"Horumarka Gobolka Awdal waxa ku suntan Xisbiga Kulmiye Xirsina waxan leehay....."Wasiir Buuni

  Рет қаралды 5,428

Kulmiye Party

Kulmiye Party

Күн бұрын

#DEG_DEG_DAAWO
Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
FACEBOOK- KULMIYE PARTY
/ kulmiye
FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
/ warbahintakulmiye
FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
/ kulmiyemedia
TWITTER- KULMIYE PARTY
/ xisbigakulmiye
Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
/ musebiihi
TWITTER - Muse Bihi Abdi
/ musebiihi
KULMIYE MEDIA OFFICE
Mahadsanid.

Пікірлер: 34
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye guul kulmiye kulmiye guul ❤❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Waxaa inoo dana xisbiga kulmiye
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
@@dauuddaaauud8339 guul waddani waddani waddani waddani waddani waddani waddani
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
@@dauuddaaauud8339 uf uf 300 askari baa lascanood ku xidhan ku xidhan hhhhhhh
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
Beenaale beenaale. Awdal 90% waa waddani waddani waddani waddani waddani waddani waddani
@asadaxmed218
@asadaxmed218 3 ай бұрын
Reerkaaga waxad Ka dooratay reer kale taariikhda lagu ogan meshad Ku dambaysid
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 ай бұрын
Reer borama han balyo hanbalyo waan idin lasoodhawaynaynaa xisbiga kulmiye waa difaaca qaran
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 3 ай бұрын
Viva somaalilnd guuulinsha alaah 🎉🎉
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 3 ай бұрын
Adiga yaa kudoortay fataal yohow
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 3 ай бұрын
Muuse biixi walaashaa hawaso daba dhilif
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 ай бұрын
Maasha allah 🎉🎉🎉
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 3 ай бұрын
Kuwii madaxda ka ahaa xukuumada kulmiye ayaa kaxishooday inay waxqabad usheegtaan reer awdal waayo waxbaba umay qaban reer awdal eeribootkii boorama ayaa wali wani qabyaa markaa buuni haduu qanilayo maanta waxqabad kamuu sheekeeyeen wadadii baligubadle ee ay maalintii aytageen ayay ubalan qaadeen markay hargaysa yimaadeena waykanoqdeen
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc 3 ай бұрын
Inaad iska aamusto ayey ahayd ah
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
3 million muuse u diiday awdal meel ku sheeg neefyahow buuni nin madhan
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Guuuuul British soomaliland government guuul caalamiya
@MustafeAbdisamed
@MustafeAbdisamed 3 ай бұрын
Hunguri Qarannimaa ka weyn. 3M iyo kabadan waala helayaa ee ha iimaan xumaan waqtigu wuu ino imane. Adigu buurta ka ilmax oo qaranka xaska aad u galayso iska dhaaf laxyahay gaadhiga jinka saaran
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
@@MustafeAbdisamed kulmiye wuu dhacayaa. Reer awdal way ogyihiin ugaaskoodii 19 in gorayacowl xabad uu muuse regime la dhacay. 181 awdal yaa waa waddani guul .car yaa waddani la tartami kara .xisbi bilaa godob .iyo muuse dhiigcab dhagar qabe
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
million dollar buu uga deeqey bila aan fogeyn
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
@@abdullahiomarali5241 muuse waala nacay insha allah wuu dhici
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc 3 ай бұрын
Macaruur buu u sheekaynayaa daba dhilifku
@Wanaagsane
@Wanaagsane 3 ай бұрын
Markay ka yaaaaben taaagerayaaasha wadani, iyo in umadiii wadani ku jabtay kulaha buses baaa la qaaadaya , waryaaadhaheeen ma kulmiye biiixibaa wax qabtay waa markaaad wax aaad sheeegato wayday
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Basas kkkkkkkkm
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
@@dauuddaaauud8339 buuni ma cod buu hayaa reer awdal dhagax bay ku dilayaan .car suuqa boorama ha dhex maro buuni
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 3 ай бұрын
Qudhmiye haduu sharaf leyahay cayda dadka kuceshow adigaba wasir kamadhigteen lakiin wa mulka qashinka lagu rido halkaa unbaa waxa xun oodhan lagahelaa umalayn mayo lakiin hadwixiika danbeya inad intood umad sohojogsatan ay idin dhegesan doonaan waxase iswaydinleh cida adlanolan dontan hadiiba ay maqaxidu idinka hadho
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Yaa ku jabay cadawga gudaha ma dadka kolba meel loo raro mahadhadii gacan libaax jidgooyada iyo ciidankii maydkooda madaxa iskaga taagay Wadani, dhabarjabintii ciidanka caydii 7 sanadood reeraha clipyadii baa la hayaa markhaati ma doontii idina waxaad haysaan keena fardo laysu hayo maxaa layskaga faanin
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
Waad dhacaysaa 300 askari baa lascanood ku xidhan kkkkkk
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
GUUUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT GUUUUUUL XISBI QABIIL MAAHA YAA AFKOODA KA MAQLAY AF QABIIL MAJIRTO NOOLAW
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 ай бұрын
Kkkkkk safaaari kkkkk
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 3 ай бұрын
@@dauuddaaauud8339 kulmiye wuu dhacayaa waayo 300 askari baa lascanood ku xidhan. Waa xisbi liita wuu burburiyay dadka iyo dalkaba
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhinraa jicuun kulmiye la aantii irsaaqada Allah waa waasac kabaqaadow
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Waad la wayday malaha axmed muumin seed baad ku khaldaysaa Kulmiye ma nasabad caayo xitaa kuwa ka taga ninkii la yidhi reer aan saamayn lahayn baad ka timid ee la af gambiyay ee kulmiye u hiiliyay wasiir shilis ka dhigay wax is daba marmariyay ee markii xil kii laga qaaday ku noqday kuwii bahdilay oo isku badalay cadawga gudaha dadku waa wada indho
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 ай бұрын
@@jamaadnuura10 jamaad nuurey adiga waa ku gartay waxaa tahay habrihii qaranka waalay ee lahaa muusow ciidanka siidaa meel aan waxba jirin waana ceebayseen🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍😂😂😂👍👍
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 21 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 21 МЛН