Ibraahim Buubaa oo Maxamuud Xaashi iyo Xirsi ku eedeeyay inay Hantidii umada boobeen

  Рет қаралды 4,288

Warshiil

Warshiil

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 16 сағат бұрын
Walaahi Xirsi iyo ina xaashi Codkooda Ayay biyo ugu soo GALEEN wax badan bay ku gabadeen beesha Habar jeclo laakiin rag Hantidii shacabka dhacay in uufashilmayo hadal kama taagna❤❤❤❤
@saleebanali2905
@saleebanali2905 17 сағат бұрын
ADIGAA BA CADEEYEY WADADII QABYAALADA WAAYO GOONI BAAD ULA BAXDAY RAGII HABARJECLO HADABA HABARJECLO COD KA HELIMAYSAAN CIRO HA DHACO
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 23 сағат бұрын
GUUL WADANI GUUL CIRO ❤ THANK YOU BUUBAA FOR YOUR SERVICE AND YOUR ADVICE FOR TELLING THE TRUTH
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 19 сағат бұрын
Adeer ka hadal waxa aad hayso adigu, xirsi iyo ina Xaashi ha Ku waalan waa rag tolkood dhagaystaan oo miisaan ku leh habarjeclo, adigu codna ma haysid oo muuse biixi baa kusoo saare laakin hadda muuse biixi waa dhacee xageed adaysaa buubaay ?
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 23 сағат бұрын
Dhiigu biyo ma Aha guulayso Inaadeer
@cagawaynemediachannel4413
@cagawaynemediachannel4413 18 сағат бұрын
Casharkii taxanaha ahaaa ee cabdirahman ciro aad ka diyaarisay iyo hadal kaaagiii, miyaad ilawday.
@munirkh
@munirkh Күн бұрын
Qabyaaladu leeyahey iska daaya sookan isagii ku dhaqmaya ee adeerkii Ciro oo shaley eryey hadana u ololeeneya? 😂
@isakahmet
@isakahmet 23 сағат бұрын
waxaan u fahmay cirro isma haysan ee Xirsi baa is haysaan.
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c Күн бұрын
Markaa maxirsibaad utashateen walakala shakiyay
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 18 сағат бұрын
Waar Kani wuu khalkhaliyi
@ChimcaSulub
@ChimcaSulub Күн бұрын
Adiga iyo adeerka isma aragti dhaantaan
@farahabdi2205
@farahabdi2205 Күн бұрын
Aragti lagugu raaco keen
@luuljemac7527
@luuljemac7527 23 сағат бұрын
Buùbaa idinka yusra harti ayakadambeyay qiqqhaysku qarinina bahaney laydinbaray dadkuna inad ibsanaysan
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 13 сағат бұрын
Yarku mnu caadi ahyn kanaad leedahay yaanlaga ambanine u codeeya mnu ka mid ahyn kuwan qaybyalada iyo naxliga somaliland kala dhexdhigay kiisa ugu weyn waliba 😢
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c Күн бұрын
Garxjia ururo badanaa
@NasirSulub-t3p
@NasirSulub-t3p Күн бұрын
Kan waa wasaq
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp Күн бұрын
G36 ismaqabtaan
@NasirSulub-t3p
@NasirSulub-t3p Күн бұрын
Guul wadani
@Abz_146
@Abz_146 23 сағат бұрын
Qabyalad ayaad uledahay u codeya habaryonis iyo odayga hurda
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 23 сағат бұрын
Adigu ma seexatid miyaa ma waalanthy
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 17 сағат бұрын
Adaa kalA dilay adigs iyo cirabs waa wasd isla dhacaydaan ee ku biya cab.
@KANAAL-m5e
@KANAAL-m5e 16 сағат бұрын
Beenaale beenaale garxajis ayaa umada kala irdheeryey
Madaxdu Waxa Ay Ka Yimaadaan Camalada Dadka Sheekh Barbaraawi
23:54
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 58 МЛН
KULMIYE AYEY ISKA CASILEEN WASIIRO SIYAASIIN NAXDIN KKK
8:47
waridaad TV
Рет қаралды 23 М.
XIZBULAAH OO TALA ABIIB DUQAYSAY | SIRTA NETANYAHU OO LA KASHIFAY
12:48
warbixin  ku  Saabsan Ololaha Dalka iyo Siduu U Dhacay
14:40
SAAB TV
Рет қаралды 10 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 58 МЛН