HORGAL MOHAMED ABIIB OO KHIYAAMAY SAMAROON MUUSE BIIXI TALAABADA UU QAADAY MAAMULKII AWDAL STATE

  Рет қаралды 23,096

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

HORGAL MOHAMED ABIIB OO KHIYAAMAY SAMAROON MUUSE BIIXI TALAABADA UU QAADAY MAAMULKII AWDAL STATE

Пікірлер: 144
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 2 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 ай бұрын
@@MadaniProduction734 waxaad rabaa inaanu kuu sheego hadaad caqli ileedahay horta isaaq wada kala calaf qaadeen laakiin hadaad bur burkooda jeclaato adigaa bur buraaya. Waxaana. Kaa muqata. Xaasidnimo. Xaasidkana. Ilaahay majecla laakiin. In dhulkiina. La idunku dulmay waan qirayaa. Waana waxa uu ilaahay idunku hiiliyay. Iyaga. Waaka dulmay. Wayna guulaysteen. Laakiin kumay mahadsanid niqin xaga ilaahay. Markaa aakhiradaada u turo. Daarood aakhiro ku dufaaci maayee. Camalkaaga ayaad ilaahay la hora tagaysaa wax dadka isku soo dhaweeya ka shaqee hadii kale iska aamus. Hadlkani xujo ayuu kugu yahay ??????
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
MashAllah Guul Awdal state 🎉🎉🎉
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 ай бұрын
Yes awdal state of Somalia
@CabdicasiisMaxamed-x2o
@CabdicasiisMaxamed-x2o 2 ай бұрын
Awdalistat guuul ❤❤❤jabuuti ❤❤ssc khaatumo ❤❤❤❤
@hodanali3859
@hodanali3859 2 ай бұрын
Ahero for his people abbas you are hero
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
maxamed abiib wa horgal laakin reer boorame way kusugen markay ugu jawaaben dooni mayno maamul isaaq
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 2 ай бұрын
Masha Allah TabarkAllah Allahumma Bariek guleysta reer Awdal InshaAllah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪👏🏼👏🏼👏🏼❤️❤️
@talokeen259
@talokeen259 2 ай бұрын
war nin yahaw wacyi gali gadabuursi social media waa ku liitaan, ninkii ugu horeeyay ee waxaan laabta ku hayay ka hadlay
@daus4315
@daus4315 2 ай бұрын
Reer Awal waa aqoonyahan sida dhulbahante juhalo maaha
@talokeen259
@talokeen259 2 ай бұрын
@@daus4315 hada u ogolow inay xisbi yeeshaan oo tartamaan, tusaale ciro waa ninka buurta saaray ciidan si gadabuursi xisbi u yeelan, halka faysal cali waraabe uu dhimasho ka xigo in gadabuursi xisbi yeeshaan , saaka gadabuursi somalia doorashuu u tartami karaa ,waayo ,hawiye,dir,raxanweyn,daarood ,waa xildhibaano istira le eg
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 2 ай бұрын
​@@daus4315aqonta waxaad utaqana inaay rerkaga hosfadhiyaan idor adigo eh nin darood aqoon dowladnimo ilbaxnimo oga mashekeyn kartiid e iskaqayil
@shukrishukri801
@shukrishukri801 2 ай бұрын
Cabbas madaniyow maradii snm wey tuureyn Gadabursi ,1 malyuun oo isu do baxay hal qof ma wadan.Alhamdulilah taasi ba GUUL AAH🇸🇴💪
@ChoukriAbdo
@ChoukriAbdo 2 ай бұрын
Somaliland haa nolatoo ❤❤❤ from Djibouti
@laslove1234
@laslove1234 2 ай бұрын
Awdal State🎉🎉🎉, shanta Soomaaliya forever 🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 ай бұрын
Ducuf yahaw. Samaroon dad aad. Adigu wax uyeerin kartaan maaha. Dan Toda iyagaa kaa yaqaana.
@farhiya4040
@farhiya4040 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedyare2404
@axmedyare2404 2 ай бұрын
Nomore Argagixisada SNM/ Isaaq. Nomore Canshuur Gadabguur iyo Dhulbahente. 8/25/2023🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️🏃🏽‍♀️Now. 8/25/2024🏃🏃🏃
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
First🎉🎉🎉
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 ай бұрын
Carabtaa tiraahda yadii xalaq bilaa widaan..oo ah qof aan dhego u daloolin oo dhego dhego la siiyey yacnii reer awdal iyadoo jabuuti caawinayso oo xamar loogu dabaaldegayo ayay aamusan yihiin bal hadii intaas oo gargaar ah ay SSC heli lahayd ka waran....
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 ай бұрын
Adigina majeerteen baa kuu qora oo d kudaba fayshaa. Waa and ogahay ilaahayna waa og yahay. Ducuf yahaw
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 2 ай бұрын
Abiib nin adag ayan modaye wa horgal
@shukrishukri801
@shukrishukri801 2 ай бұрын
VIVA AWDALSTATE🇸🇴
@ShireCadde
@ShireCadde 2 ай бұрын
AWDAL. SAMAROON. GUMEYSIGA MUSE JUDAN. UBARTEEN.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 2 ай бұрын
Ina Abiib maanta wixii ka danbeeya maaha nin reer Awdal waxusoo wada. Hadalka nuxurkiisu waa inaan la isku kornoolaan la iskuna dowladeyn.
@NimcaanDhoodhe
@NimcaanDhoodhe 2 ай бұрын
zxp runta ayad ka hadasha markasta ee ilaahay haku bareekeyo zxp.❤❤❤
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 2 ай бұрын
Abbas waxaad ilowedey Mareexaanka Gedo waa loo qoraa oo loo yeeriyee ma ilowdey Ceelqalow Sorry waligey Baan ilaweyn Anigu
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Cidna Mareexan uma Qorta ha Dambaabin Mareexan Aqoon uma lihid ka tag Meesha❤❤
@SuhaybSaajid-b4f
@SuhaybSaajid-b4f 2 ай бұрын
Waa laangab cid U dagaalantana. Ma hystan cid U gurmatana ma haystan 😂😂😂
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Awdalstet guuuuuul ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🎇🎇🎇❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑❤🇸🇴🇸🇴
@SalebanIsmacil-p1m
@SalebanIsmacil-p1m 2 ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✊💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💪
@AbdiqadirMaxamed-u1e
@AbdiqadirMaxamed-u1e 2 ай бұрын
Horgal OOYAAYE😅Waa Asiibtey Doqonkaxun MUSE CAWAR DOWN QOYSLAND TPLF DOWN Argagixisada SNM DOWN
@Hagimumin
@Hagimumin 2 ай бұрын
WAR CABAAS DHIBMA MA LAHAATEEN IN AY SNM QADATO 40 SANO KADIB BORAMA, LAKIIN WAXAAD ILOWDEY OROMO AYUU SIIYEY MW MUSE BIXI AWDAL & BADAHEDII DHIBTU WAA TAAS, SOMALI DHUL HADEY KALA QADATO WAA CAADI WAA DAD WALAALO AH OO ISLAM AH MEEL MA KALA JIRAAN, LAKIIN ETHIOPIA GAALO AYAA LAGUU SOO WADAA KAMANA ADAN HADLIN DHIBTA WEYN CABAAD MADANI.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Wiilka yare uuska buuran ina abiib leeyihin war qof damiir leh kaas maha wali idoor kii ayuu leef leefaya Nacas war waxan dadkisii WA gumeyay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
guul awdal
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Habib wuxuu noqday horgaleh sorry Awdal wuu idin khiyamiyay nacaskah urkah buran kkk
@mohamedabdillahi2633
@mohamedabdillahi2633 2 ай бұрын
Xil.maxamad abiib waa nin wadani.ah
@AliGeeljire
@AliGeeljire 2 ай бұрын
Waa aax waa horgal ina Abiib
@CaliSalaad-si6sq
@CaliSalaad-si6sq 2 ай бұрын
Haa ooyin saxp😭
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 2 ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@farhaabdillahi1998
@farhaabdillahi1998 2 ай бұрын
Walahi cadowga samaron
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WUXUU KU CELCELIYEY SOMALILAND HA NOOLAATO😂. MIDA KALE QOF QABTAY OO YIRI WAR MAXAAD KU HADLAYSAA MAJIRIN. WAABAY U SACAB TUMEEN😂.
@AzadAzad-r6j
@AzadAzad-r6j 2 ай бұрын
Awdsl stste horgale ayey u afduubantahay
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 ай бұрын
Samaroon haku daalin lakin ciise xeer rag wayaqaanan
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 ай бұрын
FIDNO AAN DAAROOD AHAYN, SOMALI MA LEH!!!!!!!.
@mahamoodyasiin342
@mahamoodyasiin342 2 ай бұрын
Abas madani legend legend dhalay
@khadrafaarahali7111
@khadrafaarahali7111 2 ай бұрын
800 weeye ragii SNM kalaysay samaroon
@QabilaMoussa
@QabilaMoussa 2 ай бұрын
Geesi ❤cabas
@ShinobuKosho-m8i
@ShinobuKosho-m8i 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ‏‪7:54‬‏
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 2 ай бұрын
samaroon dad noqon maayaane wakhti badan yaan lagu lumin weligoodna wax iska celin maayaane iyagiyo dumarku waxba isma dhaamaan
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Samaroon , dhulbahantaha cawaanka ah way ka caqli iyo aqoon badan yihiin waa dad ilbax ah oo diiday in ay magaaladooda Gubaan.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 ай бұрын
Samaroon tiro badni iyo fulay nimo ma isla dhasheen
@Salamin77
@Salamin77 2 ай бұрын
Somaliland waa uun SNM.
@ubahfarah7175
@ubahfarah7175 2 ай бұрын
Waa isku xaaray abiibo
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
War ninkaan waa horgal
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
SHALAY BAN LA YAABAY😂😂. WAXAA LAGA SUGAYEY IN UU YIRAAHDO AWDAL STATE HA NOOLAATO. BALSE WUXUU MEEL LASOO JOOGSADAY SOMALILAND HANOOLAATO😂.
@ShinobuKosho-m8i
@ShinobuKosho-m8i 2 ай бұрын
🎉
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 ай бұрын
Nikan.layaabmuulahayn.uu.isbadbasdiyay.waxa.lagubalansanaa.inladilo.haduu.afaaro.kalegalo
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 2 ай бұрын
Oo adigu ma horgal baad nafkasugaysey
@ismailhussein5456
@ismailhussein5456 2 ай бұрын
Meesha dulqarnayn lagu dilay miya fa ido kaso socota
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
wadankygu waa 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 from zaylac🇩🇯😁👐🏼
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q 2 ай бұрын
Iidoor dabacayuun maxaad isku qarineysaa 😂😂😂
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 2 ай бұрын
Sas waye zxb wadankenu waa somaliland from borama🇬🇹🤍💚❤️
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Ahmed ibraahim from Awdal state of Soomaaliya Viva iidoor waa idinka xaaraan bada soomaaliyeed itoobiya u guura
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
​@@Rhali-x5q kkkkkkkkkk iidoor kii oo sheeganaya GEDOBIRSI iyo Ciise kkkkkk bada soomaaliyeed waa idinka xaaraan in itoobiya qaadato waligoodba ha is qariyaan iidoor abagaadhe viva Soomaaliweyn viva
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 2 ай бұрын
@@sadiyaali9508 oo mad didanty jamhuriyada somaliland zxb ana ku leh wax Somalia 🇸🇴 la dhaho ma jirto sababto ah cabud waq wad aragta hubku dhulku yal yala meday dawladu marka dhulbahantow kk
@ShinobuKosho-m8i
@ShinobuKosho-m8i 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮
@XasanCadala-vp2cg
@XasanCadala-vp2cg 2 ай бұрын
inadhilo
@AbdinaasirSaleebaan
@AbdinaasirSaleebaan 2 ай бұрын
❤❤❤
@nimcoismail4398
@nimcoismail4398 2 ай бұрын
Maxaka galy isaaq iyo samaroon.waa walalo guul iyo gobanimo reer somaliland hore usocda cadawgiin jaban💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏💪💪💪💪💪
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 2 ай бұрын
Somaliland guul guul masha allh Adeer reer somaliland waa dad tashaday guuul guuul❤❤❤❤❤❤❤
@daherchanneljidhibutiile6328
@daherchanneljidhibutiile6328 2 ай бұрын
Gadabusi. Dagalba Ka goan Cise Maxa Keenay Meesha
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 2 ай бұрын
Gadabuursi. Cidnkumadabafaylo. Idiba. Shaky. Walajogten. Dad. Wax. Iskudarsaday. Bala. Ayaa. Hadiliskufamawayana. Walkalguran. Sodas. Idiba ugagurateen.
@ifraaxmuxamad3505
@ifraaxmuxamad3505 2 ай бұрын
Aaamiiin yaarabi
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 2 ай бұрын
Borama maa Lascnoood modaysaa zxb awdal state🇬🇹 wadankedu waa somaliland ❤ tas ku biyo cab 😁🇪🇹🇸🇴
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
Hhhhhhh usheeg tolka mamulka sameystey horgalow
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm 2 ай бұрын
@@11naa44 ader failed state somalia 🇸🇴 intan ku birii laha Ethiopia 🇪🇹 iga wacn sababto ah meel rer raha la isku dirayo beel eg cabud waq hubku dhulku iska yaLaa 😁
@11naa44
@11naa44 2 ай бұрын
@@AhmedIbrahim-ut3wm itobia cawaanta hilibka qeyriin cunto dad qalatada ah aduunkana 10 sano ka dambeeya oo weli 2014 marayo rer jigjiga ka wareeyso wxa ku dhanta ina hindiya ku biirtid 😂😂😂😂
@cabdiraxmaanaxmedcaydiid
@cabdiraxmaanaxmedcaydiid 2 ай бұрын
Mansha allaah guul iyo gobonimo somaliland kanaxoow nafta waa
@daherchanneljidhibutiile6328
@daherchanneljidhibutiile6328 2 ай бұрын
Borama Macisa Jooga Khalas ????
@cabdiraxmaanaxmedcaydiid
@cabdiraxmaanaxmedcaydiid 2 ай бұрын
Mansha allaah somaliland guul iyo gobonimo kanaxoow kaftan waa
@farhaabdillahi1998
@farhaabdillahi1998 2 ай бұрын
War samaron lama dilin
@dekaibrahim7625
@dekaibrahim7625 2 ай бұрын
Munafaq faqashay qabaka yeedh
@daherchanneljidhibutiile6328
@daherchanneljidhibutiile6328 2 ай бұрын
Waar Ciisan. Ad. Nadaba Wada na. Halku Daga ???????
@JIGARGaming-nu6st
@JIGARGaming-nu6st 2 ай бұрын
Wlhi wa sidad shegtey hdaba sacad muuse badanbaa dagan oo gadabuursi iska dhiga inaderow hda tol io qarabo ndahy tolkey wx u shega oo siyasadey ka mdhan yihiine fasan siiya ..
@nimcoabdirzk563
@nimcoabdirzk563 2 ай бұрын
Intad iskudireyso muslin cidhibtaada xuman
@farhaabdillahi1998
@farhaabdillahi1998 2 ай бұрын
Maxa idinku jira awoda samaron issaq dagalkayagu wan isnaqana darod rag xun
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 2 ай бұрын
BOORAMA MA HOOYADA AYA KALE S.LND
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Khaatumo dhex yaar, wax isku Dir bay is leedahay iyadoo qaawan, naa horta maryo xidho.
@alijama6723
@alijama6723 2 ай бұрын
CANDHONA WAA XUBINE MAR HADII SOMA ROON KOCO XAAJADU WAYS BEDELEY DIBNA WAYSU ABAA BULA YAAN CUDU DOODII WAA TIJAABIYEEN ILKA DOO FAARNA SAHAN SAN
@luulibrahim
@luulibrahim 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@laylafaarax
@laylafaarax 2 ай бұрын
Oohinta iska duwa daaroodka wada cudursan oohin baa idinka dhamaatay fayras aandawa LaHayn ilma dhuruq xaarka iska duwa lib rag kaaga danbeeyaa lib
@farhaabdillahi1998
@farhaabdillahi1998 2 ай бұрын
Samaron lama dilin lama qaxin gumeysigini mihad ilowden ma umulbatiyin issas baa iniga Naga xun walahi
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAR HADABUURSI ISKA DAAYA😂. WALAAHI ISAAQ BAA KA DAMIIR BADAN. HAYSKA HOOS JOOGEEN ISAAQAAS. WALAAHI WAX U DHAAMA MA JIRAAN. HAYSKA NOOLAADAAN😂
@mohamedabdillahi2633
@mohamedabdillahi2633 2 ай бұрын
War wariyee beenaaleh yaadvtahay
@muniiraaxmed4772
@muniiraaxmed4772 2 ай бұрын
Mardale. ,Sanaa,,,halkaa,haysataa,,Beenham,iyofaanka,waa,,ilbax,samaroon
@ismailhussein5456
@ismailhussein5456 2 ай бұрын
😂😂😂 jaahilnimadu xumaa
@sanweynegeele6520
@sanweynegeele6520 2 ай бұрын
Ciyaal baatahay xaaran iyo xalaal kalagaranayn sorry
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 2 ай бұрын
Oo darood. Sodiig. Wataa isaaq. Waa raag dir
@ChoukriAbdo
@ChoukriAbdo 2 ай бұрын
Faaqash😂😂😂😂😂😂
@ismailhussein5456
@ismailhussein5456 2 ай бұрын
Samaron wa dad dantoda yaqan maha cali bysten warersan dhulkoda burburiya😂😂😂😂😂
@muniiraaxmed4772
@muniiraaxmed4772 2 ай бұрын
Soomaaliya ,qarax,baayaala,dawladi,mataalo
@OmarAbdiHachi
@OmarAbdiHachi 2 ай бұрын
Iskudirka dhagarta wadada jooji illaahay kaboqo
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 2 ай бұрын
Dalku. Waa somali. Samarin. Naa waykaa caqlii badan yihiin
@muniiraaxmed4772
@muniiraaxmed4772 2 ай бұрын
Gajada,Katie,rer laasacaanod,iyo qaxoontig
@adanabdi8337
@adanabdi8337 2 ай бұрын
Waa in lagusoqabta cabass
@khadarbuureed8550
@khadarbuureed8550 2 ай бұрын
Samaroon maaha dad ugaadh ah sida dhulbahante waa dadka ugu ilbaxsan geeska ee waxba munaafaqad hakula meereysan
@muniiraaxmed4772
@muniiraaxmed4772 2 ай бұрын
Hamaqlina,,wuxu,doonayaa,,,,inaadqaxdaan,,,waa,jail,muunaafaqad,wada
@OmarAbdiHachi
@OmarAbdiHachi 2 ай бұрын
Illaahay kaboqo waad dhimandootaa dhagar hakicin iskudirka jooji wallaahi waxay leeyihiin madaxweyne ku igeen
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 2 ай бұрын
Dhulbahante xuryad weli maad qaadan ee beenta inaga daa Cabaas 😂😂😂
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 ай бұрын
MAXAMED ABIIB HORGAL MA AHA E DADKIISU LA DAREN YAHAY
@OmarAbdiHachi
@OmarAbdiHachi 2 ай бұрын
Naar madoonayaan way kaa wanaagsan yihii dadkooda qax lamarabaan
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 48 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 6 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Galaydh Media
Рет қаралды 273 М.
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 47 М.
DAWO DOOD CAJIIB AHAA GADABURSI IYO XALADAHA DAGALKA UU MUSEE BIIXI ABABULAYA
14:04