұрын
Masha alah
@HanoLaylaa
@HanoLaylaa Жыл бұрын
Mansha allah dhuuxa geela aad bu u fiicanyahay
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Жыл бұрын
CABDIXAAFID ILLAAHAY HAKU XAFIDO JAZAKILLAHU KHAYR WALAAL ZAHRA
@sareedo8184
@sareedo8184 Жыл бұрын
Masha allaah ❤🙏
@motivatingandrelaxingchann4044
@motivatingandrelaxingchann4044 Жыл бұрын
❤❤❤🎉
@SaidAli-nq1qs
@SaidAli-nq1qs Жыл бұрын
Masha allaha
@fartunali6857
@fartunali6857 Жыл бұрын
Masha allah aniga waxan haysta 9 years old autism waan isticmalay dhuxa gela faido badan ayan oga helay wiilkeyga hoyo kaste waan lawadaga waxa iga horeye dhuuxa canaha geela cunugeyga oo 5 years jiro ayan ku bilabay markas ayuu hadal ii bilabay eye contact giisana iii hagagay marka hoyoyinka somaliyed please hada haysato ilmaha bahiyaha garka qabo siya canaha geela iyo dhuuxa
@saynabyasin8649
@saynabyasin8649 Жыл бұрын
Walal ma dhuuxa 5year ku bilowday mise caanaha
@rahiimajuusuf5527
@rahiimajuusuf5527 Жыл бұрын
Wllo hada makuficnaday manshalah nalawadag qali sida alle kugu caafiyey
@nayaa1387
@nayaa1387 Жыл бұрын
Wish she can tell us how to prepare the the dhuuxa and how can we contact this lady am all so a mom who would like to try to my child. Pls let us know how and where to contact.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Жыл бұрын
Lafta geela ayaad karinaysa. Dabadeed jabi oo dhiiga kala bax 😢😢
@saj4117
@saj4117 Жыл бұрын
Her tel.number is at the end of the video
@cookingwithfathia9087
@cookingwithfathia9087 Жыл бұрын
Lafta jabi walal dhuuxa ka saar biyo ku kari markuu dufanku dusha so maro talaagada gali marku fadhiisto ka dul gur weel daboolan ku rid talaadada ku dayso cuntada. Markaad siinayso ugu dar. Waxkata waad ugu dari kartaa.
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Africa hadaa joogto suuqa kasoo iibsaneysaa inta kiilo ubahantahy kadib wad shiilaysaa qoyaanka markuu kadhamaado uu subag noqdo ayaad meel kushubaneysaa
@nayaa1387
@nayaa1387 Жыл бұрын
Waad mahadsantahiin Kuli.
@abdurahmanismailartn6718
@abdurahmanismailartn6718 11 ай бұрын
Asc cabdi/xaafid eedo dadka jabay baa lasiin jiray oodkaca ama mishaarida ama cambuulada ayaa lagu darsada midan caruurtase ma-ogeyn Amiga iyo zahraba Allaha idinka abaalmariyo umu cabdiraxman
@abdirisaqabayla3999
@abdirisaqabayla3999 Жыл бұрын
Khayr iyo barako ha idiinka gaarto labadiinuba
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Alxdulilaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
Abdifatah Alle ajar hakaa siiyo wlh aniga canugeyga wali baarid ku socodo ilaa waqti dheer qaadaneysa lee dhahay wax walba waan ka dhisnay hadalka iyo routine midka aan ka jari weynay wexee tahay wax walba oo afka la’aadayo oo gooynaayo qaninyo kaliya ma ahan oo wooo cunaa oo marko saxaroonayo soo saxaronaya bir ma yaqaan marana ma yaqaan fanaanad gacmo dheerna hada loo galiyo isla markiba iyadoo kala jaran wax ka fakanayo haba yaraatee ma jirto dhuuxaas ma helaayo Sweden geel ma leh 😢waan raadin lahaay
@Safi-e7s
@Safi-e7s Жыл бұрын
Sahra ka dalbo ilaaheeyn hakuu caafiyo
@HamdiLuul
@HamdiLuul Жыл бұрын
Anigaa swden joigo abayo kenya aya la iiga soo wadaa. Gabar abayo ah aya keeneysa intee kaala soo xiriiraa??
@zahraabdi8345
@zahraabdi8345 Жыл бұрын
Qaali ana wadanki jooga Kuna Soo dhibaa ila Soo xariir
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
@@zahraabdi8345 abayo intee kaala sooo xariiraa???
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
@@HamdiLuul abayo waan ku soo qoray nummer keyga ma arkin miyaa waaba laga baxshay meeshaan
@hodancali228
@hodancali228 Жыл бұрын
Asc geela waa daawo ilamaha vataminiska iyo fish oil siyaaa B12 B6 folic acid and D3 way cawinayaan mutalvatimniska wax badan oo is badalaa arkaysaan Insha allaaah
@hooyohomeschool
@hooyohomeschool Жыл бұрын
Sidee autism lagu fahma iyo loola dhaqma? Hadii aa rabto in aad ogaato soo daawo channelkeyga aniga iyo dr Isim 😊
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 Жыл бұрын
Please qoftan telefonka igaa soo qaada please Please share gaarey oo hala badiiyo dhuuxa geela
@luqmaanahmed46
@luqmaanahmed46 Жыл бұрын
Mansh Allah Allaha usiyaadiyo caafimaad kiisa how to get dhuuxa geela in uk amazing mum
@umurayann5457
@umurayann5457 Жыл бұрын
Mashaa Allah waa runteed Walhi ADHD waa u daawo waan arkay
@HooyowanaagsanJanodoon
@HooyowanaagsanJanodoon Жыл бұрын
Maad tijabisay wll
@umurayann5457
@umurayann5457 Жыл бұрын
@@HooyowanaagsanJanodoon haa abaayo
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 319 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Дочка поразила СВОЕГО ПАПУ! 😮
0:25
КиноСклад
Рет қаралды 2 МЛН