Qofkii Allaha la coleytama, ceebtiisa Aduun iyo tan Aakhiro ma asturmeyso.
@ust.abdallaharab31702 күн бұрын
Qofkii waalidkiisa aduunka u inkira isagana ilmihiisa aya ku inkiri doona taas meel haku qorto
@abdimajid28932 күн бұрын
Doqonka muxuu uga dhuumanayaa hooyadii waa casi waalid Allah kuuma naxariisto
@hodanahmed14563 күн бұрын
Hooyadaas wax lacag kama rabto waxey rabtaa oo kaliyah in uu cadeeyo aj in uu yahey wiilka ay dhashey haduu eheen qof ku dhagan majirto. Dadka way kala dhumaan muhiimada waa in ehelkaaga raadsatid.
@aliabdellahinoor62673 күн бұрын
Asc eejey waxaad iga gaarsiisaa in mo faarax oo ka caan san oo magaciisa runta sheeg tay ee illaahey ha ka cabsado ha qan ciyo hooyadaas
@allahbawayn3 күн бұрын
Moo qabiilkale ma sheegan waligii u wrong sis edadii aya kentay only magaciisa ayay badashay
@aliabdellahinoor62673 күн бұрын
Ok
@aliabdellahinoor62673 күн бұрын
Abti qayr allaha ku siiyo ninka kaliya oo soomaali ugu jeceshahay ayaa tahay
@nadifayassin59843 күн бұрын
Masha Allah wariye si fican umurta Allah ha sahlo.
@h.makhtal83683 күн бұрын
﴿ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُوا يَكْذِبُونَ ﴾ سورة البقرة (WAXAY LEEYIHIIN CADAAB XANUUN BADAN BEENTA AY SHEEGI JIREEN AW-GEED ) Surat Al Baqara ADEER XUSEEN
@beautiful14233 күн бұрын
May Allah find her lost son Inshaallah 😢
@riixaanriimaas3 күн бұрын
Insha ALLAH
@aminaaden-ox6ke3 күн бұрын
Allaahu Akbar aduunka wax walba la arkaayaa
@GuleedCabdi-v4e3 күн бұрын
Naag cdaana +,hooyo mcn😢😢😢😢
@riixaanriimaas3 күн бұрын
Xaaskiisa may diidin hooyadii goormay diiday asaa taaganbo hooyaday maha teed kle xaaskisa sababta ay u diidayso maxay tahay
@riixaanriimaas3 күн бұрын
Runta RABIGAYGA SWT og xaqiiqda hooyadaas RABIGAY SWT cunugeed ha u sahlo waxaa muhiim ah inuu DNA la qaado
@Zeytunosman-hu1mq3 күн бұрын
Ninka raga xaskisa iyo walidkes wa inay farqi udaxeyan sheli iyadha cadan ah ayay dorati qabilna kuma doranin nagtas ee gbdas wxbo dib ha la sarin asaga aya rabin inas hooyadhes helo
@mulkiosman78283 күн бұрын
Waxa yaaba maxuu u inkirin Familkisa uu rabaa MJ👑🇸🇱💞 u san ka Dhalan Sheegto mu Dhaho weey i korsadeen Umadi SOMALIDA Waxey ku Waasheen 5TA DAROOD ISMACIIL 👑👑👑👑👑💞 IYO MJ👑🇸🇱💞 POWER
@Happy-go-l3 күн бұрын
Seriously😅😅😅😅😅 I don’t think so faanki ma halkaas ayuu idinka marayaaa😅😅
@HakiimHakiim-t8p3 күн бұрын
Dad kaaga ka carar dhabayco sheego waa wax doqon nimo
@HodanAhmed-hs1we3 күн бұрын
@@HakiimHakiim-t8pwaa lgu ducystaa dhabaco alx
@DaneHouss3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂@@Happy-go-l
@Abdirizack_arКүн бұрын
Dee Darood waa laga buxaa hadii lagu dhaho ma ceebaa?
@SofiaRooble2 күн бұрын
Maashaa allaah tabaarakallaah Jazaakallaah
@DuniaElmi-cu3ze2 күн бұрын
Masha Allah wa kula qaba aragtidas
@dalkaab14363 күн бұрын
Qofka liban tisi wa la qiraye Waraa Husen Manta xogoho run ah aya kaso ifaya Broa mahadsanid
@maryanabdullejimaale87093 күн бұрын
Mansha allaha hussn 😊😊
@tusmoaadil18253 күн бұрын
Sagaal sano haduu ku lumay waa og yahay hooyadiisa runta ah ......lkn ma naqaano duruuftiisa laga yaabee si asturan in uu hooyadii ula xiriiro uu rabaa
Daahir calasow sheekadiisii miyaad wadaa mise wax kale
@ibruae27202 күн бұрын
Arinka wa waxa jiro laakiin soomali kaboy.iyo asag wa isku jifi laakiin aniga wan ka gaabsanay
@baabamaama25333 күн бұрын
Waasax xusenow aj rerkiisa ayuukacararaaya
@FatimaMuhammadFatimaMuhamm-e4y3 күн бұрын
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967713966035. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇😢😢😢😢😢😢😢
@Sahra-o2x2 күн бұрын
Xuseenow kabax dadka afaarihiisa ilaahay shaqo kale kadoono
Ninkan Waxaan arkay nin sheegey inuu Kidmaayo 1991 ay isku yaqaaneen oo Cismaan Maxamuud ayuu sheegey inuu ahaa MJ Cismaan Maxamuud. DNA ayaa ku filan. Waa ognahay in Qof waliba inuu Daarood moqdo ayuu doonayaa sax.
@hudaahmed41633 күн бұрын
Ekanshaha anigu hada daròd mihi hadana gabar darooda oo an uk islajogno markasta waxaanaladheha mawallalatihi iskada qof kale carurtada ayaa yabay
@ssimanumumustaq71483 күн бұрын
😂 aniga xataa dad igu dhahaa arkey oo gabdhooda u ekahaa subxanallaah 40 qofbo Isku dhoobo ayaa laga abuurey ayaa la yiri yaa allah
@bongasasa38953 күн бұрын
Ilaahayoow yaan hoyadeey inkirin! But then again dude would rather stay mandem in Bossaso with bare suuro and delutions of being Carab! Sxb if this is your hooyo just accept it! She has the keys to Janno!
@SharmakeJamac-k7q3 күн бұрын
War ninka DNA halaga qaado maamada way dhashay anaga mj ah runta sheegaya hooyo wax laga carari maha
@fadumosaid1143 күн бұрын
Dad xanuunsan waaye dadkaan islaantu waxay tiring 9jir ayuu igaga dhumey ma 9jir baa ciddiisa garanwaayey
@maryami22993 күн бұрын
Hooyaday baa facade ah buu leeyahay islaantaan facade hala raadsho
@fardosamumin93763 күн бұрын
So sad historia
@JamiloOrey3 күн бұрын
XASAN FADEEXO ISKA DAA WIILA SOOMAALIYEED
@khayrdoonnj20133 күн бұрын
Hooyo wax kasta oo ay tahay yaa inkiri kara
@SeynabDubad-nb6ufКүн бұрын
Walaahay wax keliya aa aan is isweydiiyay waa intaa maxaa isku e kaysii yay mamada iyo saga sankooda lama kala yaqaan iyo in dhohooda
@SadioWarsame-rq6ql3 күн бұрын
Maya Alle kabaqa maamada waxay tiri asagoo naaska nuugayo ayuu nabar kasoo baxay waana laga jaray Tankale dadbadan oo isku ek ayaa jiro Waxwalbaana Alle uga baqa
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi3 күн бұрын
Wiilkeedawaxa uu igu yidhi ha I sheegan buu kuyidhi
@Cadanishow3 күн бұрын
Maxuu ka yaqan ninkaan biological dna mise wuxuu moodayaa in kor laga arki karoo dna waan yabay war bal ka soo jawaba?
@DDmuse3 күн бұрын
Dahir Calasow gabadha u eg walaashiis miyaa reerkaan waji dhuuban iyo san dheer bayleeyihiin ninkaana waji balaaran iyo san gaaban
@amun68943 күн бұрын
Hooyada oyne ka duceyso
@saynabdaye73823 күн бұрын
Ma iyagaa isku eg layaab
@Cadanishow3 күн бұрын
War dadka maxa ku daba dhigay dadka waa is waydiin eee ??
@NimcoAbshirdaar2 күн бұрын
Sagaal ruux jira oo som ku dhashay ma dhumi karo ka dhamada familka
@fadumoibrahim9883 күн бұрын
Kkkkk way ku igtahy adiga amady kalunty
@FatmaabukarSiid3 күн бұрын
Sax sax sax
@canjeeljeenyoar57073 күн бұрын
maxaa keenay sababka laguugu soo diray
@PrinceMuhaz3 күн бұрын
Kkkkk midke taahay marka adiga!!? ......... Ninka didaan😢 hooyaadi walahi hato waraawo ha ahaate daraan dadnimo malaxaan
Ninkaan .5 in lo demote gareyo ma ogola! He wants to stay lofty
@xoriyoadam61183 күн бұрын
Nin ka DNA halaga qado Alle ba og see wax oo jiran
@frank77w3 күн бұрын
Nin aan dan kalahayn ma la khasbi karaa
@xoriyoadam6118Күн бұрын
@@frank77w maya
@somfarming94492 күн бұрын
Runtii waxa fiican in reerkan laga dhex boxo. Waa wax u gaar ah. Hadii u rabo hala xidhiidho hadii kalena ha iska daayo. Xor buu u yahay. Waa nin weyn lagayaabaa in trauma ama dhibaato soo gaartay. Waxkasta views lagama raadiyo. Isagana waxaan kula talinlahaa in uu social media ka yara nasto.
Waridka iyo hooyada ya weyn caqli ku dar bahasha hooyada bes xaqiqada ogan kartaa gabadha ma ogaa
@Vivo347002 күн бұрын
Ninyahow dadka mx laga siiyaa mxd u dabagaleysaa intaas qof baad heesataa ilahay meel xun ka bixi amiin
@Abdikahinshukri-gx2cb18 сағат бұрын
AJ ninkaan la yiraahdo horta kibir iyo isla weyni baa ku jirta islaan cadaan buu guursaday wuxuuuba is mooday cadaankii isla weyni darteed bu mamada u qancin la yahay wa xooolo
@mahadbeledi13883 күн бұрын
You judging something you don’t know and you talking about someone’s life stop his private life, maybe Allah will ashame you
Maxaa naga galay war daaroodkaan ragooda sidi dumarki ayee warka ukala rogaayaan war dumarki shaqadoodi ragi daaroodaa lawareegay
@MEl-t5i3 күн бұрын
😂😂😂
@saynabdaye73823 күн бұрын
Investigation ayaa lawadaa markas ayaad dumar ceynaysaa dad diinta iyo islaanimada Ku baray
@Naisa6413 күн бұрын
Investigation baa ladhaha aduunka dhan laga sameeyaa Mise meel wax lagu barayo waliga madagin 😂😂😂😂😂😂
@lailaismail13173 күн бұрын
Waryaa xuseen ka joog ninku wa ina aderken maxa ka wadwadaa ma wacal baa ninku naagta dhahaysa ninka wayn ba iga lumay macnehedu wuxu yahay wacal an tuuray bu ahaa kedibna marku koray ayan u so baahday ee edeb darada jooji