No video

Hubki Caabudwaaq Ee Laga Furtay NISA !!. Xogo Iyo Faallo, Talo Iyo Tusaaleyn- -

  Рет қаралды 12,056

DAHIR SOCDAL

DAHIR SOCDAL

Күн бұрын

Hubki Caabudwaaq Ee Laga Furtay NISA !!, Xogo Iyo Faallo, Talo Iyo Tusaaleyn- -

Пікірлер: 79
@aydarusali5488
@aydarusali5488 Ай бұрын
Mudane sifiican baan uga hadashay arinkaan caqliga allaha kuu barakeeyo. Somali madax maangaab ah ayaa dishay oo aduun iyo aakhiro toona eegayn
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Subxaanallaah dawlad hub tahriibinaysa? Wallee xasan sheekh iyo tiimkiisu waa kiriminaliin,ilaahay idinsooqabey ,aamiin aamiin yaarabi
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Ай бұрын
Islow aqoon badan oo aad somalida iyo qabiiladeeda aad u leedahay iyo daacadnimadaada runta ku salatsan ayaa ka dhigaysa War kaaga sax. Daarood hadaan nahay waan kuu qirnay in aad tahay nin culus.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Ай бұрын
Masha Allaah Adeer ilko iyo runba waa lacadeeya, Runa Sheegtay, Ee Allaha ku Xafido in Dulmiga la'sheega waa Muhim, Allaha Weyna Runt kugu jecel,Halkaa ka wad Waxa jira Ee Runta ah Adoo qabiil iyo shaqsi werareyn.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Taladaada koowaad waa sax ishaad ka riday!.
@hersijama6742
@hersijama6742 Ай бұрын
Asc.islow mahadsanid Sadaashaadu 90%waa sax.waayo aqoon taada oo fiican, waaya aragnimadaada oo fiicaniyo qalbi saliima iyo ugu dambeen dad akhyaar ah ayaa warka ka qaadataa.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Cayrku waa dad ragnadan oo hadlaya ayaan arkay runta ayey u badan yihiin Socdaal ,cabdi nuure siyaad iyo qaar kale oo badan Waa soomaali sax ah reerkaasi
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Sax sifiicanbaad udhigtay, Subxaanallaah😅😂
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
Dowlad Hub Tahriibinaysa walee waa Yaab!
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule Ай бұрын
Adeer inaadeer waan kusalaamayaa installed alaah
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh Ай бұрын
Iq 100 ayuu ilaahày ku siiyay ku soco❤❤❤❤❤❤❤
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 Ай бұрын
Walahi waa runta Dowlad sida jabhad u dhaqamta oo kale… Aniga wan ogaa 2022 markii Xassan Xoolo dib loo dortay inuu dowladnimada ku xarayoo. Nacaskan 2011 gadal noo celiiyeey.
@fadumoxoosh
@fadumoxoosh Ай бұрын
wll soomaali waa baday wadankiina cadadaw baa u tashanaya tuugta dalka halaga qabto see yeelnaa xasan wadani maaha caku ku wii doortaye
@abdiraxmanabdilahi793
@abdiraxmanabdilahi793 Ай бұрын
Halagaa sheego adigu ha is sheegin
@Beir-e2y
@Beir-e2y Ай бұрын
Aad iyo aad jaale sare si fiican baad ugu hadashay noolow
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Socdaal waa run sheeg xaqiiqda ayuu taabtaa waa oday soomaaliyeed
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Ай бұрын
Masha Allaah Adeer👍🏾👏🏼
@fouwsiabdi3282
@fouwsiabdi3282 Ай бұрын
Masha aalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wt2lq8cy3l
@user-wt2lq8cy3l Ай бұрын
Marshala Mr Dahir Socdal waa taxliil sax ah. Mahadsanid. By Adan Jama Kahin.
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt Ай бұрын
Nabaday subag iyo saliid.baad ka billowday wakhtigaaba ma hayo war baan kaa sugayay cunto iyo subag baad gashayee
@mhdinero9658
@mhdinero9658 Ай бұрын
Munaafaq Hassan Sheikh Mahamud hubkaan sadex bari ka hor ayaa loosheegay. Hubka wuxuu ka yimid Jabouti. Wuxuu usocday Galmudug Mooryaantii Habargidir ee caanka ayaa lahayd.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
ADEER PUNTLAND IYADU MA ORAN XASAN MUNAAFAQ HUB DALKA SI SHARCI DARA AH KUSOO GELI, DADKANA ISKU DHAMEEYA DHEG
@mohamedsalah771
@mohamedsalah771 Ай бұрын
Markan hadalka soo kobo Waa siyaasad jabhadeed Arinkan waxaa ka danbeena Itobiya & kuwa soomaali calooshod ushaqeysta ah Si soomaaliya cuna qabateynka Lagu soorogo
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Waa runtaa mudane🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
3 tigniko ah ayaa loga furtay hubka mooryan Hassan dhiiqo mafia 10 tikniiko ayeey waten.mareexan sade waa dhargeen. Majeerten waa covid 19 somalida.waa from jabouti hubka isow dahir
@Ma-ke7pi
@Ma-ke7pi Ай бұрын
Daahir mararka qaarkood walaahi bilaahi tolaahi RUNTAAD taabataa tusaalaha aad bixisay maanta qof joogay 1991 yaan xil loodhiib taas waa xaqiiq 100%
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Ай бұрын
ADEER PUNTLAND WAA TII XASAN IYO HAWIYE LAHAAYEEN 24 SAAC BAY KU DUMI DOONTAA. WAATAA WAXAY ARKAYEEN OO AH IN SOOMALI ISKU DHAMAYNDOONTO HUBKAAS. XASAN SI QABYAALAD LEH BUUNA MAANTA KEENAY, KUNA KU KASHIFMAY. RUNTAA WANAAGSAN
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Waa kugu raacsanahay fikradaada ah inaan laga dhigin madax qof Somalia joogay from 1991 until now sababta oo ah Xasan gurguurte oo kale ayaa isusoo kaa nasakhaya.
@WaberiYoussouf-gk3xk
@WaberiYoussouf-gk3xk Ай бұрын
Asc
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt Ай бұрын
Faanka iska daaye war waxaad haysa sheeg
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
Bacaaac Bacaaaac Bacaaac
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Mursade Waa ciilqabe dhulkiisa shabab baa heysata ma difaaco hawiye dhibatuu ku hayaa dhitada😢ka timi Malin I Karen raselwasare noqdey markaa waxaad mida dawaco sumwysen war orda dhulkiina xureysta caay hawiye cold meel ku gari meysid
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Kajoog haku gefin wax wabadan ayaa kaaqarsoon waayo waxaadan ogeen wacyiga kajira dalka iyo sida goobaha dagaalka dowladu uwajahday bal adigu waxaad jawaab uyeeshaa ciidan meel qabtay rag kaga dhintay ee amar inta ladul dhigay kasoobaxa waa amare llayiri mar maaha 2ba maaha 3dax maah midakale ma ogthy ineeysan dhicin meel shacab kunoolyhy hadana shabaab heesto in xoog looga qaada maahee aan sanad cunaqabateen saaraato kwrn
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Jabhadba iska dheh.😂 Islow waa ku 👋.
@CabdiqaniSugule
@CabdiqaniSugule Ай бұрын
Uurkiisuun baa alakaladuwee dadku oogadaa waa is again egyahay
@nasroali2077
@nasroali2077 Ай бұрын
Islow masha Allah Wallaahi waa runtaa mooryaan mooryaan 😂
@user-jb7cj5bs7j
@user-jb7cj5bs7j Ай бұрын
odaygan wafaatal cadiya
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
axax xanuunkaa kugaadhay runtu waa xanuun ileene
@user-jb7cj5bs7j
@user-jb7cj5bs7j Ай бұрын
@@user-fr8kw7vy9m amus wacilan tahee
@user-zk5ev8bb6m
@user-zk5ev8bb6m Ай бұрын
Waar Odaygu Wuu Isku Xaaraa Had Iyo Jeer Xaga Xiskana Madhana
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 Ай бұрын
oday Somaaliyeed
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Ninki yiri madaxisa kus u ekaa maskax badnaayee isaq ayuu ahaa kkkkkkkkkkk
@user-gt6sp5he6d
@user-gt6sp5he6d Ай бұрын
Ninyahow Qolada aadtahay magaranayo laakin inaad Hawiye Tahay baan filayaa laakin waxaan kugu Aqaana Runsheeg inaadtahay
@DarwiishNL
@DarwiishNL Ай бұрын
Dayday. Iyo. Qaran. Tiiratoi Miyaa. Ila. Degey'eeeeee. Ciidan. Keygii. Saraakiishii Duqii. Dabarjaray'eeee. Gacan. Duuban. Shisheeye Ku. Dawarsadee'eeee. Niyaa. Sharafteydii. Dilay'eee. Timirta Su'Cuudiga. Laga. Soo Direy. Danyarta. Deeqsii'eeee. Kii. Duwad. Miyaa. Nadaadihii Duubka. Loogu. Xidhay'eeee. Soomaaliyeey. Qaran. Dilaale Intuu. Daarta. Idiin. Fadhiyo Mindheyn Dayac. Duruufo. Adag. Kama Hinqataannee'eee. Nacabkiinii. Dad. Iyo. Dadba Uma. Aydan. Daleeloobiinnee'eee. Dabka. Isugu. Dhiib. Markey. Is. Wada. Dooxato. Adna. Ka. Daneyso. Maaha'eeeeew. Soomaaliyeey. Waan. Idiinla. Dar. Daarmayaa'eeee. Dhegaha. Ideynsha. Dubuubtaan. Idiin. Leeyahay Iyo. Digniinaha. Daba. Yaalaa Darwiish. Baan. U. Ahay. Nacab Ka. Digtoonnee'eeeeeeee. Dibirihiisa. Dabinada Layms. Daadiyo'eeee. Duqa. Vilada. Ku. Digireysanaaya Shisheeye. Inuu. Dirsadey. Waaga. Oo. Daalacay Kama. Duwana'eee. Dastuurkii. Diinta. Dhaqanka Dibada. Ka. Ahaa Iyagaa. Boofa. Ugu. Daabacay'eeeee. Soomaali. Damaneey. Taariikha. Duuga. Ah. Duruus Kuma. Qaadataannee'eeee. Halkaad. Ku. Dagateen Baad. Daamanka. Meermeerisaannee'eee. Duqii. Deeqa. Dahabo Sidii. Dibaaxa. Su'Cuudiga. Udirey. Baad. Daadihinta Udirateennee'eeeeeee. Kuukaayo. Sanaadiiq. Lagu Dabooley. Kii. Ilmsda. Udaadshey'eeeee. Ayaad. Darajeysaannee'eee. Daacada kii. Idiin. Ahaa Markaad Qabyaalad. Ku. Diideennee'eeeeee. Kii. Nacabka. Daneystayaasha Dabarka. U. Daayey'eeeee. Ila. Dir. Maaha. Markaad. Ku. Durteennee'eeeeeee. Dayartii. Uu. Kasoo. Daabuley Dibadaha Daacadnimada Idiinku. Daadihinaayey'eeee. Duq. Qabyaalad. Musuq. Eex Duqey. Ladageennee'eeee. Markaad. Durbaanada. Shiribka U. Tunteen. Saw. Dad. Iyo. Dalba. Nacab. Uma. Daleeloobiinnee'eeee.
@Ego-Kills
@Ego-Kills Ай бұрын
Aniga dadkii dagaalkii sookeeye joogay wadanka maba amiino sababtoo ah waxaa macquul ah Kan ugu yar in jawaan masago ah xaday 😂
@abdixasan1653
@abdixasan1653 Ай бұрын
Tuug tuug keenly dhiigii s/laan baas kudhex jiifa faqash
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
cuqdadii isaaq waligaa saasaad u ooyaaysaa uun
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 Ай бұрын
Suldaan warar badan ayaa isbarkan xuuraanka badan si xaqiiqda looga daba tagp
@arkanalislaamchanel
@arkanalislaamchanel Ай бұрын
Kkkk odayga waa soomali
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Murusadoo mayd kuraran waxaa dajiyay xamar maleele Maxamuud rooble oo.reer mataan ah kkkkk
@user-hd4lf3jb2q
@user-hd4lf3jb2q Ай бұрын
XASAN CALI KHAYR IDINKA SUQA KASARAY SIBA ADIGA BOBAYAER OO SHONEYN XAMAR ANAGA LEH GOGOSHIYAAN NAHAY
@user-if8lp6iy9x
@user-if8lp6iy9x Ай бұрын
Suldan dahir qaali somaliyee wa sida
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 Ай бұрын
Waad mahad santahay ilaahy ha ku sharfo waxaad tahay nin macquul ah hadad aragto xasan ilaahay dadka haka qabto
@gorgornews-dc8uh
@gorgornews-dc8uh Ай бұрын
I q dheh, not AQ
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Ай бұрын
Fulxuma
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Salaan sare socdaal waxan rabaa inaad iga jawasbtid hubkii dawlada waxa gacanta loo geliyey beelaha hawiye wanna ogtahay kana waxa loo wafer island idinka marks ma inta yer ee saamigoodii aye dawlada ka waayeen baa jebinaysa cunaqabatayntii hubka ee ina saarayd mise beelaha dasrood uun bean hubka hassan karin???
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Waa runtaa adeer been kuguma arag wali
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Xasan Gurguurte iyo kooxdiisu dadka cawaan bay moodaan. Hub ay iyagu soo gateen bay rabaan inay cid kale kunabaan.
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 Ай бұрын
Addoon iyo Libaan shuluq iyo Saadaq John ayaa Mukhalasiin ka ahaa Hubka suuqa Madoow ah iyagoo u adeegaya HSM
@fadumoxoosh
@fadumoxoosh Ай бұрын
walee waa saas
@AishaAli-ck3zc
@AishaAli-ck3zc Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 MUDANE SOMALIYA NINKA HOGAAMIYAA WUXUU SHEEGTAA INUU YAHAY PROFESSOR INUU HUB IYO DRAG TAHRIIBIYU SIDAY LABADAASI ISU QABTAAN ISAGOO MADAXWEYNE KA AH DALKAAS DHAN?
@user-yf2xi1nm8n
@user-yf2xi1nm8n Ай бұрын
Fool xumadaada iyo hadalkaa waa isleeyiihiin.xoreeya ceelbuur.
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Ай бұрын
😂😂😂😂WAASAAQID.GABOOBAY
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp Ай бұрын
Beenale.yusra.harti
@Mrprimo617
@Mrprimo617 Ай бұрын
Daahir waa Hawiye, Karanle, Murusade
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy Ай бұрын
Taahirow taliye midho daray doorkaankan waynu hubsanaynaa, budhcad baa wadatay budhcad baa ka dhacday; bal waa tane xaggaynu u qaadna?
@user-zk5ev8bb6m
@user-zk5ev8bb6m Ай бұрын
Beenaale daarood
@Mrprimo617
@Mrprimo617 Ай бұрын
Daahir waa Hawiye, Karanle, Murusade
@user-hd4lf3jb2q
@user-hd4lf3jb2q Ай бұрын
CAJUUS BEENLOW IN AAD TAHAY. XASAN HADAW HUB IIBSANAY MU JABUUTI KASOGATO OO CEELDHEE KADEJIYO? ODAY NACEYB KABUUXO OO XAFAAYAD U XIRANTAHAY AAD TAHAY
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhh dalku maceel dheer uunbaa soow 4guri oo geed yahuud badan thy miyaadan ogeen aaway dadkii iyo dalkii ma ceel dheer iyo inta kunoolbaa utaqaan dulli yhaw
@user-mn7gx9tm9d
@user-mn7gx9tm9d Ай бұрын
Nacalaa laabgaab kii cudadeey naa ku yaal maxishoode aan caqli laheeyn Cudur aan aheeyn xasan shiikh malahan Abgaal unbuu ka urinayaa Waar Abgaal Cuqdad waxba oogama qaa deeysid Mar kaa gii horaba dhaqaal baad Ku aheeyd mursade oo asl kuuga baa mareexaan ahaa Hooyadaana waa la garanayaa Saa wixii eey dhashay baad ka arki kartaa habdha qan keedii Kheeyra madax dhiil qofna doora meeyso
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 Ай бұрын
Xasan khalidkiisa lama sheegi karo miyaa oo lama dhaliila karo hadii laga hadlo ma qabiilbaa la necebyahay
@Mooiokk
@Mooiokk Ай бұрын
Ilmo gorgarte dami murusade wa asal hawiye adinko baqtiga cuni jiray mad moda langaab ada eh
@AhmedClaahi-i2t
@AhmedClaahi-i2t Ай бұрын
Waxan kugu aqaanaa beenaale beenaale dhalay nin is Fransham waa ri isnuugtay
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Ninki yiri madaxisa kus u ekaa maskax badnaayee isaq ayuu ahaa kkkkkkkkkkk
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 79 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 3,1 МЛН
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 3,1 М.
dagdeg
10:33
Konfurglbed Media
Рет қаралды 619
baroorta muuse biixi iyo xog xasaasiya
14:26
Qaranimo TV
Рет қаралды 311
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН