HOOYO WIILKEEDA GAAL LAGA DHIGAY AYAA SIDAA NOQDAY AX CARUURTA SWEDEN SIDAN HA LAGA ILAALIYO

  Рет қаралды 73,216

M•Somali Tube

M•Somali Tube

Күн бұрын

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@ ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер
@kaltuunfarah7214
@kaltuunfarah7214 Ай бұрын
Ilaahoow kuusoo nabad celi isagoo nabadqaba rabigu. Ha kuu xafido waad dadaashy ilaahy hakula garabgalo
@hasanabokor8171
@hasanabokor8171 Ай бұрын
Wlly Allah haku xifdiyo iyo caruurtaadaba💙💚💚🧡❤🧡
@briize-sh3sf
@briize-sh3sf Ай бұрын
Alle dhiibkii ad martay dheef hakugu badalo sabar kana alle haku adkeyo wallo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 24 күн бұрын
Hooyo ayaa meel walba dayacan! Faraxoow Ale dhulka kula jar! Pains me to see our Abaayos suffering home and away!
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Ilaahay ilmahaaga hakuu soo celiyo.Qalbiga ayaa I hurray
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Ай бұрын
Abayoy Allah bari hakuu soo celiyo Haka harin cunugaga
@mohamedjelle9052
@mohamedjelle9052 Ай бұрын
all this problem cause by the war in somalia ': Somali must learn lesson all this challenge and stop this war which is endless for the last 30 years
@AmiraMohammed-t8c
@AmiraMohammed-t8c 22 күн бұрын
hadey unaxayaan cuniga sebey ayaga ugu shegen inee Africa kaso qateen dulmigoda wlhi waa murugo iyo calol xumo waxaa dhashay xoog halagaga qaato waa dhimo adoo Nol 😢😢😢😢
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Ай бұрын
Allaha ku sahalo❤❤❤❤
@Saadso_sigma
@Saadso_sigma Ай бұрын
Ilaahaw. Ugargaa. Hooyo. Soomaaliyeed Ax. Ax ax. Yaa. Alaah
@NadiraAli-i7z
@NadiraAli-i7z Ай бұрын
Wllshy 😢ilmahaag allah kuusooceliyo sidag dag dag allah kaag soofur furo gaalad kaa qaadatay
@FartuunAbdullahi-o4h
@FartuunAbdullahi-o4h Ай бұрын
Asc Allah u soo Celiyo si deg deg ah Wiilkeeda oo Nabad qabo
@foziam-gm1bv
@foziam-gm1bv 22 күн бұрын
Masha'Allah afrika waa runta
@SaynabIbrahim-fb8mr
@SaynabIbrahim-fb8mr Ай бұрын
Illahay ha kuu soo dhaweeyo isha alla
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 Ай бұрын
Allaha kuu fududeeyo umuuraha oo dhan aamiin Alaahuma aamiin yaa Allah ♥️
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Ай бұрын
Subxaanallaah soomaali iyo dhaqakeeda kama waynaadaan afaaro qabiil inta ay dhimanaayaan haku jiraan afaaro qabiil soomaalida waa dad aad u xun walaahay waxay ka samaysan yihiin lama yaqaano subxaanallaah intay ka dhimanaayaan haku jiraan afaaro qabiil balaayo iddiinku dhacday wayba iddiinku dhacdaye waa dad wada jiran sharkooda ilaahay hana dhaafiyo sharkooda subxaanallaah nin aan yaabin baa yirri waan yaabay duuduubka ha igu dhaafaan
@AtiyaAli-s7u
@AtiyaAli-s7u Ай бұрын
Allaha qaadirka haa ku soo ceeliyo ilmahaagu inshaallah
@BisharIbrahim-s1r
@BisharIbrahim-s1r 26 күн бұрын
Waacajiib inshaAllah ilahay hasakhiro
@siradahmedguled490
@siradahmedguled490 Ай бұрын
Alle ha u saceliya wiil keedi aa is lama a ha siiya fotat i llah idakisa amin
@sahraismail2230
@sahraismail2230 Ай бұрын
Waaxaay saawiirka niinka qaaniiska ah ee ad meeshaa soo saartay illahay kaa baaq o xiishoo de yaahu waaxaa beeshaa looga haadlaayo iyo sawiirka ismaa leeh 😢😢😢
@NimcoUmmuxabiib
@NimcoUmmuxabiib Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 abaayo illaahey hakaaga soo qaado adna guurso si illaahey uu kuu siiyo ubad kale
@hasanabokor8171
@hasanabokor8171 Ай бұрын
Allahu Akbar
@hodanhaybe9538
@hodanhaybe9538 Ай бұрын
Asc wallashay musllimada ah waxan kuu baryaha iin alle kuu soo dhaweeyo iinsha allaah
@cabdiraxmaanaxmedaaroow9211
@cabdiraxmaanaxmedaaroow9211 18 күн бұрын
Aad & aad ayaan oga xanuun saday gabadhan hadalkeeda
@ILoveAllah-love
@ILoveAllah-love Ай бұрын
Ilaahow kuu soo celi wiilkaaga isagoo muslim ah
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 Ай бұрын
Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi
@musedahir4031
@musedahir4031 Ай бұрын
Illahay ha u gargaaro iyada iyo wuxii dhibabba, gaar ahan Somalida.
@AmiraMohammed-t8c
@AmiraMohammed-t8c 22 күн бұрын
Balaayo idin qadatay dheh owaxaan la aqoon idin qaatay galooy Allahyow owlada islaamka badbaadi oo usoo celi inta laga hesto ciyaal 😢😢😢
@KYusuf-v3r
@KYusuf-v3r Ай бұрын
She is so sweet!
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g Ай бұрын
Illahay ha kuu xifidiyo cunugaaga Xbbti Han ka ga soo celiyo Illahay waa xaq qeybiyee anaga nah Illahay ha igo xijaabo
@hawamohamudali2510
@hawamohamudali2510 Ай бұрын
Ilaahay ha kuu Soo nabad celiyo ninkaas aad u tagtay masuul ma ahayn
@Anabisse-ci3in
@Anabisse-ci3in Ай бұрын
Alaha yahoo wiilkeeda
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 Ай бұрын
inkaarkugudhacday maxaad gabadha sawirkeda ninkan qomuluudka ukorsartay ilaahaykabaq gabadha iyo ninkan waay iskugu kentay oo wiilkediugafhigaysa ninkan xun ilaahay inkaarkurid
@MohaAbdi-q8x
@MohaAbdi-q8x Ай бұрын
Eedo wiilkagii waa helee illahy haku soo sahlo ee hapenki salatu layl tuko illahy ku bari
@Cabdiraxman-sg7qk
@Cabdiraxman-sg7qk Ай бұрын
Allah hakuusakhiro abaayo
@SubanGuled
@SubanGuled Ай бұрын
Wilkaga Rabi haku so celiyo gacantada
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Ай бұрын
Magaaladee baad ka joogta dalka Sweden?
@MadinaHussein-z3s
@MadinaHussein-z3s Ай бұрын
Habo Insha Allah
@FardowsaMohamed-j1c
@FardowsaMohamed-j1c Ай бұрын
Wll salaatulyl tuko alle bari gaaladana habaar inuu alle argagax kurido si ay ilmahaaga kuusiiyan yaa matiinu yaa qawiyu yaa mukabiru kucelcel diintena hadaan sifcn ufahano cadaw inama haleelen😊
@shamesmohamed1604
@shamesmohamed1604 Ай бұрын
❤asc guleys ilaahay hak garabgalo
@HawaHaji-p2b
@HawaHaji-p2b 22 күн бұрын
Sumxaanalaa 😭😭😭😭😭😭
@Adualeh
@Adualeh 23 күн бұрын
Ilahayow kuu soo celi wiilkaaga😭
@cbbonlineproduction
@cbbonlineproduction 27 күн бұрын
Am soo sorry my sister I feel pity for you. Allah will protect your baby i.a. don't worry blood is thicker than water . He has a feeling that you're the mother. From a practical proof all adopted children trace back their biological parents and it's on record. Secondly abaayo iska guurso get more children. I can c you are a happy and strong woman. My blessings are with you abaayo. Feisal, - wajir Kenya
@HassanAli-z6o3z
@HassanAli-z6o3z Ай бұрын
Walagu itaxaamay ilaahay iyaxaanka dambe ilaahay haku fududeeyo
@jaamacjaamacjener
@jaamacjaamacjener Ай бұрын
Subxanallah gaalo waa cadaw wlhi somalina qabyalaad iyo dagaal iyo gadh muun kama waynadaan somalina gaala gumaysii iyo galanimo ayaa qurbaha yaala ilahow somali xanuunka ku dhacay kaa cafii oo nabad kaa dhiig😢😢😢😢
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 Ай бұрын
Maariya kitaab Quran luqadooda kuqoran udir habarta kaaqaadatay kaniisada horteeda istaag raadi waadna heley inshaa Allah
@2-0-2-5z
@2-0-2-5z Ай бұрын
Allah hakucaweyo wilkaga hakusahlo abayo
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@anabfarahbashir635
@anabfarahbashir635 Ай бұрын
Ilaahow si fudud oga so qaad ilmaheeda gaalada gabadhan
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 Ай бұрын
Hooyaa tahey Allah kuu soo celiyo Cunugaaga
@عبدالله-ج3ث4ث
@عبدالله-ج3ث4ث Ай бұрын
سبحان الله
@muminamumin17
@muminamumin17 Ай бұрын
Asc allaha kuusalhalhabaryarallahakuusahlo aamiin
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 Ай бұрын
Allah haaku keeno insha Allah
@rabilemohamed9634
@rabilemohamed9634 Ай бұрын
Ilaahay ha usooceliyo ilmaheeda. Waa gabadh mudan in lagu bogaadiyo ku adkaanta diinteeda iyo difaaca ilmaheeda waanay medan tahay in la isgarabtaago dadka soomaaliyeed iyo dhallinta soomaaliyeed waa in ay sameeyaan nafhurid iyo dagaal laga dibsado in ilmaha soomaaliyeed iyo hooyooyinka soomaaliyeed tacadi dambe iyo haydaarto lagu samayn.
@AminoIsse-g6i
@AminoIsse-g6i Ай бұрын
InshaAllah guul ayaan kurajeynayaa abaayo
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q Ай бұрын
Allaha kuso saqiro hooyo❤❤❤❤❤
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Warqada dhaladha ha dhimin
@ifsaraismail2495
@ifsaraismail2495 Ай бұрын
Ilmaha aabihii mee ?
@nibo5707
@nibo5707 Ай бұрын
Allaahuma Aamiin
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
18 haduu gaaro Asagaa go aankaiskaleh Iinshalaah Alaah Alaah hakagasooqado Duceeyso
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q Ай бұрын
Illaahaw u gargaar
@SugraCadey
@SugraCadey Ай бұрын
Allaha kusoceliyo wll
@abdulkadira-bv9sn
@abdulkadira-bv9sn Ай бұрын
Sheko sheko waaye
@FaceCarrol
@FaceCarrol 19 күн бұрын
Habarjeclo shego markay ku dhahan yataahaay landherad habarjeclo ahaay
@cabdirisaaq-y8i
@cabdirisaaq-y8i Ай бұрын
Ilaahay hakaaga soo qaado gaalada wiilkaaga
@dalsanhiran1635
@dalsanhiran1635 Ай бұрын
Allah ha kuu soo celiyo cunugaado
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Ай бұрын
Insha allahu maria taleefonkeda ii soo qor haddad helaysid insha allahu hadday kaa ogolaato
@yasmiinayaanlecali3127
@yasmiinayaanlecali3127 Ай бұрын
Allah 🙏scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤🤲🏻🕋🕌🕌🕌🕌🕌🕋🕋🕋🕋Allah😂😂😂😂😂
@KYusuf-v3r
@KYusuf-v3r Ай бұрын
Ya Allaah miskeen.
@Cabdiraxman-sg7qk
@Cabdiraxman-sg7qk Ай бұрын
Cunugaagana allah haku sociyo
@arkaabailmee1251
@arkaabailmee1251 Ай бұрын
Allha haku soceliyo xanuunka wakula qaban
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 Ай бұрын
Allaha kaaaga soo qaaado si deg deg ah Aamiin. Eedo u need donation to pay lawyer.s.
@suadaxmad
@suadaxmad Ай бұрын
😢😢
@FardowsoYassinAbdi
@FardowsoYassinAbdi 14 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ILoveAllah-love
@ILoveAllah-love Ай бұрын
Ku ixtiraam Afrikoo joogaa haday ku tiri cunuga aabihiis
@SafiyaHajiMohamed
@SafiyaHajiMohamed Ай бұрын
War gabadhaasi shahiid bay gaalo kula jirtaa plz caawiya
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t Ай бұрын
Allah ha ku fudedhiyo abayo ammin ❤❤❤
@ShireDurow
@ShireDurow Ай бұрын
Kaas waa cadaw
@MaxamedIbrahin-i2g
@MaxamedIbrahin-i2g Ай бұрын
Wllshy ilmahaada Illahay hakuu soo salgo Insha Allah❤❤❤❤❤🎉
@jibriilhersi6245
@jibriilhersi6245 Ай бұрын
Qabiilku. Ceeb maha. Inaad sheegto wiilka xaaladan.. Gabadhaa hala garab istaago.
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 Ай бұрын
Asc Isaaq haday ubixiyeen nagama dheera kkkkkk Illaahay waxaan kaaga baryayaa inuu kuusooceliyo oo kaa farxiyo qabiga hakuu qaboojiyo wiilkaasi waa wiil soomali ah
@AbdifatahSaidaden-n6y
@AbdifatahSaidaden-n6y 23 күн бұрын
Qaldka waxa ayey ku leedåhsy
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
This is very sad and heartbreaking
@af8803
@af8803 Ай бұрын
Maria magac somali maaha waa magac gaalo?
@SadiyoOdorosh
@SadiyoOdorosh Ай бұрын
No waa maryan oo English loo badalay
@suadsharif2014
@suadsharif2014 Ай бұрын
Istaqfurulah mariya waa baxsadan qisooyinka asxabta dhageeso
@SaciidMohamed-h9y
@SaciidMohamed-h9y Ай бұрын
Walaahi aniga hadii aan ku aqoon lahaa waan ku caawin lahaa
@Sadiya-kl5iq
@Sadiya-kl5iq Ай бұрын
Had Norway ma jogta❤
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Ай бұрын
Markaa ma u sheegtay inaad hooyadiis tahay
@anabmuse8847
@anabmuse8847 Ай бұрын
Shooshalaka
@LeiloHassan
@LeiloHassan Ай бұрын
Wakaxumaha
@LeiloHassan
@LeiloHassan Ай бұрын
Aboyo
@LeiloHassan
@LeiloHassan Ай бұрын
❤❤❤❤❤😅😢😊😊😊
@LeiloHassan
@LeiloHassan Ай бұрын
QBigaga
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
MASAAJIDKA OSLO EE NORWAY WAXAA MAAMULA NIMAN WAHAABIYO AH EE QABIIL IS DIRIRAY MA JIRO. DHAQANKA WAHAABIYADA AYAA WUXUU YAHAY INEYSA MAGAC SOMAALI AAMINSANEYN CID MAGAC SOMAALI WADATA AYEY UGU NECEB YIHIIN. KUWII NA QARXINAYEY AYAA MASAAJIDII YURUB IYO MAREYKAN QABSADAY OO LACAGTA MASAAJIDKA LOOGU DEEQO EE DOWLADUHU BIXIYAAN WAXEY UDIRAAN SAAXIBADOOD SOMAALIYA KU NOOL SI QARAXYADA LOO FULIYO. CID WALBA WEY OGTAHAY, DUMARKII MARKII DAHABKII LAGA DHAMEEYEY DAASADO IYO KOOBO AYAA LOO DHIIBEY SI AY DADKA UGU SHEEGAAN IN MASAAKIIN LOO URURINAYO LAAKIIN OGOOW DHAAWACYADA KHAWAARIJTA AYAA LOO DIRAA
@NaimaHirsi-e9b
@NaimaHirsi-e9b Ай бұрын
WAN MAQLAY GABADHAN SAWTILALAHA WALASIYAY GIRIMISDAD ANU KRISTIANSAN AYAN ALA
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Wuu xususana cunugaga gabadhaas malinta la ciyaarii jirtay ma ilawaan ilmahayga xananada naag hayn jirtay markiu ilmaha cadshar muhiima la siinayo usaga way wadi jirtay vananka ayey ku cuyaarsiin jirtay wuu ku faraxsana markaa lakiin hada wuxu dhahaa xaasidad ayey ahayd wuxuna jiray 5ilaa lix wiilkaga madama ku midab ahayd kuma ilaawi doono tiktok wuu kaa arkayaa wax badan soo gal af uu yaqano ku hadal inu cunug ka maqan yahay 8vilood lagaga qatay kolay wu ku eg yahay walaahi wy ku dawan wuna ku heli doona ku dhashay mesha waad heli
@malyunukash2975
@malyunukash2975 Ай бұрын
Waligaa dadka aad ka dhaalatay lagama fogaado. Erigoan cidla lama dego . Ta waxaan u leeyahay ujeedooyin badan baa jira ee. Maskaxdaada haday taam ku tahay ilaahay u mahadi mar walba, ilmahaada ducada badso , leylka tuko ducadan badi ilaahay baa cid walba ka awoodo badan. Ilaahay baa ku soo celin insha Alaah.
@FardowsaMohamed-j1c
@FardowsaMohamed-j1c Ай бұрын
Sorry ilama aha inuu qabil dartii kuu diiday lkn shaqsiyada dadkaa kalafcn
@bey351
@bey351 Ай бұрын
Somali community ma lihiidiin miiya shacab somaliyeed majoogan Sabaab eey community ka eeysan ukashaqeyn caruurda muslimiinda inlo geeyo dad muslimiin ah
@af8803
@af8803 Ай бұрын
Waadba faraxsan tagay oo qosleysaa. In cunug kaa maqan yagay iyo murug kaama muuqato
@HassanHousein-gs7rz
@HassanHousein-gs7rz Ай бұрын
Maye walal iska café wu qaldamaye
@HindABDALLA-k4o
@HindABDALLA-k4o Ай бұрын
Weligeed yeysan cafin ninka cunug Somali Muslim warqad u ku babaadi lahaa u diiday. Masaajidka ma isaga leh community baa leh.
@DuniaIsmail-of1oe
@DuniaIsmail-of1oe Ай бұрын
Alle haku gargaaro wll wiilkagai waad heli doonta insha allah
@FatimaAdam-cj6bk
@FatimaAdam-cj6bk Ай бұрын
Alla ha ku caawiyo oo wiikaag illahay ha kuu soo dhaweeyo
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
MASAAJIDKA OSLO EE NORWAY WAXAA MAAMULA NIMAN WAHAABIYO AH EE QABIIL IS DIRIRAY MA JIRO. DHAQANKA WAHAABIYADA AYAA WUXUU YAHAY INEYSA MAGAC SOMAALI AAMINSANEYN CID MAGAC SOMAALI WADATA AYEY UGU NECEB YIHIIN. KUWII NA QARXINAYEY AYAA MASAAJIDII YURUB IYO MAREYKAN QABSADAY OO LACAGTA MASAAJIDKA LOOGU DEEQO EE DOWLADUHU BIXIYAAN WAXEY UDIRAAN SAAXIBADOOD SOMAALIYA KU NOOL SI QARAXYADA LOO FULIYO. CID WALBA WEY OGTAHAY, DUMARKII MARKII DAHABKII LAGA DHAMEEYEY DAASADO IYO KOOBO AYAA LOO DHIIBEY SI AY DADKA UGU SHEEGAAN IN MASAAKIIN LOO URURINAYO LAAKIIN OGOOW DHAAWACYADA KHAWAARIJTA AYAA LOO DIRAA.
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
MASAAJIDKA OSLO EE NORWAY WAXAA MAAMULA NIMAN WAHAABIYO AH EE QABIIL IS DIRIRAY MA JIRO. DHAQANKA WAHAABIYADA AYAA WUXUU YAHAY INEYSA MAGAC SOMAALI AAMINSANEYN CID MAGAC SOMAALI WADATA AYEY UGU NECEB YIHIIN. KUWII NA QARXINAYEY AYAA MASAAJIDII YURUB IYO MAREYKAN QABSADAY OO LACAGTA MASAAJIDKA LOOGU DEEQO EE DOWLADUHU BIXIYAAN WAXEY UDIRAAN SAAXIBADOOD SOMAALIYA KU NOOL SI QARAXYADA LOO FULIYO. CID WALBA WEY OGTAHAY, DUMARKII MARKII DAHABKII LAGA DHAMEEYEY DAASADO IYO KOOBO AYAA LOO DHIIBEY SI AY DADKA UGU SHEEGAAN IN MASAAKIIN LOO URURINAYO LAAKIIN OGOOW DHAAWACYADA KHAWAARIJTA AYAA LOO DIRAA
@SafiyaHajiMohamed
@SafiyaHajiMohamed Ай бұрын
War ilmahaas yar diintiisa haloo badbaadiyo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Mariya isha ku haay su,aasha ay rabin lama waydiiyo dadka 18sano ka dib caloosha xir ilmaha markay waynadaan waxay ku qasbaan insy ku raadiyaan waalidkooda asagaa qasbi doona sug
@warsanahmed3060
@warsanahmed3060 Ай бұрын
Kasotaga dhulka galada ilmihina alagu qadanayo
@HassanHousein-gs7rz
@HassanHousein-gs7rz Ай бұрын
Wariye adiguna walaldadka dhibataysan e ku yimada daji xaga khayrkana ku ladadal
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 Ай бұрын
🥲😭😭😭
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
PART 1 \ FAADUMO SHEEKADII NAYRUUS MAKAANKA AYAA LAGALA BAXAY
30:20
ABDIKADIR ROYEL
Рет қаралды 7 М.
RAGA KA GANACDADA DUMARKA JIDHKOODA OO LA OGAADAY BOOSKA
23:00
M•Somali Tube
Рет қаралды 2 М.
ABO ABDIKARIM 🤗OO ILMAHISA IYO WALALAHISA SORADIYEY MASHA ALLAH ❤️🤗
18:17
WEY SIXREEN SHARCIGA KA QAATEEN JOWHAR LAGA TUURAY WEY WAALTAY HOOYADIIS MAXKAMADA DAHUR ALASOW
53:02
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 132 М.
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 77 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН