Macqul mahan tas balse wa dholatus siyasaded oo somalida lagu bahdilaya wa iney dhahan waxas lagahadlo hade yihin mamulka maxmiyada
@gorodaxmed7762Ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@faisalabdi1187Ай бұрын
Ogaaden geela iyo baadiye loo diraaye iskuul itobiyaan yaa u diry 😂 ogaden wax barasho kuwa,kenya ugu fiican kuwan kililka dhaanto iyo geela imtaxaan u geli way baasi 100% lkn wax kle ha waydiin kaftan😂😊
@osmangure6040Ай бұрын
Bal adigu xasssn sheekh u sheeeg doqon ayaa ina haysa wuunanka helayaa waraa kuwii eaxa ku dhacay maargtay. Waa wixii xassn shek tuug sidan ayauuu rabaa in meel kasta soomali ka burburto.
Ogaadeenkaad ku waalatay mar hore ayaa waddanka laga qixiyay, oo soomaali kale oo unacamleeyso ayaa lagu beeray. Shirarkii maalmahan ka dhacaayay Jigjiga Waziirka maaliyada ee Ahmed Shidde iyo Gudoomiya ku xigeenka baarlamaanka ee soomaali isku sheega oo maalin hore ujawaabaayay MD Hassan sheikh mohamud ayaa soo abaabuleen shirarka lagu taageeraayo itoobiya. Waana dad meesha lageeystay.😢😢😢😢😢😢😢😢😢.