allah ha u gargaaro musliminta qasa iyo reer falastiin insha allaahu
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.Сағат бұрын
Dawladnimadii buu baabiiyey xabaalihiina wuu iibsaday kuwii noolaa ee lafahooda la baxsadayna wuu ka daba tagey , ilaahay umada ha ka qabto sidii mar horeba hassan allah nooga qabtey aamiin.
@adammohamed53393 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@cabdiqablbad47 минут бұрын
Qadaad WayneY Xasan mouse maydinku badalna😂
@fadumoali74023 сағат бұрын
Bariga dhexe iyo Muslimiintu Ilaahay bay leeyihiin☝️🕌 uma baahna Kufaariintaas dhiig miiratada ah❌
Anigu umada somaaliyed waxan odhan lahaa xasan waxalaga sugayo isagu umabajedo isaga waxaa u muuqda keliya gaajo u naftiisa iyo qoyskiisa ugabaqaya marka dadka halaga qabto kadibna inta meel lafadhiisiyo halobalan qado ingaajada laga difacidono wad kiisakale moye odeygu majogo meshii laga daydayayay guul somaali odhan insha alaah
@abdimusefidow6153 сағат бұрын
Guul xisbullahi guul falastiiin
@osmangure6040Сағат бұрын
Ogaada shabaab ayey ku biirayaan dhammaantood iyaga yaana dilaya . Alloow ka dhig. Xassan duufle niyad fakhri
@faadumocali55742 сағат бұрын
Waa run dadk sharci la aan ayey shaqeest tan dalk waa cadow xasan umada Allah ka qabto
@abdiomar4893 сағат бұрын
Eey Eey dhalay - Qabiiliiste eh
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.Сағат бұрын
HASSAN SHEIKH IYO XULUFADIISA ALLAH UMADA HA KA QABTO , ILAAHAY BADAL KHAYR QABA OO DEG DEG AH ILAAHAY HA INOOGU BADALO.
@cabdifaarax633 сағат бұрын
Alahay ka ale qabiil ku raacimaayo dulmiga ummada Somaliyeed loogu geestay dowlad nimada
@HalimaKulmiye-gr9xnСағат бұрын
Warkaas waa kii CBb .Ee warkale maheysaa walaalo
@CabdiqaniSheeqroone2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RoblehEgueh-u1w2 сағат бұрын
❤❤❤❤
@abdiali4626Сағат бұрын
kkkk xasan dilaal if iyo aakhiro
@mukhtaradan643 сағат бұрын
Qofkasta oo Germany 🇩🇪 laga celiyo Toos hawgalo alshabaab iyo daacish ilaah xasan sheekh iyo waxaa uu Dhalay gacmahooda ku xasuuqayaan
@adammohamed53392 сағат бұрын
Xasan shiikh wuu riyooday qaxooti jarmalka jooga ee Somaliyeed intaan lagaarin kuwa muqdisho jooga oo shaqa la.aanta heyso ee jidaarada fadhiya muu wax uqabto Alxamdulilaah aniga waxaan joogaa jarmalka 9sano waana shaqaystaa 2200euro ayaan qaataa dowlada xasan shiikh 500dolar xitaa meel haku sheegto oo laga helaayo
@abshiraliabdi67412 сағат бұрын
Xasan shekh haku waso 😂😂😂😂😂 wadanka Amni woo ka jiraaa lkn rufiyaano adoo kale ayaaa Amni kasoo horjeedo dadka sharci la aanta dalkooda ayaa u baahan Aniga xataa jermalka ayaan joogaa waana ku faraxsanahay ❤❤❤❤ 5000 oo qof oo somalia 🇸🇴 ayaaa xabsi ku xeran dinbiya galay jermalka
@SahroSagalСағат бұрын
Xasan bahane adeerkaya qabuura fagte hal haben cajo ha ku geyo marka difac
@sahroali1196Сағат бұрын
Saas ayuu.iskula.fiicanyahay
@faadumocali55743 сағат бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedkeinan58352 сағат бұрын
Hasan sh Hadhaco waayo waa daneyste udaneeya qoskiisa keliya ❤❤❤😂🎉😢😮😅😅
@aaminoculusow2124Сағат бұрын
niyahow waa qaldantahay jarmalka iyomadaxeyne xasan war kooda anaa maqlayay jarmalku wuxuu yiriqof aan raali ahayn lama qadbayo
@faadumocali55743 сағат бұрын
😮
@elmidini13902 сағат бұрын
Somalia dad badan baa denbe kagelaya waxaana ka mid ah kuwa midiaha kashaqeeya waana dad xadaystay in ay bren iyo brobagando faafiyaa waana arin ceeb ku ah qofka waxaa sameeynaya
@rahmasuleman15172 сағат бұрын
Kudarso had kahor waxaa yimid madax waynaha kenia Nairobi wuxuna ku qudbadee yeey in.loso qaado 200 oo qof oo dhalinyaro ah Ayu kayidhi ishaqalasii marka aqlibaa laisku dhafay Hassan Baquli Hassan tuugsade waxu ka dhexbilabay masakin ta qaxotiga balo😢kudag 😢tay uuf😅bakhtigiyow😢😢😢
@mowlidadarre287830 минут бұрын
Gurgurte waa soo shaqo tagay meel u dhaafayo malaha xabal qote halis waaye
Qof kastoo soomaaliya ayaa ka naxay arinkaas balse hadeey wax uun karaamada leeyihiin dadkaasi ama soomaalidu laga arki doonee xasan shiiq
@CabdirahmanxasaXasanmankey0002 сағат бұрын
In lagu soo celiyo dadka dhulkooda dumiya ama meel kale u shaqeeyo afka ku dumiya sidaada oo kale waa hubaal nacas kasta
@ahmedismaciel54652 сағат бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osmanrachid23853 сағат бұрын
Datkaad sheegeysid ma kabcaaday joogen.Ha ana kuleh Xassan wa ku qumanyahay,waayo jarmalku wuxu ogalyahay qomal luud,Somaalida joogta inttey na noqon qomal Luud hassoonoqdan siyaaada reer galbeedku way xuntaha,aragtidaadu hadhafsanaato sankaaga.Xumantad ku shegi dhulkaga soo noqda noqda noqda
@faadumocali55743 сағат бұрын
Wawaalan yahay Mw wax kama ogo Kuwa moqdisho cagaf cagaf ayuu Marina kuwi ka soo qaxay wuu daba tagayah
@cabdiaadan36Сағат бұрын
Madhawa xasan sheekh, waxaad maqlidoontaa isagoo qashinka nuclear ogolanaya in somaliya lagu also,si uu lacag u helo
Maraykanku wuxuu ahaa dal dimoqraadi ah 1920 markii dhaqaaluhu burbury xagaagii 1930 Ayaa waxaa dhaqaalha qabsaday shirkadley aad u xoog badan Oo aan ogolayn dimoqradi Markaa lama loodon karo Wax kastanoo uu madaxweyne sheego iyaga ayaa ka xoog weyn Waxa sii dheer CIA iyo FBI iyo milateri isku dar ayaa luqunta iskaga duubay dimoqraadiydaii wacnayd.
@AxmedLafoСағат бұрын
Wlhi blhi tallhi hadaan madaxweyne ka noqdo somalia hanti daas xasan sheekh boobay ee uu xaraashy ee danta guud ahaa waxa igu balan ah inaan ku soo celiyo gcbti shacbka somaliyed waana la xisbtami doonaa kuwa dalka baabi iyey amni ahaan iyo musuqmaasuq ahaanba kuwa dhiuga ka jaqay ummada waan la xisabtami doonaa insha allh markan madaxweyne noqdo kisaska aan ilaahada iloobi karin waxaa ka mida arinti qalpi dhagax oo ahaa muwaadin soomaliyed oo loo gcn geliyey cadow kuwii dhiibayna waan la xisbtmi farmajo kow ka yahay ilaa sanbaloolshe ilaa midksta marna qabyaalad hadli maayo waa ii xisbsn yihin danbiilayaasha qaranka somaliyed lug gooyey
@hakimi-gaming83372 сағат бұрын
soomaali meel looga fakanaayo ma jirto shalay markii in shaqaalo ah uu sacuudiga u qaaday waxaa la lahaa hablihii buu iibiyay maanta neh dadka meesha ku dayacan markii uu yiri ii soo celsha iyada neh dood kale
@johnosmaankhayrahmed195918 минут бұрын
Asc Haashi Saleebaan iyo Horufadhi media Waa in aynu ka dhiidhino arintaas Xasan sheekh iyo jarmalka waxaa tihiin warbaahinta keliya ee soomaalida u hadasha, waanisa ,xogaha qarsoon keenta Waa inaad siyaasiinta wax garadka ah madaxweynayaashii hore ku dhiiri gelisaan arintaa inay ka hor yimaadaan aduunkana la hadlaan inaan soomaaliya hada dadkaas lagu celin karin sababtoo ah Inaan loo hayn Hoy Wadankii oo xaaladiisu aanay fiicnayn ,dagaalo sokeeyo,boobka dawlada,dagaalada al shabaab nolosha soomaaliya oo aan caadi ahayn,Amaanka oo xun, Waa in ay siyaasiyuuntu tuwitaradoodu ku qoraan iyadoo luqdo kala duwan ah laguna ataag gareeyo bejajka dawlada jarmalka iyo warbaahinadooda Doodna aad ka furtaan barta X
@munocadey94362 сағат бұрын
ani muko soma socdo xasanow
@MaxamadDahir-w8kСағат бұрын
Xsn waa tuug boobaa
@ahmedabdi83523 сағат бұрын
Aduunka xasan ninka damiir xun kuman arag somali xata midowga yurub inuu soo wada cesha dhaho dadka waa suuro gal
@burhanabdulahihasan3 сағат бұрын
Kkkkk ohonta iska da 😢 beenta ka da umada somamalieed