Hordhaca Dhaantooyin Cusub iyo Muuqaalo Qurux Badan

  Рет қаралды 45,008

Jigjiga TV

Jigjiga TV

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@naharisismail7240
@naharisismail7240 2 жыл бұрын
Woow dhal boqortooyo ayaa meesha isku heyshay anwar totti iyo asxbaata kale aad ban idiin salaamey
@maalinhassan4436
@maalinhassan4436 2 жыл бұрын
Marmar gabdha dareenkooda iyo farxadooda u ogolaada ineey hadlaan, waan dareemayaa gob xishoodka ku danbeeso ineey yihiin gabdhaheena cudoon hadana farxadooda waan ku faraxnaa, maasha Allah dhalinyaro wanaagsan oo isku uun iyo isku asal soomaali ah farxadiinu hawaarto insha Allah.
@maalinhassan4436
@maalinhassan4436 2 жыл бұрын
Runtii waxeey isoo xasuusiisay lagdintaani mar ama waa iyo waaywaayo hore, yar bisle ladhihi jiray oo hadeer bisle ganeey ladhaho, nadax martay, taas oo isla qaabka eey tooti iyo cabdishugri eey lagdin u bilaabeen oo kale anoo baadiyo qoow ladhaho waleensoow, qaras bax iyo inaan caano soo cabo baadiye la iigeeyay ayaan nirgo anagoo wada raacnay wiilkaan bisle aan leeyahay ee maqaciisa markii danbe bisle ganeey noqoday, Dabcan seey wax u dhaceen waxeey aheeyd Siyar oo kadis ah, horta reer miyigu waa energy iyo daandaansi miidhan ficilkooda koobaadna waa lagdin iyo bootin hadaba, bisle markuu dareemay inaan bilaa energy tabcaan iskaba dacareesan ahay, waxuu igu bilaabay lagdin iyo baacsi, aniguna teeyda ayaanba uyaabanahay oo xitaa waxii muuqdaba libaax iyo wax wax cuna ayaan u maleeyaa, dabadeed ina abtigeey mr bisle shoow isagana ciyaar iyo energy dhimis ayeeyba ka tahay, anyway waxaan ka waabtaba maalin unbuu meel bacaadle oo tog qoowga waleensoow ladhaho kasoo butaacda anagoo shanood wax ladhaho aan laciyaarayo unbuu aayar oo dhalatay lugta ijiiday war waamaxay hadaan idhiba soo kac kuye waan lagatameenaye, hayaay yaa rabi waxaa isoo baxday lagtintu ineey tahay wax lagu sheekeeysto oo bari uu dadka ii sheegi doono osagoo odhandoona waxaan sorwaal luungaha qaba ayaan lagday, waayo waxaan arkay isagoo marar dhowr ah war wax yahow sorwaal luungaha qaba ugu caayaya lol, koleeyn inuu ilagdi waan dareemayay, talana baqo maba leh iyo sugid doona mr bisle lugta ayuuba igu dhagan yahay, calaa kuli xaal markuu labo jeer dhulka idhigay oo uu igu yidhi mar sadaxaad aan kaa dhameeyo ayaan dib u fikiray oon is idhi ninka wuuba ku gaaday ee fashili, waxaana igu soo dhacday inaan feedh iyo jilib teesto waxaan aqaano maciinsado tabari meel eey idhigtaba oo uunsan mar sadaxaad uuna ilagdin ina abtigeey mr bisle fool ilig horaadkiisii ayaan gacanta ku hubsaday oon ka tuuray lagdintiina fashiluu ayeey ku dhamaatay anaaba dhiig galay bisle ganeey hadalkiisii aan xasuusto waxuu ahaa allaa warwaxaan sorwaal luungaha qaba ee doqonka ah maxuu ahaa waanu lagatameenay ee maxaad iila dagaashay I'm sorry anoo ka xan hadaan xiligaas jawaab siin lahaa, waxaan odhan lahaa lagdintuba waa xeelad dagaal iyo istijaabin feedhkuna fashilis iyo xeelad is badbaadin ayuu ahaa. Runtii waxeey aheeyd waa lasoo maray oon xitaa dawacada libaax u heestay ayeey aheeyd Anyway xusuus baa sheekadaas iga keentay iyo barxadii qowgii waleensoow.
@7allgames409
@7allgames409 2 жыл бұрын
Waaw war ragu iyo habluhu iyo degaanku qurux badanaa❤️❤️🔥❤️❤️
@MaxamadCabdiraxiin-e2f
@MaxamadCabdiraxiin-e2f 2 ай бұрын
Asc dhamaan Wan idinsalaamay
@caraboyuusuf1460
@caraboyuusuf1460 2 жыл бұрын
wlhi c/shugri walagu legday wan idin tagera guuul wll
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Kkkkkk MashaAlah Rag rag dhaley❤️
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Cabdishukri waayo waayo miyaad xasuusatay
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Yaasalam
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 2 жыл бұрын
Ulxaar io lagdan iskugu baxa 🤣👋👋👋
@brohassan7126
@brohassan7126 2 жыл бұрын
😅😅🤣🤣😅😅 rag rag waa wayn oo lagdamaya
@Gufaaconews
@Gufaaconews 2 жыл бұрын
Xasuus markaan yaraay ayaad isoo xasuusiseen wallhi
@umayma1831
@umayma1831 2 жыл бұрын
Kkk cajib ♥️♥️♥️👍👍👍
@samadoonmaxamed8354
@samadoonmaxamed8354 2 жыл бұрын
C shugri so joog laga wayay
@kamaalabdi6498
@kamaalabdi6498 2 жыл бұрын
Masha allah
@samadoonmaxamed8354
@samadoonmaxamed8354 2 жыл бұрын
Dhaqanki oo socda totti and cayn
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Agaa qolada gacmaha isku wada dhagan lamaanayaal miyaa?
@walalbiixi2070
@walalbiixi2070 2 жыл бұрын
War ileen waxan raxada kudhageysana dhibkan ayaa laga maraa
@qureshtiafdherjano8327
@qureshtiafdherjano8327 2 жыл бұрын
Mansha.Alah
@adenhassan8368
@adenhassan8368 2 жыл бұрын
Shutter bithare awey asxabey
@abdullahisulbomar2167
@abdullahisulbomar2167 2 жыл бұрын
Cabdi shugri 😀😀
@cumarcalixasan5842
@cumarcalixasan5842 2 жыл бұрын
Cajiib waxbaa soo socdo😆
@nuuraahmed8769
@nuuraahmed8769 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@adansheekh2927
@adansheekh2927 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@nuuraahmed8769
@nuuraahmed8769 2 жыл бұрын
Waryada laba labadu maxay ahed kkkkkk
@wadania932
@wadania932 2 жыл бұрын
😂😂😂
@farahmahamudmatan079
@farahmahamudmatan079 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@abdiadenibrahim9012
@abdiadenibrahim9012 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@safiyahussen9466
@safiyahussen9466 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farahmahamudmatan079
@farahmahamudmatan079 2 жыл бұрын
Manshallah
Soodhaweyntii Alfanan Hassan Yare Nairobi
32:11
Jigjiga TV
Рет қаралды 101 М.
Daawo  shukaansi aaad uqosol badan... ll2020
14:03
Yonz riike
Рет қаралды 53 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 113 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 36 МЛН
Riwaayad cusub  Cabdiwali xasan dhuux 2024 rawadii dhakhtar iyo dhalmo   lasoco qaybta 2
7:36
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 6
20:26
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 644 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE 40
20:46
FAM TV
Рет қаралды 218 М.
FILMKA FANKA MUQDISHAA FUDUD QAYBTII 9 AAD
8:53
HAKIS. TV
Рет қаралды 13 М.