MADAXWEYNE C/RAXMAN CIRRO IN UU DHISO CIIDAMADA QARANKA DALLACSIYO, MUSHAR KORDHIN U SAMEEYO WAA WAX LOO BAAHAN YAHAY, HADDAN CIIDAN XOGGAN LA DHISIN MA SACABOLEY AYEY DOWLADDU NOQON LAHEYD.
@Caliya712 күн бұрын
Subax wanaagsan suleiman, cadowga Allaah ha usiyaadiyo qaraxyada iyo qaracanka.
@Mohamed-h7b5b11 күн бұрын
Yeah the flag is Muslim all soo
@mohamedguleid533012 күн бұрын
Somali waa dad ay dhumaatay ayaan daran dagaal colaad qabiil iyo hunguri mooyee aan diin dadnimo iyo damiir midna lahayn
@maden781812 күн бұрын
Adiga soomaali ayaad tahay weyna kuu dhamaataye sow ma ahan😂😂😂
@Fardowsaabdillahi12 күн бұрын
Beenta maaha ana kamida mida somalida 20 yaers wax aan aduunka ka qabsaday majiran mustaqbal wanagsana ugama jeedo dalkyga,i.a dalku wu ino hagaagin sida ulahayn wuba kasii daraya.
@maden781812 күн бұрын
@Fardowsaabdillahi Ilaahey wuxuu siiyaa aduunyada kuwa uu jecelyahay iyo kuwa uusan jecleyn sida gaalada oo waxaa la siinayaa caafiimaad iyo horumar. Laakiin Ilaahey wuxuu hidaayada siiyaa kuwa uu jecelyahay oo kaliya. Hadii Ilaahey hidaayo ku siiyay nimcadii ugu weyneyd ayuu ku siiyay ee nimcadaas maka shukrisaa?? Horumarka aduunka ma ahan shilimaadka ee waa cibaadada halkii mar oo aad Rabigaa u sujuudidba waxaad sameysey horumar weyn. Hadii aduunyo qiimo leedahay Rasuulka SCW ayaa lasiin lahaa isaagana iska diiday aduunyada. Hadii waagu kuugu baryo amni maalintaasna quudkii aad cuni laheyd aad heshid waxay la mid tahay iyadoo uu Ilaahey kuu jamciyay aduunyoo dhan ok.
@MunaApdilahi-m6x11 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤
@Selelfiaxmed12 күн бұрын
Inta badan soomalidu warka kama fal celiyaan lkn qofka u waramaaya ayay gudaha u galaan shaqsiyadiisa
@hafsaali429712 күн бұрын
Saxiix, Aqoontaa nagu yar. Midda kale Qabaliyana way madax martay....heer waxaa lajoogaa Culumadda Soomaaliyeed la aflagaadeeyo oo Qabaliyo iwm darteed loola dhaqmo sixun...Subxaanallaah أللهم ردنا إليك ردا جميلا
@Caliya712 күн бұрын
Sax
@sooyaanherbal12 күн бұрын
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin Allah jabiyo yahuuda iyo gaalada galbeedka
No more faqash No more somali weyn guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊✊✊❤💚❤💚❤
@MursalAlaahi11 күн бұрын
G 21 oo kashanaya Cbb laso novelty iyo Xisbigii Nabad iyo Nolol , baa keenay inaan dhulka somalidu dagto oo dhan inaan Nabadi ka dhicin , Arìkaasina waa fashil wanu ku jabi doona Daarod, way ka qoomamayn donaan hadaanay is daba qabatayn...
@motivation-k6h12 күн бұрын
Wadan inuu ciidankiisa adkaysto ceebmaha, Dowladkastaba xaqbay u ledahay, ujedaduna maha in cid lagu duulayo
@ShibiinAxmed12 күн бұрын
Bowe qabyaalada iska dhaaf oo nin weriye ah heer somaliyeed ah hanagu warejinin reerkina e
@hassanjama622411 күн бұрын
Madaxwayne Cirro dalkiisa somaliland bari ilaa Galbeed isagaa ka masuul ah bariga sool na waa somaliland ciidamada somaliland na xaq ayay u leeyihiin inay tagaan xadkooda Yoocada ee duleedka Garowe oo ah xuduudka somaliland iyo somaliya u dhexeeya
@MacalinKinyaati12 күн бұрын
Alle haku xijiyo tan niyukiliya ee mareykanka allow aamiin yaa rabbi kibirka mareykanka allow dhulka ku jiid masiibada u sii kordhi
@SiinbaaDeeq12 күн бұрын
Xishood mamulka ha odhan
@farahissack513112 күн бұрын
I wish every somali had a mind and thoughts like yours especially the unity of the somali community. Thank you.
@maxamedxudeefa572912 күн бұрын
Xasan shiikh maxamud halkuu dawladi somaliya mariyay kasoo waran madaxwaynaha soomaliland ee sida xortaha far iyo cod ugusoobaxay ee ciisankiisa dhisaya wax hakasheegine xagjir baad tahay qabyaaliya idaacada maracade .shaw ba kunjeer kudhama ee waxaad sootabinaysid iska hubi
@Ugbaad_abdi12 күн бұрын
Shekh dib ufadhiso inad ka xuntahay way muuqataye qarankayga bilan
@NimoAli-s1p12 күн бұрын
Samma aragtid isma xakamaynkaro waana nin dhulbahante ah
@ubahabdi45312 күн бұрын
Lagama guulaysan ee way guulaysteen 😊❤
@PoliytgjkkkJobbplouuu12 күн бұрын
Ada ka shaqeya isku dirka soomalida
@tawakalnuur667512 күн бұрын
Faaladaada ka ilaali Reernimada khaanadaasu Aad bay kuu shaqaysaayr
@sowdobiryar546312 күн бұрын
ALLAHU AKBAR
@fouzifouzi339312 күн бұрын
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Waa aakhur saban ilaahow khaatimada noo suubi. Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Ilaahow amarkaaguu dabka ku socdaa ee amarkaaga ku jooji yaa Rabbi. Ilaahow adoomadaada soo hamuuni oo ka dhig kuwo kuu towbad keena. Yaa rabbi cizki iyo sharafki Islaamka soo celi dulliga iyo dhibaatada naga dul qaad.
@MsryanCali-vs9mk12 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@aminina10012 күн бұрын
Alle Kama damiyo ilaa oo White House iyo hubkooda alle ku baabi’iyo, hubkii ee Gaza ku gumaadeen allaha ku baabasho dabka muslimiinta iyo maskiinta gaalad ah allaha ka badbaadsho 🤲
@ElonMusk-nc2pz12 күн бұрын
Hada Mareykanka dhibka gaaray maxaa ka faaiide. @@aminina100
@IbraahimCawil-qe6bu12 күн бұрын
Hayaay yaa daarooda dad badan oo hurda ayey toosisey waayo sidii siyaad u dhacayba hayaay yaa daarooda ayaa hayseen idinkoo dalka haysta
@FataleYare12 күн бұрын
Munafaq
@A.risaaqCumar11 күн бұрын
Guul somaliland rwpublic of somaliland hooyada faqashta kawase
Wariye ma tihid ee waxad tahay qabyaaladii oo qof ah
@fartuunmohamed608112 күн бұрын
Allah kama damiyo dabka ilaa ay reer qasa nabad buuxdo ka helsyaan ee dhulkooda looga baxaayo ileen asagaa xasuuqey reer qasa
@Baananews12 күн бұрын
Alx ilahay ha i siyadiyo marekanka wali xanunka magarin islamka ilahay haka badbadiyo Waxa ay Ila tahay marekanka in u ladagalamayo Lkn Mel laga jiro u garan la yahay
@yusufahmed698712 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@nuurmunye207512 күн бұрын
Qabyaaladii oo qofa ayaad tahay
@IstaahilAli-uy1tv12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤
@faadumoelmi743912 күн бұрын
Oo hadii dal ciidankiisa habaysto oo dhisto ma colaadbaa mise xumaan. Mise waxaad doonaysaa amni daro. Media yada waxaad uga faa'iidaysataa inaad ku ficil dagaalanto lkn waxba kama qaban kartid xaaladsha taakiin
Bal xanuunka ninkaa haya daya hadii somaliland ciidan adag dhisato ma reer soolbaa loo jeedaa..reer sool waa somaliland ku bishaarayso.
@RoodaIsmail-i6p12 күн бұрын
Somaliland ma ssc uun bay xuduud u ah waar xishooda❌❌❌❌❌. Hadii ladhiso waa ciidamo somaliyeed a, Xaashi mawaxaad ku fakaraysay inaan ciidan Somaliland ladhisin???
@MohamedAbukarMaallin12 күн бұрын
الحمدلله Allah kusiyaadiyo
@asmaabdillahi370112 күн бұрын
Allahou Akbar , Allahou Akbar, Allahou Akbar
@arashidosmannoorteeri893012 күн бұрын
Nac Nac ,Nac nac Doqon dhaqso Ayaan kuugu imane hada diyaar HOW QURJILOW BALAN WAXAAN KU QAADO INAAN XADKA KU DHAAFIYO.BEENALAYOW
@Yusufliban-ty2tl12 күн бұрын
Mr horufadhi waanu ku fahmaynaa Waxani war maaha waxaad si dadban wax ugu sheegaysaa reer tolkaa adigoo leh is jira waa la idinku soo socdaaye
@xalwodalmarxalwodalmar12 күн бұрын
wariye xashi wa wariye istahila bilada geesi sidi u u garab istagey shacabka ree falastin mediahan sodhigi doona
@AwesCabdulhi12 күн бұрын
Ilaheyow muslimiinta oodhan meel walbo eey joogaan ku amaansado amiin ilaheyow salaada noo hagaaji oo nagu amaanso ilaheyow dambigeena & dambigii waalidiinteena allaha cafiyo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi
@MoustaAbdi12 күн бұрын
Waab kutaageersanaa lkin maata kadib ayaanana kutaageeri doonin faqash manuka somalilad waar anagu dawulad ayaanahay xaaraami ayaad tahay😊😊😮😮😮😮
@Mohomed-f7s12 күн бұрын
Masha Allah HM keep going 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💯💯🇸🇴🇸🇴💯👍👍🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴
@adanaxmed987412 күн бұрын
Waaryaa inan gumeedyahow fuleyga ahi ciro ma odhan cid baan ku weerarayaa, ee dal waliba ciidankiisa wuu dhistaa, waxaadse qiratay in aad tihiin cadowga soomaali land. Naacda yaree adeer.
@kiranpath703312 күн бұрын
Soomaliland danteeda ayey ka talineysaa xumaan yaan loo arkin. Khaatumo danteeda ha garato
@maryanmohamed668812 күн бұрын
Waaryaahe Adiga Qabyaalad, Naxli Iyo Xanuun Uu Ku Hayaayaa, Madaxweyne Somaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro Cidna Duulimaad Kuma Aha. Waxaase Uu Diidan Yahay Ciidan Beeleedyo Oo Wuxuu Rabaa Ciidankii Qaranka ee Somaaliland. Ta Labaad Been Baad Sheegtay Oo Waa Markii Ugu Horeysay ee Uu Tago Intii La Doortay Miiska Saraakiisha.
@sahranur164212 күн бұрын
Caloosha milika ku fadhiya ALLAH SWT hakaa daweeyo
Maracade ayaa kaa fiican wlhi 🙅🏽no more horfadhi . Unflow by
@asmaabdillahi370112 күн бұрын
That is what you recognize from Allah soubxanahou wa tacaala
@Gacanlibax12 күн бұрын
Waaryaa colaad iyo xasarad midna looma socdo ee ciidanka hadaan la dhisin maxuu qaban lahaa xasarada jooji cid col noqonyaa ma jirtee
@faadumocali557412 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubaarikQamashi11 күн бұрын
Waa naxacasi maxamuud cabasayi
@abdirizaknuur95512 күн бұрын
Xaashi ma waxaad doonsysay in cirro yidhaaho ciidanka Somaliland hubkadhigid baan kusamaynayaa kkkkk KZbin perka qabyaalada soomaaliyeed
@mahadcumar726312 күн бұрын
Waryaahe waad wacnayde sawdigan adna is maydhay oo meelkale ka fadkudiyey
@faisayussuf695312 күн бұрын
Somaliya darod baa dhibato ku haya is arka
@abdourazakhersi312012 күн бұрын
Don't scare bro, make dua, nothing will happen insha ALLAH.
@fouzifouzi339312 күн бұрын
Xasbunallaahu wanicmal wakiil.
@Umucabdullah12 күн бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdurahmanmabdikadir480812 күн бұрын
Waan waan waa diideen
@mohammedogleh519512 күн бұрын
Waar yaa ilahay yaqaan gobol iyo dulimaad toona kama hadlinbee hadu yidhi cidmada dalkyga mushaharka u kordhhinayaa wna dhisayaa ma denbibaa dhulka Somalida ee lagusoo maqan yhy in ciidmo loo dhistaa soo iyaduba wx qorshaaha ku jira maha Somalidu ma sword bay ku dagalamay hdi lasoo weerero
@usamacabdilahi41512 күн бұрын
Xasan alaha no dabni dhafo
@faadumocali557412 күн бұрын
Ayagaa is ku maqan waan lagu maqan yahay somalida qabyalad io diin. La aan
@Warsanmedia012 күн бұрын
Soomaali waa dad wada geesiyaal iyo wadaniyaal ah oo ku howlan leynta dadkooda iyo kala qeybinta dalkooda iyo dadkooda 😢. Subxanallah
@abdisharif831512 күн бұрын
CIIDAN QARAN MAAHEE WAA CIIDAN QABIIL WAAYO QARAN SOOMAALI AYAA NOQON KARTA BALSE CIRO WAXAAN LEEYAHAY SOO SOCO SIRAADEEY.
@hananihanani757612 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@sama_kaabmohamed17612 күн бұрын
Bari adoo leh ku arki dowlada somalilan somalidu iyaga isu xaasida
Waar Alle ka cabso, hadalka sidaad u dhigayso ee colaadda hurinaya wlhi cid kale la weydiin maayo aakhiro adiga mooyee, dad dhisaya ciidankooda ha u yeelin waji kale, beenaalaha ay Soomaali ka fadhiisan laadahay kow ayaad ka tahee.