Wararkii ugu Danbeeyey Maamulka Somaliland oo la kala saftay Kooxaha ka Dagaalama Soomaaliya & Yemen

  Рет қаралды 11,912

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Ай бұрын
SOMAALIYA. WEY. BARWAAQOOBI DONTAA HOGAANKA. XUNINA. WAA. LAWAAYI. DOONAA. INSHA. ALAAH
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
MISI WADANKAY DOONAYSA INAY ITOBIYA LA WAREEGTO.MASUULIYINTI SOMALIYEED WAA AY OGAAYEEN.
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Subxanaallah illahow kala badbaadi dadkka somali aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Ай бұрын
Guul.iyo.gobanimo.horfadhi.
@abdullahihashi5905
@abdullahihashi5905 Ай бұрын
Waxaso dhan xasan sh ayaa ka masuul ah
@mohamedmuxudin2218
@mohamedmuxudin2218 Ай бұрын
Ethiopia hawada somaliya in laga xirto ayeyba aheed
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s Ай бұрын
👍 Waa runta 👍
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Saxiix❤
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid Ай бұрын
Absolutely ithiopa iyo dawlad kale midna somaliland meel ma gaadhsiin karaan muuse ma taageersanin wax aan cadayna ithiopa uma hir galayaan laakiin waxa iga xasuusin ah somalia in aan dib ula midoowno waa habeen kii xalay tagay rajo somali mida waa dhamaatay yaan lagu riyoon waan qabaa dhul la bixiyo na waxa uu ka sii shisheeyaa rajadaa dhimatay muuse iyo midkalena uuma suurto galin karo in ithiopa bad la siiyo
@FadumaAbdullahi-j9s
@FadumaAbdullahi-j9s Ай бұрын
💔😭🇸🇴 Somalidi Waxa ku dhacay jaha Warer siyasadeed 👍Mid Codowgii Soo dhawenaya oo heshiisyo la saxiixanayo 😭💔🇸🇴mid Leh Waxaan tagersanahay Codowgii umada somaliyed oo Dantiisa tahay Kala Qeebiya ee U TALI 😭💔🇸🇴😠
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
WAA OGNAYAY.MARKAY ITOBIYA BAD AY IYADU LEEYHIIN.AQOONSI ITOBIYA AY KA HELEYAAN SOMZLILAND MAXAY TAHAY SUBXANALLAH
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Ай бұрын
Waxa aad ula yabay muqalo baraha bulshada la warejinayo oo ah Hub ay dowladena Somalia la so dagtay Anago og in u Ethiopia Dagal naga dhexeyo Muqalada in la bahiyo marnawa ma banana Allow sahal amuuraha
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Dhoolatus waaye iyagaba wey na tusaayeen Emirates hubkii jabuuti ugasoo dejisay ilaa adis ababa ayeey video kasoo duubeysay Maxaa inoo Diidaayo in Oromka Qalbiga la Jebiyo Ku fiican tahay
@CadaniBare
@CadaniBare Ай бұрын
Ridwan xussen bad ad somalia ka qaado hoyada sariirta ku sexata ayey ka tahay dofaar yahow ey baad tahay garac ilmo sina ayad tahay somali matihid🇸🇴🇪🇷🇵🇸🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇵🇸🇶🇦🇪🇷🇸🇴🇵🇸🇶🇦🇸🇴🇪🇷
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Ай бұрын
Jaale.madax.wayne.saleebaan.haashin.hadalkiisu.waa raashin..soomaaliya.alahsa.usahlo.
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
MAXAA MADAXDI SOMALIYEED ARAKTIDI IYO WAX ARAGI KA QAATAY.
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Ай бұрын
Ethopia maatay nagama adaankaro. LakinRejinka aad ka soo jeedo ayaa Kamid ah kuwa eey shaqewstan Kamana hadaShid.
@abdirahinabdiwahid7007
@abdirahinabdiwahid7007 Ай бұрын
Wa qof gabadhisa hunguri ku bedeshey. Muse na wax u ka nexayo jidhin waayo wa 80 jir towbadi segey
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y Ай бұрын
Dhuumasho dhabarku muuqeaa dhuumasho maaha. Waxaa jaloo layidhi waraabe ulna lalagaadhiwaa hadalna wax lagaga qaadi waa ee mr xaashi waaryaadha kala quusanee qoomama la.aada
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Ай бұрын
Kilirka.soomalida..itoobiya. Ayaaba.ku.dulman.itoobiya Ayay.kaloy..wax.u.soo.kordhin
@mohammedogleh5195
@mohammedogleh5195 Ай бұрын
Markaa wakuwee kooxaha Somalia ka dagalamee Somaliland la safaty
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Ай бұрын
Kusaliya.suubanaha.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scwscw scw.scw scw
@calixasan6688
@calixasan6688 Ай бұрын
Asc horufadhi media wakas wllaheyna aqligaleh ee dadka kale somaliyed kucanaya aqli 6sac aqligoda meesha umarayo wax ay wadanka kusokordhiyeen lama arkee dhiwaatobes anaga kan ah anaga san ah anaga wax ah dhuuni raacyo waxidiin jaleec billaa aqli baahidileenyaal nagataga
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w Ай бұрын
Maxaa jabuuti ka qaylisiiyay waar waanu ku faa iidaynaa arimahayaga illaahay ayaanu isku dhiibnay kuna khasaari mayno kabax taayada
@a.hakimwarsame5954
@a.hakimwarsame5954 Ай бұрын
Danaha daarood gaadhaiin karaa soomaaliland waa maxày? Ka Soo jawaab saaxiib
@hamdamuse7771
@hamdamuse7771 Ай бұрын
Asc uma malyn maayo inaad bad kaheli soomaaliy lkn waad riiyoonaysaa walaahi waxaan ahay reer hargaysa shacabku sidaad moodaysid maaha soo gal ayaan leeyay waaba taanu ku midoobi layn soomaali xataa waxaan diiday xabuubta in aan iibsado
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
WAA STRATIGIYEED DARIQAASI BADA CAS ILAA BAABEL MANDAB.SIDEE LOO SIINKAXAA.WAA TARIKHXUUMO SOMALI KA DHACDAY.HAA MEESHA WAXBAA KU JIIXEY.
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Ridwan xuseen halkuu kuyidhi hadalkan aad sheegayso ? Bal na tus oo na maqashii wll
@XaajiMaxamuud-s8q
@XaajiMaxamuud-s8q Ай бұрын
Itobiya maxaad
@AyanleCali-p2r
@AyanleCali-p2r Ай бұрын
Hèshiiska itobia io maamulka snm wexeyka dhigantahy shaarkaygan kusiinayaa ee gurigaaga isii ookale micna ahaan
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@MXamedJamac
@MXamedJamac Ай бұрын
Asc hadii uudhaqangaliwaayo mou gii Ethiopia kudarsanyana
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
MARKUU WAXAA KU HADLAYO MAS KAXDIISU MA FADHIDO WAAYO BAD HADUU RABO WUU LEEYAHAY OO CASAB IYO MUSAWAC WAA BAD ITOOBIYAAN ALLAAH BAANA DEJIYEY LAKIIN BADA SOMALIYA IYO SEEYLAC IGU SOO OROD MAAHA SALAAN IYO DHUNKASHO LAGUMA HELO HORTAA JIREBA WAA
@luulsharib
@luulsharib Ай бұрын
Muuse waa 80 jaahil ah 50 sano ayuu u saxiixay xaaraantaas balse isagu gaari maayee waxuu god ku riday mustaqbalka qof kasta oo Somali ah !!
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Ай бұрын
Waxa.wanaagsan.iwaxa.xunba.taariikhda.ayaykuu.galaysaa..sidii.ninkii. syl.oo.warqada.cunay.alaha.unaxariistee.c.risaaq.xaaji.xuseen..ama.kii.kanasiib.kanasaar.abwaankii.calansaarka
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 Ай бұрын
Aniguba waan aamin sanahay ineey dowladu wax ka ogeeyd markii hore kadibna lakala marooqsaday waayoo waxaa laga dareemaaye jawaab celinta dawladu eey ka celineeysay markii hore
@CadaniBare
@CadaniBare Ай бұрын
Somalida ha jojiyan dagalada ehelka ah 😂ogaada in Etiopiea iyo imaradka iney idin ku soo socdan sidey idin xasuqaan😂😂😂😂😂😂
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Danaha Somaliland' waa cad cadayihin waana in dalkeedu horumariyo weyi kursiga UN EE xaqa u leedahy ay hesho weeyi Ethiopia waa in badacas gaadho oo ay slnd faaido kasataba isdhaafsadaan
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Ай бұрын
Waxaa raba in ey gataan wadanka waa Shaqsi umada raba in ey gacan geliyaan wadaan Amxaaro iyo Yahuud.
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
SOOMAALIYA IIB MAAHA XATAA KIRO MAAHA HADAANU DHUL KAYAGA CID HESHIISYO WAX WADA QABSI KULA GELAYNO WAA CIDII U QALANTA
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
waaa gudh haduu na aqoonsado markaanu doono bada waxaanu kaga kicon dhagaxe😅
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Ай бұрын
Damiimnimada iyo jaahilnimada muse wuxu ku leeyahay itobiya ayaan ictiraaf kaga badalanaya bad? horta Itobiya ma ictirafeysa? wey ku boobeysa
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Ай бұрын
SNM iyo muuse biixi itoopiya ayay hukasooqaateen dawladii soomaaliya ayay kurideen Kadib waxay yiraahdeen dhulkiina siiya itoopiya goormaa soomaali garan muuse
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
YKH AWAY DODAYEESHI REERAHA.AMA CULUUMADI WADANKO HALKUU MAREY.
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Ай бұрын
Walhi waa beentiis xiligii qabailka iyo Hogaamiya kooxedyada hooyadoodna ku ma dhicin ee jawaajiis maamula ah baa nalagu dhex beeray iyo siyaasi iimanka la oo aan waxba Hanbayneeyn .
@CabdikariinMaxamuud-r9q
@CabdikariinMaxamuud-r9q Ай бұрын
Waangaran waayay😂
@abdiashkir6259
@abdiashkir6259 Ай бұрын
Dowlada uu sheegay waa kooxdii cbb aad katirsaneeyd maaha kooxda Hassan malaqayaamo kuwaan kuwa xanuunsanaa hogaankoodu liitay ayadhalay hanqaltaagaan
@maxamuudaxmed282
@maxamuudaxmed282 Ай бұрын
Bidhaanaw hooyadaa anaga a wasnee laascaanood oo meel qalalan oo buuro dhexdooda ayaad daarood nimo igula dagaalantay Somali waxba kama dhexeeya an nin Waliba halka uu Degan yahay siduu doono haka yeelo somaliland daarood iyo hawiye madax kama noqonayaan soomaali anaga a Kala gaynay yaa wax ka qaban Kara inan gumeed
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
Waa alla been badaanaa beerka caara ku gooysey waa wiilkii riyooyinka ee hooyadii boqorka u gu riyootay oo kale
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Ай бұрын
Ciwaankaaga maxaad u jeedaa la kala saftay waxaan arakayey war saxafadeed wasaarada dibada somaaliland ay leedahay xidhiidh ayaa ka dhexeeya xutiyiinta iyo al shabaab
@mhamedshucayp2076
@mhamedshucayp2076 Ай бұрын
Ooo lakala saftay😢😮😅😂
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Ай бұрын
Muuse Biixi waa dembiilihii labaad ee dhulka Somaliyeed inuu iibasado damcey kii horey u damcey inuu iibasado wuxuu ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliya oo ay Dawladdii Aadan Cade laguna xukumay Xabsi Daa'in kuna dhintey sannado badan ka dib Xabsiga Dhexe ee Muqdisho,Qof walbo oo dhibaato geysto Taariikhda ayaa xuseyso Wasiirkaas wuxuu ahaa Axmed Yuusuf Ducaale ee wareeye Adigu halkee joogtey waqtigaas,Waxaan kuu sheegayaa inaysan qabsan karin Amxaaro Dhul Somaliyeed iyadda ayaa waxaa badbaadiyey Ruushka Adis Abbaba halkii loo jirsadey waa la ogaa ee Adiga Ciidanka Amxaaradda ku soo biir haddii Aad wax u teri kartid,Muuse Biixi haddii uusan dhiman Maxkamad ayaa la soo saarayaa
@MaxamadDahir-w8k
@MaxamadDahir-w8k Ай бұрын
Cawan Kas okale mdx dad uah
@Umo580
@Umo580 Ай бұрын
ETHIOPIA NAMA HAWEESATEN HADAN MADAX ASLIAHA HASANO SIDA WADAMADA AN DERISKA NAHAY
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى Ай бұрын
Fursad maxa ku diidaysa cajiib
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Ай бұрын
Xasan shiikh haduu caafimaad qabo muuse biixi halasooqabto ayuu oranlahaa khaa.inuwadan khaa.inuwadankale ma eedeeyo
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 Ай бұрын
ma waxa wadani nimo noo sheegaya ninka dalkiisa boqolaalka dal ciidanka keenen ee cidii soo gaadhaba waxay doonto ka samay sanayso ma waxaad ka hadashay bad aaway badiini saw tan turkiga lagu wareejiyay macaa shidaalkii ku jiray maaha aaway shacabkiini waxa siday rabaan ka yeelanaya ciidan shisheeye aaway nabadii iyo sinaantii dadku anaga ma nihin doqomo waxa loo sheego qaata halkaan waa dhulkeena waxaanuna ugu tali neynaa wixii nala quma naada ee dhulkiinu ha idin deeqo
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 Ай бұрын
Waxaad aminsantahiin in ey wax natareen. Ethopia marki loo qeebsho seddex Hal meel waa Soomalida ey gumestaan. Taas oo jirta ayeey doonayaan in eey qaatan Bada.
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya umadan walaalaha dagalamaya dhaxada masaxalah ka dhiga adiga awooda leha ma Ethaipia kale hela bada hadi ada xoga ledihina intu joga wiila Somaliyde kuma dhacadin inta khatina
@MohmedSiyaad
@MohmedSiyaad Ай бұрын
Hadeey riyo duleeyiin dabadeedy kuqarilnlayd itoobiy iyaahorumar kaarabta laakiin adigu dhibmooyee dheef hakasugi.n
@OmarSholi-oj8ev
@OmarSholi-oj8ev Ай бұрын
Wax siin bada majirto musena waa ino sheege maqasabad siin bad noga dhadhicinaysa
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Ай бұрын
waar beeeenaala yahow badu waa kiro maaha siin😮😮😮😮
@HdJd-gk6ml
@HdJd-gk6ml Ай бұрын
Himilo ma gaarsinneryso himilo qaran ee waa laduleyn sandoonaa ee alla yaa u sheega waxa aay muteysan doonaan ilmahooda biri kuwa ku qanacsan tan manta joogta ma arkaan gasa waxa kasocda eega aduunyada daafeheeda hoogooyinnow
@abdifatahyousuf3136
@abdifatahyousuf3136 Ай бұрын
Ma lihin cadaw xamar ka daran😅
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan Ай бұрын
Baddii somaliyeed ma hooyadaabaa le bada xishoo dhiladii ku dhashay wase hadaanu idin dabar goyn wayno gafuur culusyahay
@Amir-Muse
@Amir-Muse Ай бұрын
Siilka hoyada ku laabo dhiladi ku dhashey ee oromta ahed was indha gumed yahow indha gumed ku dhaley
@rermagalcashaq5570
@rermagalcashaq5570 Ай бұрын
😂😂😂😂 ader somalidu wxay ku jirta midi midi kutaga nin waliba aderki ayu lasafanyay ader musana wxanu lenay yanay mididadu jabin 😂😂😂😂😂😂😂 viv somali land
@Shukri-x1v
@Shukri-x1v Ай бұрын
marku farmajo heestay waad amaaneeysay marku xasan yimidan waad caaynee waxaat Tamayo qabiiliiste is qarinaa
@jeelemohamed5344
@jeelemohamed5344 Ай бұрын
Maxaa kudhacay wararkaaga maanta lama maqlo waxba sawir mooyee asxaabta sharaftalehow
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w Ай бұрын
Beenaale illaahay ka go.ay waar fursad kaagama banaana somaliland ethopia dhamaanteed waxay nagu raaceen inay islaam noqdaan waana kuwii aanu idinka hoosgalay ee naqaabilay kabax tuug illaahay ayaad ka go.daye
Maxaa Kala qabsaday Trump & Putin iyo Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi
8:03
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 23 М.
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 36 МЛН
Qaabka Loosoo Riday Diyaardihii israa'iil & Jabka Kudhacay Xaalada Dagaalka
8:03
Madax dhaqameed Beesha Arab oo ku dhawaaqay War weyn
26:15
SKY Cable TV
Рет қаралды 33 М.
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН