Janbir cada gude waan arkayne tolka uunban ixtiramayn
@CadeMumasar19 күн бұрын
Haday caynka tahay side xirs iyo xulafadiso ino matali war wa in aynu sicilmysan gacanta udhigna wad mahadsantahay ibrahin
@CadeMumasar19 күн бұрын
Suldanada saqajanada ah ragbadan oo suber awal shegta kamidyahay iyo rag isle laydinma arkayo wase ilaahay mahdi hadi 25 iyo labatan jiradi barlamanka loo dortay ay waxwalba fashileyen lana wada arkay
@Canabjaamac-s4f19 күн бұрын
Meesha dawladi majirte huwan iyo ictisaam ayaa meesha ka dhex tosey ee hala tooso cadawga haleyska xoreeyo
@dhashisheekhisaxaq951419 күн бұрын
Ninkan ina caaydiid sun iyo malab iyuu isku yara walqaya waxu yidhi 80% wan ku raacsanay lakin inu reerkisa xalay dhalay ka dhigo wa ayaan daro wayo kii yidhi garadada oo calanki somaliya sita anka ku so galbinay magalada lascanod nuux tani iyu aha dib uu raaca hadaladisi marka waqtiga habarjelo iyo gx toona wadanka ma xukumin muse iyo taani iya amarka uu kala sareeyay oday beeledna cidnka ma haaysan oo taani iya haaystay lakin oday maanta aad aragtan xita inu dadku ka dhashay hosasinaya kees inkaso uu ciidan gacmo inogu haayn hadana wa ina laga digtoonada oo DNA laga qaada wayo qof dadku ka so jeeday hosasinaya farba ku godan marka dadkasi il gaara ha lo yeesho