Hubi Mobile-kaaga Cilada Haysata & Meesha Ay Tahay

  Рет қаралды 19,781

BROProduction

BROProduction

4 жыл бұрын

Muuqaalkani wuxuu ka caawinaya hadii uu mobile-kaaga kaaga dhacay dhulka ama aad ugu shakisan tahay sameecada cilad inay ka haysata adigoo aad ku ogan kartid meesha ay cilada tahay waxana kuso jediyay Cabdiwali Maxamed Abubakar
70% Dib u Nooleesii Mobike-ka Battery-giisa ee Somsung • 70% Dib u Nooleesii Mo...
#Facebook_Page - / broproductionhd
#Telegram Link :-t.me/broptofuction
#Contact
#WhatsApp - bit.ly/37gDlGN
#WhatsApp - bit.ly/2rDqTlm
kzbin.info/door/dIf...

Пікірлер: 49
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 4 жыл бұрын
MAXAA JECESHAHAY INAA KUSOO GUDBINO ?
@mrdj4795
@mrdj4795 4 жыл бұрын
MACALIN WAXAN JECLAAN LAHA INAAD NOO SOO GUDBISID SIDA LOO SOO DAGSADO INTERNET DOWLOAD MANAGER OO DHAMAYSTIRAN CASHAR GUUD NOOHA SOO DIYAARI
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 4 жыл бұрын
@@mrdj4795 Insha allaah Walaal Wa diyaar
@ibraahimhassan9043
@ibraahimhassan9043 4 жыл бұрын
Teacher waxaan doonayaa inaad noo soo gudbisid applicationada ugu fiican ee Mobilka lagu edit garayn karo sawirada iyo sida loo edit gareeyo adigoo raaliya waana mahadsantahay
@saidcity9220
@saidcity9220 3 жыл бұрын
Waxa jeclaan LAHAAY sida mopilka lo flasho Ado isticmalaayo pc
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 3 жыл бұрын
@@saidcity9220 Maasha'allaah Walaal Good Quastion Insha'allaah waan ku dadaaleenaa
@mukhtrhack4832
@mukhtrhack4832 4 жыл бұрын
Mnsha allah keep going ustaad Runtii waa kgu fnaa 🥰🥰🥰🥰
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 4 жыл бұрын
Mahadsanid Aad iyo aad !!
@ToosaneTechnical
@ToosaneTechnical 4 жыл бұрын
Maasha allh macalin c.wali allh ku sharfo
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 4 жыл бұрын
Aamiin walaal Dhamaanteena
@MN.4K139
@MN.4K139 4 жыл бұрын
M.a teacher
@AsadmaxamedAsadmaxamed-sn1sg
@AsadmaxamedAsadmaxamed-sn1sg 9 ай бұрын
Sx mobilka would gogoa
@ibraahimhassan9043
@ibraahimhassan9043 4 жыл бұрын
Moobilkaygu uu diidayaa inuu waxaas soo saaree maxaan samayee teacher
@cadeyarevlogs5338
@cadeyarevlogs5338 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh 2014 aan soo xasuustay oo aan trick taan isticmali jiray ok thanks
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 4 жыл бұрын
Waa sax balse adiga dadka wad uso gudbin waysey O wad u faa ideen waysey Sidoo kale mahadsanid
@rahmiitaquruxsan2370
@rahmiitaquruxsan2370 Жыл бұрын
Wlll talefankaygu waa 8plus markastana wuu isdamiyaaa
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT Жыл бұрын
Walaal inuu is damiyo mudo meeqa ah ayaad ku aragtay ? Sidoo kale walaal wax qaldan miyaad ku shubtay ? Sidoo kale 8plus ma waxaad ka wadaa S8+ ?
@Ilyaasnicaan-hx8si
@Ilyaasnicaan-hx8si 11 ай бұрын
Wll hadad igacawimkato Wifi iyo hotspot imashaqeyo igacaawi
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 11 ай бұрын
Reset garey Mobile ka haduuba wireless ku shaqaynayo wuu shaqaynaya marka aad reset u dirto Mobile ka balse hadii uu wireless ka ku shaqeyneenin ee aad reset u dirto wali cilada wireless ka tagan yahay la wadaag qolooyinka kuugu dhaw ee farsamasa si ay u badalan AC wireless Antenna 📡
@user-vv3fp4cn6q
@user-vv3fp4cn6q 5 ай бұрын
Ani ihesataa
@caddekacadde213
@caddekacadde213 5 ай бұрын
S22 ultra aa is ticmaloya
@bossyarebossyare8350
@bossyarebossyare8350 Жыл бұрын
nio mobilkeyga dab qaldan ku dhacay , matoorka badalis waaye aya le dhahay matoorkisa cmlna waala waaye ee pakistan hooyo jirto weena sopixi rbta ma dhaha matoor A72 iso gad
@user-vv3fp4cn6q
@user-vv3fp4cn6q 5 ай бұрын
Saxway
@shaaficimoho5240
@shaaficimoho5240 Жыл бұрын
Sxb taleefanka ayaa durbo iga dhaco maxaa kaleefahay
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT Жыл бұрын
Walaal qolof fiican gesho si uusan durbo kaga dhicin
@maxamedabdi2794
@maxamedabdi2794 2 жыл бұрын
Macklin no sharax camera soojeedka Iney Shaqeen weeso maxaa sababilara
@aishoabshir8487
@aishoabshir8487 5 ай бұрын
codkayga lama maqlayo what's up ka
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 5 ай бұрын
Waxaa ka ciladeesan Microphone 🎤 ka mobile ka Raadi Earphones ama Headphones 🎧 haduu ahaan lahaa Bluetooth ama Cable Hadaad awoodanah Mic ga dhan badan la kaasho qolooyinka sameeyo Mobile ka haba ugu so dhawaado Tayo fix
@user-nk7bf9tb1q
@user-nk7bf9tb1q Жыл бұрын
Wall mobilka muratada sare ma u muhimba
@ismahaanmaxamed3530
@ismahaanmaxamed3530 Жыл бұрын
iPhone ma lagu ogan karaa 😢😢
@Wll.soola888
@Wll.soola888 20 күн бұрын
Dabka bitiriga cayoow maxuu udhamaadaa
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 20 күн бұрын
Sababta keento waa battery ga oo 100% la geynayo 20% laga yareynaayo
@xalimokuusaychannel4764
@xalimokuusaychannel4764 Жыл бұрын
Maba iso baxayo ani
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT Жыл бұрын
Walaal waa Fake markaas
@TaliYe___Rohan47
@TaliYe___Rohan47 11 ай бұрын
A 50 fingerprint calipration needed side loo hagaajiyaa
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 10 ай бұрын
Hadii ay Jug gaartay mobile ahaan la kaasho qolada Technical ka si ay ku caawinaah ♡ MahadsaniD 100%. ( 💯 )
@AadanMalow-ck6yh
@AadanMalow-ck6yh Жыл бұрын
Muugalinbee
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT Жыл бұрын
Maxaad ula jeeda walaal
@laylamaxamed-qz3gt
@laylamaxamed-qz3gt 7 ай бұрын
Hadii uuku diidana
@BROProductionTUT
@BROProductionTUT 7 ай бұрын
Haduu ka diido waa Fake mobile kaas
@Mahaba-rh1fy
@Mahaba-rh1fy Ай бұрын
Macalow hal dhib iheyto speerkka iga haleesan iga cawii
70% Dib u Nooleesii Mobike-ka Battery-giisa  ee Somsung
6:57
BROProduction
Рет қаралды 14 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН
NEW SHORT FILM || DR IYO REER MII || HD 2024
13:02
Muraadso
Рет қаралды 9 М.
Muuqalkani waxa uu ku tusinaya farxada waxa ay tahay
11:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 72 М.
Mobile kaga maku aragtay culees | Xalka video ku ogow
6:25
ISMAIL'S PROGRAM
Рет қаралды 16 М.
Sida Loo Guursado Gabdhaha JInka | Sheekh Maxamed Ismaaciil
14:05
Suldaan Media
Рет қаралды 173 М.
4 FURSAD GANACSI OO HARGEISA KA BANAAN IYO MAGAALOOYIN KALEBA
12:45
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 59 М.
Sidee loo laxameeyaa heesaha? Qaybta 1AAD
30:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 54 М.
A30s Light problem  sida loo xaliyo ciladaha ku timaada mobile smartphone ka
3:32
Furfuraaye Mobile Repair
Рет қаралды 2,2 М.
Baro sida loo ogaado samsung orginal and Samsung Fake?
15:09
CabdiNaasir Technology
Рет қаралды 1,5 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22