HTML: Casharka 1aad ee HTML Ku Baro AfSoomaali

  Рет қаралды 92,767

Aqoonkaal

Aqoonkaal

Күн бұрын

Cilmiga Computerka Ku Baro Af-Soomaali waa qoraallo ku soo baxa websiteka AqoonKaal.

Пікірлер: 131
@bashiirafrica
@bashiirafrica 3 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo ustaad casharadan maanta oo 2021 lagu jiro ayaan daawanayaa adna 2013 ayaad duubtay, xilligaas dugsi dhexe ayaan ahaa wlhi. Barakow macalin👏
@najmadiamond2452
@najmadiamond2452 3 жыл бұрын
Ani xataa😩
@abdiazizabdallamoha9203
@abdiazizabdallamoha9203 2 жыл бұрын
Anika dugsi hoose Ahay m.a maantanah waan kafaideystay💯
@Ahmedcadnaan
@Ahmedcadnaan Жыл бұрын
me 2023 ayaa daawanayaa
@falastinabdi9502
@falastinabdi9502 7 ай бұрын
​@@Ahmedcadnaan 2024
@hardinmoustafa4674
@hardinmoustafa4674 Жыл бұрын
Thanks teacher I showed your video today 2023 after 9 years Allah blessed u teacher
@mahadmaxamad5711
@mahadmaxamad5711 2 жыл бұрын
Maa Sha Allah Ustaad Mahad Sanid Kun Iyo Kow jeer I
@MesutShariif-yq1px
@MesutShariif-yq1px Жыл бұрын
2023 baan daawanayaa alle kheyr hakaa siiyo ustaad maxamed cali
@Roro__ruun
@Roro__ruun 2 жыл бұрын
Look After 8years bn ka faiday wax badan Ilahay kheyr haku siiyo❤️
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 3 жыл бұрын
masha allaah Macalin aad io aad u mhdn sn thy wx bdn Ka fahmy Allaah Cilmigaga Ku barakeeyo Kuna Siyaadiyo. 🙏🙏
@liibanjama5569
@liibanjama5569 11 ай бұрын
alle haku barakeeyo macalin walahi cilimi ka faa iiday
@diriyeahmed9537
@diriyeahmed9537 4 жыл бұрын
thanks bro sida aad nooga faaideysa waad ku mahad santahay
@abdifatahhassan4120
@abdifatahhassan4120 9 жыл бұрын
mansha allah mahdsanid macalin mohamed Ali aad iyo aad ayaan kaaga mahad celinaynaa sida wanaagsan ee aad ugu soo ban dhigtay umada soomaaliyeed noogu sharaxday waxaanan jeclaan lahayn in aanad ka caajisin oo aad barnaamijyo kalena aad noo soo galiso webkan aqoonkaal waxaanan ilaahay kaaga baryeynaa in alle miisaanka xasanaadka kuugu dar wabilaahi tawfiiq.
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@wehelkaardayga5557
@wehelkaardayga5557 2 жыл бұрын
Allah hahaku barakeeyo maclin waa kaa faa iiday janatul firdawso Allah hakugeliyo
@ifraaxmohamed6964
@ifraaxmohamed6964 8 жыл бұрын
mansha allh runtii waxad noo faiidaysay aqoontadee allh hakaa abaal mariyo macalin
@totiedin7488
@totiedin7488 Жыл бұрын
23/04/2023 cilmigu marna madugoobo mhdsanid macalin ❤
@daacadcalicameey3269
@daacadcalicameey3269 6 жыл бұрын
marka hore alle ayaa mhd gaar eh leh wxa halkan uga mhd celinayaa dhamaan inta gcnta ka geesaty casharkaan waan ka faaiideesty wxn ahy ardy jaamacadeed taqasuskiisuna yhy (IT) alle haidinka abaal mariyo
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@abdifitaahhassan4466
@abdifitaahhassan4466 4 жыл бұрын
@@somcourse3159 anga ubahan wll xgen kala so xariira
@juunijawaan
@juunijawaan 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaali meeqaaradinayay barnamijkaan inaa marhore kuhelo ayey aheyd ugu dambeyn wan helay mahadaasne allah ayaa iskale insha allah waxan kurajo weynahay inaka faaideysto
@maazim7675
@maazim7675 3 жыл бұрын
Mazha allah wllhi ani macalinka noo dhigi wan ku wareray lkn macalinkan ayan si wacan ugu fahmay allah ku barakeyyo ustadi ramadan waye wan ku duceynay xqq🤲😢🥰
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 жыл бұрын
Mahadsanida ader runti si aad u fican ayaad noo fahansiisay alle hakaa jaasaai' siiyo, june 19/2021 ayan dawanayaa xiliga ad so galisayna waa 2013 runti xiligas aad ban u da'yaraa youtube iska daaye xata facebok iyo internetka o dhan man isticmalijirin.
@juhaay1437
@juhaay1437 3 жыл бұрын
M.a Wlhi waa cajiib cilmikaaga Haduu 2013 sidaan ahaan erey bixintaadana Ay waagaas sidaan fasiix u ahyd 2021 kwrn Allaha kuu barakeeyo cilmikaaaga eng waxaana ka codsan lahyn inaad courses cusub oo IT Ah noo bilowdo waa hadey macquulthy
@Munii45
@Munii45 11 ай бұрын
Ugu danbeen cashirka rabe wan hely oct 2023 mhdsnid ustad❤❤👏👏
@rahmasaidafrah2124
@rahmasaidafrah2124 2 жыл бұрын
Masha Allah qeer Allah Ku siiyo walal muqalkan waxaa duubty xili aan dhowen 2013 xiligas school man dhiganeen dugsiley ban ahaa lkn manta waxan dawanayo anigo sanadki kowad jamcada dhiganyo qeer Allah Ku siiyo walal
@kaledmahrez1423
@kaledmahrez1423 2 жыл бұрын
Amba sidoo kle wllo rahmaay Qeeer Allaha ziiyo amen🤲
@nootaayotaakulo1810
@nootaayotaakulo1810 4 жыл бұрын
Masha allah si wacan ayaan uga faaiiday thanks Ustaad
@aqoonkaal
@aqoonkaal 4 жыл бұрын
mahadsanid waana ku faraxsanahay in aad ka faa'dey
@calicabdulle3499
@calicabdulle3499 9 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid kun iyo kow jeer Aadban ula dhacay fursada adso bandhigtay Iyo sidad usharaxdayba thankfully my blood
@naaziriyanuura5863
@naaziriyanuura5863 Жыл бұрын
Mashallh alle haka abaal mariyo macalin wx badan ban ka fahmay runti
@hazanadamkadie124
@hazanadamkadie124 4 жыл бұрын
m,a mcln ilahey hakuu barakeeyo aqoontada mahadsanid
@issemaxamed5989
@issemaxamed5989 3 жыл бұрын
Masha aalh ajar iyo xasanaad alle ha kaa siiyo
@nasromaxamed1582
@nasromaxamed1582 Жыл бұрын
After nine year thanks ustad..
@Bilaal-uj5bl
@Bilaal-uj5bl 3 жыл бұрын
masha allah adbad u mahad san thy sida quruxda badan aad noogu sharaxday adbana u fahmay
@jiilaal
@jiilaal 9 жыл бұрын
Aad ayad u mahadsan tahay macalin Sharaxaada wanaagsan jzklah kheyr
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@zakjr5884
@zakjr5884 9 ай бұрын
Manshaallah wallahi aad baan uu fahmeey 😇
@GRYgems
@GRYgems 3 жыл бұрын
Alle hakaa jasai siiyo macalin guul lagadhay
@magichashi
@magichashi 7 жыл бұрын
ilaahay ajir hakaa siiyo sida fiican ee aad noogu soo gudbisay macalin
@silvador2152
@silvador2152 Жыл бұрын
Wlhi macalin muddo lix bilood ku dhibana misna fahmi wayey html'ka aad u mahadsanthy mclino khayr allah ku siiyo kuna xafido
@azuismail9868
@azuismail9868 5 ай бұрын
waxan dawanaya 2024 after 10 years ago thanks teacher
@ayubayanle
@ayubayanle Жыл бұрын
Waxaan arkay cashar kaan 2023 macalin alllaah hakaa abaal mariyo❤❤
@malyuunmankamalyuunmanka1637
@malyuunmankamalyuunmanka1637 2 жыл бұрын
M.a mcln thanks noosobadi wlhi waan kulasocdaa cashirka jaamacada iilasocdaa
@nimcohuzen745
@nimcohuzen745 3 жыл бұрын
Mansha allah teacher alle haku barakeyo wayaabo badan ayaan kafaaiiday
@4knaturemediapro595
@4knaturemediapro595 2 жыл бұрын
Masha allah ala jahizak aad ayad iifahnsiisay wll thanks
@abdurahmannur659
@abdurahmannur659 9 жыл бұрын
Asc aad ayaad u mahadsan tahay Eng Mohamed Ali. Sharaxaaga aad ayaan uga helay. Fadlan maisku dayi kartaa casharo kale oo ah Java ama PHP. Mahad sanid.
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@TheSamale
@TheSamale 6 жыл бұрын
Mashaallah walaal cilmigu waa awood Allah mahad sanid.
@MohamedAdan-iq5ri
@MohamedAdan-iq5ri 11 күн бұрын
M.a ustaad waxaad duubtay muuqaalkaan 2013 ana 2024 ayaan dhageystah🙏
@mahamudabdi-p7v
@mahamudabdi-p7v Жыл бұрын
Macalin allah haku barakeyo
@Ahmed-shakirElmi
@Ahmed-shakirElmi 3 ай бұрын
After 11 years wakhtigu waa cajiib
@abuukarcali-zo9iz
@abuukarcali-zo9iz Жыл бұрын
ustad window 10 ku so samee madadan hypertext markup language adigoo mahadsan
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Ustad internet explore iguma jiro hdi aan Dagso maago wuu iga diidaya siden ku xaliya ustad
@بهلههنلل
@بهلههنلل 6 жыл бұрын
Mashaalllh parafsoore sare allh keep u inbdn my dear teacher
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@apdirisaqapdikadir5298
@apdirisaqapdikadir5298 2 жыл бұрын
@@somcourse3159v999⁹9
@anzalabdull5072
@anzalabdull5072 Жыл бұрын
Best teacher
@mukhtarmohamedosman2455
@mukhtarmohamedosman2455 9 жыл бұрын
wlhi aad ayaan ula dhacay sidaad uGu sharxeeysid bahda aqoonkaal waan kaga mahad naqeenaa kun iyo koow jeer wxaan codsan lahaa in lay fahansiiyo qaabka aan lacag uGu heli karo web ka hadii aan hawada soo galiyo iyo sida uGu fudud aan u sameey kro waa mukhtar moha oo jaaga mogdhishu dabaqeen ka
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@itsme-tu4fy
@itsme-tu4fy 2 жыл бұрын
M.a ustad manta 2022 html5 na waa la dhaqankaliye
@kasimsaman9481
@kasimsaman9481 4 жыл бұрын
Wax badan ayaan ka faaidey casharadaada ajar Alle hakaa siiyo Maclin
@aqoonkaal
@aqoonkaal 4 жыл бұрын
mahadsanid, waana ku faraxsanahay in aad ka faa'iidey aqoon
@onkorpodcas114
@onkorpodcas114 2 жыл бұрын
Khamiis 20ka october 2022 magaalada jigjiga Aad ayaad umahadsantahay walaal wuu i anfacay cashirkan Jigjiga university ayaan ka bartaa cilmiga computer science
@nuurabdulkadir2158
@nuurabdulkadir2158 3 жыл бұрын
Wll intee kula soo xiriira inaan carin kula tashto rabaa hadey suurogal thy
@GarissaTVChannelnews
@GarissaTVChannelnews 4 жыл бұрын
Si wanagsan ayaad u sharaxday lakin waxaad ka tagtay oo uu kubilabma. Mahadsanid
@5uldan
@5uldan 4 жыл бұрын
Doctype muqaalkan kadib ayaa lagu so kordhiyay macalinku wuu saxanyahay wlalo
@Naano970
@Naano970 2 жыл бұрын
mahadznidin wll waxaad noo sogalisaa casharka kasmaalka sida loogu sameeyo suaalaha
@raqadrakia8840
@raqadrakia8840 3 жыл бұрын
Lkn ustaad iskuma xige see cml haila ybn meesha new ayaan ku ahy
@qayzamiofficial3938
@qayzamiofficial3938 3 жыл бұрын
Kan cahar baaka horeeyah wll..... channelka dhexgal kadb ku dhufo playlist , then HTML casharadeeda casharadeedakuusoo baxayah wll ,
@aliawlibah7734
@aliawlibah7734 Жыл бұрын
Macalin aad umahasantahay runtiiii awalkaka ma gudi karno
@baasherooble4747
@baasherooble4747 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@awaleyaseen1290
@awaleyaseen1290 6 жыл бұрын
Msha Allah runti waa cashar aad u muhim ah mudan in laga faaiidaysto
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@idaalle1543
@idaalle1543 Жыл бұрын
Mcln window 2019 bn isticmaalayaa meel aan kaalasooxiriiro isheeg
@laamosrimac6495
@laamosrimac6495 7 жыл бұрын
Marka hore mhdsanid Yaa Mucalim, waxaan wataa su'aal yar een Note or Note++ waajib miyey igu thy inaan isticmaalo... mise Aplications kale loogu maarmo wey jiri karaan... maxey thyna farqiga u dhaxeeya betwen Aplications..
@suhaybadams877
@suhaybadams877 7 жыл бұрын
Waxay ku xidhantahay qof-kasta dookhisa iyo jeebkiisa, applications kale oo free ah ba jira Visual studio, dreamwaver, pindendo. dhamaantood premium way leeyihin kuwa free ah na waad helaysaa. halka feautures ka iyo tools ka waxad odhankarta waalagaga fiicanyahay lkn code kaaga iyo lasocodkiisa mararka qaar waxa la door bidaa texteditor/notepad++
@abdirahmanahmed9351
@abdirahmanahmed9351 3 жыл бұрын
Msha allah siwanagsan funny macalin
@laamosrimac6495
@laamosrimac6495 3 жыл бұрын
@@abdirahmanahmed9351 3 years ago.. ayaad dib ii soo xasuusisay. Waan ku salamayaa wll.
@HassanAhmed-uj1jj
@HassanAhmed-uj1jj 6 жыл бұрын
Acww Aad iyo aad ayan uga helay. waxaan ahay arday donaya in uu maadan barto. Lakiin waxaa iga su aal ah ma barankara arday aan waxba ka aqoo ama aan wax fikir aan ka heeysan bar namishayada borogaraminka ah sida kan oo kale ama cc+ ama waxii lamidka ah.aniga waxii offic ka badan wax ba kama heeysto fikrad ama aoqoon ee malaqabsan karaa casharkaan ama mise waxaad ii shegeeysaa halaka aan wax ka soo bilaabo ileen weey iga go antahay in aan barto. Mahadsanid
@munodiirshe
@munodiirshe Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@maryanahmed5654
@maryanahmed5654 2 жыл бұрын
Mnshlh mahadsanid teacher.
@mohamedabdulkadir3232
@mohamedabdulkadir3232 8 жыл бұрын
asc wr wb macalin maasha allaaah illaah hakuxafido aamiin yaarabi
@omaribrahimosman9329
@omaribrahimosman9329 3 жыл бұрын
3 saac oo aan jaamacada fadhiyey waxaa igaga wanaagsanaa 10 kan daqiiqo
@aqoonkaal
@aqoonkaal 3 жыл бұрын
Mahadsanid waana ku faraxsanahay in aad ka faa'iidey
@ilhaamaxmed9909
@ilhaamaxmed9909 2 жыл бұрын
M. A ustad mahadsanid waxan dawanaya 2022
@DonKaka-uw9cq
@DonKaka-uw9cq 3 ай бұрын
Mhdsnid ustad 2024 nopad++ waxa ka fcn visual studio
@aqoonkaal
@aqoonkaal 3 ай бұрын
waa sidaas aad u fahamtey, waayo xilligii aan qoray Notepad++ ayaa casri ahaa, waxaana notepad++ la sameeyey 2003, casharada HTML-ka markii hore waxaan qoraal ahaan u qoray 1999, waxaana Video ka dhigan 11 sano kabacdi, taas oo ku aadanayd 2010, xilliga uu soo baxay VS CODE waxay ahayd 2015. Xeerarka ayaana muhim ah waayo barnaamijyadu waa is edelaan, in kasta oo NotePad++ weli la adeegsan karo. Mahadsanid
@xidigcompany995
@xidigcompany995 3 жыл бұрын
M.a sfcn baad u sharaxday
@alifaarahmahamod2371
@alifaarahmahamod2371 5 жыл бұрын
Mahadsanid Macalin iyo aqoonyahan
@AxmedDeeq-z8l
@AxmedDeeq-z8l Жыл бұрын
2023 thank u ustaad
@fitahmahamed4890
@fitahmahamed4890 8 жыл бұрын
mash A llh ustad qaai ah
@shaaficidhux3939
@shaaficidhux3939 4 жыл бұрын
Wllo .arkaad sharaxayso Sidio dad aqaan hanoola dhaqmin mid mid u qeex
@shaficionlinetraders5187
@shaficionlinetraders5187 7 жыл бұрын
note badka cashirkaad kuqoreeys ma muuuuqdoo macalin
@xidigcompany995
@xidigcompany995 3 жыл бұрын
Shukran wll
@axmedcabdullaahicali3394
@axmedcabdullaahicali3394 Жыл бұрын
Maasha allaah
@maryanhaji1053
@maryanhaji1053 4 жыл бұрын
Masha ALLAH ALLOW kubarakey
@makojamamohamud
@makojamamohamud Жыл бұрын
M.a ustaad
@apdirisaaqmohammedhasan1686
@apdirisaaqmohammedhasan1686 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmedqasim8812
@ahmedqasim8812 7 жыл бұрын
ma sha allah ustad allah haku barakeeyo
@abdikariimhussein6803
@abdikariimhussein6803 3 жыл бұрын
Mahadsanid.ustad
@aqoonguud442
@aqoonguud442 6 жыл бұрын
بارك الله
@yusufsidiq1694
@yusufsidiq1694 6 жыл бұрын
Asc walal java maa ino sharxi kartaa ??
@jafarismail612
@jafarismail612 6 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@apdyhariir7865
@apdyhariir7865 2 жыл бұрын
Browser sidee loo diyaariNayaa markaa xaaji
@abdirahman3794
@abdirahman3794 3 жыл бұрын
7 sano kadib Mahardsanid sxb
@yahyemahamed196
@yahyemahamed196 6 жыл бұрын
Mazha allah mclin sii kordhi casharada wepka plz
@raqadrakia8840
@raqadrakia8840 3 жыл бұрын
M.a xafidakallaah
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 8 жыл бұрын
Ma sha Allah. Mahadsanid
@somaliplatform
@somaliplatform 6 жыл бұрын
jazakallahu keyr wloo wad no faideysey
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@mahamedhawadle772
@mahamedhawadle772 7 жыл бұрын
lakin carabigii masoosaaraye waa sidee xalku
@Suwa_14
@Suwa_14 Жыл бұрын
1❤My first lesson
@badri10-z9s
@badri10-z9s 7 жыл бұрын
aad baad umahadsantahy soo jeedintaadan
@muthaqifabdur-rahman2492
@muthaqifabdur-rahman2492 3 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaya
@jjjuqurafi7629
@jjjuqurafi7629 6 жыл бұрын
Browser an aniga leeyahay siden kusamesan karaa?
@somcourse3159
@somcourse3159 6 жыл бұрын
asc wll ma ubaahan tahay full courses web development ah oo waliga somali
@abdiasishassan8105
@abdiasishassan8105 5 жыл бұрын
@@somcourse3159 haa
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin Жыл бұрын
Number kaga isheeg ustaadii
@nuuranasra1033
@nuuranasra1033 3 жыл бұрын
Mahad sanid macaalin nook Soo badi
@maxamettjr3288
@maxamettjr3288 2 жыл бұрын
Thanks bro👍
@sisjjoker2679
@sisjjoker2679 4 жыл бұрын
Walal booka rapaa halke kahela
@engbilebaashi3487
@engbilebaashi3487 5 жыл бұрын
Waxaa iga yaabisay 7 qof oo Dislike dhahday cashirkaan
@Engyuu12
@Engyuu12 2 жыл бұрын
msga alaah macalin
@abdi4le566
@abdi4le566 Жыл бұрын
😊
@ayaan_mohe
@ayaan_mohe Жыл бұрын
Asc appkan magacii lkn
@mohamedmohamud6047
@mohamedmohamud6047 8 жыл бұрын
good
HTML: Sida Loo Sameeyo Linkiyada Website (Casharka 2aad)
27:20
Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Casharka 1aad
14:11
Aqoonkaal
Рет қаралды 23 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН
HTML: Hordhaca Casharrada HTML Ku Baro AfSoomaali
18:30
Aqoonkaal
Рет қаралды 36 М.
Python - Hordhac (Intro) - Somali Tutorial Beginner 01
14:18
Duraan Ali
Рет қаралды 71 М.
kick sidee lacag looma sameeyaa !
8:01
NOOR Kiin Travels
Рет қаралды 9 М.
WEB DEVELOPMENT| HTML AND CSS | TUTORIAL 01 | AF SOMALI
25:14
Shakir Ahmed
Рет қаралды 39 М.
Become Graphic designer  | part 1 | Af-Soomaali
34:31
Mahdi Miad
Рет қаралды 145 М.
Lesson:1  How To Create Database In sql server    Afsoomaali
3:14
AQOON SHIDE
Рет қаралды 92 М.