IDIL INANTEEDII LAGA XADAY MA NOOSHAY SHEEKO CAJIIBA

  Рет қаралды 7,468

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

6 ай бұрын

Пікірлер: 38
@kahagure3075
@kahagure3075 6 ай бұрын
Afkada caano lagu qabey ❤❤❤❤❤barteda ayad xata ajanibka noo qirey
@tressahassan8947
@tressahassan8947 6 ай бұрын
Mashalah alaha idil sheko wacan idil fadumo❤❤❤❤top royal thank you so much ❤❤❤lakiin farax wax😢kufsada😢ilaa Abe cun😮ilaahooyo😮ilaa😮qarabo odhan waxan😮uqorsheyey😮raga😮walatumaya😮dumarka a ayadoo nol ayaa isbarbarti noqon😢😢😢bes
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 ай бұрын
Aniiga gabdhah Somalia waan ka yaabay inyare markay noolashi xuumed ka soo yara baaxdo guur daalaqa dhiib inuu kugu baato ma aha guur dhiib loogama baxa gabdhoow. Adiiga oo luugaha ku istaagin Ha isku guursan caruru Waa masuliyad aad u wayen kaliiga meesha raabto ku noolal karta laakin ilamah Waa dhiib
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Waa sax waa jawaabtiisa
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 ай бұрын
Akhaas 😢 Baal ninka isaago waanaga waxa ku raadinka Waa raag loser qurbaha hadan morroco aada gabdhaha somalia waab idiinka raysan doonan midkale taan hooyo uma qaalanto 😢
@ayanfarah-fc1us
@ayanfarah-fc1us 6 ай бұрын
Hooyo maaha taas 😢
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Ninkan naag waxba kama yaqaano qurbuu kuraagay hooyo maahan habaar haku dhace
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 6 ай бұрын
Dacad nimada iyo kalgacaylka iyo sabirhka
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Gabadhan hooyadeed baa dayacday qalad kasta iyadaa usabab ah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 ай бұрын
Waa gacanku dhiigle Awaadaada Waxa laga jecel yahay kuwaad Ayeeyada u Tahay silic Allah kuudil
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 ай бұрын
Waa bahal Raga soomaaliu hooyo Xunoo nacasaa dhashay inan teedii Baa kii qabey gatay Carabtu habalahooda marka la guursanayo Waxa loogeeyaa islaan wax soofahan Siisa habaryar ama eedo ayeeyo
@aragsonhaid9106
@aragsonhaid9106 6 ай бұрын
Iney kawada hadlaan bey aheyd. Soomaalidu mayaqaanaanaan Family planning
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 ай бұрын
Gabadhow Raga lacag lama siiyo Maalintaad lacag siiso waakuu Dhamaatay
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Subxaanallaah illaahey haku naxariisto
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Tii dhashay bay udhaan tay ma sha allaah
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 ай бұрын
Raag Waa kuwaa noolsha ku fashilmay royel only call care laakin caruruto😂 kamaysan fakerin
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Sorry xaqdaro waaye waxaan
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 6 ай бұрын
kuli fidna hooyoda xuun ayaa kaa masula wayo waxu allah hadiyad ku siyay ayad dayacaysa intaay nin hosta kaga jirto ilmaheda 14 jira ayu nin 55 jira laa sinaya raali kaa tahay tasa hooyo laa dhahaya hadhaw laa dhahi hooyoded ayaay ku casiday waar dumarow ilmahagu maarku hiil kaga bahaan yahaay u hiili hadu kale dee siilkaga hayso walahi ciil ayaa i haya waxanba u maleyay inaan anigu hooyoda ahay
@SamiraAxmed-xp1ne
@SamiraAxmed-xp1ne 6 ай бұрын
Asc
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Somaalida gabadhaas okale ayaa waxa lagu magacaaba caasi
@hamzehazard419
@hamzehazard419 6 ай бұрын
Rooyal dilaaga qarsoon ku xigsii
@Yaab-anaa-arakay
@Yaab-anaa-arakay 2 ай бұрын
Waxaas hooyo lama dhihikaro
@hamzehazard419
@hamzehazard419 6 ай бұрын
Waanu dhwnay pro rooyal
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 6 ай бұрын
Kaso kale ayaa ku leh maroco ayan adayaa duf kubaxe dhib unbad labaxday
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 6 ай бұрын
Aroos koomo halaya wamaxay noloshaan
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 6 ай бұрын
Maxa udiday inuu ushekeyo oowax fahansiyo intudilayo way maqlilahayd waa gabar yar
@abshiraarshe
@abshiraarshe 6 ай бұрын
Wiilkii aad massar mu kala lunteen meeh. Odaygii ugu horeeyeyse meeh muu qur goay
@aichaalimed5306
@aichaalimed5306 6 ай бұрын
Sowta ki orhomo kaga baxday dhibti
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Ninku waaba doqone maxaa kaqaldan inuu naxariis kutuso dharkana inuu isaga kaa bixiyo ayay ahayd
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Idiley fiisaha xageed kakeentay tiim adkaatay lotary bey yaqaanen
@dekaasowe5409
@dekaasowe5409 6 ай бұрын
Nagaah somalidi waxaas ku nacaysaa guur uun bay kuwaashan maba fikiraan say uga bixi lahyeen dhibka iygaba dhib kle is galinya
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 6 ай бұрын
Lacagta inad udhiibtid waad ku qaldaneyd qofka marku dhibaato badan soo maro inuu adadkaadey ahayd
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 6 ай бұрын
Caqubadii dumarka ayaa rogtay Dalka
@IkraamMahamed-uo2ju
@IkraamMahamed-uo2ju 6 ай бұрын
Wcs
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 6 ай бұрын
Nimanku waxy kacabanayaan kharash ooyaa dhaqalaha kaqaatay oobaas gabadhii dhaqaaluhu kubaxsyba way kaqatantahay wax macunin warna iraac
@Xaliimomaxamed114
@Xaliimomaxamed114 6 ай бұрын
Malidhowy waxan arkayey gabar yar oowalan oocida qodaysa waxa ilmo aan waxba fahmayn baysinayaan ninwayn ooxitaa aqoon war wailmo yar eesasab dil iyo isqaawin buu ugabilaabay noloshii qalbigeedo maqadayo dhibadan maxay ilmadu istagin
@aliadan7261
@aliadan7261 6 ай бұрын
Asc
@SamiraAxmed-xp1ne
@SamiraAxmed-xp1ne 6 ай бұрын
Asc
JACAYLKII MAWLIID HABEENKII AROOSKEEDA MUXUU SAMEEYAY
1:24:09
Abdikadir Royel
Рет қаралды 1,3 М.
FAADUMO SHEEKADII LAWADA SUGAYAY
1:46:10
Abdikadir Royel
Рет қаралды 23 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 22 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
PART 1 \ WAXAAN GUURSADAY NIN DAROOGADA IIBIYA
1:13:29
Abdikadir Royel
Рет қаралды 11 М.
FAADUMO SHEEKO ADAG
1:20:25
Abdikadir Royel
Рет қаралды 8 М.
FAADUMO SHEEKO LAYAABLEH
2:23:44
Abdikadir Royel
Рет қаралды 668
الرقية الشرعية أجمل صوت هادئ (للعين والحسد والسحر ) للدكتور محمد بن يوسف الجوراني العسقلاني
1:05:28
PART 4 \ FAADUMO SHEEKADII HAYBE HABEENKII NAXDINTA BADNAA
37:49
Abdikadir Royel
Рет қаралды 8 М.
FAADUMO SHEEKO AAD U ARAG
1:50:36
Abdikadir Royel
Рет қаралды 1,2 М.
PART 1  \ FAADUMO SHEEKADII UGU XIISAHA BADNAYD OMG
1:14:30
Abdikadir Royel
Рет қаралды 18 М.
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 28 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 4 МЛН
Роналду совсем другой! 😱
0:45
КиноСклад
Рет қаралды 9 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 30 МЛН