HOOYO SOOMAALIYEED OO NAIROBI KU DHIBAATEESAN 😢😭 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 17,799

Maxkamada Official

Maxkamada Official

28 күн бұрын

HOOYO SOOMAALIYEED OO NAIROBI KU DHIBAAYEESAN 😢😢 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 64
@sucaadosman5116
@sucaadosman5116 26 күн бұрын
Daahir Calasow Janada Fardows Allah Kaa Waraabiyo Walaal Xasanaad Badan Ayaa Haweenka Soomaaliyeed Usameysaa insha Allah
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 16 күн бұрын
Walee dahir wan usoonoqdey❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@Degaliah
@Degaliah 26 күн бұрын
Masha Allah ilahow somaali qabiilka ka madoobee adaa qaadiree 😢
@Aziiza_A
@Aziiza_A 26 күн бұрын
Amiin
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 26 күн бұрын
Dahiroow ninyahoow legend ayaad tahay sidaad dumarka u caawiso qeeyr Allah ha ku siyo laakin farax luga baasto xaad ku dagasheen mad maxkamada u furtid
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
ISAAQ WA BOQORTOYO WA SOMALI RUNA❤🇸🇴
@user-nr7gx7lx2d
@user-nr7gx7lx2d 20 күн бұрын
iidoor waa oromo , waa dadka ugu liita somalida
@nashou22
@nashou22 26 күн бұрын
Dahir allah khayr haku siiyo, adiyo iyo temka
@Imanx602
@Imanx602 26 күн бұрын
Allahuma amiin
@user-km9fj2jf2f
@user-km9fj2jf2f 20 күн бұрын
Asc waan ka xumahay ninyahow allaah ha ku barakeeyo daahir adi iyo tiimkaaga khayr baad helaysaa insha ALLAAH waan ooyay walaahi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
ABE DAHIR DAHAB IYO TIMKA SADAQADA WE LOVEEEEEEEEEE❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@koosh3288
@koosh3288 14 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@hibobadal3427
@hibobadal3427 26 күн бұрын
Sax wlhi amiin amiin amiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
QEYR ALLAHA SIIYO GABADHA ISAAQ IYO MIDA MADARKICIS HIRAAB O CAWIYEY KU WARA CAFIMAAD CIMRI DHEER ❤🇸🇴
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 26 күн бұрын
maasha allaah walaahi waan umalaynayay in aan arki doono somaali ka midowday qabiil daahir calasow iyo Team kiisa ah guleysta oo soo bata insha Allah
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 26 күн бұрын
Ma dahir ayaa qabiil iska dhafaya. Umada isga isku diraya dadkana qabiil ayuu ku cawiya not somalinimo
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 26 күн бұрын
@@hamdiwarsame9894 aniga marabo inaan danbaabo laakiin hada waxan arkayaa dumar soomali oo qabiil kasta leh oo uu sacidaayo daahir iyo teamkisa alle ayaan u baryayaa inuu mashruucan sii balaarto qaiilku waa aqoonsi ee qabyaalada ayaa xun
@Maria28832
@Maria28832 26 күн бұрын
@@hamdiwarsame9894naaya xamdi dahir waa nin qalbi fiican hade faqash idinka somalia u liita ogaden waa wada faqiriin marka xeryo qaxooti ka buuxan marka ninkaas naxariista leh baad caysan dahir deqsi
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 26 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@garadomar6559
@garadomar6559 20 күн бұрын
daahir noloshyda ma daawan meeshaan ku arko waan is dhaafin jirag lkn maanta mar walba aan shaqaynayo anasaga iyo guruubkiisa ayaan aad u dhagaystaa barnaamijyada khayrka leh ay daadihiyaan iyo sida wanaagsan ay islaaxa iyo caawinaada u sameeyaan jasaakalaah ❤❤❤❤
@aminamoussa2539
@aminamoussa2539 20 күн бұрын
Asc wan idin salamay dhamantine walalah islamka ah somaliyed oo dhaann
@aminamoussa2539
@aminamoussa2539 20 күн бұрын
waxan rabaa inanka qaybkalo sadaqadaa iyo dadka lacawimayoo Allah dartii marka side ayan ula xiriraa number ka dadka cawimada u qabilsan
@user-ix5bh6qs4j
@user-ix5bh6qs4j 25 күн бұрын
aamin aamin yaarabi dahir qeyr ale haku siiyo adiyo asxaabtada Somali madax weyneheda waa adi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
U DUCEYA GABADHA ISAAQ O CAWISEY❤🇸🇴
@nashou22
@nashou22 26 күн бұрын
Dahir gabadhaa guriga hayso yaan la iloobin. Wanaag ay sameesay wax u tuur saaxib. Jasakalkah khayr, dad baahida sheegan ayaa jira
@hibobadal3427
@hibobadal3427 26 күн бұрын
Shacabka dahin alaha idiinka siiyo ajar wll hey qabil faido ma lahan
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 25 күн бұрын
War wad duceyaeten e baga ad barnamijkan u furten walahi wa ku cibadeyso
@farhiyamohamed9287
@farhiyamohamed9287 26 күн бұрын
Masha allaah dahir ilahow Somali dhibayada kasar
@sheikhharun7310
@sheikhharun7310 26 күн бұрын
Sorry.hooyo.macaan.
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 25 күн бұрын
War weliginba barnamij qayra kabadan kan maba aysan qaban yan laga cajisin barnamijkan
@afnanhassanaden6334
@afnanhassanaden6334 12 күн бұрын
War daahirow khayr wayn baad kacantakuhaysaaye niyayso
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 26 күн бұрын
Hooyo.mcn❤❤❤❤❤❤❤
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 25 күн бұрын
😭😭😭😭
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 25 күн бұрын
War waxba habar barine cil sokeya haye cawiya gabadha ale dartis cidna yan laga wareysanin
@karinaali63
@karinaali63 26 күн бұрын
Ilahay ha gargaro hoyada masakiintan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
ABE DAHIR DAHAB IYO TIMKIISA SADAQADA ILAHEY WAXAN UGA BARYEY CAFIMAAD CIMRI DHEER HORUMAR ADUNKA CAFIMAAD ADUNKA AQIRO JANADA FARDOWSA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
ABE DAHIR DAHAB GABADHA U KIRE GURI ILMAHA U KEEN U RADI LEYN EY DIBADA KU TIMADO
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 26 күн бұрын
Aaamiin alow umadada ugaargaara
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 7 күн бұрын
Daahir yaa tahayda haduu ka deyn lahaa ajar buu heli lahaa iyo ducada umada somaaliyeed uu helilahaa lkn quraanba qulyaa ayu halkaafiruun baa isku fuuqsatay bn maqlijiray wixiiba yaatahay buu ku bi,iyey umada somaaliyeed baa wax siineysa adigu wad u gudbineysaa bese kadaa qabiilka bahasha 😢
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 26 күн бұрын
Ducada alaha u aqbalo
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 25 күн бұрын
Dad noloshu ku adag tahay ooxishood dartii baahidooda qarsanaaya ayaa jira oo kaamiro iman karin talow dadkaa yaa u maqan😢
@wwsyas
@wwsyas 25 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭Maskin
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 25 күн бұрын
Yaa allaah u gar gaar hooyadan iyo agoonteeda
@wwsyas
@wwsyas 25 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-rd2wb5ci3s
@user-rd2wb5ci3s 12 күн бұрын
Wardaahirow waxaan ku leeyahay maamadaan wey dhibanthy ogaadeen ha ku halaynin
@user-ix5bh6qs4j
@user-ix5bh6qs4j 25 күн бұрын
Walaahi hoyoyin oynaya oo bahan oo dhibateysan ood caawiseen ale ajar heynka siiyo dhamantiin
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 25 күн бұрын
Alah kugu garab galo hoyo gacanteda eber tahay gacan ebera wa gesi mahane gabadha sidad ugu gargarto alaha idinkugu gargaro
@cabdallaxasan7678
@cabdallaxasan7678 26 күн бұрын
Daahirow hadda kahor dad adigaan kugu nacbaa balse maanta shaqadaad hayso allaha kaa abaalmariyo maalunta qiyaame allaha kaaga dhigo ajir kuman laaban waana kugu taageersananah wanaagan kudayasho ayaad mudantahay sxb
@hibobadal3427
@hibobadal3427 26 күн бұрын
Manaha Alaah Wa haben jiimco ajar ka ad Gu ratay alaaha ka Ga dhigo dambi dhaf
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 26 күн бұрын
Abti ceeb waaye aduunka laga dawanaa waxaa cunaysid. Ceeb
@FaysoApdalah
@FaysoApdalah 7 күн бұрын
Wax layiri somli nni gajo u dhintay geridisa golay ku qalan idinku shaqo wacan hasan madamo kalamo usamasan dadka dhiban
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
ILMO AGONA AYEY HEYSATA SADAQADA AYA KU KUCDA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 26 күн бұрын
ABKOOW DAHIR DAHAB U KIRE GABADHA GURI U FUR BECMUSHTAR
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 26 күн бұрын
Maxkamada cuntada Ka daaa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 26 күн бұрын
Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab ohaden essay waada hakeysan yiihin sheeko hooyo macan waala xumahy waalhi
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 25 күн бұрын
Maxan daeemeyaan maxay tahay wababtan kugu duceyeyney adiga iyo timkada
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 11 күн бұрын
She is lying
@khadjaissa222
@khadjaissa222 9 күн бұрын
Shut yr big gate. Someone is helping her Not u .
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 26 күн бұрын
oo ogaadeenka waaba la gumaystaa xagee gaajo uga maqantahay😮
@aminajama160
@aminajama160 26 күн бұрын
Waligay sidaan uga naxay Hooyadan xaaladeeda😢 waa khalad in wajigeeda la soo saaro, Hooyo Hargeysa kaalay waxaanu cuno uun baad nala cuniye, schoolda Dawladu waa bilaash Hargeysa madarasadahana qaar baa bilaasha, caruurtadu wax barasho way kuu heli inshaallah
@mohamedabdullahi6418
@mohamedabdullahi6418 25 күн бұрын
Ninkaan wuu kugu caayi doonaa waxa aad waydiisanayso gabareey
@Maria28832
@Maria28832 26 күн бұрын
WALAL DAHIR MA HABARAN TAHAYEH MAXA KAA GALAY SOMALIA WAA WADA SUN GAAJADOODANA MA DHAMAATE OGADEN KENYA WAA BUUXAAN MAXA KAA GALAY AYAGA HA CAAWIYAAN MARKA SOMALIA DADKODA CAAWIN HADA TIRAHDO WAAD WALAN DAHIR WAANA LAGU BARAN BEEN LAGU SOO DHISI DAHIR KENYA DUKAMO BADAN SOMALIA TAAJIRIIN BAA JOOGA CAAWIYA DHEH
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e 26 күн бұрын
30% candho cacala kugu talo xumo toogo ah wa wada ladariin qofki lacagta lo guro 1,000,000,000 waxa kaliya e ka garaya only $ 3,000 or $ 4,000 thousand le ka garaya wada benlowyaal
@Maria28832
@Maria28832 26 күн бұрын
Naaya kir qumayayahay tuugo waa adiga dadka waxba u quurin
GABAR BESHA SACAD AH OO DAHAB IYO 11k$ LAGA DHACAY OOHIN AFKA FURTAY
30:17
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 21 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 65 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
maxkamada dahir alsow gabartii qashinka oo ninkeedi la helay
10:28
Sagal media 24k
Рет қаралды 11 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН