HUSSEIN OO SOO AFJARAY KIISKI AJ FAMILY IYO XOGIHI U DANBEYAY EE U KA HELAY HOYADI IYO NINKI WALALKI

  Рет қаралды 20,711

Somali TikTok Live&videos

Somali TikTok Live&videos

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@foozia426
@foozia426 8 күн бұрын
Maasha allaah xuseen. Runta iyo caqliga badan baanku jelahay laakiin kiiska ha xidhin ilahay baa runtakugu jecele
@SofiaRooble
@SofiaRooble 7 күн бұрын
Maashaa allaah ilaahey ha kubarakeeyo jazaakallaah
@SofiaRooble
@SofiaRooble 7 күн бұрын
Hakaharin hooyo faadumo xaqeeda ilaahey dartiis ayaad uwaday howshaan
@SofiaRooble
@SofiaRooble 7 күн бұрын
Wey guuleysan hooyo
@SofiaRooble
@SofiaRooble 7 күн бұрын
Inshaa allaah jano ilaahey hakaasiiyo walaalkeenow
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 8 күн бұрын
Xuseen wll caruurtayda ayaa ku daawata oo jecel in ay investigative 🔎 reporter qaar noqdaan hore u soco ma ogid sida aad u tahay qof lagu dayde ah oo bulshadu sugto baadhitaanadiisa hore u soco meel sare ayaan kuu rajaynayaa🎉
@najmanajma6752
@najmanajma6752 8 күн бұрын
Allaah haku barakeeyo xuseen
@saidaosable5321
@saidaosable5321 7 күн бұрын
Walaaloow arinkan wiilkan iyo in aad fadeexeysa wax ay kuu soo kordhineysa malahan. Arimo u baahan in wax laga qabto ayaa buuxa ee waqtigaaga meesha mudan ku bixi ee arinkan aad ku xeel dheeraatey isaga har.
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 8 күн бұрын
Mashaa Allah Xuseyn khayr Allaha ku siiyo, Nasabkiisa nin la yaqaan baa tahay ee ciil qabe cuqdadaysan warkiisa wax ha ka soo qaadin, horay u soco Allah baa garabkaaga ah
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 7 күн бұрын
Xussen WA legend AJ war anaga mj ah ninka waxa U cararaya DNA U diidayo wle shaking Aya iga Jira bowe
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs 8 күн бұрын
Xaqa allha so saro willka hadi laga gara daran yahay iyo hooyoda hadi ladulamay amiin 🤲🏽
@sahromohamad5853
@sahromohamad5853 8 күн бұрын
Please haku mashquulin qof wallaal kaa ah.
@hanafmohammed709
@hanafmohammed709 7 күн бұрын
ASC walaakiis ALLAH ha KU XAFIDO Kuna gargaro mar waxlbo AMIIN. Shaqo aad IYO u Wayne baad u haysaa ummadda IYO dalka Soomaaliyeed. Waad mahadsan tahay
@lionofsouth2862
@lionofsouth2862 7 күн бұрын
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك يا اخي
@XasanBiit-f5d
@XasanBiit-f5d 8 күн бұрын
Noloow allh hakuxafido
@aluul6875
@aluul6875 7 күн бұрын
Subxannallah oo why saan dhan ugu dhudhumanaa hooyadeey waan heystaa buu dhahaye wallahi qabiil aan qabiilkaga ahayn marka sheegato dadka kuwa gadaal kaa xanto iyo kuwo adigoo maqlaya arkaya kugu ceynayo waa hadii uusan ahayn MJ waalidkiisa haraadsado wuuna ogyahay waalidkiisa cida tahay xitaa hadaysan ahayn mamada hada somalia joogto waa laga wanaagsanyahay waalidkaga inaa kacararto diiniyan xitaa mafiicno reer aan kudhalin inaa sheegato. waa lais guursanayaa marka guur xalaal baa loo baahanyahay. Assalamu Aleikum waraxmatullahi wabarakato ayaan idin leeyahay muslimkoo dhan.
@googleinternet9168
@googleinternet9168 7 күн бұрын
Wiilkaa xussen yaa ugu caawin kara meesha lagala xiriiro, waxaan u malayn isku wadan inaan joogno
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 6 күн бұрын
Xuseen walaal guulayso! Waxaan mj waxaan ka ahayn cumar maxamud waana kugu taageersanahay shaqada aad umada u haysi. Dhaaman somaali haddi aynu nahay 1 qoys baynu nahay. Qabyaaladu waa uf , uf, uf
@caliabshirtube4109
@caliabshirtube4109 8 күн бұрын
MAASHA ALLAH !!! 👍
@lajecelibrahim7378
@lajecelibrahim7378 8 күн бұрын
Waa runtaa waa xaqiiq Halgama sare Magadsanid
@sbofficial3140
@sbofficial3140 8 күн бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah Mashallah. Illahey kheyer ha ku siiyo waligeey waan ku Taageersanaan.Waana ku dhageestaa.
@sadam1318
@sadam1318 8 күн бұрын
ilahay ha ku xifdiyo
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 7 күн бұрын
Great work , way to go
@abdirahmansayid7680
@abdirahmansayid7680 7 күн бұрын
Mansah alla zxp Alle ha ku guuleyo
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 7 күн бұрын
Absolutely
@halimayusuf4989
@halimayusuf4989 7 күн бұрын
Xuseen waa mahadsan tahay channel ma adigaa leh
@TrikAdan
@TrikAdan 8 күн бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah xuseen xaq u dirir
@AbdiAsyar
@AbdiAsyar 8 күн бұрын
Hussain haxirin kiiska walaalow ilaa ninkani hadii uu Muslim yahay uu hooyadiis aqbalo hadii uu Gaal yahayna gacantiisa iskudilo mahadsanid
@muktara.9989
@muktara.9989 8 күн бұрын
War xishoode oo xishoode oo xishoode wayne oo hooyadii yaaaane iyo Aabihii kaalaye dhiig qaade waa khalade
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 8 күн бұрын
Xuseen ka hadhin huuno sii wada arintaa
@faizaali2889
@faizaali2889 8 күн бұрын
Mansha allah guulayso
@AbdelazizAbdirahman
@AbdelazizAbdirahman 8 күн бұрын
Sck xuseen haorta kuma aqaano lkn waxa tahay shaqsi ilaahey siiyey caqli da diisa ka weyn in badan ayaan ku dhageystay marka allaha ku barakeeyo
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 7 күн бұрын
Aj waa nin wayn haduu idin dhahay hoyada ima dhalin leave him alone hoyada ilahay wiilkeda ha u geeno. Maxaa idindaba dhigay
@balqeysa7209
@balqeysa7209 Күн бұрын
Hadad umada udaqmaneysid islamic union iyo mahdi system kahadla kadib cadalada imaneysa
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 8 күн бұрын
jizaakaAllahu khayr
@muktara.9989
@muktara.9989 8 күн бұрын
Aj asagana waxa uugaranayaa Hooyadii iyo Aabihii saade adigu ugaranayso
@amalo8798
@amalo8798 8 күн бұрын
Illahy ka cabso oo wilkan iskaga hadh Mel kale risiq xalal ah ka radso oo Ben aburka iska dhaf adigu is waani
@Miidan5
@Miidan5 8 күн бұрын
ha joojin walaal hooyada caawi nin aqoon leh baa tahay. walaal ha ka daalin caawinta hooyada.
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 8 күн бұрын
Sax hooyo maskiin si kasta waa in la qanciyo.Qabiil xagga dhiigga.Hooyo 30 sano cunugeeda raadineyso waa in aan u hiilinaa.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 8 күн бұрын
Walalo hadii runtii la diiday maxaa lasameeynay Xusuus jaamac waxa eey ku heystaa waa runta xalane xalane xalane ka taagan ilaah xalane wadanka haka wado Dadka xamar joogo waa dad laheeyto oo waxaa kuu daliil, ah tahriibka baahan ka fahmi qaara mulyyun neera baa hada ku fakari tahriib waala sixray reer muqdisho 😭🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
@AbdelazizAbdirahman
@AbdelazizAbdirahman 8 күн бұрын
Masha allah
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 8 күн бұрын
Huseen jaamac waa madaxweynihii 3aad ee sade
@sMohamed-yz7pe
@sMohamed-yz7pe 8 күн бұрын
Sc bro waan idian salamey Medal kowad shaley mase darad meed wax aad kenti siga daa dambi yaa ku gashey waxaa hahdey hoyo gacan goan iyo walal marka waa dambi sc
@sahraahmed7664
@sahraahmed7664 8 күн бұрын
hadii aad ku fiican nahay dabagalka meel ku sheeg gabadhii yarded ee ay qasheen xulunkii farmaajo
@fartun9503
@fartun9503 8 күн бұрын
wcs wlc brother 👍
@Hajialdiin8077
@Hajialdiin8077 8 күн бұрын
Asc sxb iskada cebaha dadka itaqilaah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 күн бұрын
Somaliyey wilkan garab istaga wa wil fican o wax so kordiyay
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 8 күн бұрын
Family giisa ha isaga haraan haduu ka cararaayo hooyadii sagaalka bilood caloosha ku soo siday Soomaalidu waxey tiraa dad kaa ordaya lama ceshadee duunyo kaa ordeysaa la ceshadaa bal aduunkaan waa iska yaryahay
@muktara.9989
@muktara.9989 8 күн бұрын
Diintu ma aha in aade qof dulmiside ma aha
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 8 күн бұрын
Maxaa ka dheefta?
@IqroYasin-w2y
@IqroYasin-w2y 8 күн бұрын
Masham alaah horay usoco xusen
@umuzain698
@umuzain698 8 күн бұрын
Hooyo ayaad u hiilinaysaa Hooyana waad dulminaysaa oo ilmaheedii baad ku haysataa yaab!!!!!!!
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 7 күн бұрын
Xaqa aya u hadashaa
@khadijaadenabdi2462
@khadijaadenabdi2462 8 күн бұрын
WALALKEY ISKA DAA WAXYABAHA AAD QODQODEYSID EE QOYS AHAAN AAD U BAREYSO ILERN DADKIi WEY DHIBSADENE. QOFKII WALIDKII NACAY ISAGEY DHaiBEYSAA AKHIRO IYO ADUNBA.
@ZahroDirir
@ZahroDirir 8 күн бұрын
Walaal ninka isaga har hooyadii adigu kama jeclide isaga har halkaa ma fiyuus baa kaa galay haduu hooyadii ka cararay isna ilmihiisaa ka carari doona ,laakiin adigu dadka dhaaf
@MousabZiyad-g1u
@MousabZiyad-g1u 3 күн бұрын
Asc mue med.tam
@Samawade25
@Samawade25 8 күн бұрын
Waxba kafaaidi maysid in aad waxsoo baarto waana arin sahlan in qofka profile kiisa lasoo baarbaaro ma aha aqoon dheeraad ah Laakiin waa laga xishoodaa in been dhaqaale lagu raadiyo.
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 8 күн бұрын
Maxaa reer reer keeney hooyo ayaa oyneyso waxa lagu qancinkaro waa fududahay waa dhiig in la iska qaado asagana wuu ku eedbeeli lahaay hooyadana wey ku qancilaheed marka aqliga ha shaqeeyo ee dhinaca san marwalba wax ka fiiriya
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 8 күн бұрын
Lakin cabsida alle hakateginina liano ma waxa ledahay hoyada kale wa tugo
@SurprisedArmadillo-sl4mo
@SurprisedArmadillo-sl4mo 8 күн бұрын
Waat saxsantahay
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 8 күн бұрын
Waxaad raadis aa cadowga Naga buuxa raadi itoobiyaan kenyaanka calooshood u shaqaysata
@mukaram2018
@mukaram2018 8 күн бұрын
Arinta ma qabiil bey isu bedeshey wll..dadku isma qabtaan miya mise xumaanta wa la isku raacey adigana wa lagu aamusiiyey. Hadey sida tahay marki horeba daacad kaama ahayn xusenow..
@AbdishukriHassan-hz1nc
@AbdishukriHassan-hz1nc 8 күн бұрын
@MousabZiyad-g1u
@MousabZiyad-g1u 3 күн бұрын
Asc
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 күн бұрын
Ader way cadahay in u yahay Raxanwayn Aj mau u diday dhiga hadi usan wax isku ogayn Aj mamada oyaysa aya dhashay way cadahay
@AbdishakurAhmedFarah
@AbdishakurAhmedFarah 6 күн бұрын
Waxaas shaqo kuu taala maaha camal teelo
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 күн бұрын
Husen orom ad ayu ogu eg yahay
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 8 күн бұрын
Adiga waxaa ku waalatey aj war meel fadhiiso loosar ayaa tahay meesaan ayaa afka taagee fuyuus raadis ceeb nadan nin ween oo rabo in uu lacag kuhelo caay doqon qaaaq qaaaq aj waa kaa fiican yahay haday noqoto aqlaaq hadaynaqoto cimi mad iyo diin hadaa ogaan laheed shahaadada uu heesto aj mahafli laheen dameen caybis ayaa taqaan wiiljaa dhahadey woo fotoshat asoo laaf ula socdo ayaa lahu tusaa aj iyo walaalkiis oo wado socdo aj faamil wiilasha aad ayey is ugu eg yiin aabahood ayey u egyiin ee sakiin laq loosar mashaqeesta damiin qaaaq qaaaaw😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CanabFarax-nj5wl
@CanabFarax-nj5wl 8 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 күн бұрын
Aj way cadahay in ay dhashay mamada oyaysa
@jamilaaden4603
@jamilaaden4603 8 күн бұрын
Geelow markaad ciin daaqdaa laguu yaabaa yaa kuu dirsaday afaarahaas adiga is difaac markaadana
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 6 күн бұрын
Adi waxaad u hiilisay jaahil calas 🤠🤠🤠🤥🤥🤥😳😳😳💩⚠️⚠️⁉️⁉️❌❌🤠🤥🤥❌❌ adi qof fiican baad eheed lkn hada cafis waydiiso ninkani waa mj prove
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 8 күн бұрын
Mahadsanid xuseen
@cashoamir1107
@cashoamir1107 8 күн бұрын
Ninkaa.ka..har..baanta..jooji.
@fahmoyeelo5371
@fahmoyeelo5371 8 күн бұрын
Xuseen waa turuufoole umada galeysiya oo iska dhiga waxaanu ahayn
@xafida123
@xafida123 7 күн бұрын
War beenloow baad tahay io fayuus laadis ee hawaalin dadka
@Iqrodhuxul
@Iqrodhuxul 6 күн бұрын
كثر الله فينا مثلك
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 6 күн бұрын
Beenta jooji
@fathiaissak7069
@fathiaissak7069 8 күн бұрын
Beenaale kadaab munaafaq
@safiamuse5060
@safiamuse5060 8 күн бұрын
Maalinkale basd ka sherkayn dulmiga aad AJ u gaysatay
@najmahassan8107
@najmahassan8107 8 күн бұрын
Masha Allah this guy is very intelligent
@Canada-1958
@Canada-1958 8 күн бұрын
Thanks, Hussain JAMAC. You have proven your decency, PATRIOTISM, and NATIONALISTIC leadership and efforts 👌 in your investigative social media activities and journalism. AS SOMALI CANADIAN medical professional with over 30 years experience in N. America (Canada and USA). Keep on and guul iyo GOBANIMO ABITKA 🎉
@hindiafsomailah
@hindiafsomailah 7 күн бұрын
Masha Allah
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 9 МЛН
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 11 МЛН
xanunkaga ciyaar maha
3:25
Mariam Adam-Noor
Рет қаралды 33
SIDA DALKEENA IYO DADKEENA LOOGU SOO DUULAY ! BY HUSSEIN JAMA
4:43
Somali TikTok Live&videos
Рет қаралды 12 М.
WASIIR KASOO JEEDA KG AYAA KA HADLAY ARINTA AJFAMILY
20:55
Shangalalax
Рет қаралды 13 М.
DAHIR ALASOW AJ FAMILY SOQARXIYAY REER KII DHALAY
19:07
SOMALI JAJUS CHANEL
Рет қаралды 24 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН