Alaah Akbar Alaahu Akbar Alaahu Akbar. Laxowla wala quwati ilaabilaahilil caliyul cadiim. Subxaanalah Subxaanalah.
@aminasuleman9446Күн бұрын
Masha allaah illaahow Somaliya sharfdii iyo karamadii u so cele amiiin yaarabi
@ZakiRiye-g2iКүн бұрын
Somalia geesinimadeeda sowmaaha sababta aan nabad u heli la,nahay sababtoo ah hadii aan dowlad cagaheeda kutaagan noqono naga nabad gali maayaan guul soomaalia💪🇸🇴
@SaraUsama-o6nКүн бұрын
😂😂😂
@MaxamedcumarMaxamedcumar-j1kКүн бұрын
Dabeylo baas ha qaaddo yuhuuda o meel daran ha geyso . Bi idnillahi kariim.
Allahu akbar Allahu Akbar merci monsieur Abuubakar-Baale vous êtes un homme remarquable,votre parole nous donne l'espoir, on voudrait beaucoup des hommes comme vous pour notre pays 🇸🇴🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
Wllhi dadwaynaha somali ah hadii ay leyihiin wadano quwad wayn réer Palestine 🇵🇸 yuhuudi habeen ma dhex seexateen nabadana kama dhago adaygteen Lkn ilahayba ujooga réer Palestine 🇵🇸 Guulban urajaynaya walalahayga réer Palestine 🇵🇸 incha allah Allahu Allahu akbar ❤❤❤
@Kadermohamed-f8hКүн бұрын
Dameerka.masar.iyo.dameerka.ugaandha
@ayanmohammed8374Күн бұрын
guule somaali inshaa Allah
@mo3classic76012 сағат бұрын
Guul insha allah #WADANKKEENA #HOOYO EE #SOMALIA insha allah marwalpa iyo ilaa iyo qiyaamu saac
@Galaxy-kv8pgКүн бұрын
Kenya iyo itopiya wey nawalene ilaahey ayanu ku dacweyney
@KaltunAbdirahman-m1pКүн бұрын
Somalia way to go
@AliHassan-hb1bnКүн бұрын
U N waxjira maaha mana sii jiridoonto insha ALLAH . Soomaaliyey carab isaga hara wayga talo.
@maxamedxuseen1740Күн бұрын
Aad bay u fududtahay in aan haybaddeenii la soo noqonno, waa madaxdeeni sidii masuuliyiin sharaf badan u dhaqma. Dhammaanteen Allaha inna xafido oo Allaha inna hadeeyo.
@ayanmohammed8374Күн бұрын
well done abuukar baale
@qadiiryare11Күн бұрын
viva xasan shiiq dal xureeye
@NasraAbdiwahab-z1tКүн бұрын
Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@KaltunAbdirahman-m1pКүн бұрын
Somalia guuul
@AbdiasiisAbdialiКүн бұрын
Sulaymaan suldaan Xageen kala xidhiidhaa
@sudiyusuf5269Күн бұрын
Anuukar baale cimrigiisa alaha raajiyo
@KaltunAbdirahman-m1pКүн бұрын
Baale thank you
@AbdiasiisAbdialiКүн бұрын
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
@Salman-h6t7eКүн бұрын
Guuuul abukar baale
@HASSANSUHUFIКүн бұрын
Niyow eed baad umahasantahy marka an arko qaabka ad wax ugudbineyso
@saidmussa6461Күн бұрын
Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@Ilka--caseКүн бұрын
Allow waxn ku wydisanaya nxariisTtada balladhan iyo danpi dhaafkaga ilahy wxn ka baryaya inad danpigaygi dhafto oo aad I nxaristo ilahy wxan ku waydisnayaya inad I nuuriso hoyga aakhiro ee wax yari ka hadhsan yihin uun ilahyw igana badpadiso cadaabul qabriga ....... ilahyw walidkayna danpigodu dhaf 😭 u nxarisana aduun iyo aakhiraba .waalid wad igu so tabacden waad iso korisen intasa iso le'kaysisen wad iga farxisen wxd ila so marten marxalad ilahy uun garan karo abaalkina ilahy Jan0 ka dhigo 😭😭🤲🤲 ilahy wxn ka baraya inuu inagu kulmiyo janadiiisa waalid ilahy ha inagu kulmiyo janada 😭😭🤲 قل رب رحمهما كما ربياني صغيرا.😭😭🤲 ilahyw u nxariso siday igu nxarisanayy markan yara. ( ilahy wxan ku wydinayya janadaada iga badpaadiso cadaapkaga 😭😭🤲
Abukar Baale waxa uu saacadaha ku sameynjirey via Roma Bar 900 gadashiisa ayuu dukaan saacadaha lagu sameeyo
@fardowsaabdi334Күн бұрын
Ilaahoow madax han iyo hammi sare leh dalka noogu dhiib.
@SumayaMohammed-t7h23 сағат бұрын
Toloow aaway illaahay
@XuseeenQaadi20 сағат бұрын
Muslimiintina markhaatibey ka yihiin illahow umadaada adaa umaqan ya rabi ducadeena no aqbal illahow nasri degdeg si walaladena
@hananihanani7576Күн бұрын
Ilahay ayaa awood leh oo kaa adag ee suga
@KaltunAbdirahman-m1pКүн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubahali2129Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaaciilrooble7976Күн бұрын
Walaal damdam iyo faan badanidaa adigoo hal qodob ku rafanaya oo waqtigu kaaga dhacayo iyaad hadana ismahadisay
@احمدسعيدعثمانعبديКүн бұрын
Xilligan sharcigu waa xooggaaga
@abdihakimmohameddiriyesank1730Күн бұрын
Wll wadmahadsanthy
@Hassein-p2p14 сағат бұрын
Walaalow adiga wariye ma ahid ee waxaad tahay Shaydan Wariye nimo Ku dhuunto
@hananihanani7576Күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير لا تنسى نعمة اللله وقال تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين يارب العالمين)
@cabdilaahimcawadКүн бұрын
Abuukar baale wlhi ma aqaano cidu somali ka yahay lkn waxan u fahmay inuu daarood yahay, la ajli inuu malin walba xaashi amaano isaga dawlada inteda kale caayaya
@hodanabdiramanfarah1458Күн бұрын
Subxaanallaah
@umalkhymohamed7492Күн бұрын
Beenale 😂😂😂
@saidmussa6461Күн бұрын
Somalia Dowlad kama jirto waa meel lagu kala tagey Abukar Baale waa nin xawaadle ah oo dadkiisa lagu laayey Ceel Baraf oo abgaal xasuuqey kama hadlin
@AbiibColaadКүн бұрын
Somalia maxay cid canbarayn iyada baa digada ahee
@saidmussa6461Күн бұрын
Kenya dhagax maba aha BEENAALE NAHAAB AH waa Bir
@CapitanoPusquetsКүн бұрын
Somali waku qald weyn inay arimha ka hdasho dalalka kaleh wana waz dhibto ku kenya arinka plestina hda anaga noma tal wayo af adin midna kjma difaci karno
Aabow kan yar iga celi miyaa micnihii aan kan weyn iska celiyee. 😂😂😂😂 Soomaaliyada Itoobiya badeeda ka ceshan la’ miyaa Israiil weerar ku qaadey kkkkk. Horufadhi Soomaali midhaa waad ku maadsaneysaa taasoo ay istaahilaan. Runtii anigoo warkaaga xitaa inta ugu doorka roon dhageysan ayaan qoraalkan iska soo jarey 😂😂Lol
@IbiEntertainmentКүн бұрын
Sxb Cid walba waan ka’adag nahay haday’timaado dagaal alhamdulillah ilaaybaa geesi naga dhigay sxb 💪🏼💪🏼💪🏼qaddiyada Fastiinna waa qasab in laga’hadlaa xitaa hadii madaxa qori lagaaga hayo sxb kolay Orom urayaad tahay diidan in Somaliya ay soo noqoto qiyamkeeda sxb is’cadee mowqifkaaga daciifka ah 🤧👎🏼🇮🇱🇪🇹🇰🇪🇺🇸🇪🇺🇹🇷🇬🇧🇦🇺🤢🤮👎🏼
@SaraUsama-o6nКүн бұрын
Haa 😂😂 Subhaanallah
@SumayaMohammed-t7h23 сағат бұрын
Waxaan qarka u saaranahay in aan caasiyoowno oon dhahno illaahay majiro miyaa
@EsraMahumud19 сағат бұрын
Subxanallah maxa ku hadashay nya
@EsraMahumud19 сағат бұрын
Subxanallah maxad ku hadashay
@abdulkadirsheikhmohamed5Күн бұрын
ABUKAR BALE TOO LATE TOO LITTLE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 HE SHOULD ALSO ACCUSE HIS BROTHER IN LAW SEEDI GIISA XASSAN SHEIKH MOHAMUD TO THE SECURITY COUNCIL FOR SELLING OUT SOMALIA AGAIN TO ETHIOPIA AFTER THE UN DISENGAGED ETHIOPIA FROM BEING PART OF AUSOM.THE FOOLISH PRESIDENT HASSAN IS INVITING AGAIN ETHIOPIA ARMY INTO SOMALIA😂😂😂😂NAIROBI
@m.k.778810 сағат бұрын
Dhal!nta Soomaal!yeed Ahaan, Waa !n Aanu iska Dhicinaa Cadówyadeena Dhaw Ee Der!ska Ah iyo Kuwēēna Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoons!ga, Sí 100% Waa în Aanu UWadar Ogolaanaa iyo !n !na La S!! Adoonsado
@KaltunAbdirahman-m1pКүн бұрын
Hanoooaato
@YusufDaganeКүн бұрын
Asc somalida kenya kasowarama dagaxa
@fardowsaabdi334Күн бұрын
Ilaahoow madax han iyo hammi sare leh dalka noogu dhiib.