Horay Umaadan Arag Sambuuskan Foolyadiisa Aad Ayuuna Ufudud yahay Maraqa Bariirah Barwaaqo's Beauty

  Рет қаралды 21,912

Bariirah Barwaaqo’s Glamor

Bariirah Barwaaqo’s Glamor

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@mariza101_
@mariza101_ 6 жыл бұрын
Bur, yello is egg yolks , salt water coconut oil waxalke waa maxey??? Sister
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 6 жыл бұрын
Masha allah si fican ayaa u habeysay cfmd ku cun xabibtiyey Ramadan muparak 🤗
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 6 жыл бұрын
Masha ALLAH Bariira Ilaahay gacmahaaga haku barakeeyo 💖💖💖👍
@jijan2314
@jijan2314 6 жыл бұрын
Masha Allah
@shukrimohamed3529
@shukrimohamed3529 6 жыл бұрын
Aniga ramadaantihere ayaan sameeyay wayna iihagaagtay mahadsanid Bariira
@ummumaahirabi5745
@ummumaahirabi5745 6 жыл бұрын
Asc abyo barira waxan raba inan donut kashaqesto mana aqano sida losameya KZbin ayan ku arkay asago cano lagu darayo kasna dhaqsu halaba abyo plz isogali asagon cano lagudaren o waqti iyali Karo plz plz abyo
@habibaali9801
@habibaali9801 6 жыл бұрын
Masha Allah my sister🙏👌👏👏
@aaminahassan419
@aaminahassan419 6 жыл бұрын
شكراً لك يا أختي المسلمة
@rahmaali9730
@rahmaali9730 6 жыл бұрын
Masha allah bariira
@fatmahabikalsonidanafta9508
@fatmahabikalsonidanafta9508 6 жыл бұрын
hhhhh hal xabo aa walee eyka tahay in uu igu filneen lakin sifican aad u suubisay folyada masha allaah
@BariirahBeauty
@BariirahBeauty 6 жыл бұрын
Fatma Dahir hhhhhhhhhhhhhh
@farxiya143nuur2
@farxiya143nuur2 6 жыл бұрын
Masha alleh bariira barwaqo
@zuleekhaissa7280
@zuleekhaissa7280 6 жыл бұрын
Masha Allaah Mahadsanid Xbbti
@farxiya143nuur2
@farxiya143nuur2 6 жыл бұрын
Aad ban kaga faidaysanay
@anuushali9099
@anuushali9099 6 жыл бұрын
Hadl bdnaa qoftan plz sogabi wxa wl hdl bdn hn ma buxshe
@ruqiyahasan1055
@ruqiyahasan1055 6 жыл бұрын
masha allaah
@sulekhaomar7890
@sulekhaomar7890 6 жыл бұрын
masha allah❤
@hawaaded8421
@hawaaded8421 6 жыл бұрын
Asc waa runtaa bariiro anigaba waan ku darsadaa waana macaan si fududna waa u cunaysaa oo foolyada afka kaama mudmudayso waana ka macaantahay mida biyaha iyo cusbada oo kaliya lagu daro.
@haboonibrahim5195
@haboonibrahim5195 6 жыл бұрын
Ramadan Mubarak walashay qaali masha allah waa qurxanahay indhaha wixi ka deeqo wa macaan
@ahmedalicaluushe
@ahmedalicaluushe 6 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله
@shukrimohamed9380
@shukrimohamed9380 6 жыл бұрын
Asc abayo qer alah kusiyo mcno shukran ilahay ha ku cawiyo
@ibtisaamcumar9068
@ibtisaamcumar9068 6 жыл бұрын
Asc xbibti masha allh alle haku barakeyo
@ikhyaarmuhammad5494
@ikhyaarmuhammad5494 6 жыл бұрын
Asc abaayo macanto mansha allaah tabarakallaah abaayo
@shamsoabdi4193
@shamsoabdi4193 6 жыл бұрын
Masha Allah
@mashaallahmamowa8999
@mashaallahmamowa8999 6 жыл бұрын
kkkkkkk wlhi
@fatumafarah1115
@fatumafarah1115 6 жыл бұрын
Masha Allah bariira barwaaqo
@najmodahir5777
@najmodahir5777 6 жыл бұрын
Maasha allaaha abaayo qaali
@nuufsultan7913
@nuufsultan7913 6 жыл бұрын
ما شاء الله رمضان كريم
@aaminoali8720
@aaminoali8720 6 жыл бұрын
Masha allh
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 6 жыл бұрын
, ماشاء الله شكرااا
@asldhaldaahmed8586
@asldhaldaahmed8586 6 жыл бұрын
Mashallah
@famaily5884
@famaily5884 6 жыл бұрын
Hal xabo o sabus ah aniga maba i deeqo
@umu.mohamedamiin6531
@umu.mohamedamiin6531 6 жыл бұрын
kkk anfan ani cml aa thy 1 intuu naga soo qoyn😆😅
@BariirahBeauty
@BariirahBeauty 6 жыл бұрын
Anfan Xasan 🤣🤣🤣🤣🤣 qaali waxkale ayaa lacunaa kaligii maahan hadii aad hal kabad cuntit #Rashinka kale ayuu kaa ceshanaa🤣🤣🤣🤣🤣💞
@famaily5884
@famaily5884 6 жыл бұрын
Habo waan oghay waan iska kaftamayay cafwan habo macan
@ayanosman2485
@ayanosman2485 6 жыл бұрын
Too long intro abaayo soo gaabi please, thanks for sharing 🙏
@BariirahBeauty
@BariirahBeauty 6 жыл бұрын
Ayan Osman it's 20 seconds, I believe that it's not that long sweetie, sorry if I could understand about it
@bilanumucabdullahi2420
@bilanumucabdullahi2420 6 жыл бұрын
Masha allah
@laylamaxamed1309
@laylamaxamed1309 6 жыл бұрын
Abyo bariira markii aad barafka galiso hadhow sidee barafka uga saartaa ma kululaysaa mise bananka ayad dhigtaa abyo hadii aad isoo jawaabi karto bal isoo sheeg
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 6 жыл бұрын
Layla Maxamed bananka dhigaysaa sacado ka hor kaso saar o bananka haki yalo
@laylamaxamed1309
@laylamaxamed1309 6 жыл бұрын
umu mhmed Adam shukran abyo
@BariirahBeauty
@BariirahBeauty 6 жыл бұрын
umu mhmed Adam shukran lakii xabiibati sidaad ugu jawaabtay oo aad abooyo iyo anigaba noocaawisay😘
@deeqsanadam8207
@deeqsanadam8207 6 жыл бұрын
لا شكر على واجب حبيبتي بريرة
@f.n6491
@f.n6491 6 жыл бұрын
MashaAllah sister
@ilwaadqurux4023
@ilwaadqurux4023 6 жыл бұрын
Yaabnay saanbuuso beed iyo caano lagu daray hhhh walee waxkalana waad soo wadaan
@juweriyaadawe4989
@juweriyaadawe4989 6 жыл бұрын
Foosiya Omer hhhh na wll odeyga u same😂😂
@ilwaadqurux4023
@ilwaadqurux4023 6 жыл бұрын
Juweriya Adawe Juweriya wll maxaan u sameeyaa beedbayba dhex dhigtee waxay kala garan ladahay sabaayadii iyo saanbuusihii Ilayn dadka youtube hungi u soo galoo waxay doonaanbay soo dhigayanaan hahahahahha
@juweriyaadawe4989
@juweriyaadawe4989 6 жыл бұрын
Foosiya Omer hhhhh wll wlhi wax kalood la yaabtadana waad arki intaaaanaba ugu fcn 😂😂😂😂
@umosudais3360
@umosudais3360 6 жыл бұрын
Kafaideyso hadan aqoon
@BariirahBeauty
@BariirahBeauty 6 жыл бұрын
Foosiya Omer waxaan doono oo KZbin ka kusoo galo umasameynaayo ee waa waxa aan aniga sameeysto wax aan hada bartay ama show off aansameeynaayo ma ahan waa wax caruurnimada aan sameysaneeynay hadii afiga nooc uun utaqaanid dadka isku meel makawada imaanin iyo degmo iyo background. Teeda kale dadku waa kala dhaqan . Mida aan kaaga dardaarmaayo waxa eytahay waa #Ramadan inaad iska gadashid waa laga fiican yahay waayo waxa aad kuhadkeusid oo dhan waadani daniguna mafiicno .ee Ramadan kaada ha iska haleynin. Sidaan kuusheegay quruxey dadku isku dhaqan iyo caado maahan sidaad utaqaanid maahanee sikale hadii aad uragtit hala yaabin dadkuna isku mid maahan
@farxiya143nuur2
@farxiya143nuur2 6 жыл бұрын
Mahadsanid
@caashocuud5597
@caashocuud5597 6 жыл бұрын
maasha Allah
@juweriyocisman1570
@juweriyocisman1570 6 жыл бұрын
Masha allaaah
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 102 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
أذكار الصباح كاملة بصوت جميل راحة وسكينة 💚 Adkar Sabah HD
1:25:40
إنا الذكرى تنفع  المؤمنين##
1:24:12
نور الإسلام
Рет қаралды 9 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН