@@maqdismohamedkhalif1780 Hh fashion le waaye xaasle maahan kan qurbaha inuu model kadaba ordo lee ogaa xaasle inuu ahaa horey uma maqal dumarka soomaaliyeed ninkooda inuu meelaha isqaaqaawiyo maba ogilaadaan wayba kacaroodan oo wayba kasanifaan maba jecla masayr miiraan waaye 🤣😂😂😂
@maqdismohamedkhalif17802 жыл бұрын
@@lionman6813 hh washeego kle
@misslucky27682 жыл бұрын
Wiilkaan waa inan degan waxaa u rajeenaa inuu alle xaas wanaagsan siiyo😍
@sacdiyoqurux32922 жыл бұрын
Aamiin amiin
@hanihussein87002 жыл бұрын
Aamiin
@inasayidabdule22512 жыл бұрын
AMEEN
@ayansharmaarke8261 Жыл бұрын
Aamiin
@alhamdulilaahalluakbar5952 жыл бұрын
Miskiin walhi qof dagan ayuu u eeg yahay Alle mid wanaagsan Ha ugu deeqo Insha allh wan ka xumahay in uu single yahaye🥲🥲
@simaneyabdi9692 жыл бұрын
Aminn lkn sometimes single nimada aa dhaanto xiriirka dher xaranta ah
@alhamdulilaahalluakbar5952 жыл бұрын
@@simaneyabdi969 no walaahi single nimada ma fiicna hunoh haa xidhiidhka dheer na ma fiicna walhi Malaysia isla joogaa mk Lkn Aniga wan iska xishood badanahay somalida halkay dagan yihiin ma dagani so hunoh. Wan u ducaynayaa mk waan Iska jeclaan laa Lkn dee Yaa ku dhacayaa 🫣🫣🫣
@amalamuli3762 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥹🥲🫶🏽
@gutaale39572 жыл бұрын
@@simaneyabdi969 maficno wxa fican ubad la dhalo wlhi qurx waye
Welcome To Switzerland my Bro I M K anagaa kuu joogna Zhp
@amalamuli3762 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😢🥹🥲
@dagendawlochannel34432 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +254791162595
@cadaanicadani51432 жыл бұрын
Team tiens waani salaamay 🤣🤣🤣
@odayroy3099 Жыл бұрын
Waa taageeraa IAMK nin aad u xishood badan oo qalbi wanagsan 🙏
@mumtas49942 жыл бұрын
Aww Congratulations ameera for the 400k waxa ku rajeyn 100M insha allah io kbdn ❤😩stonge mother of the you tube 💪👑
@xabsomaxamed37492 жыл бұрын
Beelo amiiro saan ayyn kaaraba hore usoco Abayo macan
@Boobos2002 жыл бұрын
U have lucky sis waxad 400k ku gashey isla malinta best youtuber somalia asad hagio uu ku galey 1m
@shamsimaxamed1162 жыл бұрын
400k coming soon atarisho amiira quurx my sister congratulations
@amaalawees51052 жыл бұрын
Wow masha allah Amiira qurux badan Allah haku cafiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤
Mashllh 400k ayaan kuu rejeeye io kabadan amiira qurux team 27 hambalyo hambalyo
@llee47252 жыл бұрын
Congratulations 🎊 👏 queen 👸 💖 ❤️ 400
@amalamuli3762 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥹🥲☹️
@Miimi1432 жыл бұрын
Amiiro 399k asad nah 999k wax u dhiman wa 1k labadoods amiiro asad wey isla dabaal dagi donaan 400k 1m insha allah amiiro love iigu dhofo hadsa fariinteyda aragto yaqey
@amalamuli3762 жыл бұрын
Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😢🥹🥲🥲
@maxamedibraahim77362 жыл бұрын
maasha Allah tabaraka allaah amiira qurux ilaahay🤲🤲🤲 ha ku xifdiiyo abaayo dar alleh ayaan kutaageeraa 💕😍♥️💝🙏💝 imsubsribe in Sha allaah 🤲☝️waad gaadhaysaa abaayo 🙏👏👏🤲🙏👏👏👏