Madaxweynaha ugu ilaalada Adag Dunida Gaadiidka Lasocda Xogta Kuduugan | Xulashada Dunida

  Рет қаралды 76,497

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@abdisabuurabdikariimsahal9474
@abdisabuurabdikariimsahal9474 2 жыл бұрын
Waxaas Oo Dhan Geeri Kama Badbaadin Karaa 🙌
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
Tasan been ahayn malakul mawt nidaam celin kara ma jiro🤣
@ehludiinmedia3157
@ehludiinmedia3157 2 жыл бұрын
قل لن ينفعكم الفرار ان فررتم من الموت او القتل.وإذا لا تمتعون إلا قليلا
@MohaAliDiini
@MohaAliDiini 2 жыл бұрын
Allah dalkeen nohagaaji iyo dadkeena
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 2 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin Wllo
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
HORUFADHI MEDIA AAD IYO AAD BARNAMIJKA XULASHADA DUNIDA CAALAMKA OO IDIL 👏
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
Masha Allah Waxa Rajeena in Mustaqbalka Dhow Ina yeelan Doono Ilaalo Sidan Oo Kale oo Inoo Ilaaliso MD Farmaajo
@xuseenfadal
@xuseenfadal 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣👍🏿
@fowziaadan5800
@fowziaadan5800 2 жыл бұрын
Insha Allah
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@saidojama1170
@saidojama1170 2 жыл бұрын
America waa ummad isu timi oo tashatay malakulmoot unbaan la celin karin lkn khataraha kale waa u diyaar garoobeen halka Africans eey kursi isku dagalaan halkan waxaa lawada ilaashadaa hogamiyaha dooran si shuruud la aan ah waa horumar Aadmiga uu gaaray anagana one day baan rajeeyneeynaa inaan ka gudubno caqabadaha qabyaaladeeysan ayagaa ugu muhiimsan in la qaado InshaAllahu
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 2 жыл бұрын
I wish the president would have bodyguards like this. 👍 Horfadhi media You are absolutely doing great jobs for us. Thanks for sharing this helpful information
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna
@halimoosman935
@halimoosman935 2 жыл бұрын
Thanks, you Eng yaasiin War bixint cajiibk ah
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Waad Mahadsantahay ✅ Injineer ✅ inj.
@akmoha2449
@akmoha2449 2 жыл бұрын
Macluumadakan Shalay baan Asago English ah dawaday, marlabaad ayaana Af Somali kudawaday 😊
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 2 жыл бұрын
Noso dhig isago English ah
@dualterm
@dualterm 2 жыл бұрын
Asagoo English ah Horta yaa kulanyaqaan asaga 😘😂
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Sikasta haloo ilaaliyee markuu waqtigu dhamaad ma jiraan qofbadbaadiyaa malakulmowd
@abdixakiimosman7175
@abdixakiimosman7175 2 жыл бұрын
fariid
@khadarcali8678
@khadarcali8678 2 жыл бұрын
Zxp ka so hadal isbahaysiga Shiinaha and Ruushka ee ka Dhan ah Maraynkanka kaga hortagayaan mxay iskugu raaceen fulaysanaa 🙏🙏🙏🙏🙏😭😭🙏🙏😭😭🙏🙏😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭ka hadal 🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭
@markobablosena2899
@markobablosena2899 2 жыл бұрын
Maraykanka xita xulufo malaho maxa waye fulaynimada ad sheegosid
@mohamedrashid6563
@mohamedrashid6563 2 жыл бұрын
Masha Allah xashi wn sugaynay
@somali7851
@somali7851 2 жыл бұрын
Acadubilaah
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Ilayn madaxdu waydhibanyihin
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 Жыл бұрын
madaxwaynaha ugu fulaysan dunida
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Subxaanallah
@SamatarIsmaaciil
@SamatarIsmaaciil 9 ай бұрын
😢
@xuseencali9193
@xuseencali9193 Жыл бұрын
Soobadi sxb plz🙏🙏🙏
@osmanaden2362
@osmanaden2362 2 жыл бұрын
Waxaas oo security ah wax ba mataraan, awooda Alla ayaa ka weyn, malag kama celin karaan.
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 2 жыл бұрын
Amazing
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Keep going
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Nuur ✅ Maxamad ✅ Sii soco ✅
@abusharma9221
@abusharma9221 2 жыл бұрын
Adama laga ilashaye bal malakulmod haka ilaliyen haday watarayan!
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 2 жыл бұрын
Thanks you
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Maxamad ✅ Cabdi ✅ Waad mahadsantahay ✅
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Asc wrx wbr bahda hurufadhi tv
@mubarikqamash6363
@mubarikqamash6363 2 жыл бұрын
Asc dhamani asixaabata qaaliga ee somaliye maa xageni ayaa ka socaniye
@hussenhared6983
@hussenhared6983 2 жыл бұрын
Corona ma iskacelin karaa baaburkaa sheegesid
@yasminaxusen8889
@yasminaxusen8889 2 жыл бұрын
Kkkkkk hadi ilahay amro in dil uu ku dhinto wax bad baadin kara male
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Ilaalada urdugaaan iyo farmaajo hhhhhh
@fowziaadan5800
@fowziaadan5800 2 жыл бұрын
Maxad ku qosli marka
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
When we will have this level of security ? I don't know when we will be like the rest of the world. tiring situation walahi that we are in
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
@@C.2022-t7y hahaha qof dhan fikirkesa ma rabta luqada oo rabo in oo ku dhiban bas lakin af Somali war nin yahoo maxa indinka qaldan???
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
@@younge252 Afsoomaaliga ka sareeya afafka kale marka halkan la joogo, Muxuu halkan kasoo doonay haduusan afsoomaaliga garaneeynin ? Afafqalaad halkan loogagama baahna. Adiga ineey wax qaldanyihiin waa macquul Kulama yaabani
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
@@C.2022-t7y qofka kuma qasbana in af Somali ku dheebto fikradahesa ee cadi iska dheg dadka ha ku mashqulin sxb adi wax badan ka qaldan af Somaliga na kamasareeyo luqadaha adunka luga hadlo cunsari nimada iska da bro waxa lago jira 2022 english waa international luqaad ah Somali dadka lu hadlo kama badna 25m
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Halis Irid, iridaha Dhooli
@abdidayib5705
@abdidayib5705 2 жыл бұрын
Fadlan kasso hdal dgaalkii 1973 ee Israel iyo carabta 👍😄
@abdiabukar8799
@abdiabukar8799 2 жыл бұрын
Godka madow yaa ku waardiyeynaayo najaas najaasi dhashay muxuu Islaamka soo hagardaameeyey baabuurka kudhex gubo
@munamohamed6709
@munamohamed6709 2 жыл бұрын
Biidmilaha. Waxan rajaynaya in madaxda somalind aan sidaaa loo ilaalin oodadkoodu jecel yahiin oo aanay cadaw ku noqon
@markobablosena2899
@markobablosena2899 2 жыл бұрын
Somaliland maxa lada jahil yahe
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
Bal day amniga sidey u sugeen🤔😕 lkn malakul mawt nidaam celin karo ma jiro🤣
@Hajira-q9o
@Hajira-q9o 2 жыл бұрын
Carabta khaliijka ayaaba gaalada kaxun Gaaladii ayaa diiday inay aadaan shiinaha sababna uga dhigay sida arxandarada ah ee ay ugalaayaan dadka muslimiinta ah ee dalkaas ku nool iyaga oo maryo dheerdheerna wey aadeen damiir daradooda حسبي الله ونعم الوكيل
@xuseenfadal
@xuseenfadal 2 жыл бұрын
Gaalo waa gaalo muslim ladilayona waxba ka magalin iyagaaba dila silacna mariya balse waa siyaasad, dhaqaalaa laysku hayaa.
@Hajira-q9o
@Hajira-q9o 2 жыл бұрын
Waan ogahay taas gaalna inuusan kuu naxariisanayn adiga oo muslim ah Ilaahay ayaaba noo sheegay inaysan najeclayn lakiin siba sibey dhaantaa!
@xuseenfadal
@xuseenfadal 2 жыл бұрын
@@Hajira-q9o Haa walaalo balse waa siyaasad dhaqaale.
@Hajira-q9o
@Hajira-q9o 2 жыл бұрын
Marka maxay kula tahay siyaasada iyo diinta isku meel magalaan miyaa???
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 2 жыл бұрын
Next time we are waiting for you to make a video about the Russian president Vladimir Putin 's security
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH; AAD AYAAD FAI'DA UGU LEEDIHIN BULSHADA SOMALI; MUDDA AYAAN JOOGAY QURBAHA SIIBA WADDANKA AAD KA HADASHEEN IYO YURUB LAKIN SIDA AAD NOGU SHEEGTEN FIKRADAS KAMA HAYSAN
@aminamaye8166
@aminamaye8166 2 жыл бұрын
Maxaa sidaas loogu ilaalinaa somali maas jooga
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Ilah Dila dhinto malinta xaqiq da imado adunka dadka jogo dhan kama celin karan gerida hadi ilah ina nolato rabo adunka dhan dadka jogo hadey raban iney ku dilan kuma dili karan ilah kitabkena nogu shegay hadey dadka dunida jogo dhan ku nacan raban iney ku dilan kuma dili karan ila an aniga ku mahe hadi adunka dadka jogo dhan ay ku jecel yihin igama ka celin karan marka nafta kala bixi dadka adunka jogo dhan hadey isku yimadan igama ka celin karan ilah na yiri kaligis hadu socdo xita xiligi ilah ugu talo galay ka soko dhiman mayo hadi dadka adunka dhan ilaliyan xiligi ilah nafta kaso donto kama celin karan dadka staff ka niyada ku dhisan mahe qof ka xili ayu Leyahay adunka ugu ek aqiro adayo xiliga ka sokow nugler xita hadi lagu turo ma dhimanayo
@naciimaxuseen554
@naciimaxuseen554 2 жыл бұрын
Ciqaab ayu kujira xuriyad uma socon karo
@ahmedabdiyasin6844
@ahmedabdiyasin6844 2 жыл бұрын
Waxaan amaansugid kawayne dakanada maraykanku qabaa maxaytahay? ileen qofhaduu dhinto qofbaabedelee
@xuseenfadal
@xuseenfadal 2 жыл бұрын
Dee inuu ciyaar ku dhinto ayaan larabin.
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Waxay dumiyeen dalalkan liibiya , somalia , yemen , suuriya , ciraaq iyo weli hagardoomooyin ay ku wadaan dunnida muslimka
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 2 жыл бұрын
Horufadhi TV ma xaashi ayaa maamula ama waa mid fake ah??
@funnytvtv9654
@funnytvtv9654 2 жыл бұрын
Asaga leeh wll
@abdiqafarmohamed2022
@abdiqafarmohamed2022 2 жыл бұрын
Cajiib farmajo waxan oo kalowayo waxau kawado (wadan hormay iyo adiga hoos baa lagufurnaya🙄📝🇸🇴)
Sababta Ruushka Looogu Wareejinayo ukraine & Siyaasadda Cusub
8:02
Интересно, какой он был в молодости
01:00
БЕЗУМНЫЙ СПОРТ
Рет қаралды 3,2 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 101 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 59 МЛН
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 25 МЛН
DOODİİ AQOONYAHANADU AY İSKU FAHMİ WAAYEEN PROBLEMKA XİSAABTA
17:04
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 44 М.
Basaaskii BAHJAAD XAMDAAN (Qeybta ugu Dambeysay)
12:13
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 62 М.
Интересно, какой он был в молодости
01:00
БЕЗУМНЫЙ СПОРТ
Рет қаралды 3,2 МЛН