Hordhac || Madina Book 1

  Рет қаралды 49,176

Madina Online Institute

Madina Online Institute

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@mohamedabdulkadir8011
@mohamedabdulkadir8011 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء وافصح الله لسانك وغفر الله ذنبك وزادك الله علمك
@terranceavery9308
@terranceavery9308 3 жыл бұрын
Instablaster.
@ahmeddaudwarsame4614
@ahmeddaudwarsame4614 8 ай бұрын
Axsan, walee macalin. Ilaahay ha kuu siyaaadiyo xirfaqdaadan!
@amatallah7719
@amatallah7719 4 жыл бұрын
Asc aniga baa maanta u horeeyo like iisaara hadii aad allaah jeceshihiin waan ogahay in aad allaah jeceshihiin jazaakumullaahu kheyran
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 4 жыл бұрын
Like maxaad ka faa'idaysaaa ma lacag?
@amatallah7719
@amatallah7719 4 жыл бұрын
@@zakariemahamud8995 Haa doolar badan ayaa lay balan qaaday kkkkkkkkk
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 4 жыл бұрын
@@amatallah7719 Wayba fiicnaan lahayd hadii aad wax ka helayso. Lkn wadadaas waxay ku baraysaa dawarsiga. Qof like dawarsanaaaya waxna lagu sii nayn Waa wax fool xun.
@amatallah7719
@amatallah7719 4 жыл бұрын
@@zakariemahamud8995 Waan kula kaftamaayay walaalkay run ha moodin kkkkkkkkk
@lajecelibrahim7378
@lajecelibrahim7378 2 жыл бұрын
Maasha Allah JazakumaAllah Kheiran
@ommahmoud4707
@ommahmoud4707 4 жыл бұрын
Mashaa allaah jazakallahu khayr macalinka illahay ha ku barakeeyo Waxaan rabay buuga kowbaad cajaladihiisa oo kaamil ah waxaan helay afar cashir bas YAA IGU CAAWIYA SI AAN U HELO SHARAXA MACALINKA OO DHAMAYSTIRAN BOOK 1
@reactwithme1917
@reactwithme1917 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah Akbar ❤️✅✅❤️👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼👍👍✅✅
@asliahmed635
@asliahmed635 4 жыл бұрын
Masha Allah miizaanka Allaah hakuugu daro جزاك الله خيرا
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 3 жыл бұрын
Jazzakallhu khayran ustad
@hassanabdi684
@hassanabdi684 3 жыл бұрын
Alahu.akbar alahuakbar
@SaidoOmar-p9o
@SaidoOmar-p9o Жыл бұрын
Somalia xaruun ma kuleedihin❤
@jaamacaxmed9193
@jaamacaxmed9193 3 жыл бұрын
Alle hakuusiyaadiyo cilmiga Waxan ku.odhanlaha soomali hordhaca hijaayad carabiga Anigu waan la ahay book1lenssons.5'6'78.9.10_---- Mustafa ossman
@hasaanmuse4422
@hasaanmuse4422 2 жыл бұрын
Maansha alla sida uma aqoon wax wayn ayad ii kordhisay
@zakiyafarhan7117
@zakiyafarhan7117 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr macalim
@umuasiya3332
@umuasiya3332 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayr ustaadii
@nimcoabdirahman979
@nimcoabdirahman979 4 жыл бұрын
Masha alah jaskumulahu khyrn
@nibo5707
@nibo5707 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك Macalim kheyr badan Allaha ku siiyo
@faadumojaamac2637
@faadumojaamac2637 3 жыл бұрын
Maasha,allah Kheyr allaha kusiiyo. Carabiga inaan barto waan jeclaa waligeey laakiin Maantan helay Macalinkii ugu wanaagsanaa oo aan fahmi karaayo
@mohamedbiyeyhassan1426
@mohamedbiyeyhassan1426 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh jazakalahu kheyra
@maxamedcadhays5776
@maxamedcadhays5776 3 жыл бұрын
Macalin Alaha kubarakeeyo art at cusubaan ahay clash iyo shared Alaha kusiiyo
@cabdirashiidcali4925
@cabdirashiidcali4925 3 жыл бұрын
Ilhay ha ku barakeeyo Ustaad wlhi ilhay wax wuu ku baray
@qnberlula1358
@qnberlula1358 3 жыл бұрын
mansh allah
@zahramacalin6726
@zahramacalin6726 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@mahamudmahamedseed5365
@mahamudmahamedseed5365 4 жыл бұрын
Alle haku barkeeyo mudane
@almisofficial3705
@almisofficial3705 3 жыл бұрын
Allah idin barakeyo
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Жыл бұрын
ما شاء الله استاد👑🙏
@shukrisharif2037
@shukrisharif2037 3 жыл бұрын
MaanshaAllah allah haku xafido
@nimcaanjicsin6476
@nimcaanjicsin6476 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا استاذ
@mkhaarjano8268
@mkhaarjano8268 4 жыл бұрын
Mansha allah❤
@HassanAhmed-uj1jj
@HassanAhmed-uj1jj 4 жыл бұрын
Shugran Ustaad
@mawliidcumarnuur9823
@mawliidcumarnuur9823 4 жыл бұрын
MAANSHA ALAH WAAN KA HELAY MACALIN WAAN KA FAA IIDAYSANAYAA CARUUR TAYDANA SIDOO KALE
@shankaroonbarwaaqo3296
@shankaroonbarwaaqo3296 5 ай бұрын
Assalamu caleikum waxaan jeclaan lahaa..inaan register gareyo inshallah..casharadaan...
@CabduqadirXuseen-ue1sk
@CabduqadirXuseen-ue1sk Жыл бұрын
Thangs wll❤
@AbdiRisaq-gm8sm
@AbdiRisaq-gm8sm 4 ай бұрын
Asc ustd xaruntiina xageey ku taalaa
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 Жыл бұрын
Macalin xage ka dhacday wa ku wayne
@adanweliismail4743
@adanweliismail4743 4 жыл бұрын
macalin Allah haku barakeeyo,arday cusub ayaan ahay oo bilaw ah waxaana rabaa in aan wado marka ma casharkan ayaa bilawgii 1aad ah oo1,2,3,etc ayaynu ku socondoonaa mise buugaag kale ayaa jirta oo labooqan doono.mahadsanid
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph Жыл бұрын
Xageen ka hela 25 xalaqadood o dhamaystiran
@adamfarah709
@adamfarah709 3 жыл бұрын
Manshaallaah
@abdirahmaanahmed3002
@abdirahmaanahmed3002 4 жыл бұрын
Mnsha alh
@daahirmaxamed2137
@daahirmaxamed2137 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad marka allah mahad iska leeh marka xiga adiga mudaan ustaad cashaaradi book 1 waa iso bixi wayene xage ka helikar
@nimcokayf3428
@nimcokayf3428 3 жыл бұрын
Xage e lagaheli karaa
@axmedbadel7337
@axmedbadel7337 3 жыл бұрын
mashaa allah thanks you teacher
@amatallah7719
@amatallah7719 4 жыл бұрын
maasha'allaah teacher allaah protact you
@Yaanya-us9sq
@Yaanya-us9sq 3 жыл бұрын
MAhadsanid wall
@maxamedaxmed9380
@maxamedaxmed9380 7 ай бұрын
Side u he laa asigoo dhameystiran
@fatimafarhan987
@fatimafarhan987 4 жыл бұрын
Raqamkiina ayaan u baahnahay macalin
@HassanAhmed-uj1jj
@HassanAhmed-uj1jj 4 жыл бұрын
Wll waxuu ku yalaa sabuurada
@nimcoabdirahman979
@nimcoabdirahman979 4 жыл бұрын
Wn ka faaiday jaskumulahu khyrn is fican baad logu sharxday teacher
@cabdicali3065
@cabdicali3065 2 жыл бұрын
Huff
@FarahAbdul
@FarahAbdul 4 жыл бұрын
Muuqaalo badan ayaa ku jiray channel kan oo ka kooban sadexda buug oo dhamays ku dhawaa maxaa ku dhacay muuqaaladii ma markale ayaa dib loo bilaabay.
@omartikle3427
@omartikle3427 4 жыл бұрын
Asc ustaad, Waxaan ku weydiin lahaa muhiim miyaa inaan mar walbo icraabo anigoo micnaha caadiga fahansan? Mida kale markaan qoraayo carabiga inaan muujiyo shidka iyo shaqalada kale muhiim miyaa mise waa la fahmi karaa anigoon xarakeyn qoraalkeyga. Mahadsanid.
@ruunofficial9355
@ruunofficial9355 4 жыл бұрын
Asc axbabii kusoo waca channelkayga wax badan aya ka fa.iididontane
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 4 жыл бұрын
M.a walal thanks
@abdimaliksuleiman3752
@abdimaliksuleiman3752 4 жыл бұрын
Asc Wll boogan kuwii hore maxaa kaga duwan yahey mise waa ku cilis uun ??
@madinaonlineinstitute1450
@madinaonlineinstitute1450 4 жыл бұрын
Cw wll, wll waa buugii hore waxaanse ku sharaxaynaa casharada sabuurada• Duruustii saburada kumaynaan qoraynin wll
@muktarosman5064
@muktarosman5064 4 жыл бұрын
@@madinaonlineinstitute1450 waa sax masha Allah baarakallaahu fiik, sababtoo ah waa soo daawaday dhamaan buugii 1 aad ilaa iyo hada oo aan marayo dhamaadka b2 intii aan soo daawanayay qaybihii hore laguma qori jirin sabuurada, aniga wax badan ayaan ka faa iday markii aad bilowdeen qoraalka xitaa dhanka qorista sido kale waan ka faa iday. Miisaanka xasanaadka ilaahay hakuu kordhiyo ustaad❤
@4dnan7ahn85
@4dnan7ahn85 4 жыл бұрын
@@madinaonlineinstitute1450 halkee la idin kala soo xidhiidhaya? mahadsanidiin
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 4 жыл бұрын
@@4dnan7ahn85 Si wacan u fiiri way ku taala.
@madinaonlineinstitute1450
@madinaonlineinstitute1450 4 жыл бұрын
@@4dnan7ahn85 252 63 444 6692 or 400 9877
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 жыл бұрын
Good job. Thanks.
@abdifatahshafat4523
@abdifatahshafat4523 4 жыл бұрын
I have tried to watch the videos of this brother, but because he teaches in Somali, it hasn’t helped develop my Arabic. I wish he taught in simple and understandable Arabic. It would have been so much better!
@ab.a8353
@ab.a8353 4 жыл бұрын
May Allah bless his work and efforts.
@ab.a8353
@ab.a8353 4 жыл бұрын
May Allah reward you sir. Mustafa. Amiin
@ab.a8353
@ab.a8353 3 жыл бұрын
Abdifatah shafat. If you dont have anything good to say better keep quiet bro. They are so many of us who are happy with his teachings. May Allah reward him in this dunya and akhera
@abdifatahshafat4523
@abdifatahshafat4523 3 жыл бұрын
@@ab.a8353 I haven't said anything negative, brother. I am only pointing out what would have been beneficial for me, as someone who is struggling to learn Arabic. If it worked for you, well and good. May Allah continue to ease this process of learning Arabic for all of us!
@hodanabdllahi7996
@hodanabdllahi7996 4 жыл бұрын
Asc Waa idiinsalamaye Waa raba carshkane see ugusobire class please?
@madinaonlineinstitute1450
@madinaonlineinstitute1450 4 жыл бұрын
Cw wll, waxaad kala soconkartaa websiteka : Madinahonline.com
@abdirashidabdulahidirie2382
@abdirashidabdulahidirie2382 4 жыл бұрын
Ustaadi book 3 caahiradiisi ma intasa lagu joojiyay?
@madinaonlineinstitute1450
@madinaonlineinstitute1450 4 жыл бұрын
Cw wll, book 3 waynu wadaynaa inta aynu ka dhamaynayno inshaALLAAHU
@anfacwarsame
@anfacwarsame 4 жыл бұрын
@@madinaonlineinstitute1450 ,ustaad cashirka iminka bilow lahaa 4xalqo unbaan arkaa maxaa is -badalay 1aad ,iminka ayaanu fasaxii jamacada galayne. Mahdsanid.
@nourabdiwarsame6640
@nourabdiwarsame6640 4 жыл бұрын
Asc macalin bookgaan soo kii hadda kahor noodhigtay ma ahan?
@madinaonlineinstitute1450
@madinaonlineinstitute1450 4 жыл бұрын
Cw wll buugii hore aynu u qaadanay dib ayaanu u duubnay oo casharada samurada ayaynu ku qorayna oo ku sharaxaynaa. Halka markii hore aynu kitaabka ka akhriyaynay oo aanan saburada ku qorin
@nourabdiwarsame6640
@nourabdiwarsame6640 4 жыл бұрын
@@madinaonlineinstitute1450 Khayr Allaha kusiiyo Macalin.
@mawliidcumarnuur9823
@mawliidcumarnuur9823 4 жыл бұрын
ALAH HAKU DHAWRO
@zakariemahamud8995
@zakariemahamud8995 4 жыл бұрын
Goorma ayaad dhamayn doontaa 23 ma hal bil mise Waa Casharo mudo badan iska socon doonaa. Waxaan jeclaan lahaa in 23 cashar lagu soo koobo hal bil.
@madinaonlineinstitute1450
@madinaonlineinstitute1450 4 жыл бұрын
Sc wll way duuban yihin casharadani adayguna wuxuu ka helayaa websiteka machadka. Markaa ardaygii waqti hayaa waa uu ku dhamaynaa kitabka koowad bil inshaALLAHU
@cabdullaahicali9940
@cabdullaahicali9940 3 жыл бұрын
@@madinaonlineinstitute1450 qaabkee is ku dibaan giliyaa
@cabdicali3065
@cabdicali3065 2 жыл бұрын
Asc
@cabdicali3065
@cabdicali3065 2 жыл бұрын
Mashal
Xalqada 1aad || Madina Book 1
42:54
Madina Online Institute
Рет қаралды 86 М.
Xalqadda 2 aad || Madina Book 1.
26:31
Madina Online Institute
Рет қаралды 35 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 134 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Madinah Arabic book 3 lesson 1 with solved Exercises
20:25
Online Learning Center
Рет қаралды 3,2 М.
Casharkii 1aad Ee Kitaabka Safiinatu An-Najaa Sh.Barbaraawi
53:41
Baraarug Media
Рет қаралды 110 М.
Learn Arabic from scratch : Lesson 1 - The Speaking Course for Absolute Beginners
10:07
Higaada quraanka kariimka Q1aad Mucalim Aadam Nuur Shalqane
45:07
Aadam islamic channel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xalqada 4 aad || Madina Book 1
27:03
Madina Online Institute
Рет қаралды 39 М.
Arabic Conversation: He speaks Arabic like Arabs
35:19
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 68 М.
Xalqadda 3 aad || Madina Book 1
24:06
Madina Online Institute
Рет қаралды 31 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН