ibrahin Caydid oo kahadlay rag dawlada shisheeye u shaqaynaya oo hadana sheeganaya Saladiin beeled

  Рет қаралды 3,977

Mustafe indhotaag

Mustafe indhotaag

Күн бұрын

Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada.
Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
Follow the latest news on social issues
Follow my page Thanks
/ mustafeindhotaag

Пікірлер: 25
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Ай бұрын
Ibrahim caydiid geesiweeyi qaranka Somaliland guul halyeyqaranka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ noolow ilaahow cimrigiisa dheeree Ibrahim caydiid
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 Ай бұрын
Masha Allah tabaarallah mujahid guuleso 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Ай бұрын
Keep it up❤
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 Ай бұрын
A true Somalilander is Ibrahim Aydid. Because he is the true champion of Somaliland. He is not defending any party but against those who have their legs in Somalia and Djibouti the enemy within.
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru Ай бұрын
Geesi qaren 🎉🎉🎉
@user-qq7qn1jf2f
@user-qq7qn1jf2f Ай бұрын
Xirsi iyo inta la socotaba waa laguu yaqaan dadkuna wey ka dharagsan yihiin tanina ku siiraagimaayo oo dadka iyovdalkaba Alle wuu kaqaban Isha Allaahu
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Ай бұрын
Halyeyqaranka somaliand noolow Ibrahim caydiid
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiazizosmanmudanesanka777mu
@cabdiazizosmanmudanesanka777mu Ай бұрын
Kawaran
@khaalidmaxamed4518
@khaalidmaxamed4518 Ай бұрын
Walaahi walgay maan arag qof ka caqli xun ninka aad wareysaneyso.
@user-horo
@user-horo Ай бұрын
Ururka Barwaaqo ayaa kamudan in H/yoonis lasoo baxaan ilayn Ururkii wadani ciro waa lagala wareegaye, taasaa macquul ah
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Waxba isku biirinmayan Labadaba dadku way Barten inay cadaw Dalkoda ku yihiin
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Ай бұрын
Rinbaad sheegtay geesi
@husseinduale9354
@husseinduale9354 Ай бұрын
taasu waa run in ay joraan rag, xildibaabo,wasiiro, xisbiyaal uu ka mid yahay wadani, kaah in ay u shaqynayaal dawlodo ku lidi ah somaliland
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
reer somalilandoow cadawgiin ha jabee in dal iyo dadba laydinku soo duulay oo naf iyo maalba iyo waxaad dhaxalba haysateen weerar Aan tudhaale lahayn lagu yahay oon xaqiiqatan waxba la idiinla hadhin--illeeyn waad aragtaan'e-- cadawgaad dugsanaysaan iyo damanaantu waa maxay?? Xaqiinnood difaacataan iyo Dareenkii maxaa la tagay??? Isku soo wada duuboo reer somalilandoow dumintii qaddiyaddiinna duulkii quudka dhaafsaday( kooxdii wardanni) iyo daalimiintii shalay nacabka kuu dabay ee haadka kuu wadhay - - miyaad wali daba ordaysaan waa yaabe???? For ever Somaliland rep,,,,
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Ай бұрын
Ibraahin faqash wllhy xoolaha ayaad geedaha ka badsataa 😂😂😂😂😂😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Faqash baanad aqoon macna heeda faqash waa waxa dawlada soomaaliya taageera iyo wax alla waxa kasoo horjeeda kkkkkkkkkkk dawladii Afwayne ayaanu u bixinay ilaa hadana cadaga Somaliland baanu u naqaanaa kkkkkkkkkkkk Ibraahim waa geesi Somalilandar asala oo difaaca dalkiisa waa mujaahid
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Ай бұрын
Bal illhy baan idinku dhaar shee ninmankani waxay iskugu sheekaynayaan dadka run moodayow Macaqli inuu idin ku jiro ayaad is moodaysaan 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Mawliid malooli Maduu caqli kugu jiraa faqsh baad garan wayday cida la yidhaahdaba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Mawliid Maan gaab maanyare
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
DEGDEG SHUUTE IYO KIIS NAXDIN LEH, MD XASAN??
26:31
TUBTA WARARKA
Рет қаралды 136
qofka qaldama sharciga uun haynu marino
3:15
Mustafe indhotaag
Рет қаралды 216
ARIN ARGAGAX | MURUGA LEH | WAXAAD QARSATID WAY KU QARSADAAN
35:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 99 М.