No video

HOOYO IYO AABO SOO XASUUSIYAY YARAANTOODA IYO TARIIKHDOODA MA FILEYNIN…?

  Рет қаралды 138,329

King Ceyda

King Ceyda

6 ай бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 1 000
@adamsulaiman3969
@adamsulaiman3969 6 ай бұрын
Cumaamada cayda waan iska tuuray waayo ninkan yar caqligiisa iyo intuu jiraa isma laha Masha Allah
@user-th5vo2kq9o
@user-th5vo2kq9o 6 ай бұрын
Aad iyo aad Masha Allah
@AishaKiin-ex6xg
@AishaKiin-ex6xg 6 ай бұрын
M.a dhaha wiilka yare allaha u deyato
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 5 ай бұрын
Maashaa Allah dhaha wiilka yar. Illahow isha bina aadamka kaxifdi yaarabi 🤲🤲🤲🤲❤
@Fatimachannel752
@Fatimachannel752 2 ай бұрын
War cunuga yarka fariid wye wlh mash allh 😂
@KHULASADA.CARTOONKA
@KHULASADA.CARTOONKA 6 ай бұрын
Ninka hooyadii iyo aabihii farxada ka raadiyaa waakan❤😢
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 6 ай бұрын
MashaAllah Tabaraka ❤
@maryamabdirashiid1824
@maryamabdirashiid1824 6 ай бұрын
M.a u dheh❤
@Msskavya9139
@Msskavya9139 6 ай бұрын
M.a❤
@iqruushiqrocali5982
@iqruushiqrocali5982 5 ай бұрын
Masha.allah ❤
@user-xc4vp7cs2r
@user-xc4vp7cs2r 6 ай бұрын
Ceyda wallahi waxkalaa tahay waalidkaa farxadooda waakashaqeysay Alle hakuu dhowro
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
Jah ceyda waa wiil fcn wllhi mar walba ka farxi walidkada m.a❤❤😢
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 6 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد💙❤️
@ahmedzakiyuusufbashir1820
@ahmedzakiyuusufbashir1820 6 ай бұрын
absolutely we have one king not another person but the king is ceydaruus Abdikadir Ahmed🎉❤
@Unknownjhggr5678
@Unknownjhggr5678 6 ай бұрын
Grammar
@YusufKaynaan
@YusufKaynaan 6 ай бұрын
Issra
@ruqiyabiixi7380
@ruqiyabiixi7380 6 ай бұрын
Waxaan ceyda kadambeyey MAsha Allah wll ilaahey haku dayo dhamaanden ilaahey hanodayo wlhi masee igu dileysaa sasbabtuna waan kafogahey abo io hooyo 😢😢 mrka waxaan leyajey haka faiideysdaan dadka lajooko hooyo io abo ❤❤❤
@user-pr1hu5pj6h
@user-pr1hu5pj6h 6 ай бұрын
Asxabe ceyda into dalxiska jiro 700k an garsino 🎉
@fardowsodagan6973
@fardowsodagan6973 6 ай бұрын
Mnsha allh wada jira waayo badan @king ceyda duca qaba tahay runtiii Allah haku xifdiyo 🤲🥰
@NadiiroYuusuf-ef4bj
@NadiiroYuusuf-ef4bj 6 ай бұрын
❤❤❤
@MohmedOthman7224
@MohmedOthman7224 6 ай бұрын
Ceyda is not easy wlhi❤
@hana2174
@hana2174 6 ай бұрын
Ceyda wiil yar oo fariid ah waaye mansha allaah sida mar walba uu uga fikiro waalidkiis una farxad geliyo ayaa wax la siisto lahayn good job young man 😍😍😍
@Hanna13717
@Hanna13717 6 ай бұрын
ayyyy qurux badanaaa masha Allah ❤😊 Cayda lucky boy marka lahu dhahaye been mahan😊m.a Allow walidkeyna inuu xafid meel walbo ay joogan❤️‍🔥😊
@caashafaarax5138
@caashafaarax5138 6 ай бұрын
Mansha allah faamil qurux badan ilahay ha idiin xifdiyo❤❤❤❤
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 6 ай бұрын
Hada kahor wxn xasuustaa anuu yar 11 sano jira Ee hooyo break schoolka intii ay nasiin jirtay in ka yar nasiisa Anigoon Ogeen duruufta wakhtigaas bn idhi Hooyo noo dhameestir inshaa allah markaa waynaado aan wx barto intaas iyo in kabadanba wn kuu shaqeenayaaye 😢hooyo intay dhoolcadaysay bay igu tidhi naa Orod wxn ima siinaysida wakhtigaa ha la gaadho iyadoo ii buuxinaysa lacagtii Anina wn farxay hore ka carary lkn nasiib xumo wx iga geeriyoootay 💔😭 hooyo allah ha kuu naxariisto😢 adiyo hooyoyinka muslimka ahba .plz hooyo maaha kaliya inaad ka farxinkarto markaad wx haysto naxariiis iyo hadal wngzn iyo warkeeda aad maqasho baaba ka qiimo badan ...wd iga nasiib wacantay hadaad comment gaygan akhriyeyso hooyana kuu nooshay plz codsi Hadeey hooyo kuu dhawday kac Oo madaxa dhamanada ka shumi 😢mhdznid 💔
@Cayuni1
@Cayuni1 6 ай бұрын
Alle janada ha idinku kulmiyo wllo Allena ha unaxaristo inta walidkod dhimaty intay unoshahayna Alle ha udayo🤲
@Dawaalmedia
@Dawaalmedia 6 ай бұрын
Allah unaxaristo mana janatul fardowsa ku kulma hdu alle idmo
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 6 ай бұрын
@@Cayuni1 Aamiin wllo
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 6 ай бұрын
@@Dawaalmedia Aamiin wllo
@caynicali1840
@caynicali1840 6 ай бұрын
King ceyda wan ku wataa
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 6 ай бұрын
Ceyda markuu kursiga fadhiyy inta igu racsan amiira ine ka maqneed kursiga kale ceydow wala la soo buxina kursigas inshaallah amiira lee buxineso😢😢
@user-lp7mb5ww7i
@user-lp7mb5ww7i 6 ай бұрын
rufiyaan umada ka xisho wiilka waa walaashii amiira 😡😡😡
@iqrosiciid9126
@iqrosiciid9126 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂alla shaqo la’an badnida
@Amirafan1
@Amirafan1 6 ай бұрын
Same 😢❤
@hayat-q8y
@hayat-q8y 6 ай бұрын
War isku xisho amira waa walashis
@Zakari2
@Zakari2 6 ай бұрын
Aah 😂😂😂😂😂 shaqalaan bdna
@yoonisjama
@yoonisjama 6 ай бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌
@SadaqSocdaal-eu8rw
@SadaqSocdaal-eu8rw 6 ай бұрын
M.a king cayda alla haku xafido horay asoco bro
@saynabcawil3277
@saynabcawil3277 6 ай бұрын
Mazha Allah so amazing 👏 🎉❤️
@ummohamed8344
@ummohamed8344 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@qadancrmanmaxamed7115
@qadancrmanmaxamed7115 6 ай бұрын
Jah war caydoow aabe io hooyo sharakhan io kajal aay naga soo barajeeyyeb yaQeyy jah m.a❤😂
@CkariinclaahiMaxamed
@CkariinclaahiMaxamed 6 ай бұрын
Kusaliya rasulkena mohamad scw❤🕋
@EsraAbdulaahi-55
@EsraAbdulaahi-55 6 ай бұрын
Alle hakuu dhowro hoyadaa io aabaha si farxad leh 😚😘 wllhi waa nasiib bdanthy ceydoow😊😢
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 6 ай бұрын
Masha Allah Our family 👪 ❤
@user-jz3ln6jq8s
@user-jz3ln6jq8s 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahromudey6415
@sahromudey6415 6 ай бұрын
Maasha allaah ilaahey ha kaa farxiyo hooyo iyo aabe farxadooda ayaa ka shaqeyneysaa ducadooda allaha idiin aqbalo
@user-de6yd7nl9h
@user-de6yd7nl9h 6 ай бұрын
Qof ween ani ima tihid I Aamina tiktok aa la kena kistan walipoh sawirka amiira 😮
@Nashaad8
@Nashaad8 6 ай бұрын
M.a wallkey king ceyda alaha ku xafido masha Allah 🥰 😮
@dheereyechannel
@dheereyechannel 6 ай бұрын
Big legend always king ceyda and arimahena and cadnan Team's fathers and mother's best gifts days 💯👍⌛😍❤❤
@user-yx1uy3bp6l
@user-yx1uy3bp6l 6 ай бұрын
بارك الله لك وبارك عليه جمع بيتهما في الخير
@haninora533
@haninora533 6 ай бұрын
Masha Allaah Tabaarakallaah Raxmaan Allooow waalidiinteena noo nool caafimaad cimri dheer cibaado suuban siiii🤲kuwii Ay noloshoda ka baxeen janada Allaha ka waraabiyo Aamiiiiiiiiiin🤲☀️🌻✨
@xasanseka8206
@xasanseka8206 6 ай бұрын
Masha allaaah waxan marqaati ka nahay in King ceyda uu yahay alwaadul xubi❤🎉 congratulations bro waxan rajeyna adigana in caruurtada mustaqbalka ay farxadada ka tali doonan insha allaah
@fadumoabdi7368
@fadumoabdi7368 6 ай бұрын
Masha allah walahi waan qirooday markan arkay suu uga farxiye waalidkisa waxan layahay ilahay ku desto waalidka aboowe inasha allaha ❤❤❤ anigane walidkay ilahay ha u naxariisto aamin ayaa rabi
@user-jo3xo2pk9e
@user-jo3xo2pk9e 6 ай бұрын
maasha Alah ilaahey iimrigooda udheerayo aniga wahan sameeyi laha sidada okale balse Abbo waa uu dhintey intey waalid kodu unool waa inaad sameysan sida king ceyda ookale 🎉🎉🎉🎉❤
@user-jy6dh3tk9s
@user-jy6dh3tk9s 6 ай бұрын
Masha Allah Allah ha ku daayo wll qali ❤❤❤❤waxaa tahay qof wngsan oo taagero nolosha kuma xumayso wll qali
@QuenInaabdi-wd9tv
@QuenInaabdi-wd9tv 6 ай бұрын
Masha allaha wallo❤❤❤❤❤
@user-gs5dq6fc2j
@user-gs5dq6fc2j 6 ай бұрын
M.a alaah ilahy haidin siyadiyo farxadina🎉🎉🎉🎉
@najiimosman2963
@najiimosman2963 6 ай бұрын
The one and only Big Legend Ceyda Cumaamadada waan tuurey 💯🙌
@AZAMabdirahman
@AZAMabdirahman 6 ай бұрын
Masha allah king ceyda cadi matihid gulayso adigana aduun iyo akhiro waxatahy qof nasibada alleh sa hakuguwado amin❤❤❤❤
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 6 ай бұрын
Man'sh allh wlhi ceyda romantic waaaye keep going bro man'sh allh baari baa tahay hanbalyo my family ❤️❤️❤️👸👸👸👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Masha allah hooyo iyo aabe ayaa garabkaga taagan ama kuu nool allaha ku xifdiyo alxamdulilah hooyo mcn wa ii nooshahay aabahahey alle ha unaxariisto amiin amiin amiin ya rabi
@Geeeyo12
@Geeeyo12 6 ай бұрын
Mashaallah beautiful family❤
@shukrishacni1123
@shukrishacni1123 6 ай бұрын
Allow cimri dheer kusii oo ay ubadkaga laqataan ceyda waalidka waadka farxisay aboowe alle hakaa farxiyee ❤❤❤
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 6 ай бұрын
Mnsha allh wlhi waa famil qurux bdan dayda ducaad qabtaa wan jeclaa inaan sidaas oo kale uga farxiyo walidkay balse nasiib xumo aabahy iyo hooyday angoo yar yar kla tageen mna wda joogaan😢 alle hkuu dayo wll cyda adna wlidkaa cimri dheer iyo cibado suban ❤🎉
@YA7JSTHIM
@YA7JSTHIM 6 ай бұрын
Mashallah walaal wil bariah batahay ilaahay hakubarakeeyo wilal iyo gabdho baari ah iyo xas wanagsan alaha kusahlo wil yar oo aqlibadan batahay wan kuwata ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 ай бұрын
Maasha'Allaah Tabaarakalaah baari boy 🎉🎉🎉 beautiful dinner they deserved.
@user-mx8xb9fw8j
@user-mx8xb9fw8j 6 ай бұрын
Mnshaaa tabarakallah beautiful family ❤😊
@user-xw8zl5ur4k
@user-xw8zl5ur4k 6 ай бұрын
Cayda 700🎉😊 inshalh team cayda one Like
@SafiyoFarxaan-ck7tn
@SafiyoFarxaan-ck7tn 6 ай бұрын
Ceydow waa iga nasiib badantahay masha allah allaha ku deysto walidkada😢😊❤
@abibomar3070
@abibomar3070 6 ай бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo king cayda manta waad Libaantay run ahaanti farxad kuwada nolaada insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 6 ай бұрын
Masha alah ceyda alaha ku dhowro sida u fakerayso iyo yarantada isma laha walidkaga mar walbo sidas uga farxi
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w 6 ай бұрын
masha Allaah ceyda ceyda naagti hesho niney heshay caadi mahan wilkan 🎉🎉🎉
@CumarAbdiaziz-pv7ch
@CumarAbdiaziz-pv7ch 6 ай бұрын
Team 27 one like ❤👍
@ZuberAdan-zx3yt
@ZuberAdan-zx3yt 6 ай бұрын
Jacelka adunka wayay wallhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@Supr93
@Supr93 6 ай бұрын
I’m in🎉 even the finest individual the eye of his will inevitably was us in yourselves presence of us in your age of the 😢
@AsmaMaxamed-nx1nw
@AsmaMaxamed-nx1nw 6 ай бұрын
Masha Allah ha ku xafidu hooyo Mcn iyo Aabe mcn ❤❤
@khadraladan5121
@khadraladan5121 6 ай бұрын
Maaaaansha allh king cayda waxba lagaaama qaban karo wlhy mnsha allh my family❤❤❤❤❤
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 6 ай бұрын
Masha allah alle haku xifdiyo Ducada waalidku waa adigoo guul gaadhay oo kaleto ❤👍
@user-mz6mp7qh6g
@user-mz6mp7qh6g 6 ай бұрын
Azxpta waa ilaahy baa idin ku dhaarshaye wiilka 50k ayaa uga Dhiman 700k plz. Aan gaarsiino inta kadhiman ramadaanka 😢🙏😫❤️
@user-ti1qw1gv5l
@user-ti1qw1gv5l 6 ай бұрын
Hye wllhi 🎉 inta anaguna waan dadaalayna wllhi ❤❤❤
@Najax-abuukar
@Najax-abuukar 6 ай бұрын
Masha Allah ceeyda Walidkaga waad ka farxisay adigana Allaha ka farxiyo
@user-gf8on5bw9d
@user-gf8on5bw9d 6 ай бұрын
Waa duceynaa hooyadey iyo aabahey janatu fardoowso in ilaahey iigeeyo insha alaah kuwey u noolyihiina cumir caafimaad cibaado suuban in ilaahey u siiyo insha alaah
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 6 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😮😮
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 6 ай бұрын
Ceyda 700K coming soon ❤❤
@user-dw2ts5ub8x
@user-dw2ts5ub8x 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 6 ай бұрын
MashaAllah ceydow walahi will caqli iyo karti usaxib aah aya tahay illahey haku barakeyo sida qurxoon ee walidintentada aad mar walbo ugu farxised❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawasaid7325
@hawasaid7325 6 ай бұрын
Ma sha allah cayda allaha ku dhowro hooyo iso ducee wiilkayga kowad ban hada dhalay inuu bari iinoqdo adi cml ban rajaynaya
@Nadifo12nopassive
@Nadifo12nopassive 6 ай бұрын
Oo soo sweet e Very good mash alla alla ku xifido ceyide iyo inta kale oo lajirta
@tuney.cabdulahi.
@tuney.cabdulahi. 6 ай бұрын
Masha Allah beautiful family ❤️
@sulekhaaxmed7136
@sulekhaaxmed7136 5 ай бұрын
Msha Allah cayda waliga wad barakobi wayo wad walid jeceshahy wanad farxad galisa marwalba ❤
@Kokobulle-s3z
@Kokobulle-s3z 6 ай бұрын
Ilaahay hakudhafo labaadada walid Amin❤❤😊
@shariifojama9042
@shariifojama9042 6 ай бұрын
Masha Allah Awlad jacayl lagu dhalay waka muqata family qurux badan Allaha idin xafido ❤❤❤❤❤❤
@sumayoosmanchannel
@sumayoosmanchannel 6 ай бұрын
masha allaah ilaaah hooyo aabo hakuuu dhaafo farxdooda wa adiga farxadaa keep going marnaba noo hoos abowe❤❤😊
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 6 ай бұрын
Wow waa wareey king cayda & cadnaan & arimaheena hanaan waad mahadsantiin
@murishbinthassan8128
@murishbinthassan8128 6 ай бұрын
Masha Allah king ceyda Allah ha ku cafido
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 6 ай бұрын
ooo wawa wlhi waad ka baxsty cayda hory u soco msh alha❤❤❤❤❤❤❤
@Ikraanomar57-cm1ho
@Ikraanomar57-cm1ho 6 ай бұрын
Ceyda in the building 😂😂
@Hodan-273
@Hodan-273 6 ай бұрын
Masha Allah dad walidkoda wada joga nasib badana ani hoyaday Waba hoyo wax fahansana aaabe adagba Allah nodoray
@NNnnn751
@NNnnn751 6 ай бұрын
MAsha allah ceyda Waa baari isna reerkisa saasu u noqonayaa
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 6 ай бұрын
Walal king ceyda noolow ❤️
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 6 ай бұрын
Maaa shaaalh. 🤴 always ♥️ King 🤴 ceyda lawa dada waalid waa ka dar xi say wlhi❤
@nimcoadan1760
@nimcoadan1760 6 ай бұрын
Ceyda wa walid adeec wiil bari ah❤ il xun alle haka hayo hno wn ku tageera from sonaliland
@JackCaddnan
@JackCaddnan 6 ай бұрын
Masha allah waad duceysatay farxad waarta idin rajeynaaa
@deeqsanmahad6998
@deeqsanmahad6998 6 ай бұрын
Wow❤omg m.a ceyda and family allaha nii dhoowro ❤😊
@Decojr18
@Decojr18 6 ай бұрын
The best person evar the most knowledgeable and the most shinning person all created by allah is our prophet muhammed(sallallahu caleyhi wasallam)❤️
@user-xz2wl7bu4q
@user-xz2wl7bu4q 6 ай бұрын
Wiilka kaliya abahiis iyohoyodiis kafarxiya wakanaa❤❤❤❤❤kusoco ceyda mash alaaah❤❤❤
@Bashiir-nb4ji
@Bashiir-nb4ji 6 ай бұрын
Masha Allah
@niema-ayanabintorobleh4504
@niema-ayanabintorobleh4504 6 ай бұрын
WOW Mashalah ilahay haniwala xifdiyo ❤❤❤❤❤
@hayat-q8y
@hayat-q8y 6 ай бұрын
Mashalh owlad jaceyl ina tahay hora u shegay legend ba tahay farxada hooyo iyo abbe ag toode taala❤❤❤❤❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 ай бұрын
The legend king cayda wlle odaygii io islantii wad kajarsatay mansha allah alle haidin xafido❤🎉
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 6 ай бұрын
Wll king ceyda noolow bro ❤️
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 6 ай бұрын
Alle ha kuu naxariisto aabe mcne Alle janada haynagu kulmiyo Manshalaah wll cayda alle waalika haku barakeeyo cimriga ha u dhereeyo
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 6 ай бұрын
Mansha Allah tabaraka Raxman ilahay haydin barakeeyo cayda bari tahay ❤❤❤❤❤❤❤
@rahmoros488
@rahmoros488 6 ай бұрын
Wow m.a allah hakudeysto❤ anita wan jcly malin un❤😢 in kafarxiyo lbdeydii walid lkn abe allah ha unaxaristo 😢 adnh waladintada allah hakudayo❤ I.a hoyadey mcn frxd bdn sinaya❤
@user-lb4xy9xj7p
@user-lb4xy9xj7p 6 ай бұрын
Masha Allah allaha ku dayo hooyo mcn iyo aabo wllo ceyda
@user-zj2vp1gu5u
@user-zj2vp1gu5u 6 ай бұрын
Ceyda hooyo iyo aabo Allah haku xafido Aamin dheh pro
@LoukmanLuis
@LoukmanLuis 6 ай бұрын
Mashallah king ceyda inshaallah adna awladada aya sida kaga farxin doonta ❤❤
@abdirashidkahiyehassan5786
@abdirashidkahiyehassan5786 6 ай бұрын
Ceyda waa duceysan tahay madama hooyada iyo Aabahada isku keentey Masha Allah
@isaakbakool273
@isaakbakool273 6 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@user-us1dd6sw1b
@user-us1dd6sw1b 6 ай бұрын
Waw wlhi ceyda gacan kuu tagay wlhi apoweh horay usoco❤😊
@zahraabdi8772
@zahraabdi8772 6 ай бұрын
Masha Allah tabarak Allah cayda baraak Allah fika. In shaa Allah adigana awalaad kaagi ayaa kaafarxin doona.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 6 ай бұрын
Mansha allaaah ilaahy hidiin barkeeyo mansha allaah walalo qali cayda waad gulestay❤❤❤❤❤❤
@Bashiir-nb4ji
@Bashiir-nb4ji 6 ай бұрын
Legend king ceyda wawerryy🦁 👌🔥👏
@SumiyaAdan
@SumiyaAdan 6 ай бұрын
Masha allah❤
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 6 ай бұрын
Ceyda wa in magac laga bedelaa 🎉 DECEYSANE ku bixiyey ani ,my brother guleyso 🎉❤
@user-td4wi4zp5q
@user-td4wi4zp5q 5 ай бұрын
Waa dad reer magaalala m.a Allha ha ku dhaafo abowe❤ adiguna qatar baa tahay hesta xasan Adan baa igu tadan wax waliba waa qatar❤
@user-ts6mt1nq4q
@user-ts6mt1nq4q 6 ай бұрын
Mnshllx king caydaa keep going wll
NAFTAADA YAA KU AAMINE GABDHAHA ISKU BALMAIYE😂😂
12:54
King Ceyda
Рет қаралды 32 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Pool Bed Prank By My Grandpa 😂 #funny
00:47
SKITS
Рет қаралды 18 МЛН
BABY ASIM DAREEN HOOYONIMO MAALINTA LABAAD CIIDA
8:17
Amira Qurux
Рет қаралды 148 М.
CEYDA AAN KA YAABSADAY MAKE UP KII UGU QOSOLKA BADNAA🤣🤣
9:31
HOOYO OO AMIIRA CAZUUMTAY MARTI QAAD QURUX BADAN  UGU DAMBEEN ..?
15:12
SHEEG QOFKAAN YOUTUBELEY OO TIK TOKLEY CAAN AH GARAN WAAYEEN
20:02
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 444 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН