Ictraafkii Somaliland maantu ugu dhaw yahay mar hadii Ismacil c geele la fahmay

  Рет қаралды 10,776

Africani tv

Africani tv

14 күн бұрын

Пікірлер: 64
@princesshawd6859
@princesshawd6859 12 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 күн бұрын
Guul soomaalilaan
@aliabdi5708
@aliabdi5708 12 күн бұрын
Cidii somaliland ka raliyaa unba somaliland walaal la aa thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 12 күн бұрын
Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo insha allah
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo 12 күн бұрын
Wa runta usheeg cadawga JSLAND ❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 12 күн бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 12 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo❤❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
Alle ha noo soo dedejiyo Ictiraaf khayr qaba Amiin Amiin
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 12 күн бұрын
Suragal maha jibuti iyo Somaliland in ay is fahman wayo waxay isu heystan dakada ay Ethiopia isticmali lahayd
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 12 күн бұрын
Waa saxantahay shanti somali mid kastaa danteeda ha raacdo
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf 12 күн бұрын
MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 12 күн бұрын
Waarunta Afkumago somaliland guul❤❤
@caliismaciilshire3438
@caliismaciilshire3438 12 күн бұрын
Ascnoolow wallal taasi xaqiiqa som/landguul guul
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 12 күн бұрын
Walaahi.waaruntaa
@mowais2334
@mowais2334 12 күн бұрын
Preach it brother
@warss11
@warss11 12 күн бұрын
Sulub run
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 11 күн бұрын
MAANSHALLAH TABARAKALAH VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA DHIMATEY
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 күн бұрын
Waa war dhab ah ee reer Somalilandoow si fiican u dhegeeysta Ninkan hadleya. Foojignaada oo maqla hadalka dhabta ah ee Somaliland khuseeysaa ee Ninkan ka hadleyoo . Walaahi sida xaqiidu tahay buu u hadley.
@roodacawad13
@roodacawad13 12 күн бұрын
Citiraaf wuu imanayaa dugaagu wuu hadhayaa
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 12 күн бұрын
Been maaha.waa.guushii.sland❤.waa.guushii.sland ❤the ❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 12 күн бұрын
Aflagaado ma jirto ilaalinta xurmaynta waa waxa laynagu raad gurayo
@roodacawad13
@roodacawad13 12 күн бұрын
Waxaynu qabsanay afrika yurub amerika carab waa la og yahay somaliland guul ayay gaadhay
@Sirad47
@Sirad47 12 күн бұрын
Cidda soomaali ku hadarta ee soomaali soomaali soomalida ku ha haraysaa waa hal reer ito geellaha jabuuti. Waxan leennahay naga hadha Ilaahay ha idin abaalmariyee.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
Ale hanaga reebo Mara boobtoo dhan amiin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 12 күн бұрын
1960kii dalkii xoriyada qaatay ee xuduudihiisa lagu aqoonsaday ee calankeedii gaysay soomaali Etal uunbaa maantana lasoo noqonaysa wixii 60ki kalumay sidaa darteed soomaali Etal iyo wixii lasocda marabno warkooda
@abdirahimaden
@abdirahimaden 11 күн бұрын
Waa run afk kuma go ge
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 12 күн бұрын
That man is liar 🤥 jabuuti cina lama heshiina so
@amiira8902
@amiira8902 12 күн бұрын
warun weye cadow aan somali aheyn malihin
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Eeedo way joogtay hooyadaa iyo eedadaaba was naag ayuu ciirsi mooday walle wax wanaag ah cidi kuuma hayso
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Soomaalilandaxa la yidhaahdaa horta ma is waydiisay Isaaq maad tidhaahdid waxaas mar horaa lagu kala tegay
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 12 күн бұрын
MAXAAD KU HADLAYSAA. MAADIGAA AFKA DADKABA KU HADLAAYA? ( U SARE ISTAAGAY WAA AFKEE? )
@jamalskp7280
@jamalskp7280 12 күн бұрын
SOMALILAND NA SOO NOQON MAYSO EVER
@roodacawad13
@roodacawad13 12 күн бұрын
Waar ha baqan somali waxay kuu tay ma jirto isku af baynu nahay
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 12 күн бұрын
Waar kani waa badhaaciye muuse waa ninka qadiyada soomaliland banaabka keenay itoobiyana waaa dadlka maanta inoogu dhawa ee uu inaga dhaxeeyo xuduud aad u dheer waxa ina cumar geele waxa uu inagu dilayaa waa maxay wax u qabsatay mana rabi in ayanu ka mid noqono qaranimada soomaliland
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 12 күн бұрын
😂😢😢😮😅😅😊😊😊😊
@museahmed5147
@museahmed5147 12 күн бұрын
Runta haku buuqima waad sugiladihiine
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
War xaaraan ayey ka tahay socon maayo heshiiskaazi
@sammyyusuf9797
@sammyyusuf9797 12 күн бұрын
He said we distroid the Somalian army. You didn't distroid the Somalian. Amy , did what happened in Goojacade in Augusta 25 2023?
@afrodir4828
@afrodir4828 12 күн бұрын
You are child. You need to open your eyes and think outside your tribal box. Go and ask your forefathers, why they couldn't and would never dare to push forward. They know what the consequences means for them.
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 12 күн бұрын
Muuse rag wuu ka soo baxay waxaa soomali oo dhan la cabadaysaa muuse ayaa sababay qayladaa jabuuti ka dhacaysa waxa sababay muuse cida uu wax u qabanayaa ee uu dagaalkaa ugu jiraa waa umada reer soomaliland markaa yayan lugta u qabanin ee hala garab galo maalintii uu hadalka gaaban ugu jawabay muuse jabuuti waad maqlayseen kuwa xildhibaano ah ayaa markiiba u jawabay madax wayanaha iyaga oo amaanaya jabuuti madax waynaheenana ka dhigaya nin gardaran maxay idinla tahay arinkaasi miyaan la is odhan karayan jabuuti ayay u shaqeeyan ee qarankan uma shaqeeyan
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
,aar weyne dawlada xagaad ku arag tahay luuqadana ka bax hadaad rabto cid kuu bahan ma jirto tuug tuug dhalay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Abaalka aad u gashay maada u galay tuug tuug dhalay bal waxa uu ku hadlaya cidna abaal ha u gelin cadaw aan isaaq ahayn. Malihin waana iska kaa dhicinaynaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
xaarood waa run cadaw baynu isku nahay
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 12 күн бұрын
Afkaga cannot lagu qaa somali ah ee hargeysa berbera burco dalkeena oo dhan si degdeg uga saara.ficil yeesha. Dalkeena magaca kale ha loo bixiyo.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Gaalkii ku dhalay wasSSC Waxa idin dhex yaal waad ogtahay adeer oohin cidna kaa yeeli mayso ilmo yaxaas yaa u baahan meeshii aan kugu aragno xabad ayaa inoo dhaxaysa gaal gaal dhalay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
faqash maxaad la bakhbakh leedahay hadaa ma nabad baa xaarood naga dhaxaysa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Cid aad abaal u gashay ma jirto weligaa tuug tuug dhalay ayaad ahayd burco iyo hargaysa waad haysataa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
faqash Somaliland oo dhan anagaa leh ilaa saylac ilaa ceerigaabo iyo wixii ka shisheeya
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Maxaa u qabsoomay xagee nabada ku haysay naag naag dhalay gaalo jabkeeda way qarsataa Naagta ismaaciil ayyey dadnimo ka raadinayaa heshiiskaasi horta ma soconayaa kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk Dhulkan aad iibiseen. Adeer ragii lahaa way ku hayaan jamuuriyadee. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war muuse iyo oromada fitinkaa loo bixinayaa
@Sirad47
@Sirad47 12 күн бұрын
Bal dadkan waalan qofka ay dhegaysanayaan eega.
@nourianeima4636
@nourianeima4636 12 күн бұрын
Runta ku dhibeysa 😂
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 12 күн бұрын
@@nourianeima4636 Runta dhibta
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkk xaar wayne hooyadaa ictiraaf xaar weyne. Dhulbahate lagama yaabo inaad sheekada hargaysa laga yaqaan waxba kama yaqaan cid waxaas idinka yeelaysaa ma jirto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.kkkkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adigu ma xaartid miyaa waadigan xaar cayka dhigaye ma dhulbahan taa nala dagaalamay wixii oo gurmad ahaa muxuu ahaa ilaa Somaaliya oodhan baa ku jiray dagaalka oo midhka maqnayn
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 12 күн бұрын
Yaa wax u arka dhuloos ufuuuf baala idin yidhi waadigas reer awdal iska soo dhigay markay wax kuu goyn wayday tuulsfaadii
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Adeeer maxA nacnacda keentay waxaad doonayso burco iyo hargeysa keenso lkn awdal iyo selel ma hooyadaa ayaa leh doofaar doofaar dhalay ayaad la wareegaysa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 12 күн бұрын
faqash xaarooda oo reer Awdal iska dhigaaya jirjiroole kkkkkkkkkkkk nabiibiye laba wejiile
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 12 күн бұрын
Wasakh weeye markii tuuladii uraysay looga tahay ay gaajo ugu dhamaadern bay reer awal iska soo Wada dhigeen 😂😂😂😂😂
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 күн бұрын
Reer Awdal waa Somaliland, caqli iyo cilmiba weey leeyihiin. Wixii Dhulbaahate lagu lugooye loolama Imaan Karo reer Boorama . Sheeko balaleeyda iska wata. Tuuladaa( Lascanood) ee hoogtey ee gaajadu dishe ee balaanbaleysana waanu u soo soconaa si aanu dadka masaakiinta ah uga badbaadi no burcada qabsatey. Mar dhow suga weeydin yaabi doontaan In Sha Allah.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 күн бұрын
Baasaboorka aad leedahay xagee yaal ma laanta soomaaliya ka furtay hargaysa ayaad noo sheegi tuug tuug dhalay bal waxaad leedahay waa la aqoonsada eeg korkiisa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa waxaa wax lamoodayo dadka Heshiiska itoobiyana xaaraan ayey kaa tahay anma bood ama ciil is biree wax soomaaliland la yidhaahdaa ma jirto adeer dalkanaad istidhaahdeen xaraasha ragiizii ayaa diyaar u ah Waxba ha wareerina Eedadaa maxay kuu qaban kartaa iyadii ayaaba naag ahe
@halimamumin3643
@halimamumin3643 12 күн бұрын
Kaaleyoow difaaca Dalka aad sheeganeysid hadii aad awood u leedahay? War Somaliland dalkeeda iyo badeeda iyadaa leh, oo Cidna udaba fariisan meeyso, Cid joojin kartaa MOU dana oo hor istaagi kartaan ma jirto hadii ay labada dal( Ethiopia iyo Somaliland) ee Kala saxiideen ay ku heeshiyaan in ay daqaajiyaa ma jirto. Marka walaal meelahaa ka cabaada oo is ciciil kaambiya. Somaliland weey socotey dibna u soo laaban meeyso abadan .
@user-tz5qr8mv7r
@user-tz5qr8mv7r 9 күн бұрын
What is the contact number😊
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 10 МЛН
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
habarjeclo oo magaalo cusub samaysatay iyo dhulbahante  oo ka carooday
19:06
WASIIR KAAHIN WAXA BOORAMA KA DHACAY CAADI MA AHAN (4051)
35:18
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,7 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 57 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 60 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН