Waad iga ohisa runti😭😭wax wanagsan aya no so gudbisa
@faadumoxasan51182 жыл бұрын
Walalkeyga Allah ha ku xafido maxaad mudan thy shafar iyo karaamo🤲🤲❤❤❤💥💥
@xalimoqaadiriyacabdi54092 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭Hoooooooyo waa hoooooooyo Jannatul Firdowsa ALLAAH HA KA WARAABIYO BIDNILLAAHI RAXMAAN
@abdimohamed20342 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 QALBIGA KA OOYAY WLHI ALLAHA UGARGAARO HOOYOYINKA DUNIDA KU DHIBATAYSAN
@Alberta-q4e2 жыл бұрын
Waxaan xaqiiqsadey in ale adomadisa u imtixanayo ale mamadan waxba uma wenin balse imtixan adag ayey mareysaa ale janadadisa haku warabiyo😢😢😢😢
@shangax68572 жыл бұрын
ilahey mooyane wax kale ma heysto😢😢
@fartuunmohamed1062 Жыл бұрын
Qofwalba oo muslim ah oo walaalkiis oo dhibaateysan ka farxiyo Allah asagana ha ka farxiyo aamiin Allah hanaga dhamaanteen kuwii isku naxariisto oo wanaaga iyo qayrka isu kaalmeysto aamiin Allah umada muslimiinta qaasatan soomaalida ha dulqaado dhibaatada iyo colaada dhaxdooda taal hana mideeyo qalbigooda iyo diintooda aamiin yaa rabi na dabo qabo
@shukrimoalimali85632 жыл бұрын
Qofkii qofkale caawiya asagan alle ha caawiyo
@msatl947 ай бұрын
Allahuma Ameen الهم امين يارب العآلمين 🤲🤲
@idirismohamed-ps4qw Жыл бұрын
Aamiin aamiin alle walidkeena janatul fardawsa ha ugu abaal gudo wlhi qalbigaa i damqaday dhibka ay malidkeen inala soo mareen waliba hooyada iyo sida aynu ugu abaal gudnay ee anayinaga mudnayn allow xaqa walidka ma gudi karee noo danbi dhaaf oo xaqa walidka noo fududee 😥😥😥😥😥😥😥
@libanabdiibrahim67482 жыл бұрын
Mash alah hooyo waa hooyo alle haku barakeyo hooyo mcn 🤲janada alle haku geyo
@sharifomursal6524 Жыл бұрын
Rabi hakafarxiyo sad ugafarxisey hooyo macan wallahi hooyo wa hooyo 😭😭😭
@qafijohirsi7662 Жыл бұрын
Waa hooyo iimaanbadan oo aan hey ado iyo bini aadam toona uyeeraneynin ilaahow adaamahdleh
Manshallah zameer shaqsi wanaagsan ayaa tahay allaha ku barakeeyo aboowe ❤️
@dekakasim90107 ай бұрын
Reer Waqooyiga Waa golden Voice Masha Allah
@muhuboabdi44632 жыл бұрын
Hooyo allaha unaxariisto wll adigana jasaka llaah barnamishyada aad noo soogudbiso adbanu ujecalahaywana la soconaa codkaaga iyo waqtigaagaba allaha kuu barakeyo wll🤩🤩
@naciimodaauud13432 жыл бұрын
Allahow wax isii an aduunyadeydaba iyo aqiraba ushaqeyste an waxsadaqeste
@muhandjama55822 жыл бұрын
Amiin wll dhamaantenba
@ismahaanfaarah98932 жыл бұрын
Hooyo macan 💖🥺🥺🥺wllhi wan ooyaya
@dekasaid4330 Жыл бұрын
Masha Allah Tabarka allah Allah yaxfidikum
@inasayidabdule22512 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️❤️
@khadramohamud91842 жыл бұрын
Allaaah aad baan u ooyey markeeey tiri wiilkaygii halkaas buu ku duugan yahay .
@alzailai2 жыл бұрын
أحسنت لكن لو كنت وضعت المصدر الرئيسي واحتفظت بالحقوق لكنا شاكرين لك
@zameerjamaall2 жыл бұрын
انشاء الله اخي لعزيز Ok
@zameerjamaall2 жыл бұрын
شكرا لك اخي برنامجك جيد انا سعيد به بارك الله فيك
@shukrimoalimali85632 жыл бұрын
Illahy ayaa xumaan dhamaan ka foga oo ka hufan illahy cidan waxab oma waayo lkn aduunkoo dhan waa itixaan soconaaya alle ha ugargaaro maskiinta oo dhan waan ka naxay mamada
Wllhy dad ba jiro sadaqa camera ladaba socdo dadkas ma aqaan waxey la kulmayan alle agtiiisa lkn wiilkaan wllhy illhay ma masejin donno qatimada wanagsan wayo wxa u samenayo iyo istustusnimo way kla fogyihiiin alle Ayan uga baryay in jannahtulfirdows ku abaal mariyo ameen
@nasrocabdiraxmaan4960 Жыл бұрын
Camerada qalad mahan hadii dadka lacawinayo muqalka KZbin gilinaa dad bdn ba dawanayo halkas waxo ka helaa lacag fara bdn lacagtas bo u qebinaa dadka masakinta ah hada ma fahantay
@MohammedHassan-up2lv Жыл бұрын
Asc bro waxan ka mid ahay dadka ku taxan barnamijyadada sidee lagu geli karaa masuul ❤