Hubaal xaajiga hadaad usameyso labadaan shey wu kucayilaa | 2 shey o caafimad leh

  Рет қаралды 612,198

Amira’s Cuisine

Amira’s Cuisine

Күн бұрын

Пікірлер: 568
@fartuunmaxamed9453
@fartuunmaxamed9453 3 жыл бұрын
Aniga markaad soo galisay sanad kahor waan sameestay waan kahelay hadana waan karsanoya waqtigaan lajogo 2021 7jul 22ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
@mohammedaminabdythahir2179
@mohammedaminabdythahir2179 4 жыл бұрын
Walhi i have to subscribe this. First Somali channel i subscribed. Thanks walalo. You made piece of art. Amazing.masha allah baraka allah
@mohamedhersi1709
@mohamedhersi1709 4 жыл бұрын
walashey alow cafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo aamiin yarabi
@farukwacane9425
@farukwacane9425 5 жыл бұрын
Maasha Allaah. Wllo Alle ha kaa abaalmariyo waxa aad I I bartay qureec aan sameysan karo aroortii, iskaabullo ayaan ahay e. Mahadsanid 1000 jeer wllo.
@abdulfitnessofficial6331
@abdulfitnessofficial6331 5 жыл бұрын
Wax kle ayaa karisay yaqey , like ta saara
@lilliansheke6926
@lilliansheke6926 4 жыл бұрын
Please use English subtitles. We love your recipes but some of us don't understand somali
@abdallaosmanelmi9382
@abdallaosmanelmi9382 4 жыл бұрын
Shukran wll jazakalah
@nasirhassan4210
@nasirhassan4210 5 жыл бұрын
Mansha Allah Allah ha ku barakeeyo Sida akhlaaqda leh eed aad u sharaxayso ayaan ka helay runtii
@nacimacabdinasir4265
@nacimacabdinasir4265 4 жыл бұрын
Jazakalhu khyr xabibti
@israahooyo8401
@israahooyo8401 5 жыл бұрын
Nin cayilan intee lageyha yaabe inta igu racsan like👍🏻
@anisaadam8808
@anisaadam8808 5 жыл бұрын
Umm Rayaan Asc walaga wadaa midkoo naf ah saa id cml
@israahooyo8401
@israahooyo8401 5 жыл бұрын
Wcs Anisa Adam mid naf eh oo inoo jiran yahay loo maleeyo ha, Lkn mid dadkiisa ku dhax jiro cayil uma bahno Cafimad ahaan iyo Qurux toona maha
@sadammarcelo7103
@sadammarcelo7103 5 жыл бұрын
Umm Rayaan hhhh😂😂😂😂 idnkaba idnko buuran aynu idn qadana maxa nodidaysa indnku markanu caylno 😂😂😂
@israahooyo8401
@israahooyo8401 5 жыл бұрын
Sadam Husain 😂😂😂
@sadammarcelo7103
@sadammarcelo7103 5 жыл бұрын
Umm Rayaan se lodhany nin caylan walhi erygaga wanku qoslay hno 😂🙏🏻
@abdirahmanmohmed7441
@abdirahmanmohmed7441 4 жыл бұрын
M.a sha Allah thanks my dear teacher gartay sida cuntada lo karsado wan xiseya casharadada wayo waxan hay mid ka raba sameya
@najmaabdi99
@najmaabdi99 4 жыл бұрын
Ciilaankan quruxda badan ayaan saray youtu.be keyga soo boqda hadaa ku cajawiyay like saar subscribers Sar share gareey ✨✨ Waa mahad santahay 😍
@neehanastexo6572
@neehanastexo6572 4 жыл бұрын
Habaryar waxan jeclahay inaan bar to cuntakarinta marka barbarooniga shidan somalia malaga helaana waxan jiraa 14wanjeclahay inaanbarto cunto karinta fudud wad mahadsantahay habaryar mcn cafimaad kucun subax wanaagsan mama shukri habaryar bay
@mrali3601
@mrali3601 5 жыл бұрын
Nafaqada hoyooyinka wa muhiim inagu wa ilowna oo wax walba dumarku waxay siyaan nimanka oo xata ila ay ayaga quudiyan ayagu wax macunan oo waxay cunan inta so harta wa dhaqan khaldan oo gabdhuhu waxay u baahanyihiin nafaqo ayaga ilmaha caloosha ku qaada 9 bilood hadi hooyadu nafaqa xumo ilma cafimad ma dhalayso cafimadkeedan khatar.
@نمعهحسان
@نمعهحسان 5 жыл бұрын
M, allha wallshy Chanel kaaga waan ku cuspy AAD BAAN UGA HELY Allha haku dhowro
@ayaanishawil5935
@ayaanishawil5935 4 жыл бұрын
Mrkasta ku daawado waxan dhahaaaa gacantada Allah haku barakeyo walashay mcn
@Omarshire
@Omarshire 4 жыл бұрын
Mansha allah waa cuto aad u fican wllo thank you 👌🏻👍😋lakin kali gaad ma lagu quracan walashey qali
@mohamedserbiya100
@mohamedserbiya100 4 жыл бұрын
Waad mahadsantay sida wanaagsan ee Aad noo bartay maanta wixii ka dambeeya Anigaaba samaysandoona insha alaah
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 жыл бұрын
MashaAllah abayo mahadsanid ❤️❤️
@cayto4445
@cayto4445 5 жыл бұрын
Masha aallh shugaran
@isaaq.cadawecadawe7350
@isaaq.cadawecadawe7350 5 жыл бұрын
Maashha.alaah
@sakiyohassan1661
@sakiyohassan1661 5 жыл бұрын
masha alaah qurux waye ilaah qeer haku siiyo quruxeey mahadsanid❤❤❤
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 4 жыл бұрын
Asal mahadsanid qofkii UKUNTA XASAASIYAD KAQAADA MUXUU U ISTICMAALI KARAAN ?UKUN LA´AAN MAHADSANID:
@fahmohajji5216
@fahmohajji5216 5 жыл бұрын
waa alaab sahlan mise cfmd qabto ....intaan xajiga lagaarin nafta noolee aa kahoreyso
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 жыл бұрын
Walee qosolkad iga dhamesay
@fahmohajji5216
@fahmohajji5216 5 жыл бұрын
naftada marka nooleysa qofkale nooleyn karta
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 жыл бұрын
@@fahmohajji5216 walahi inaadan been sheegin oo soomalida waxey dhahdaa nin nool baa ku nooleeya
@prettybeautychannel1722
@prettybeautychannel1722 5 жыл бұрын
@@fahmohajji5216 abayo subscribe iisaar
@fahmohajji5216
@fahmohajji5216 5 жыл бұрын
@@prettybeautychannel1722 wanku saare
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 4 жыл бұрын
Thnx a lot abayo, cayilka waan iska ilaliyaa lkn wax cayil keenaba maaha inta isku dartey ee waa nutrition wax tar u leh jirka haddaan sameysan cidna kama sugayo thnx again
@hamdiugas7432
@hamdiugas7432 5 жыл бұрын
Asc walaal horey usoco ayaan ku leeyahay laakin aduunka ka ma socoto arintaan ah ninka cayili Iyo caatey dadku wey simanyihiin nin iyo naag ilmo waayeel nafaqo waa loo baahanyahay marka please hana ceebeyn title dambe ka fiirso oo aduunka ninkaliya maahee dhulka nagaqaad
@fadumosalad9609
@fadumosalad9609 5 жыл бұрын
Abaayo jasaakllh wn smeeyay dhwr jer msha allh wana wxyroo mcn hooyo mcn iyo wllky iyo nftyda bn usameeyy msha allh wn ka hely runtii💓👍
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 5 жыл бұрын
Is caataynta ii muhiim ah aniga abaayo War yaa ila mid ah😭😭😭😭
@abdifarahhassan7892
@abdifarahhassan7892 5 жыл бұрын
Asuuni Abdi anaaa kulamida sxb iscatayntaaa ii aan facayso
@habfikirwacan8327
@habfikirwacan8327 5 жыл бұрын
Wllo asuuni ma ogtagay ukunta ama naalada inay tahay waxa ugu horeeyo eed u baahan tahay mar ka aad rabtid inaad is caataysid ? Anigu 5 bilood ayaan 25gr ku jaray waxaan ahaay 95 hadane waxaan ahay 70 alx waxaana in badan isticmaalayay ukun iyo hilib iyo subag safi ah .
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 5 жыл бұрын
@@habfikirwacan8327 walaalo waad mahadsantahay 100% Watis ap lanbarkayga igusoo darso wax badan inaan kaa faaido ayaan rabaayo 00966592797507 thank you
@cafiifacabdi4599
@cafiifacabdi4599 5 жыл бұрын
Asuuni Abdi aniga xbbti
@queenlove8120
@queenlove8120 5 жыл бұрын
Abayo sanjabisha qoyan kudadaal subixii nh biyo qandac iyo liin dhanan isku miiro cab subax kasto cafimaad nh weytahy coffee nh cab sanjabisha qoyan ku darso sidoo kle shaax hdaa cabto dhiindhiin kusoo bixin i.A
@ahmedothman3046
@ahmedothman3046 4 жыл бұрын
Maansha waxaan rajaynayaa inay xaajiyadaydu iisamayn doonto waayo iayadaaba isoo share garaysay casharkaan mahadsanid xppi inantan casharka cunada bixinaysana waxaan leeyahy maansha hore usoco wax fiican ayaad samaysay
@madka4652
@madka4652 4 жыл бұрын
Walalayaal iigu duceeya in alle xaas wanaagsan isiiyo o aan ku dego wiil dhallin yara ah aan ahay
@rayatulcayn6923
@rayatulcayn6923 3 жыл бұрын
wll allaha ku sahlo mid qeeyr qabto odku dagto nolashana kula fahanto
@abdullahimohammed5810
@abdullahimohammed5810 4 жыл бұрын
Manshalaah walashey gacatada allaha kubarakeyo runtii wxbadan walagafaiday
@adnoasad2996
@adnoasad2996 4 жыл бұрын
wllhY abaYoh caato lee udhintay kan ani ma cuni kara ado raliYa misi Nimnka bes loosameyn pls isoo jwp waxaan rajayn inaad isoo jawaabtid❤❤❤❤👌🙏
@ashahasan6611
@ashahasan6611 5 жыл бұрын
Amiira cadey meela kala so xiriira rabaa plz you tube inaa samaysto oga caawisaa rabaa plz ijwb ilaah dartiis
@luulali1562
@luulali1562 5 жыл бұрын
Amirs cooking xbbtii cimri dheer iyo cibaado suuban Allaah haku siiyo
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 5 жыл бұрын
Mashallah Amiira wllo wasnku taageera allaha ku barakeeyo aniga ahaan kamaba maarmo videos kaaga mar alla markan damco ina wax yar sameysto halkan uun baan ka daawadaa Aad baan kaaga mahad celinaya ina abti
@godeybadboy1785
@godeybadboy1785 5 жыл бұрын
Ali Bashir
@amirascuisine
@amirascuisine 5 жыл бұрын
Shukran wllo
@maai2098
@maai2098 5 жыл бұрын
Asc kabej ansalaato miyaa wll mcn jawaab ayaan kaasuga alle qeyr há ku siiyo gacantaada alle haku barakeyo mahdsanid
@amirascuisine
@amirascuisine 5 жыл бұрын
May qali anasalaato maahan
@qamaromarali3976
@qamaromarali3976 5 жыл бұрын
Ar kabej ka maaad nafahansiisid aby aaan sameesanee
@carabiyincarabiyin3680
@carabiyincarabiyin3680 5 жыл бұрын
Mash Allha
@fadumoedebsan7477
@fadumoedebsan7477 5 жыл бұрын
Kajap waa alap bas bas iyo yan yo laysku daray cml ah oo dhaloyin ku jirtoh
@rodaahmed6080
@rodaahmed6080 5 жыл бұрын
@@amirascuisine maqliga aad markii danbe kusamaysay mahaysto kawaran kii hore aad kabaj ka kusamaysay miyuu iga xumanaya jawab wcn wllo
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 4 жыл бұрын
Amira thnx. Islaanteydu macaluul bey igu dishay
@maymahashi8573
@maymahashi8573 5 жыл бұрын
Abaayooy birtaaan iima taaalo hadaaan isticmaalo birta markii hore aaa ku samaysay gaabashka ma iga xumaaan
@sakariyaabshir2861
@sakariyaabshir2861 4 жыл бұрын
Ilaahy wax khayr leh hakugu abaal mariyo walal sharafey
@wiilomuumin6019
@wiilomuumin6019 4 жыл бұрын
Mashllh allaha ku barakeeyo wllshy qaali run ahaantii waan samysaney waanan ka helay hpptaati
@ayaanabdilahi6044
@ayaanabdilahi6044 4 жыл бұрын
Mansha Allah Caadi maaha Quraacdan Delicious Amira's Allah ha ku xafido Xbbti
@daudmohamed3752
@daudmohamed3752 5 жыл бұрын
Islaantu waxan ay igulasoo kalahdo show adaa soobaray😂😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatxiibrahin2469
@fatxiibrahin2469 4 жыл бұрын
😂😂😂😃
@rajocomputer
@rajocomputer 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh umaahaad laaq islaaantaaa 😀
@leylodagan3524
@leylodagan3524 4 жыл бұрын
masha allh amira qurux yaan nala furine horey usoco sxby qeybta cayilka iskuma fcnin wa nacay lkn kac kac iga dhsgan thy iyo xalwo karis so gali xbbty kkkkkklk
@ureijaibrahim3125
@ureijaibrahim3125 5 жыл бұрын
Masha Allah kaaalay iska arag waaye ilmaha walaaalaheyga ayaaa ukarinaaaaaa
@hodanali5150
@hodanali5150 4 жыл бұрын
Abayo quraac kale ad samaysay maalin oo ah kaabash ukun iyo qudaar kujiry ban raba wan ka waayy youtubekaga tan maaha midkle aan kahelay aad sogalisay igucaawi hadd videoca haysid amiira abayo
@muleexyareabdulahi9750
@muleexyareabdulahi9750 4 жыл бұрын
Masha Allah. Wllshy aada uga cunto cajiiba cashir qaali. Hormar balaaran bn Ku rajaynaya wllshye
@tway5195
@tway5195 5 жыл бұрын
Thanks waanka helay wana try gareynaa
@zuhayrali3372
@zuhayrali3372 3 жыл бұрын
Mashallah gacmaha allaha kubarakeeyo xbbti
@abdulazizali4243
@abdulazizali4243 4 жыл бұрын
I tryed to cook it was so delicious breakfast thank you
@umiibraahim6370
@umiibraahim6370 4 жыл бұрын
👍
@sucaadcarafaad2234
@sucaadcarafaad2234 3 жыл бұрын
M.alh waa macaan abaayo alle haku xafido
@abdiazizyusuf4587
@abdiazizyusuf4587 5 жыл бұрын
Machalllh abaayo aad Ayan uga helay runti jazakallah kheyr barakallahu fiik
@ayanyussuf2047
@ayanyussuf2047 4 жыл бұрын
Mashallah thanks Amiiin 🤲🤲🤲🤲
@laalanura2635
@laalanura2635 4 жыл бұрын
Masha allah abyo ani channel kada hada igu horeysa lkn wan ka helay cunadan fudud wan samayn doonaa jazakallah xbbti
@saidadagan4425
@saidadagan4425 5 жыл бұрын
Masha Allah nice recipe Qaliyeey
@habibaabdalla8264
@habibaabdalla8264 5 жыл бұрын
Shukran abaayo
@sucadabdi518
@sucadabdi518 4 жыл бұрын
Masha allha Shukran Wllo Qaliyah one love ❤️
@yunisjamac1092
@yunisjamac1092 5 жыл бұрын
asc Amiira cuisine kaliya dumar kuguma xirmo xataa rag way LA socdan waxkasto oo aad soon galiso we dumarka rag ka khatarsan ayuu kula socda
@khadradaad3241
@khadradaad3241 4 жыл бұрын
Tiise madaryeelaa tu kale kudara maan Naftayda daryeelo wali 14 jir ayaan ahahay Hqddaan cid nafaqaynayo hooyaday Iyo aabahay baa iga mudan
@mohaa.9739
@mohaa.9739 4 жыл бұрын
M.a wax fiican kaa faa iidey wll Wali sidaan uma karsan kabashka
@CabdifitaaxTitanic252
@CabdifitaaxTitanic252 5 жыл бұрын
Masha allah. gabadh intaano kale iikarisa ilaahow iisahal
@sowdahirabe9491
@sowdahirabe9491 5 жыл бұрын
Aamiin
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 жыл бұрын
Amiin Allaha ku sahlo iyo kasifiican ku karisa kuna sameysa oo ah sowjo salixa ah risiqii aa udhiban laheydo xalal ahna Allaha kusahlo
@sbikaloa9818
@sbikaloa9818 5 жыл бұрын
Maa adi baratid oo karsatid ma curyaan baad tahay. Niman ka soomaaliyeed lazy nimo ayey ku ba een. Waxay moodeen xaaskooda shaqaalo igaya loo kireeyey iney tahay. War ordoo rag is ka dhiga naag wax haka suginee sameysta cuntadiina.
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
Hhhh.amin
@aliahmedsaleban8043
@aliahmedsaleban8043 5 жыл бұрын
Ahmed saleban dafle
@suqriyoosman3959
@suqriyoosman3959 4 жыл бұрын
Mnsha allah waad kabaxsatay xabiibti alle gacmaha kaamagooyo
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️👌
@caishainacabaas6448
@caishainacabaas6448 5 жыл бұрын
Amira ilhy gacanta haku barakeeyo
@samanjecel6079
@samanjecel6079 5 жыл бұрын
Kow adiga muhim ah oo caruur dhalay oo warshaad oo kale ah ee is nafaqe nin haa ku henine ninka wanagsan oo Allah ka baqayo oo xaaskisa iyo carurtisa uu shaqesta waa mudan yahay In losameyo oo laa kolkoliyo ilaheey iyo intii muslim ah
@sulaimanabdi6075
@sulaimanabdi6075 5 жыл бұрын
samanjecel wx garad
@samanjecel6079
@samanjecel6079 5 жыл бұрын
@@sulaimanabdi6075 shukran walal
@abukarnuur6150
@abukarnuur6150 5 жыл бұрын
Kistaan naagtii ii kariso waigeey furi kana tagi maa sugna waan ugu dadaalaa
@kabirmariyatu5988
@kabirmariyatu5988 4 жыл бұрын
Masha Allah. I wish u'll translate in English. Thank you.
@asadjaamac4053
@asadjaamac4053 4 жыл бұрын
@Sayid Cali xuseen and boy
@Baaba_Aweys.Official8225
@Baaba_Aweys.Official8225 4 жыл бұрын
mahadsanid
@qabwalamqurtubqurtub6305
@qabwalamqurtubqurtub6305 5 жыл бұрын
Maashaa Allaah Allaha ku xafido Allaha ku barakeeyo
@caaqilcadduur5120
@caaqilcadduur5120 4 жыл бұрын
meeqa daqiiqo ayaa basasha la karinayaa?
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 4 жыл бұрын
Masha Allah qaaliyeey thnks lkn cayilka u baahnay huno macaan
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 5 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid abayo hadad qoralkayga aragtaan subscribe iyo like isaara thanks
@fartuunafgooye4054
@fartuunafgooye4054 5 жыл бұрын
Xabbti kabashka magac kale iigu soo sheeg mise ansalato ayad ka wadaa mahadsanid
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 5 жыл бұрын
@@fartuunafgooye4054 abayo ani magac kale kuma aqaan kawasha lee ladhahaa xamar wayalaa
@malyunmuhudiin828
@malyunmuhudiin828 4 жыл бұрын
Masha alh
@safiihappy1566
@safiihappy1566 4 жыл бұрын
Mansha allah abayo gacantadha allah ku barakeyo
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 3 жыл бұрын
m.a
@fartuunwarsame9085
@fartuunwarsame9085 5 жыл бұрын
msha allah abayo mcn amiira allah hku barakeyo runtii wan ka helaa video gaaga dhan
@lakihasanmoha8433
@lakihasanmoha8433 3 жыл бұрын
Thanks wllshyql
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 жыл бұрын
Hadaan naag dambe jikada udiro anaa waalan Wixii maanta ka dambeeya 2jiko iyo 2adeeg igu halee
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 5 жыл бұрын
oday ka sheekee hhhhhh wx fcn laguuma kariyo miyaaaaa
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 5 жыл бұрын
@@fiicansidihooyadeedfiican83 kkkkkk war geel jiraan ahay cuntadana Maba cuno oo caano unbaa cabaa ee waan kaftamayay hadana duurkaan ku jiraaaye oo geel baan raaci bye
@amranmama6361
@amranmama6361 5 жыл бұрын
Asc walal waxadisoshegta cuntada lagucatobo calosha na dameysa wadmadsantahay .
@faysalahmed2879
@faysalahmed2879 4 жыл бұрын
Gabadh nool hore usoco
@farwadsasaleeban4089
@farwadsasaleeban4089 4 жыл бұрын
Masha Allah wll illhay hakuxiftiyo ee cunto lagu cayilayo nosogali mcnto
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f Жыл бұрын
Walashey Allah hakubarakiyo🤲🤲
@Sumaya-c7g
@Sumaya-c7g 11 ай бұрын
Mnsha Allah wllshyallahhakubarakeeyo
@ززللل-ن8ذ
@ززللل-ن8ذ Жыл бұрын
Mnzha allh shguran xbbti caruurta masiin kara
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 жыл бұрын
mansha allah abaayo gacmahaaga allah ha ku fura abaayo macan 🤲
@mubarekabdi8366
@mubarekabdi8366 3 жыл бұрын
Masha allah anigo ku hadlaya afka iskabulada isla manta kaso turaya
@ayanmohamed3787
@ayanmohamed3787 5 жыл бұрын
Asc abaayo cano gel milk shake malaga samenkara
@ahmedmuuseofficial9351
@ahmedmuuseofficial9351 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll qli
@muunaofficial3781
@muunaofficial3781 4 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahay ajar hakaa siiyo
@abdifatah5180
@abdifatah5180 4 жыл бұрын
Abaayo amiira, miyaaad iga hubtaa inaa ku cayilaayo anaaa ah sky caato bastiis ah hhhh bal wax yar oo dhaqso lgu cayiilo ila so shargaree fadlan ycni pls
@asmaosmanasma5550
@asmaosmanasma5550 5 жыл бұрын
Mashallah ilaahy gacantada haku barakeyo waxan rabey abitan laku caylo wll mcne aniko tagereyashada jabuuti ayan kow kaa ahay
@nadira8963
@nadira8963 5 жыл бұрын
masha alah wllshy amira horay usoco
@shadiashafici1444
@shadiashafici1444 5 жыл бұрын
Mansha allha thanks wllshy welcome
@nimcobhassan2778
@nimcobhassan2778 4 жыл бұрын
Maansha Allah xbbti xawashyada laysku dardaro iga soo caawi
@happydheeman6032
@happydheeman6032 3 жыл бұрын
M.a wll allh gacant haku barakeeyo
@SagaLilkacaze56
@SagaLilkacaze56 Жыл бұрын
MashaAllah ❤ ❤
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Nin kulahaa naftyda ayaan u Samaysan
@farmajoelectionwinIacarafey
@farmajoelectionwinIacarafey 5 жыл бұрын
Naag iyo badh nin cayilay Inte lagayna hawlgab buunoqoniye 😁
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 5 жыл бұрын
Isu roon😂
@haliima4338
@haliima4338 5 жыл бұрын
Caqli ficanaa🤣nsab thy wllo
@boqoradamuqdisho5062
@boqoradamuqdisho5062 5 жыл бұрын
Aniga nin mahaayo aniga ayaa isku sameynaayo🤣🤣🤣
@Junanilll
@Junanilll 5 жыл бұрын
Hhhhh gabar aan wali gursan ama garoob ayad tahay hadalkadan kadaremaya
@hawahuseinkahin8134
@hawahuseinkahin8134 4 жыл бұрын
Odayada iyo naftiinaba bahasha ka ilaaliya waa cudure xagaad farihiina ugu raadsateen inaga ilaaliya hablo bahasha
@mushtaaqbintuaxmed1216
@mushtaaqbintuaxmed1216 3 жыл бұрын
Masha allaah walashy alle haku barekeyo
@umusalmaannima9901
@umusalmaannima9901 3 жыл бұрын
Mansh allah
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 2 жыл бұрын
Mcnto daruuuri kuu ahy blz meel aaan kala soo xariiiro isoo sheeg qaaali
@mudanali2550
@mudanali2550 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa kaa faaiidnay jsklq sister
@muxsincadde1435
@muxsincadde1435 4 жыл бұрын
Adooraali eh manoo sheegikartaa waxkastoo aad sameyneyso inaad qoraal noogusheegtit kan waa moos kan saliid saas waa inaad nadhahdaa adooraali eh
@ifkanolashaainaosman3313
@ifkanolashaainaosman3313 4 жыл бұрын
Allah ku barkyo
QURAACDII ISKAABULADA 5 DAQIIQO KU SAMEESO 2 SHEY BAS KA SAMEESO
8:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 120 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 28 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 13 МЛН
Afur macaan Malawax Iyo Kalaankal aad u Fudud
15:11
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Umu Saalixa channel
Рет қаралды 6 М.
Sida loo kariyo Kaabash
8:05
Anab Hasan
Рет қаралды 5 М.
Qado aad u macan Naan Bread Iyo Chicken oo dhadhan leh😋😍
8:07
Chef Hussein Officials
Рет қаралды 85 М.
Macmacan turki ad u fudud ramadanka ku fican qurux iyo macan isku darsay
9:35
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 108 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН