Ibrahim Gadle

  Рет қаралды 240,061

7Selel

10 жыл бұрын

Пікірлер: 89
@mahdihassan6426
@mahdihassan6426 Жыл бұрын
Allaha kuu naxaaristo Abwaan Ibrahim gaadlee! He was definitely the best artist who have touched djiboutian's hearts with his grace and good human. Il fut un parolier poete des valeurs. Qu'Allah accueille dans son vaste Paradis!
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Wallahi Waan Jidhidjicooday Maxaaa Aqoon Iyo Murti Uu Tiriyay Abwaan Ibraahim gadhle allow Naxariistaaada Waasaca ah Sii Amiin Amiin
@kamalahmed3955
@kamalahmed3955 4 жыл бұрын
iiii
@bryantfinn5950
@bryantfinn5950 3 жыл бұрын
a trick : watch movies on flixzone. I've been using them for watching a lot of movies recently.
@derekenzo5083
@derekenzo5083 3 жыл бұрын
@Bryant Finn definitely, I have been using flixzone for months myself =)
@holdenhoward4206
@holdenhoward4206 3 жыл бұрын
@Bryant Finn Yup, been using Flixzone for since november myself :)
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 жыл бұрын
Allah u naxariisto Ibrahim Gadhle. Abwaan weyn oo Gabayada iyo Suuganta Soomaaliyeed Madax ka ah ayuu ahaa.
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir 2 ай бұрын
allah intii dhimatay haw naxatiisto yaa rabi
@maxamudaadanmuxumed2440
@maxamudaadanmuxumed2440 5 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto muj: ibrahin gadhle Wuxuu ahaa abwan wayn oo tiriya maansoyin dhaxal gal ah manfacodana lagaranayo halkay bulshada ugu jiraan iyo waxtarkoda iyo dhaxalgalka ay noqdeen Ilaahay ayaan uga baryayaa inuu qabriga waasac uga dhigo aakhirana jannada geeyo Aamiin aamiin aamiin Insha allah
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
Walee wa wax maanta jooga ILAAHAY ha uu naxaristo Abwaanka iyo inta dhimatay Amiin
@ahmedsulub
@ahmedsulub 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Lkn Abwaanka ciduu ahaa yaan laga been sheegi maayo Waxa uu ahaa Abwaan soomaaliyeed Waxa uu ahaa garxajis gaar ahaan habaryoonis gaar ahaan gunbuur
@abdirahimmohed9880
@abdirahimmohed9880 4 жыл бұрын
Wll cise manu aheeyn irahin gadhle walahi cisan modayeey
@shaafimohamed8513
@shaafimohamed8513 4 жыл бұрын
Waa sxn nin Garxjisa ah weye oo habaryoonis ah Gumburna ah
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
@@shaafimohamed8513 waa sax ibrahin gadhle waa garxajis habarjoonis gunbuur waa hubaal
@iidlemaxamed5591
@iidlemaxamed5591 Жыл бұрын
@@abdirahimmohed9880 wuu kunoolaa jabuti wllo lkn wa abwan somaliyed o isaaq ah
@Mustafeinaxaamud
@Mustafeinaxaamud 7 жыл бұрын
Alla ha'u naxariisto abwaan ibrahim gadhle. wuxu ahaa abwaan qaaliya oo hadaad dhagaysato aanad murtidiisa ka xiiso dhacayn. janadii fardawsa ilaahay haka waraabiyo
@yabfbbuf7378
@yabfbbuf7378 5 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABI.....
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Amiin Amiin Ya rabbi , Walal Abwaan Ibraahim gadhle horta Taariikhda Uu Geeriyooday Ma haysaa
@reze5577
@reze5577 5 жыл бұрын
@@faadumomaxamuud9329 walal haa 2006 bishi 1 alle ha u naxaristo aboo iyo dhaaman dadki inaga baxaay
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
@@reze5577 Amiin Amiin Wll Qali
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 5 жыл бұрын
@@reze5577 Alle ha unaxariisto walal Ma abaaha ayuu ahaa
@mofathi4162
@mofathi4162 8 жыл бұрын
abwaan ibraahim gadhle ilaahay ha unaxariisto wuxuu ahaa abwaanadii soomaaliyeed ee waawaynaa
@yahyehimilo7999
@yahyehimilo7999 6 жыл бұрын
AUN Abwaan ibraahim Gadhle Eebe How Naxariisto Bad aan laga gayoonayn buu inooga tagee ha loo duceeyo
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
RACING midab takoorka dunida ka taagnaa imikana hoos hoosta uga taagan wuula socday VIVA IBRAHIN GADHLE alle yarxamah ...mida kale odaygu REE JABOUTI ayuu ahaa Somaliduna somali uunbay u ahayd ma ahayn rag la garanayo oo baal madow taariikhda Somalida ku qoran like beside him ..
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
+JAJAB Kumee kumaa fahmiine maaxad uga jeeda
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
Yaaku dhalay
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
Abdull Soma yaaku dhalay
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
+JAJAB Kumee bilaa edeeb foqol bilaa edeeb baa tahay
@achmedlander3123
@achmedlander3123 8 жыл бұрын
+JAJAB Kumee odeygan sawirku uu saranyey hadad tahay waad iga raali noqon lakin hadad tahay kuu yaro dibjir ah oo af dheer edeeb yeelo
@maxmudabtidon1960
@maxmudabtidon1960 4 жыл бұрын
Alle yarxamak Abwaan ibraahim gadhle
@ibrahimzadha6653
@ibrahimzadha6653 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abwaanka
@awbustaale5719
@awbustaale5719 3 жыл бұрын
Ibraahin Gadhle wuxuu ahaa hal abuur curintiisu aad u heer sarraysayo.
@adnanmoh5680
@adnanmoh5680 6 жыл бұрын
masha allah ILAAHAY naxariistii jano haku siiyo wakhti hore ayaad dadka hoga tusaalaysay jaza akalalaah khayr
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
Ibrahim Gadhle ( AHU)
@mohamedibraahim3646
@mohamedibraahim3646 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@ugaasrooble9454
@ugaasrooble9454 2 жыл бұрын
Alle hakuu Naxariisto Abwaan Ibraahim Gadhle
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
Allaah yarxamuk
@yassinadan1455
@yassinadan1455 4 жыл бұрын
Aamin ilaahow u naxariiso anigu hadaan ogaady inuu dhinty abwaan qaaliya
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 7 жыл бұрын
Allah haw naxariisto adero Ibrahim aw saleeban
@cabdishakur120
@cabdishakur120 7 жыл бұрын
#maxamed xariir wll imisadii buu abwaanku dhintay? adoo iga raali ah
@MohamedOmar-ls8bq
@MohamedOmar-ls8bq 7 жыл бұрын
Cabdi Shakur wllo 2006 ayaan filayaa inuu jabuuti ku dhintay AHN.
@mushtaaqmaanka9191
@mushtaaqmaanka9191 4 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto ilaahay danbigaaga ha dhaafo
@faisaljama4208
@faisaljama4208 6 жыл бұрын
Kkk IBRAAHIM gadhle nin habaryoonis ah ayuu ahaa ee samaroon muu ahayn
@ismailahmed4984
@ismailahmed4984 5 жыл бұрын
Sacad muse waliba makaahiil ayuu ahaa
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 жыл бұрын
@@ismailahmed4984 Yaaan lagugu Qoslin nin habaryoonisa ayuu ahaaaye
@zadampato7188
@zadampato7188 5 жыл бұрын
Kuu doonaba ha ahaade allah ha unaxaristo Abw somaliyed
@axmedali6342
@axmedali6342 3 жыл бұрын
Doqonbaaathy
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 3 жыл бұрын
@@axmedali6342 ma reer kuu yahay baad ku maagi🤔 dadkan weli xanuusan
@user-cr2ln9ok6u
@user-cr2ln9ok6u 6 жыл бұрын
Wariye abuu bakkar muusse xagguu ku danbeeyay tolloow ?
@crashiidm.maxamuud4105
@crashiidm.maxamuud4105 6 жыл бұрын
ilaahay naxariistii jano ha ka warabiyo
@saidhassan3576
@saidhassan3576 5 жыл бұрын
Aloow u naxariiso
@daahirmdk9634
@daahirmdk9634 5 жыл бұрын
Alla anaxariisto
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
AUN ibrahim gadhle wxu ahaa abwaan qiimo badan
@geesigaburco2165
@geesigaburco2165 7 жыл бұрын
Moh Othman imisadii buudhinty wll
@sakriyeibraahim2432
@sakriyeibraahim2432 7 жыл бұрын
wuxuu dhintay 2016 magaalada jabuuti
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
2006 ayu dhintay sakriye ibrahim wariyaha ayaa dhintay 2017
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
@@nabilhoussein5083 Allah HA Unaxariisto wariyuhu Wa Kuma?
@cabdiraxmaanxirsijaamac7770
@cabdiraxmaanxirsijaamac7770 Жыл бұрын
Thank you very Much 7 SELEL
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Waxan ku xasuusta ibrahin gadhle midigtaadu yaynoqon mid tolkeed umuruqwayn murjinkaagu yuunoqon magli dila walaalkii
@ahmedmire5595
@ahmedmire5595 2 жыл бұрын
Alla maxe murti tiriyeen alla yaraxma
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto abwaan ibrahan gadhe
@abdimahadi6654
@abdimahadi6654 7 жыл бұрын
Ibrahim gadhle AUN
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 7 ай бұрын
Uubatooyinkii hargaysa
@guuleedxasan9363
@guuleedxasan9363 7 жыл бұрын
. barwaaqaynta orob .nadalaada aduunka .nabaraan bogsanayn .geesi aan bahlahayn .badhaadhe aan is ogayn .baylahdii afrika .
@engabdihakimmohamed5839
@engabdihakimmohamed5839 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@ifiyetupenews3291
@ifiyetupenews3291 7 жыл бұрын
allaha unaxariisto abwaan qiime leh oo samaroon siciid gadabursi rer djibouti ah buu ahaa boqortooyadii habar cafaaan
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 7 жыл бұрын
Abdullahi Ibrahim halka inaga hubi ninkani malaha isaaq bu ahaa brother
@qamarsugaani6031
@qamarsugaani6031 7 жыл бұрын
Abdullahi Ibrahim wuxuu haaa isaaaq waliba habar yoonis halkaa iska hubi sheekh
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 7 жыл бұрын
Abdullahi Ibrahim yaa ku yidhi wa gadabuursi abwaan ibraahim sheekh Saleebaan (ibraahim gadhle) waa nin isaaq ah
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 7 жыл бұрын
cubayda chanel badde chanel haaa, nin hanaryoonisa weeyaan
@shaafimahmud313
@shaafimahmud313 6 жыл бұрын
Xaqiiqo Raadis haa sxb waa nin isaaqa oo waiba habaryoonisa ninkani mala uu lajeckaaday gadabuursiye
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
00:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 5 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 81 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,9 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН