Ascw.maasha,alaah walaal hashi adiga iyo horfadhi media ilaahay haydin xifdiyo aduun iyo aakhiraba wararka tafarin ee aad noo gudbisaan
@yusra250121 сағат бұрын
Habar taa usheeg wacal
@Maxametwadana82Wadania66Күн бұрын
Salam Salam
@yusufahmed69879 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@osmangure6040Күн бұрын
Ssc ma sii doonaan qof iyo cod Maska xaasn sheekh Waa layaab qof kuu diidey wax kastaboo taageero ah oo hadana kaa raba guushiisa Ssc ma suubisbaa. Ssc xassn sheekh wuxuu u isticmaala Suubis waa waa waxyar oo marka wax la iibiyo waxyar oo suubis ah.
@dahirnurjama429317 сағат бұрын
Xasan sheikh Maxaa u yaalla Gedo iyo SSC?
@MuhumadRayaaleКүн бұрын
Warka somali wadkuwareertay
@batulasmail826122 сағат бұрын
Xassan marka uu asagu rabo Doorasho Qof iyo cod ah oo meel laga qaban karo jirin waa sharci marka uu asan rabina waa sharci daro
@sulamanbakool8747Күн бұрын
Doorashada degmooyinka meelaha nabada ah...waryahan waa kasoo horjeeda in dowlasa Maxza iyi Xasan Shiekh waxa uun qabtaan..
@batulasmail826122 сағат бұрын
Cali jayte markii hore nin Dagaalimi karo oo Boodayo ayuu ahaa laakiin hada wuu cuslaaday
@huda-x3d11 сағат бұрын
wlhi xasan majecli lakin wad ka badbadisen wad kuwalaten xasan ka xiishoda yab somaliya axsan maleh 😂😅😅
@ismailfarahamiin8543Күн бұрын
War yaad lahadleeysa?
@IbrahimIbrahim-dw4gk16 сағат бұрын
Beennaale 😅😅😅😅
@abdirahmanmirre5836Күн бұрын
SSC.KHAATUMO. Sinaba uma ogolaan doono. Doorasho ku sheegga Xasan dhiiqo isku Caana Shubayo. Isagoo la Ogaa inuu la Garab yahay. Maamulbeeleedka SNM ee IIDOORLAND...
@muunamahamed614022 сағат бұрын
Ssc dagal bay ku jiren sanadna deganada laysku horfdhiya dadku waa dad dhimasho iyoiyo dhawacyo magalads o ay argaxisadi sixun magaladu kamay soo kaban madafidu 9 bilod anu sacad anay madaficfdu dadku furimo aad u badsn baa ku furan marka runti magalsda iyo shacsbku toona kamay soo kaban dhibatadi halka ka dhacsdsy marka laguma qaban karo