Ashaaciro Alle Iyo Quraanka Iyo Nabiga S C W Maxay Ka aaminsan Yihiin

  Рет қаралды 202,281

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 374
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
*Baaraka Allahu fiyk Sheekhana Sh Xasaan Abuu Salmaan,* *Ilaahay xaqa hakugu sugo, Ummadana hakugu anfaco,* *Anagana ilaahay diinta* *hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen*
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdikadiradem233
@abdikadiradem233 5 жыл бұрын
Masha Allah illaahow kubarakey sheekhanaa Al islaam
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Masha Allah sheikh allah ha ka xfdiyo dhagarta gaalada iyo munaafiqiinta tan juhalada cadowgaada ah ee ahlu qaubuurka eh
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk sheekh Xassaan, Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood,🤍🖤🏳 Jazakumu Allahu kheyra
@abukarali7403
@abukarali7403 8 жыл бұрын
خل رسول الله صلى الله عليه وسلم ذات يوم المسجد ، فإذا هو برجل من الأنصار يقال له أبو أمامة ، فقال : ( يَا أَبَا أُمَامَةَ مَا لِي أَرَاكَ جَالِسًا فِي الْمَسْجِدِ فِي غَيْرِ وَقْتِ الصَّلَاةِ ) ، قال : هموم لزمتني وديون يا رسول الله ، قال : ( أَفَلَا أُعَلِّمُكَ كَلَامًا ، إِذَا أَنْتَ قُلْتَهُ : أَذْهَبَ اللَّهُ عَزَّ وَجَلَّ هَمَّكَ وَقَضَى عَنْكَ دَيْنَكَ ؟ ) ، قال قلت : بلى يا رسول الله ، قال : ( قُلْ إِذَا أَصْبَحْتَ وَإِذَا أَمْسَيْتَ : اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ الْعَجْزِ وَالْكَسَلِ ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ الْجُبْنِ وَالْبُخْلِ ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ غَلَبَةِ الدَّيْنِ وَقَهْرِ الرِّجَالِ ) ، قال ففعلت ذلك ، فأذهب الله عز وجل همي وقضى عني ديني " .رواه أبو داود (1555)
@ahmedhassanali2634
@ahmedhassanali2634 4 жыл бұрын
Barakallahu fiik wll
@axmedxiimaa7855
@axmedxiimaa7855 5 жыл бұрын
Ashaaciro waa ahlu xaq waana nimanka nooleeya sunada xbbka scw ee xasaanow qiyaamo warbaa kuu yaaalo takfiiriyahow
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir Ай бұрын
Beenlaw ashaacira waa ahlu bidac xataa culimada qayb ayaa shegtay inay gaalo yihiin mida kale sifaadka Allah qayb ayay inkireen marka waa ahlu bidac
@xiinfiniinwillmaqabul4690
@xiinfiniinwillmaqabul4690 6 жыл бұрын
Waaa sheekha aan ugu jeclahay wlaaahi culimada soomaliyed run ta ku jeclhay
@rbcofficiall315
@rbcofficiall315 6 жыл бұрын
Beena waas kaadib nacdal kugudhacday uf uf uf wahaabi
@zaapirmohamednoor6262
@zaapirmohamednoor6262 5 жыл бұрын
Mohamad Saleban wahaabiya af kaaga kala bax jin kaagah ma ahan ee koxda aat la jirto ee jaahiliinta ah ku ekaaw
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
@@rbcofficiall315 wahabi waa mgc Allah anig mgcug waa Ahul suni suufiiy nimadad isk hayiiso ciiido kukm hayiisto
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Xiinfmin will masha aallah😍❤
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
Hhhh Miskiin
@ibrahimfarah7191
@ibrahimfarah7191 6 жыл бұрын
waxaan u jeclahay shiikha sida aabaheey oo Kala
@yeshuasage3724
@yeshuasage3724 5 жыл бұрын
Nacas baad tahay markaa
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 5 жыл бұрын
Hal reer haddey isku camiraan oo wadaadkooda taageeraan waa caadi. Laakiin reer walba culimadiisa ha ceshado ileen waxa maalin walba laleynaayo waa beesha Hawiye oo culimadoodii hurdo dheer kujiraan
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 жыл бұрын
Miyaatahay ardaygisi
@عيسىالصومالي
@عيسىالصومالي 4 жыл бұрын
@@hassanyuusuf9750 subxanallah wxa joogi
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
@@hassanyuusuf9750 calaacalka jooji, ummadu waa mid haduu qalbigu kudhintey, qashinkaaga hanoola imaan
@nuurediin.timacade
@nuurediin.timacade 2 жыл бұрын
Caamadii laga qarinayay ee looga baqayay inay ku fidnoobaan waa adiga wadaadoow wakaas ummadii dhanayd ee diinta usoo khidmaysay aad sheeko soomaali iyo fahankaaga khaldan awgii xayndaabki ooga saartay . Subxaanalaaah.
@momindekk1
@momindekk1 6 жыл бұрын
masha allah sheekha
@cabdulahicabdikarim8010
@cabdulahicabdikarim8010 5 жыл бұрын
Khayaano badanaa waxuu meeraystaba ma Allah ayuu meelkusugay carshiga allaa sameeyay intuusan samayn waydiiya xagee kusugnaa alle waa ka kaaftoomaa waxa uu abuuray carshiguna waa kamid intuu abuuray rabina sida maqluuqo meel kuma koobna yuusan idin kadin asagu ha aado haduu meel Ku ogyahay
@tiktoksomali3280
@tiktoksomali3280 7 жыл бұрын
Haaruun iyo liibaan dadka sheikha ka hdlaayo ayaa tihiin waan idin jeedaa sida uga gubaneysiin sheikha Allah xifdiyo wuxuna ka hdlayaa waxa idinla aaminsantihiiin ee gaf asiga galy ma ahan af somaliga fahma
@nawaarmaxamed1478
@nawaarmaxamed1478 6 жыл бұрын
D3 Captiano اللهم احفظ شيخنا العالم جليل
@muhamedburhaudiin6157
@muhamedburhaudiin6157 6 жыл бұрын
Magaca aad wadato ayaaaba saxnayn Capitano
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
@@muhamedburhaudiin6157 ugu yaraan wuxuu fahansanyhy waxeey suufidu fahmiwaayeen
@dahirhussein1485
@dahirhussein1485 5 жыл бұрын
wallaHI INU MUSTAFE IYO SH MAXAMED MACALIM KACILMI BADNEYN WANA ASHACIRO
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
War firi cilmi wax mataree camal aya wax taraaa meshan wxa laisku hastaa magala mise waa lasaf kkkk wad kahadli maxu yahay
@abuukarnuur3110
@abuukarnuur3110 4 жыл бұрын
Laga yabe in aad aditahy waxad uga guban
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 4 жыл бұрын
MUSTAFE AYA ASHACIRO AH AAA. XITA SHEIKH MAXAMED MACALIN WAXU AHA IKHWANUL MUSLIMIN ASHACORADANA WU KABAXAY MARKU KUTUBADA KHUTBI AKHRIYEY.
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Beentaa sheekha ha nabin
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@mahamedcusman3402 waa calaamadihii wahaabiyiinta waxaan arkayo 😂
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 5 жыл бұрын
Anaa suufiya waana aamin sanahay qur'aanka inuu yahay mid alle uu leeyahay.
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Suufiyo lagama hadlin ee ashaaciro ayaa laga hadlayey
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 жыл бұрын
@@Facelessuplouder Waa isku mid
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 жыл бұрын
Suufi aan kawarqabin baad tahay dariiqadiisa
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 жыл бұрын
@@axmedaxmed5455 Jaahil lunsan oo hayin raac ah baa tahay ee wax isku fal waad khasaartee hadii aad saas iskaga hadleyso
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 жыл бұрын
Cabdiwali Daacad suufi niyad Fiican baad tahay lkn suufi baan sheegan waxa dariiqadaydu qabtana lama qabo bal adu isqabad sii suufina waad sheeganayaaa wixii laidinku sheegayna waad Iska bari yeeshay
@ismDirir
@ismDirir 8 ай бұрын
ربنا افرغ علينا صبرا و تو فنا مسلمين 🎉🎉
@iqroqali4854
@iqroqali4854 4 жыл бұрын
Sheeq xafdahullh jazklhu qayrn Masha allh waxban kafaidynaaa
@abdiwaxidcade7714
@abdiwaxidcade7714 6 жыл бұрын
sh xasan illahey haku barakeyo illahey haku xifdiyo
@salma5945
@salma5945 5 жыл бұрын
Waa mufsid beenaala ah
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 2 жыл бұрын
Shiekh hassan Shiekh Houssien Djibouti iyo Shiekh mustaf ❤️❤️❤️💕💕💕💕💕🥰🥰 3 Shiekh allah xafido the best of Somali people
@shuaybabdikadir2580
@shuaybabdikadir2580 4 жыл бұрын
Shekh xasaan xusein abu salman Allaha noo kaa xafido runta ayan kugu jeclahay❤❤❤😍😍😍
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428 3 жыл бұрын
حفظك الله أنت وأهلك وأصحابك وأحبابك
@araweelocali5421
@araweelocali5421 6 жыл бұрын
rabi ha xafido sheekha aamin
@dahirhussein1485
@dahirhussein1485 5 жыл бұрын
ilahey hadilo ben bu shegayaye sh maxamed macalin sh aw cabdule carif sh abukar xasan kama calisana kan ashcariyana wa hadey waxas aminana wey galobi lahayen waxana wa dacayad
@sakiabokor7174
@sakiabokor7174 6 жыл бұрын
Sh xassaan xuseen alle ha xiftiyo
@abdilahiawiyeh6815
@abdilahiawiyeh6815 6 жыл бұрын
saki abokor lľ
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 5 жыл бұрын
Suufiyo iyo ashaaciro haddii aad caaysid oo aad wax kasheegtid waxba kuuma arkaan. Waayo culimadoodu ma aha culumo tv iyo media. Laakiin ciddii dhib ugeysatey shacabka waa lawada arkaa. Somaliduna 90% waa ashaaciro. Wiilal yar yar oo (wahabiya unifersity) kasoo qalinjebiyey iney dadka bedelaan suuragal ma,aha mana dheceyso kaliya waa inta wadanku dowlad xooggan uu kahelayo. Waayo qaraxyada siyaad barre ayaa umadda kahortaagnaa. Laakiin sucuudi iyo imaaraad waxey kubixinayaan malaayiin doolar si fikirkiinnu ushaqeeyo laakiin ogoow soomaalidu ilaah caadil ah ayey leeyihiin ee carab weligiin lacag heydinku siiso inaad umaddinna halaagtaan
@Cabaas6004
@Cabaas6004 4 жыл бұрын
xasaan daacish mujrim
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
@@Cabaas6004 caayda waa dambi
@mahadcusmanali7698
@mahadcusmanali7698 7 жыл бұрын
waa wadaad fiican oo aad uwanaagsan oo xaqa cadeeyo
@muzxin
@muzxin 7 жыл бұрын
waxaa laga hadlayo maba taqaanid
@faraxibrahim4828
@faraxibrahim4828 5 жыл бұрын
Smoc
@faraxibrahim4828
@faraxibrahim4828 5 жыл бұрын
🐍🐟🐢🦂🕷🦗🐞🐝🐜
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
@@muzxin adigu miyd taqan wax lag hadlyo walalhii qofk marku jahil yhy qofk kaleen isadas aya modayi
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@ismahanbiintufarah2067 Maskaxdii baa lagaa xidhay Wax lagaaga yaabo malihid gabadhaay
@ibnuqayyiminaqalaf304
@ibnuqayyiminaqalaf304 7 жыл бұрын
SHEEKH XASAAN MUUSAN KU HADLIN ILLAA WAX RUN EH MA OSHIYE ASAGANA MA AHA ILLAA SHEEKH DOONAYA INUU UMMADA SOOMAALIYEED HAGAAGTO OO IS WADA RAACDO (KHAYR ALLA HAKUSIIYO SH.XASAAN)
@suldanfatxi61
@suldanfatxi61 6 жыл бұрын
Illaahow nooxafid sheck xasssn
@ABDIRAHMANAbdi-xu5zt
@ABDIRAHMANAbdi-xu5zt 7 жыл бұрын
sabankasta ilaahay wuxuu soosaaraa qof umada diinta ucadeeya oo kala saara xaqa iyo baadilka alahaa xafido seek xasaan
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
😂😂😂
@cabdicziizcali4419
@cabdicziizcali4419 5 жыл бұрын
Acuuudu n Billaahi Warkaan Xaguu kuqoranyahy Sxb Sheikhnimo sidan ma ahane alle u towbad. Keen
@ruwaidaali2271
@ruwaidaali2271 4 жыл бұрын
Sh waa fogeeye
@abdiyare7637
@abdiyare7637 5 жыл бұрын
صحيح
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
Runtaa waye
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Siix siix
@عبدالقادربنأحمدبنآدم
@عبدالقادربنأحمدبنآدم 7 жыл бұрын
ماشاءالله
@عمرابوكرمرسل
@عمرابوكرمرسل 6 жыл бұрын
Qofka mislimka ah waxaa laga rabaa in uu barto diinta islaamka oo saxda ah ma ahan in uu aabihiisa uu inta gacanta qabto uu suufiyada hunguri ka doortay jidkii rasuulka scw kuna wayaaday aabe waxaa ka wayn ilaah ee raadi runta diinta misa hadaad leedahay balwad mukhaadaraad adiguba tahay mid khariban lagula hadlin ama lagaa jaasin ee diintu ku qaban raac misa aanan ka hadlaynin jihaad ka iyo axaadiista saxda ah iyo tafsiirka quraanka saxda ah war soomaalaay aan ku kala baxno diinta islaamka
@abdurizakmunye3181
@abdurizakmunye3181 6 жыл бұрын
War Dadkaan mawaalan cinwaanka meesha ku qoran waa qadaf ama diinkabax aad u weyn ilaahayow awliyadaaadii diintaan I soo shaqeeyey baa lagu dulminayaa waxba kaama qarsoomaan yaa rabbi jazahooda sii
@maahirfakhr6512
@maahirfakhr6512 4 жыл бұрын
Ashaaciro waa firqo lunsan waana la ogyahay sida kutubtooda ku taal
@foosabdullahimohamed2315
@foosabdullahimohamed2315 2 жыл бұрын
Mashalah shiiq xasanow ilhey hku xifdiyo
@mohamedukaash
@mohamedukaash 5 жыл бұрын
Shekh xasaan nin rag ah weeyo waana geesi run ma ogii been masheego
@abdaleahmed9718
@abdaleahmed9718 5 жыл бұрын
Masha alh nin aan xaqa ka cabsan
@haduwin9012
@haduwin9012 4 жыл бұрын
Masha allah sh xassaan 🧡✊🏾
@sickballer1995
@sickballer1995 4 жыл бұрын
حفظك الله وبارك فيك اسد سنۃ رغم انف الحاقدين
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
Waar waxani libaax maahine waa ey
@engmohameddirir6323
@engmohameddirir6323 4 жыл бұрын
Subxanallah nin waalidka galaynaya baad amaanaysan oo diinti muran ubadalay ilahy hanagu sugo diinta
@midnimodoon8724
@midnimodoon8724 2 жыл бұрын
waxan waa wax aan horey loo maqal shiikhoow, ummadda yaan la khakhalin.
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle 10 ай бұрын
Sh xasan waxaan lee yahay alle ka cabso Aakhiro waxa iman donaa qof sheekha oo ku dhaqmin wuxuu dadka fari jiray marka alle ka cabso
@freehug071
@freehug071 4 жыл бұрын
illahay meeshu wdaadkan dhiban uu ku xisabinayo ima istajiyo mida kle beentisa aya wax kasta ka dran nio illhy u towbadkeen wax kitaab ah oo ku yalan musan shegin alle badiyentisa in u umada ka qabto ban rajenayaa i.a
@abdiwaxidcade7714
@abdiwaxidcade7714 6 жыл бұрын
dadkan caaytamaayan caqiidada iska saxa ma saxna caqiidadiina oo illahey ka cabsada sheykha ha u gafina
@KEYSEPRODUCTIONSAbdallekeyse
@KEYSEPRODUCTIONSAbdallekeyse 6 жыл бұрын
Anigu hada ashaaciro maba aqaano sheekhana beentii ma oran karo , waxaa loo baahanyahay ayaa ah kaliya in lahubiyo waxa laga sheegay oo ay cadeeyaan ineysan mad habkooda uusan kijirin shiikhana looga qabto lkn horta adigan comment aqrinaayo hafududaan waxa lasheegay iska hubi masaxbaa mise waa qalad ?
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
Runta
@Bigflashlight1978
@Bigflashlight1978 5 жыл бұрын
Isku si ayaan u fekernay
@mustafeabdinasir6404
@mustafeabdinasir6404 4 жыл бұрын
Sh xasaan allaha ku daayo
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
walle waad cadeeysey Ashaaciro waxeey yihiin, ilaahy hakaa Abaal mariyo, iyagana ilaahy hasoo hanuuniyo, sharkooda ilaahy ummada kuma aafeeyo
@yusufmanallone330
@yusufmanallone330 5 жыл бұрын
Xassan xuseen cumar binu khatabka hada jiro amuu yahay walahi runta xaqa siduu ugu dhaganyahay una adagyahay ayaan jeclahay
@Xikmadkuhadal1212
@Xikmadkuhadal1212 7 жыл бұрын
markastoon dhagaysto cilmi unbaa iiga siyaadi Alx
@abdarazakahmed9217
@abdarazakahmed9217 5 жыл бұрын
Ali Abdi Qaadir fasahaad ayaa kuu siyaado
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Alii siix siix
@hamzahassan9458
@hamzahassan9458 2 жыл бұрын
Allow naga qabo ashaaciro
@xasanwarsame631
@xasanwarsame631 4 жыл бұрын
anaa kusoo dhex koray waleyga wax sheegeydo kuma arag ma ogi kitaabada aad kudhaleeceyneyso waxa kujira lkn wali in lafasiro ma arkin hadey jiraan salfiyo hortood ma aqoon ayguba macnihiisa nabi amaaney ka eheed
@al-irshaadmedia7098
@al-irshaadmedia7098 4 жыл бұрын
Sheekh Xassaan Xuseen Xafidahullah
@saleebandhaaye8312
@saleebandhaaye8312 5 жыл бұрын
Waar wax ani fooda igaliya waa la waayee kaagan dakharka leh hhhhhh
@abdimaalighuseen3563
@abdimaalighuseen3563 4 жыл бұрын
man sha alaah
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar 5 ай бұрын
Waa fiicanyahay manta
@عزالدينعلىالصومالى
@عزالدينعلىالصومالى 4 жыл бұрын
mashlaaah allaaah yax fidika
@king...3695
@king...3695 2 жыл бұрын
1.1k ayey like tu ahayd waxaana Ka dhigay 1.2k
@libanmohamed6713
@libanmohamed6713 4 жыл бұрын
Sheydaan sheydaan and sheydaan
@akrambinasmar2604
@akrambinasmar2604 5 жыл бұрын
xafidullah sheikh xassan .
@senatorcamaca
@senatorcamaca 4 жыл бұрын
Ashaaciradan uu ka hadlayaa waa koxdee horta?
@J_Dub63
@J_Dub63 7 жыл бұрын
سبحانك هذا بهاتان عظيم.
@xasanwarsame631
@xasanwarsame631 4 жыл бұрын
qof duganaaya quraan aqaaraa alle baryaye sidee buu gaal kunoqoday alle usoo laabo
@Walaal2017
@Walaal2017 6 жыл бұрын
ILaahay been wuu sheegi karaa Qof muslim ah maka suurowda ee wax kale sheeg sheekhow
@shaxmadsalaadkb2048
@shaxmadsalaadkb2048 7 жыл бұрын
kitaabka qur aanka waa hadal bini Aadan xageey Ku yiraahdeen ashaacirada arigu wuu qufacaa laakiin xaago ma,tufo adna waad iska hadashay oo ma aadan sheegin ashaacirada hadalada aad Ku dacaayadeeynreysid halka ay Ku sheegeen qur aanka waa kalaamullaah ayaan aaminsamahay imaamu buqaari arinka wuxuu ka qoray kitaab layiraahdo qalqu afcaalul cibaad
@abdirizakdahir1478
@abdirizakdahir1478 2 жыл бұрын
Benta daaaf Allah kaxisho io umada muslimka eh
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 5 жыл бұрын
masha alaah geese ilaahay hakudaayo
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 6 жыл бұрын
Sh Xasaan Alle ha Xafido Waa Nin Aan Mabda iisa la gaban Raganimo Diinta Hadaadan Sidaa Runta uga sheegi karin Bariiskaga iska walaaqoo sheikhnimo lama sheegto Sida Al ictisaam
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
M,A inbadan maxu kashifay Ashaciro
@daadirabbi
@daadirabbi 5 жыл бұрын
Khuuraafad lagu soo shubey buu sii faraqeya
@Tk-lb2wz
@Tk-lb2wz 6 жыл бұрын
Aniga hal sual, sheikhaan sheikhxasan riyada hadii lagu weediiyay waxa aa ku jawaabtay maxaad laqarineesaa? adoo iga raali ah sheikhoow
@abdulqadirhajjimire3883
@abdulqadirhajjimire3883 5 жыл бұрын
Nin qasbane qiyar ma leh wuxuu qariya mooyee
@hamzabashi2017
@hamzabashi2017 8 жыл бұрын
ma sha Allah
@ahmadbadar8968
@ahmadbadar8968 6 жыл бұрын
Sxb adiga waxa tahay ashaciro
@osmanacrinkawamidcajebah1256
@osmanacrinkawamidcajebah1256 5 жыл бұрын
سبحان الله هذا كذب وافتراء على المسلمين وعلماء الا سلام قديما وحديثا
@ahmedwalisharif6708
@ahmedwalisharif6708 4 жыл бұрын
Sh cabdi kariim xirsi tunaaka wayne ayaa ladhahaa ninkaas wuu dhintay hadda.
@abdikanimahamed708
@abdikanimahamed708 6 жыл бұрын
Bal sheekha hala waydiiyo imaamu nawawi iyo ibnu xajar waxay ahayeen ashcariye magaalay ahayeen?
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
Subxanallah haisku soqawanin
@abdallahashi9826
@abdallahashi9826 6 жыл бұрын
Asc wrxmh walaalayal waxaa idinka codsanaa inaad ii tilmaamtan meesha ee kutaalo daaru xadiith Allow ajar farabadan kuugu abaal mari shiikuna xasaaaaan
@somarmy7455
@somarmy7455 6 жыл бұрын
Abdalla Hashi burhaan state beey ku dhexyaal.
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
Amiin Carab kaga caano lagu qaway
@rooblerooble2061
@rooblerooble2061 4 жыл бұрын
Kkkkk maa iska hubisid wuxu sheegaho meeshay kuyaalaan
@cabdiqaadirsheekhyuusuf7398
@cabdiqaadirsheekhyuusuf7398 4 жыл бұрын
الله كان كما كان قبل خلق العرش والسموات والاراضين والجهاة qofka sidaa dhahya maxaan dhahnaa shekhow Allah haku dhowree
@abdigaladkasimmohamed9556
@abdigaladkasimmohamed9556 5 жыл бұрын
sh xasaanoow Alle kabaq
@mahamuudsaneey9898
@mahamuudsaneey9898 6 жыл бұрын
مجدد هذا العصر
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
😂😂😂 waaka garaad Waar caadi bal iska dhig
@farahtech9929
@farahtech9929 5 жыл бұрын
Intee ku dhaheen noosheek magaca kitaabka jabtarka iyo safxada Number keeda Nasii tixraac war kaliya ma I qancin shiiqow
@makadhubo
@makadhubo 5 жыл бұрын
Ashaacirooy maxaad tahay waa yaabe mashiicaa mise waa suufiyada qaar kamid ah
@abdisalanfarah9487
@abdisalanfarah9487 5 жыл бұрын
Waa suufiyada shukri nuh
@abdisalanfarah9487
@abdisalanfarah9487 5 жыл бұрын
Waa suufiyada shukri
@makadhubo
@makadhubo 5 жыл бұрын
Cajiib!!!
@abdisalanfarah9487
@abdisalanfarah9487 5 жыл бұрын
@@makadhubo haa wll alle heynaga dhigo kuwa sunada rasuulkeeni Mohammed csw xabiibullaah raaca
@abuukarnuur3110
@abuukarnuur3110 4 жыл бұрын
Ashaciro masha sufi
@maxamadmaxamuud6882
@maxamadmaxamuud6882 5 жыл бұрын
Yaaahuu ilaahay kabaq o dadkiisa islaamkiisa daaa
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 5 жыл бұрын
Shiikhoow xaal qaaday?
@maxamedcabdi7996
@maxamedcabdi7996 6 жыл бұрын
Balkitaabka noosheeg ilahay. Kudafireen anigu muslimiin ayaan uhaystaa wax halisa ayaad bahisay bal aad noogu soofaahfaahi
@ابوياسرالجوهري-ط5ي
@ابوياسرالجوهري-ط5ي 5 жыл бұрын
والله هذا بهتان عظيم
@ciilane
@ciilane 5 жыл бұрын
هذا من أصدق القول
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@ciilane beenaale
@ahmedalbadawy7650
@ahmedalbadawy7650 6 жыл бұрын
Hassani Khawarij Duli Ah Allah Haku Naclado Yaaa Beeen Sheegay Oo Caqiidada Suuban U Gafay
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
Adhi Allah haku nacaladho malcuun wewe
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@malyunadan7026 miskiin Waa lagu indho tiray
@cosmicadventure9184
@cosmicadventure9184 3 жыл бұрын
wllhi wuu iga qosliyay sheekhu nimankaa wuu ka adagyahay wllhi 🤣🤣🤣
@makadhubo
@makadhubo 5 жыл бұрын
Ashaaciro ma shiicaa
@ayaanleahmed2619
@ayaanleahmed2619 4 жыл бұрын
Maqiyaaska makhluuqaadka Lagu qiimeeyo ee Alleh abuuray ISAGA ma la gu qiimayn karaa?
@maxmamedabdisalan3968
@maxmamedabdisalan3968 6 жыл бұрын
هدا هي الحقيقة.....جزاك الله...يا شيخ..حسان...
@abwaancabdikariimaqoonsame246
@abwaancabdikariimaqoonsame246 4 жыл бұрын
Ninka imaamu nawawi diin LA,aan Ku tilmaamay illeen ashcaribuu ahaaye muxuu yahay
@muzxin
@muzxin 7 жыл бұрын
BEENLOOW TAKFIIR AH OO JAAJUUS U AH KENYAN KA
@jinirfiid283
@jinirfiid283 7 жыл бұрын
Zakiya john fuck john jahil ben badana thy ka xisho culumada
@muzxin
@muzxin 7 жыл бұрын
JIN AYAA WADATAA FUCK NA WAA KU HADASHAY AKHLAAQ XUME WAHAABI
@jinirfiid283
@jinirfiid283 7 жыл бұрын
Zakiya Sheikj jini ku wasye aqlaada xumadada ka gaabso noh culumada
@عزالدينعلىالصومالى
@عزالدينعلىالصومالى 4 жыл бұрын
inantaa sheekha kaxishoood wlllqali
@ismDirir
@ismDirir 8 ай бұрын
ربنا لا تجعلنا فتنة للقوم الظا لمين و نجنا بر حمتك من القوم الكفر ين 🎉نة
@abdifatahjama174
@abdifatahjama174 3 жыл бұрын
Ashaaciro koodii hore iyo koodiidanbaba waa gaalo
@cabdulaahicalinuurshyuusuf
@cabdulaahicalinuurshyuusuf Жыл бұрын
Mushabihada iyo mujasimadii hore ayaa ashaaciro dacaayad wax uga jari wayday dacwadoodi kuwan hada mushabihaday ka dhaxleen inay iskaga hadlaan maalaa yacni Walaahi iyagay udaran tahay
@Cabaas6004
@Cabaas6004 6 жыл бұрын
سبحانك هذا بهتان عظيم
@cismaanmaxamed8391
@cismaanmaxamed8391 7 жыл бұрын
hdlkaan waankashakiyay shaaciro rag kamid ah ycni osheganayo saan wedhihikaraan ycni dhamaantood mawada xumo
@abdibasirelmi2379
@abdibasirelmi2379 4 жыл бұрын
Waa yaab ninkan qof walba maxuu u gaaleeya
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
Yuu gaaleysiiye, qofwalba kuhaysaaye, beenta aad meelaha kasoo maqashey iska daa niyahaw
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 6 жыл бұрын
Sheekha warkiisu nagama dagaayo Somalidu 10 qarni ayay ashaaciro ahayd maxay gaalo u wada noqon waayen haduu warkiisu run yahay
@yussufabdirahman7894
@yussufabdirahman7894 5 жыл бұрын
Kitaabka kuma qorba waahibiyo iyo ashaaciro ku ligiin waad khaldan tihiin kitaabka si fiican u fiiriya
@zaynabosman3346
@zaynabosman3346 4 жыл бұрын
Beenaale alle kacabso ashaaciro ma aamin sana waxaas ee dadka halumin masaakiinta ah
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 3 жыл бұрын
Sheekhu horta ma reer gooniya ayuu u muxaadareeyaa..
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 жыл бұрын
Adigu soo baar oo diinta fahan, Dadku sheekhu umaxaadareeyo macna weeyn kuma jirtee
@cabdulaahicalinuurshyuusuf
@cabdulaahicalinuurshyuusuf Жыл бұрын
​@@dayurwarfa9762 maxaa la baara waa been law gaal ahe waxas hadi laga dhagaysanayo mushabihadii iyo mujasimadii horaa laga qori lahaa bal ibnu xajar yaa ka ashcarisan asaga difacaya warkan soo eeg kitaabka dabaqaatu shaafici
@abdurizakmunye3181
@abdurizakmunye3181 6 жыл бұрын
War waxaan beenaalaha sheydhaanka ah maxaad Waqtiga iskaga dhumineysaan
@ciilane
@ciilane 5 жыл бұрын
adiga.aya.ah.sheydaan.jahil.diintiisa.ka.ah.oo.qol.lagu.xirtay.duli.ayaad.tahay.alaah.haku.so.hanuunsho.hadaan.hanuun.lagugu.tala.gelina.uma.muslimka.ala.kaqabto.aanfadada...shekhu.xaqbuu.shegay...qasab.kuma.aha.inu.rali.geliyo.adiga.iyo.kooxda.beenta.aad.uga.mitahay
@Cabaas6004
@Cabaas6004 6 жыл бұрын
الأ شاعرة أعيان أهل السنة والجماعة
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 жыл бұрын
AHLUL BIDCAH WEYAN
@daauudfiidow3597
@daauudfiidow3597 5 жыл бұрын
هلك قوم يجلسون معك
@maxamedaxmed5211
@maxamedaxmed5211 5 жыл бұрын
لك
@axmedjaamow5722
@axmedjaamow5722 5 жыл бұрын
Sheikh Hassan Jeesto Alle Kabaq Bidcinimada ka So Bax
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 207 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,2 МЛН
QISADII SAAMIRI / QISASKA QURAANKA  XALQADII 10 AAD
26:13
Ali adde
Рет қаралды 11 М.
SIRTA FAQRIGA LOOGA BAXO || SHEEKH MUSTAFE HAAJI ISMAIL
21:40
Al khayir
Рет қаралды 126 М.
Shiicada Muslimiin miyaa? Maxayse aaminsan yihiin Sheekh Dirir
30:57
Baraarug Media
Рет қаралды 15 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 60 М.
Ashaaciro ma gaalaa mise waa muslimiin
17:19
Qalaafe Media
Рет қаралды 98 М.
18 Xikmo oo Cumar Binu Khadhab ka sugan Sh Xassaan
1:05:16
Qalaafe Media
Рет қаралды 19 М.
Kalimo Cusub || Sh Xassaan Oo Ka Hadlay Waxa Ashaaciro lagu Noqdaa?
31:49
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 207 МЛН