Sifatu Salaati Alnabiyi S C W D 6aad Sh Xassaan

  Рет қаралды 10,842

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 8
@khalidmohamed1598
@khalidmohamed1598 4 жыл бұрын
Manshallah ilahay sheikh habarakeyo iyo qalafe media...
@sacdiyoxidig6586
@sacdiyoxidig6586 6 жыл бұрын
Sheeqa carabkiisa iyo maskaxdiisa allaha udaaayo maashaa allaaah tabaaraka allaaah
@shuceibfarah8727
@shuceibfarah8727 6 жыл бұрын
Maasha alaah Sheikh Xasaan alaha haku xifdiyo Runtii Balaaqada aad umada ugu gudbineyso axadiithta waa hibo alle kuugu maneestay Maashalaah
@hassanm5128
@hassanm5128 8 жыл бұрын
Jazaahullah sh xasaan ilaah haka abaalmariyo anagana kuwii kafaaidaysta cilmigiisa ilaah naga dhigo
@baytiismaaciil4308
@baytiismaaciil4308 8 жыл бұрын
جزاك لله خيرا
@mahamedosman8772
@mahamedosman8772 3 жыл бұрын
Asc sheeq cashiradaada waanjecelnahay balse hadalkaga badan iyo hadalada qaar aad adeegsato iskadhaaf
@gigoareuserious8986
@gigoareuserious8986 3 жыл бұрын
Sheikha wuxuuu soo dhegaystay, oo school u soo dhigtay oo sheik kale uu ka soo bartay oo wuxuu ka soo bartay ama ka soo dhigtay schoolkii uu soo dhigtay MIYUU U SOO GAADHSIIN UMADDII UU WAX U FAA’IDAY NAHAYAY MISE SHEIKU WUXUU KU DARSAN ISAGU SEE LA TAHAY ( personally) shaqsi ahaan? Mareykanka waxaa jira nin dhalasha ahaan ka soo jeeda Pakistani ( YASIR QADHI) Umadduna see u jeclayd ayay imink mar uun sanifeen, waayo, wuxuuu sheegaba wuxuuu raacin waxay ra’yiguuse la ahayd kolkaaseey weedhiisu noqotay in uu yidhaah ( my humble opinion) ( رايي المتواضع ) Waa iga su’aale ma xaq baa in sidaad waxii culumadiii wax ku soo dhigtay mooyee inaad adigu tidhaahdaaa Aniga waxaaa ila roon! Aniga waxay ila tahay! Aniga waxaa ila saxan! Aniga waxaan odhan lahaa! Iwm?
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 2 жыл бұрын
Shiikha afkartaa culumadi horee ayu isuu barbar digay sidaan qiyasayo kadiib ayuu kaan asaga laa rajaxaan ayuu soo gudbiyaa🙏
Sifatu Salaati Alnabiyi S C W D  7aad Sh Xassaan
1:28:21
Qalaafe Media
Рет қаралды 10 М.
Sifatu Salaati Alnabiyi S C W D 5aad Sh Xassaan
1:39:29
Qalaafe Media
Рет қаралды 16 М.
Sifatu Salaati Alnabiyi S C W D  8aad Sh Xassaan
1:29:36
Qalaafe Media
Рет қаралды 9 М.
Nin Foolxun Oo Lacag Leh Iyo Wiil Yar Oo waxbadan Heysanin Midkee Dooran leheed Sh Xassaan
16:31
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 9 М.
Dumarka Muqaalka Kore Uun Bey Ku Kala Quruxsanyihin Ee Wa Iskumid Dhanka Kale Sh Xassaan
12:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 14 М.
Tirada Ama population ka Somaalida Aduunka Kunool Wa Meqa ?? Sh Xassaan Abu Salmaan
9:42
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 7 М.
Sifatu Salaati Alnabiyi S C W D  14aad Sh Xassaan
1:24:41
Qalaafe Media
Рет қаралды 6 М.