No video

Hooyo Nahaabad & Beenhawaas Ahi Waa Noocan Oo Kale🤮

  Рет қаралды 42,584

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 398
@fardowsaahmed7402
@fardowsaahmed7402 Жыл бұрын
Enough is enough, you are absolutely correct about injustices towards our children
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Жыл бұрын
Ayaan dhoweyd ninaa iga tagay wuu sii socdaa ilmuhuu qaatay been cad inee tahay waan ujeeday dadka am naya ayaan kayaabay
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 Жыл бұрын
Maxaad runta ka hadashay waa dad Beenta iskugu hiiliya
@umaaisha9876
@umaaisha9876 Жыл бұрын
Subhanallah, this woman caadi ma aha. Ilmaheday way dulmiyaysa. Caruurta qurbuhu tobaan jeer ka akhlaaq wanaagsan caruurta dhulkii jooga. Shuqul iskuma laha.
@FaadumoAbdillaahi-kg6lr
@FaadumoAbdillaahi-kg6lr Жыл бұрын
Thank you Hooyo. From London. Very important video, not everyone has same intelligence. Very appreciate how you inform the somali community
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Raised daughters in the USA . I was born here yet I have never seen such things .Subxanallah
@AtariishadaADuunka-tg9ek
@AtariishadaADuunka-tg9ek Жыл бұрын
Aisha would have so much more viewers if she was honest about her happy life without having to create a contrast to proof she has a beautiful home. Wax xun bay saadsataa markaste, I don’t understand why. Maybe she wants he ex back??Look at Sister Yasmin and Salah from cafimatfican…I’m such a fan!
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 Жыл бұрын
Gosh sister Yasmin and Aisha are as heavens are apart from earth.
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Stockholm syndrome
@nasrinaali5397
@nasrinaali5397 Жыл бұрын
Ilmo anaga ku dhalney Europa waana ilmaha ugu edeb badan waxbartey alxmdulillah yaan been laga shegin ilmaha dibada lagu dhaley waa ilmaha ugu fican aduunka Allah xafido dhamantood❤
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Sax run, naxariis iyo daacad bey yihiin iyo waliba degenaan bdan... Masha Allah
@awomohamoud
@awomohamoud Жыл бұрын
Aaamin wll waa runta walee dadka wadanki jooga wlhy sidey ucayan caruurta qurbaha illahey hanooxafido dhanantod
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 Жыл бұрын
I'm shocked Habo may Allah guide her to right path. Poor kid 🙏🏻😥🙏🏼💔. I grew up overseas and most of my friends We are good alhamdulillahi goodness from Our Creator ♥️Allah♥️ .
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 Жыл бұрын
Thank you!! The voice of reason. You're an advocate for our children. As for that psychopath, she needs reporting. She should be boycotted.
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
She desperate ❌😡double Qoyan
@Rose_1s
@Rose_1s Жыл бұрын
Unsubscribe to her lies.
@jenna2455-v1f
@jenna2455-v1f Жыл бұрын
Thank you for mentioning how exhausting it is to bringing up younger siblings while parents are not thankful/occupied with unnecessary stuff
@susu.2
@susu.2 Жыл бұрын
Lol as a woman who was born and raised in Europe I was always told that people back home were always better and has morals and values. Lol flight 13 are the worst
@susu.2
@susu.2 Жыл бұрын
@@AH--173 yes 100% and the fact that a lot of them missed out on their childhood so they feel as though they need to make up for it when they reach the West- i.e. the Cks and Lil Baliils of the world. Grown men and women acting 19yrs
@Nafta281
@Nafta281 Жыл бұрын
Hooyo ilmaheeda shilimaad ka hormarisay hooyo maaha farxiyaay I'm glad inat kahadashay waxa gabadha yar hooyadeed u isticmashay sharafteeda iyo wajigeeda gabadha yar subxaana laah thanks fatxiya ❤
@mamasafachannel
@mamasafachannel Жыл бұрын
Absolutely 💯 true points 👉 mashallah
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Walahi that’s true they are innocent kids caruurta dibadu I love my kids❤❤❤❤
@asiamohamed3997
@asiamohamed3997 Жыл бұрын
alla maxaan rabay in aad ruta usheegto tan doqontaa😢😢
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
She said it was prank but she said after she made people to believe her. Run run ayey some people u maleeyeen. Lakin aniga maalintii ugu horeeysey ayaa fahmey. Gabdhaas asha is crazy gabdheeda oo u fiican ayey ka dhigeeysaa ineey sidaas u dhaqantey.
@nacimaiman
@nacimaiman Жыл бұрын
You are role model we are proud of you abayo fatxiyo Noo wad motivation ka wax badan baa isbadalay waxne wey dhiman yihiin 🫶🏽🫶🏽✅karbaash Qoyanta👍🏾
@Rose_1s
@Rose_1s Жыл бұрын
You are right I left her channel when I saw how she was putting her husband video lying about him. She looking for views using her family. She really crossed the line with her daughter now that video will be on the internet forever. She needs to respect her family privacy. She needs to find other ways to get views other then her family.
@alshab3925
@alshab3925 Жыл бұрын
اللهم أسترنا في الدنيا والآخرة
@samirahasson
@samirahasson Жыл бұрын
Negative attention is also a attention! A lot of Somalis screaming for negative attention on social media!
@Hannilacky
@Hannilacky Жыл бұрын
Ax Allaw ugargaar caruraha walidkod rabaw uhagaji oo usakhir. Allaw naga yeel waalid fiican oo ubadkoda daryela dhan walba. Jacayl iyo naxarisna tusa ❤
@dahaboahmed1440
@dahaboahmed1440 Жыл бұрын
Thank you abayo wan rabay qof sas oo kale wax u ku sheeg Ah ❤❤❤❤❤❤❤
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Fathiya maan sha allaah baaraka ilxumi kuma aragto aamiin yaa rabi
@marianabokar7809
@marianabokar7809 Жыл бұрын
That’s true ina absiye ilaahay aqligaada hakuu daysto
@ashaali2901
@ashaali2901 Жыл бұрын
Thank you sister I know what she was lying on. I watch her first video. I will never support that kind of garbage.
@mohamedabdullahi6754
@mohamedabdullahi6754 Жыл бұрын
Mahadsanid haddii aad kasoo hadashay naagtaan, Allaa igu og maalintaan arkaayay illaa hadda ayaan commenti wax ugu sheegaayay waana wax la naco, waxaa kaloo la yaabay dadka ku xiran oo ku dhiira geliya oo kuleh hore u soco
@bebahhassan4715
@bebahhassan4715 Жыл бұрын
Oh my guide my Allah swt reward you for standing up for what's right. Runta u sheeg qoyan.
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Жыл бұрын
Haa wallaahy caloshaa i xanuunty markey tiri caruurtii mareexan malinkalane waxay tiri wax iga kaxaysto mahaysto kuwaan cidrabtana maleh aabahod waa homeless 😢 naagtu Somaali maaha waa xabashi maqley ilmaha Somaalidaa majecla hotel baan uraaci lahaa cadaanka & labadisa lkn kuwaan meelaan geeyo mahayo so sad that poor kid’s 😢
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا حبيبتي i agree with you 100% a lot of our soomali children wa dulman yhn like you said
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Жыл бұрын
My sister this woman she like to show of ASHA is crazy with her man 😂
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Kaga darane she has such a beautiful children mashallah
@xoriyawasuge9198
@xoriyawasuge9198 Жыл бұрын
Umadeye ka yaabisaye subxanalala
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Жыл бұрын
You are so right 100% waa been 🤣🤣🤣
@nasranur3266
@nasranur3266 Жыл бұрын
Omg I always said that I finally found someone thinks like me❤
@amirah_ash6346
@amirah_ash6346 Жыл бұрын
Fathia walahi you are very correct I became emotional as I was watching you. Ilma Somali waa dulman yahay.
@qadancabdi7653
@qadancabdi7653 Жыл бұрын
Wallahi qosol iguma hadhin qofka Keliya soomaalida fahantay waa fadxiya
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 Жыл бұрын
So sad yiu touch the true 😭😭😭😭
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Жыл бұрын
Mash Allah, Wa in aan beenta iska qabano, wa runta habarka gabadha loo gaystay waxa u keentay hooyadi dhashay. Caruurta qurbah ma xumo ee waxa xun walidka sida xun u koriyo oo barin waxa qaladka ah ama waxa fican. Monkey see Monkey do.
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
A grown woman with no common sense . I was disgusted. I left and blocked. No akhlaq no dhaqan
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 Жыл бұрын
Fathia habo Alleh ha ka duwo isha maryoolay lakin waxa tahay qof kaliye dulmiga neceb Alleh na dulmiga ayuu ugu neceb yahay guulayso 🥰🤎 habo mcn
@habibaali5036
@habibaali5036 Жыл бұрын
Farxiyay waxan ka baqayaa inay dishay Caruurteda Aabahod si ay Cadaanka u guursato Waxay waliba noo sheegtay inuu wiilkaasi ahaa Rajay Islaanta Aabihii qabo na silcisay ilaa uu rerka ka go ay oo uu noqday qof kaligii ah. Waxa Shaki i galiyey markay tiri inuu Guri ku dhex dhintaa laga yaabaa😢😢😢
@nim5-r1v
@nim5-r1v Жыл бұрын
Pple should report her to the police, she might have killed him as she is a professional liar.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Subhan Allah! Thats so sad! I hope thats not the case but something is very fishy about this woman. Subhan Allah
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 Жыл бұрын
Taas waxa ka daran maline ka shekeyneyse naag somaliye nin somali ah qabe nin cadan ah oo makanik ah la tumate kan cade hadda qabe waa maakanik ayada iney tahay uga shakiye
@munahassan7406
@munahassan7406 Жыл бұрын
Walahi fatxiya waligay ma arkin gabadhan mar hore lkn malinti dhawayd iyada iyo gabadheda aadban uga caroday wayo ilmo ilahay kusiyay inan casinimo ijil tirahdo waa calol xumo 😢
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
She reminds me of the woman who had made her daughter sick to get sympathy and so that people can help her and care for her. Stockholm syndrome ayey qabta
@kurashabdi7321
@kurashabdi7321 Жыл бұрын
Kkkkkkkk Wallaahi waad iga qoslisay iyadana comment dheer baan u qoray dayuusada
@AMAR-kv5re
@AMAR-kv5re Жыл бұрын
Absolutely 💯💯
@huddahussein8992
@huddahussein8992 Жыл бұрын
Wallhi wann u qaadan waye gabadhasi waxa inay samayso i was very sad for that bebe 😮farhiya allh haku xafdo walalo i like to see you one day insha alh ❤
@zamzaminaaweys9093
@zamzaminaaweys9093 Жыл бұрын
Habbo Wallahi runtaa ayaa gahada shaay walid somaliyeed waalid maa ahaan subxanallah waxee yaqaaneen cabiid sii iyo ingaar meele usocoto laa aqaan wax runtaa usheego waligood maa heliin waa kuwo loogo shegeyaay walidkaa saxan
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Allahu akbar Hoyo aqli leh
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Жыл бұрын
Walaahi fathia maalintii ugu horaysay ood ka hadashay ayey muuqatay naagtaas inay wax uqorsoonyihin ilmaheeday iibsanaysaa waa qofan damiir lahayn
@suediyusuf4484
@suediyusuf4484 Жыл бұрын
So true goor maha bay Somali walal noqotay.
@nimamoumin3657
@nimamoumin3657 Жыл бұрын
Alaa habaryar wa runta nagtaas marki hoore wan dagerishirey but after now wan kaso bodeey
@sahamomar5356
@sahamomar5356 Жыл бұрын
That’s true
@muntasomar983
@muntasomar983 Жыл бұрын
Wallahi gabadhasi waxa fican maay sameyn waan kaxanaqey waa pranki kutee macarurba pranki gasha runtaan kugu jecelahay ❤❤❤❤
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Жыл бұрын
Salaam Fathia qurux, what I have noticed after watching this girl that she comes across as a very childish woman, the way she speaks and how she ends everything with ‘ it was prank ‘ this woman needs reality check as well as getting her daughter some therapy cos of what she did to her. This is truly heartbreaking as humans we stoop to this level of stupidity every day. She should be held accountable cos what was being said about that innocent child by grown adults was disgusting to say the least 🤢
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Wan layaabay nagtaa mar hore iyaan nacay beenteeda
@farhiyoabdiaziz7418
@farhiyoabdiaziz7418 Жыл бұрын
Absolutely you are correct
@suhuurmahamuud4489
@suhuurmahamuud4489 Жыл бұрын
Somaali wax badan ba ka qaldamay Tolow aqoonta qiimahadee ma lugahay inagashay Aqontu maskxdayday gashaaa❤
@suadfarole5136
@suadfarole5136 Жыл бұрын
She’s the worst mother ever in history of this earth. I am just so flabbergasted that she is associating her name with us.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allahayoow nabad iyo Nasteexo, iyo xaqa oo aad noo iftiimisaa.
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Жыл бұрын
Waa my first time aan Farhia ku taageeray, because runta,
@littlebrothersmajidmaidach6402
@littlebrothersmajidmaidach6402 Жыл бұрын
Waxy ogatay in ay somalidu balbalka iyo ohinta ayjecelyihin lakin markan arkay waxn dareemay Ben inayshegayso
@madinamacow8776
@madinamacow8776 Жыл бұрын
Habaryar qaali wlhi runbaad kahadashay subhanllah 😢
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Saxiix habo Waan la yaabay taas hooyo ma ahan Subxaanallaah….. Illaaheey ha ka badbaadiyo ilmahaas taas waa mas sun leh Subxaanallaah
@khadrofarah8778
@khadrofarah8778 Жыл бұрын
Absolutely you are right
@fartunsoldad1898
@fartunsoldad1898 Жыл бұрын
Absolutely ur right
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Subxaan Allah
@ifk02
@ifk02 Жыл бұрын
Waa sheekadii malyuun waxeey markii kobaad kusoo gashay wiilkeygi aa boolis iigu wacaa oo camir buu idaba wataa gurigeyga go a kuma dhigan karo Wiilki makii somali xumaan oo dhan ku habaartayna waxey tiri wa been ee caadi iska dhiga barigaas kadib aniga waxba kama runsan inlaantaas tana sidaan maqlaa waa mid
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf Жыл бұрын
Fatxiya Cabsiiye Runtaad u Sheegtey Soomaali Iyo Asha Beenley.👍
@safiyahaji4061
@safiyahaji4061 Жыл бұрын
Subxaana Allah wllhi waa la yaabay arinkaas what mother she is runtaa ka hadashay
@Susu-ox2xc
@Susu-ox2xc Жыл бұрын
Doqonta ma daawan anuu waan dawan kari wayey waa doqon taasi naf lahayn waa runtaa farxiya fariid baad tahay haday saa wada ahaan lahayn meelbaan gaadhi lahayn
@qumanugaas
@qumanugaas Жыл бұрын
Waaa lax caaadiya intay cunugteeediii marahabaabisay kulahaaa cadaw baala iguyahay 😂😂😂😂😂 gabadha quraaan saaro halagu dhoho neefada
@amalabdisamed8523
@amalabdisamed8523 Жыл бұрын
Gabadhas ilaahay hasoo hadeyo laakiin stress xun baa haya isleeyahay,maalinkasta she is in drama Subhanallah
@nuromohammud8808
@nuromohammud8808 Жыл бұрын
Hunguri baa waaleya doqonta
@LeFluo
@LeFluo Жыл бұрын
Salam habo fathia une femme forte qui dit la vérité farid
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Жыл бұрын
Asc farhia alaha ku xifdio sister waan daawaday markii u horaysay clipkii Gabadha yar , walhi markii waan waaniyay waana uduceeyay ,balse Mali kii , danbe ay leedahay prank baan jilaynay , yaab iyo ama kaag baa igu dhacay subxanalah any way qoftan adaaba sheegay waa faaruq waa qof wayn oon inaba xishoonayn waxna isku falayn . Ilahy caruurta hanoo bad baadsho.
@Keyfmm
@Keyfmm Жыл бұрын
Walhi wa hooyo ilmahada jecaln dhihi kara sister
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 Жыл бұрын
My daer fadhiya waan yaabnay wlhy
@shukriabdi5873
@shukriabdi5873 Жыл бұрын
Asc walala setahay mafiicantahay kawaran caruurtii bal ii soo dir special ka aad sheegesi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As, miyaaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo qiimobadandumaroo khayrbadan lagufarxo iyoiyo yartayarta waleeneeey iyoiyo mashaaaaalah tabaarakalah inbadan soooo dhawoow khatraaaay qarantaan cadayyareey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad iyaaaah. Rabaan ta hoos joogsadey.yartaan baan ta ahey dumaaar.
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg Жыл бұрын
Wlhi waan ka yaabay gabadhaa Alle inkaarta ha ugu duwo gabadhaa yar
@anabali5745
@anabali5745 Жыл бұрын
Walaal midaan waa runtaa waa iimaan daran yaab
@ismailkassim1192
@ismailkassim1192 Жыл бұрын
Not only Somali community. Look at Kenya, US, US. The liars were rewarded with leadership
@ssm3933
@ssm3933 Жыл бұрын
Enough is enough so true walhi 😂😂😂😂😂
@nakruumoaxmedilkaboqol9646
@nakruumoaxmedilkaboqol9646 Жыл бұрын
allah habo markiiba waan fareemay iney rizaqad ku raadinayso maantoodhan gurigeeda camera la dhax cararay saa
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Жыл бұрын
Cunugii oo tagan ayay ku ben aburaneysaa wa in dacwad lagu furo tan hooyo fican maahan 🥺
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Жыл бұрын
Habo mcn qali 🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ruun4050
@ruun4050 Жыл бұрын
Mashaa Allah wll
@iqrayacquub
@iqrayacquub Жыл бұрын
Beenta wa ogsajin somalida xagoda wan arkay gabadha ima cajabinin hadal keda wey iska caded hadal keda inuah been inta waxey lahed dad badan hel lakin sumcadaro😢
@nasteexojama688
@nasteexojama688 Жыл бұрын
Kkkkkkk fatxiyo kuwad ilaa rageenu isbadal sameeyan mida kale raglan soomaliyeed hooya dhashay hoo yooyinkan waa in ay sifiican utarabiyewya
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 Жыл бұрын
wlh beenteed waan arkey mar hore naag waxey rabto ka sameesto somalid
@saedasmith6558
@saedasmith6558 Жыл бұрын
Anoo 8 jira ayaa hooyaday itoosisey saqdhexe waxay titiri hooyaday Naakac daarada waxbaa kasan qadhayee eeg waan hurdaa albaabkaan furay intaa kadib waxa dhacay maaqaan subaxdii waxaa Abtigay iarka anoo hurda kudaafad,my mother xataa igama daba imaan, markaa waana caadi hooyaday waan jeclhy kama aha xumaanba
@hanalula2392
@hanalula2392 Жыл бұрын
Waw cannot agree you more.
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Naagtan anigu maraan dhaweyn oo ay dhahday wan kaftamayey ayaan ka booday qof beena waasa ayey iila eegtay malahayga runa wuu noqday malahaygu
@amalali6668
@amalali6668 Жыл бұрын
Asc hapo wn ku salamayaa mcha allaah tnx inaad kazo hadasho wlhi commantic aay u qoray mlnkii kow aay so dhigtay ciyaalkeda wlhi wxn ku dhahy alle kacabso views ka yanu kaa galin caruurtada shaly ninkeda mxa ku xigay caruurteda subhanallh
@Maliibzz
@Maliibzz Жыл бұрын
Waan wayey qof roshka ku ifiya somalidu ruunta ah kama hadlaan farxiyo guleyso
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
kids are innocent I don’t think so. They have a problem.waa hooyada I believe that
@abdijama1984
@abdijama1984 Жыл бұрын
Asc maalin walabo wax cusub ba erkeesaa❤
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Жыл бұрын
Absolutely Farxiyo baaye walaahi waad Aqli badantahay Naagtaas waan kala noqday subscriber kayga Walaahi waa jaahilad macaa English macaa mayaqaan
@munajamac1273
@munajamac1273 Жыл бұрын
You so right 😂 💯 Habo🤣🤣
@fadumoali8301
@fadumoali8301 Жыл бұрын
Karbash farxiyo ❤❤❤
@kubra8
@kubra8 Жыл бұрын
Waxanu waa dhaqankoda, Naagtanu waa shaanshi sidaan maqlay. Dadkan cad cadkaa intoda badan waliba shashida kama xishoodan caayda, beenta akhlaaqxumida, diintuna waaba ku yadhtahy, aniga ma oran e waa sida lagu sheego.
@fowsiyohassanhussein3890
@fowsiyohassanhussein3890 Жыл бұрын
Exactly ❤
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 4,5 МЛН
Habiba Addow Ma Masayr Baa Sidan Loogu Weeraray? Yaahuu 😳🤔
37:15
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 39 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН